site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

War qashinkani waaxay!! Waaxay qofkan ilaahay caqliga tiray ee maamula meeshan!

SomaliNet Forum (Archive): General Discusions: Archive1 (Before Feb 2000): War qashinkani waaxay!! Waaxay qofkan ilaahay caqliga tiray ee maamula meeshan!
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Candhaf

Unrecorded Date
Layaab!!!!!!

Waxan waa wax layaab leh. Bog baan meeshan kafuray aan ugu talagalay in laysku dhaafsado gabayadii Sayidka iyo cali dhuux isu tirin jireen. Maanta uun baan meeshi kusoo noqday mise boggiiba waa la tirtiray. War balayo idinku dhacdaye maxaa dhacay. War xattaa maad meesha cudur daarasho ama wax lamidah kusoo qortaan. Waxa layaanka leh in aanan meeshaba lugusoo qorin wax aflagaado ah amaba afxumo. Waxaa kasii daran meel kale oo marhore aan wax kusoo qorayna waa latirtiray. Bal ii warama mawax dadka qaarkood uun ku saabsanbaa mise waa loo wada simanyahay. Takale waxaas oo qudhun lagusoo qorayo iyo kilmado xun maad wax kaqabataan. Mid kale meesha Islam loo bixiyay waxaa wax kusoo qoray kuwo gaalo ah oo dadka diintooda iyo dhaqankoodaba caynaya kana shakisiinaya bal haday idinkatahay wanaagdoon maad kuwaa tirtirtaan. Waxaan u badantahay in aad tanna aad tirtiraysaan!!!. Wallahay waan idinka shakiyay.

Soomaali yaaban oo layidhaa,
Candhaf

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

visitor

Unrecorded Date
balaayo kula af candhaf lahaatee bogaas bagah aa lagaaga tirtiray waxaad rabtey in qabiil lagu caayo doqon boqol mar aa laguu sheegey triblism is not alowd in somalinet get that in your candhaf barain

thanks to somalinet mannegers for iraysing that page

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

fulay

Unrecorded Date
war sayidka gabyaaa ma uu aheynee waxuu ahaa tuug dadka dhici jiray ee meesha isaga tag

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

huda

Unrecorded Date
waryaa cadhaf nacs baad tahaye mesha ka bax waxad wadatid waana sax waxa lagag tirtiray waxaa tabtay inaa da iska hor kentid xayawaan dantada raaco

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

caaqil

Unrecorded Date
candhaaf
saxib waa lagu fahmay tuug ayaad tahay qabiil iyo qurun ayaadna hoosta ka wata hadaba ka shub sayidkana bax oo gurigaada la joog cali dhuuxna muxuu ahaa waxaasi adiga ayay dhib kugu hayaan meeshan looma ogola ee bax oo meelaha la candhaaf

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

V6

Unrecorded Date
Nacas fowqal NACAS ayeey Yamantu ku maahmaahdaa!
Shaqo raadso, shaqo laawe1

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Fg

Unrecorded Date
V6 Yamentu ma Nacaska ma nacas bey u yaqaanaan?
Nacas ma Yamen (Carabi) buu ka yimi, asalka?
Adigu ma Lix Valves ayaad leedahay?
Mise Lix Clynder?
Fg

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Jama

Unrecorded Date
Mingis iyo Boorane halaga tumo Candhaf cagaweyne waa jidbooday oo intuu uu noolaa wixii ugu qiimaha badnaa oo uu maqalay waxey noqdeen laba magac oo keliya Ali_Dhuux alla dhuuxsanaa ninku iyo Sayid Muxamed Cabdille Xasan waryaa mar la hadal siiya Candhaf? ma dhici karto miyaa waayahay ee halaga tumo saar si "spritual" ay ugula kulmaan Candhaf. Ha Candhaf leeyoee soo degee degee!!!!

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Cawke

Unrecorded Date
Candhaaf qabiil wade, waa in somalinetka lagaa ilaaliyaa, intaadse nimanka boqolsano kahor dhintay ku warwareegaysid, shaqo kale ma weydey,
hadda laga bilaabo meesha mamnuucbaadka tahay somalinetka iska jir haddaan kugu arko!

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.