site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

Geeri Murugo Leh

SomaliNet Forum (Archive): General Discusions: Archive1 (Before Feb 2000): Geeri Murugo Leh
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Dareen qabe

Unrecorded Date
Waxaa galbeedka Maraykanka ku geeriyooday Allah u naxariistee marxuun Dr.Cumar Macalin.

Dr. Cumar Macalin wuxuu ahaa danjirihii ugu horeeyay ee Soomaaliya u fadhiyay dalka Maraykanka. Wuxuu kaloo ahaa ganacsate iyo aqoonyahan Soomaaliyeed oo in badan isku dayay in uu heshiisiiyo dadka Soomaaliyeed.

Kolayba markay dhintaan oo dhexdeena ka baxaan baa la amaanaaye Dr. Cumar Macalin intii uu noolaa dadkiisu ma garan wanaagiisa iyo rayigiisa.

Naxariis Rabbi iyo Janaan u rajaynaynaa samir iyo iimaanna carruurtiisa Ilaahay ha ka siiyo.

Inaa Lillaahi Wa innaa ilayhi raajicuun.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Caraweelo

Unrecorded Date
Alahu u naxariisto.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Xaali

Unrecorded Date
Alaha u naxariisto, qoyskii iyo eheladii uu ka geeriyoodana sabir iyo imaan Aallaha siiyo

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Somali SIS

Unrecorded Date
Allah ha u naxariisto, Cumar Macallin. Nin Soomali oo fiican ayuu ahaa.

Somali SIS

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

KH

Unrecorded Date
On behalf of his grandchildren, thank you very much for your kindness.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

sooma

Unrecorded Date
Alaha u naxariisto, qoyskii iyo eheladii uu ka geeriyoodana sabir iyo imaan illaahay haka siiyo.

Amiin

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Unrecorded Date
Marka hore ilaahay samir iyo imaan ha idinka siiyo geerida naxdinta leh ku
timi qoysskii iyo eheladi iyo carruurta awoowgood, tan labaad geeridu waa xaq lama huraan ah, tan sadexxad in ee geeridu tahay mid laga naxo
aanse lahurayn, samir & imaan isagana ilaahay naxriistiisa ha ugu deeqo.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Walaalkiin

Unrecorded Date
Nabad iyo Naxariis Ilaahay Korkiina Ha Ahaato

Waa XAQ waa xaq Naf walbana way dhadhamin geeri waxay gaystayna way goosan waxaase guulaystay kii aakhri Janno gala.

Ilaahaygii Raxmaanka Ahaayow oo Naxariista Badnaayow Rabi Barri iyo Galbeedow Eebihii Na Abuuray Adigaan Deeqdaa Guran oo Gacantaa Maran ee Ilaahayow Naxariis iyo Janno ka waraabi addoonkaaga adduunka ka tagay oo Ilaahayow Xisaabtiisa u fududee kitaabkiisana gacan midig ka sii.

Ilaahayow ubad iyo walaal, ehel iyo qaraabo, deris iyo xidid iyo saaxiib intuu ka tagayna samir iyo iimaan ka sii anagana gadaashii hana fidnayn.

Guulow Ilaahayow Galadaadaan Sugaynaa.

Ilaahayow Noo Naxariiso

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Cawil

Unrecorded Date
Asalaamu Caleykum

Inaa Lilaahi Wa inaa Ilayhi Raajicuun


Alahuma-arxamhu wa caafihu wacfu canhu wa wasic mudkhalahu wa akrim nuzulahu wa naqihi minal dunuubi wal khataayaa.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Cawil

Unrecorded Date
INAA LILAAHI WA INAA ELAYHI RAJICUN

ALAAHU AJIRNAA FII MUSIIBATINAA WA AKHLUFNAA KHERAN MINHU


Saa ayaa ka sugnaatay suubanihii Allena ducadaas ayaanu ka rajeynaynaa inuu inaga aqbalo, waxaa haboon in loo duceeyo, duco ayaa anfacda marxuumka

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

KAWAANLE

Unrecorded Date
CUMAR DHULLE AYAA MANTA KU DHINTAY DALKA JABUUTI ILAHAY HA U NAXANIISTO

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.