This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either... Go to Current Forums ...with millions of posts Shiriib SomaliNet Forum (Archive): General Discusions: Archive1 (Before Feb 2000): Shiriib amina Unrecorded Date Waxaan kacodsanayaa dadka somaaliyeed oo dhan qoofkii taqaan ama xasuusato sbiribyada ineey isoo dirto, eey ku soo qoraan kalkaan anaa kabaxsaan donee waad mahad santihiin dhamaantiin aniso Unrecorded Date walaalshii mahaad ka waad sbiiribyada aniga ma fahamin laaki haddii aad ii shaxaad waxaan uu malanayaa ii haysto ee ii sharxaa maxay tahay walaalshii !!! Amina Unrecorded Date Walaalm shiribku waa wax sida gabayga oo kale ah oo laga isticmaalo konfurta. hebel Unrecorded Date Waxaad eegtaa qolka Fg ee Dhoodaan 124 Vokls vraks xamardaye Unrecorded Date Amina, haddii aad dooneeyso shirib waxaad tagtaa, General Feb 2000,meeshaas ayaad ka heleeysaa, shirib weliba taxane ah. Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.