site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

Please help me in my search of true leader in our Community. Welcome all intelligent people

SomaliNet Forum (Archive): General Discusions: Archive1 (Before Feb 2000): Please help me in my search of true leader in our Community. Welcome all intelligent people
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

mohamed

Unrecorded Date
Asalamu Alykum Dhamaan

Waxaan is ku dayayaa in aan Ogaado if we real have true Leaders. I am not talking about functional Leaders; I am talking about real young men or women in our community. First question who is your model? Why don't we help those who have big ideas? Don't we really want to take advantage those who Allah give them talent? Please nominate your ideal leader and you can name your candidate and why you chose.

Aniga aan is ka bilaabaayo. Aniga ma i hi big creative but I always like to take if my brother of sister has a bright idea. So my Candidate is Abdullahi. This guy I have not seem him for five years but I heard he lives in USA. Sababta aan u doortay waxaa weeye. He always think a big thing. 1990 jan waxaan wada dhiganayney Kuliyada Ganacsiga. Maalin anga oo break ku jirno oo maqaayada la wada fadhiyo ayaa waxaa la isku keenay dagaalada waqooyi ka socdo ayadoo hoos loo hadlaayo ayuu wuxuu na siiyey tusaalooyin waaweyn. Asaga aad iyo aad ayuu uga soo horjeeday in dagaal sokeeye la sameeyo. Hadalkiisa waxaa ka mid ahaa Yurub in la mideeyo ayaa la rabaa. Waa kan Germalkii darbiga laga jabiyey; adin kana waxaa ku fakaraysaan in aad Somaliya xabad ku laysiin. Wuxuu kaloo yiri Somaliya ayada dhanaa 10milyan ah cadaw badana wayleedahay marka hadii ay ayada is disho cadawgeeda waa u ciid. Hadii ay sidaan ku sii socotana waxaad arki doontiin iya doo wada qaxooti ah hadii aan siyaad bare iyo Odayaash kale oo la shaqeeya oo dhan laga qababnin. Dhamaanteen waan naxnay sababtoo ah qof dhihi karay maleh wuxuu ku hadlaayey. Wiilkaas wuxuu ahaa reer kofureed aniga reer waqooyi baan ahay lakiinku koray xamar. waxaan aminsanahay in uu yahay true leader. He thinks ahead, he is brave,and kind and he stands with his views. Nin diinta wax ka yaqaanana wuu ahaa oo wuu na wacdin jiray sometimes. Waxaan ku arkay 1993 Kenya wuxuu yiri Somaliya wixii lala rabay maanta ayey heysaa. Waadna arki doontaa iyadoo qaxooti loo wada qaaday.

Waxaan ka xumahay in aanan ka faa-iideysan waqtigii aan saxiibka aheyn oo aan is la nooleyn.

So please help those of us who have the talent and encourage them to go ahead because they may save us in the future.

Worried about our future...

Please go ahead and start your views....

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

enough Intelligent

Unrecorded Date
To:Maxammed,
Modalka waxaa ii ah haddii aan Soomaali ahay oo aan soomaalinnimo ku hadllayo ninkii la odhanjiray Maxammed Siyad Barre Ilaahay ha u naxariisto, aamiin, aamiin ,aamiin.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

hebel

Unrecorded Date
So called Enough Intelligent need not aply.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Hebla

Unrecorded Date
I agree with Hebel

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

hebel

Unrecorded Date
thank you sami.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Abdurahman

Unrecorded Date
One rotten apple spoils the the healthy ones..it is true...Please ignore that person whatever his name and continue the discussion ..the brother jazakaLLahu Khayr has instigated a very good topic.

I agree 100% with what Mohammed had been talking about..We need intelligent..optimistic and forward -thinking people like him...May Allah safe us from his Hell and the hell of this world. We are living in very difficult times in terms of what is going on back home.

Abdurahman

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

hebel on behalf of hebla

Unrecorded Date
ibrahim are you somehow related to not so enough intelligent person?
by the way our names are hebel and hebla so please...

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

enough Intelligent

Unrecorded Date
Waxaa aad loogu baahanyahay maskax caafimaad qabta oo kala furfuri karta dhibaato jirta iyadoo adeegsanaysa waaxaheeda garaad ahaaneed ee Ilaahay ka siiyey deeqdiisa.
Waxaan ogsoonnahay in dhibaato kasta oo adduunka jirta la dhammayn karo, laakiin ay u baahantahay wakhti, maal,naf iyo dedaal aan kala go'lahayn ilaa ay sal dhigato.
Maxammed, waxaa laga yaabaa inaad la yaabtay markaan idhi aniga waxaa model ii ah Jaalle Maxammed Siyaad Barre!
Arrintu sidaad u aragto iyo sidaan u arko inaanay midnna ahayn, laakiin ay tahay si ka duwan ayaa hadana laga yaabaa.
Haddii aan u daadego arrinta aad meesha ku soo qortay, soomaalidu ka hor dagaallada ehliga ah ee wax ma garatadu sababtay waxay ahaan jirtay dad maskax iyo garaad badan, laakiin sunanka Ilaahay ayaa waxay yihiin inaanay wax waliba weligood kor isaga socon ee ay soo noqonayaan maalin uun.
Qofka lagu daydo ama horumuudka laga dhigtaa, had iyo goor waa inuu ahaadaa mid natiijooyin la taaban karo ku soo kor dhiyey adduunka guud ahaan iyo gaar ahaan ummaddiisa uu ka dhashay ama deegaanku ku khasbay inay isku dan noqdaan.
Haddii aan dib u jelleecno taariikhda adduunka inta la xusuusanyahay, Maxatama Gandhi,Hitler,Panito Musalini,Napilion,alxander the Greatest (laba geesoole),Jamal Abdi Nasir,Nenson Mandella,Sayid Maxammed C/lle Xasan, Maxammed Siyaad Barre,Mahdigii Suudaan, iyo niman kale oo badaniba waxay ahaayeen dad qadiyad watey ay ku midaynayeen ummaddooda keddib markii ay awooddooda maskaxeed ee sarreysay u suurto gelisay inay gartaan hagardaamada iyo gardarrooyinka lagu waday ummaddooda, laakiin waxaa suurto gal ah in dadka badankiisu aanay jeclaysan kacaammadoodii amase is bedelkoodii ay wadeen, taasoo sababtay in kuwo badan oo iyaga ka mida la laayo ama la af gembiyo ama kacdoono indho la'aaneed lagu kiciyo.
Haddaba, qadiyad kasta oo raggaasi iyo kuwa la midka ahaaba wateen waxaa lagu ogaan karay inay saxsanaayeen iyo inay khaldanaayeen wax qabadka ay u geysteen ummaaddooda,waana middaas aniga midda iga keentay inaan idhaaho Maxammed Siyaad Barre wuxuu ii ahaa model.
Dhab ahaan waxaan marnnaba la dafiri karin in ummad waliba yeelan karto dad Intelligent ah oo maskaxdooda ay dhibaato kasta ku fur furikaraan tahay midda ka hor marisay dadka iyaga la midka ah ee la deegaanka ah taasoo badanaaba keenta isku dhac.
Soomaalidu waa ummadda qudha ee muddo 10 sannadooda dowlad la'aan ka taagan cidhif adduunka ka mida welina aan garan waxa ka sida ah, haddana xanuunka dhibaatada badani uu soomaray welina hayo.
Haddaba, ma ii sheegi kartaa sida ummad aan jiritaankeeda iyadu doonayn ay model u yeelan karto?
Ogowna inaan qofnna aragtidiisa aan lagu ceebayn maxaa yeelay isku si wax uma aragtaan, markaa qof walowba si xushmad leh uga dhiibo ereygaaga adigoon cidnna fekrraddaada shakhsi ahaaneed ku khasbin.
Ilaa xilli dambe, salaama.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Unrecorded Date
Thank you Mohammed for raising this intersting topic.
Our problem is we donn't have a role modle, and those who can lead are lazy and donn't want to work hard.
if you see our families the Father doesn't play any role at all, doesnn't show and demonstrate the clean and clear live, because the father is always busy chewing qat or smoking and urguing with his wife infront of his kids.
where we should get the modles.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Haruun

Unrecorded Date
To Enough Intelligent,

I'm not going deep into this debate but let me tell you one thing, You have just heard names and you can't analyse the differences of their times. Some of them have done a great job for their people and they can be contenders for the best leader of the 20th century. Others have adopted policies, which were horrable and morally as well as ehtically indefensible. You have disgraced the lagacies of people like Gandi and Nalson Mandela. Let me give you and advice. Please drop the words like enough intelligent and try to widen your IQ.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

MAD MAC

Unrecorded Date
Anybody have an opinion on General Galal? I've only heard good things about him and was impressed by his stand when we were in Somalia.

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.