site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

SOOMALIYEY CAYDA HALAGA DAAYO MESHA WAA HADNU NAHAY DADA MIYIR QABA

SomaliNet Forum (Archive): General Discusions: Archive1 (Before Feb 2000): SOOMALIYEY CAYDA HALAGA DAAYO MESHA WAA HADNU NAHAY DADA MIYIR QABA
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

MIDNIMO

Unrecorded Date
maalintan is dhaho bal forums ka war doon waxaan uun arkaa cay iyo dagaal joogta ah oo ka socda,dhibatada waxa wadana waa dad waa wayn sabtoo ah caruurtu intoda badan af soomali ma qori karaan markaa umad yahay ilaahay ka cabsada oo ogow qof walba waxuu qore ama siduu u hadlo ayuun buu la mid yahay ta bini adanimada ega xitaa ,soomali waa isku wada aabe sabatoo ah dad wadan ka wada yimid baynu nahay isku diin ah isku af ah isku dhaqan ah markaa xagad noo kala wadaan ,aduunka waxaa heshiiya oo israba dad aan isku ekayn isku diin ahayn markaa maxaa inag ina helay xaguu habrku naga haystaa ma iswaydisen .Maanta waa malin taynu u fakari lahayn sida dadwaynaha aduunka ee horumarka gaaray ee dantooda raacday oo kale maha xitaa hadaynu ku heshin waynay wadankii inaan isku haysano hadan internet soomalida walaala hen ah ay free nagu someyeen .khati bilah bay idinka joogan soomalinet markasta waxiina xun uun baa loo shegayaa iyo kuwaa halkan ku caytamayay taas oo ay ku khasbayso inay mar kasta ay tirtiraan caydiina.Dadka mesha ku qoraya hebel iyo hebel kebaa caqli badan ama geesi sana waxay doonayaan dhibatada uun inay nagu sii badshaan (awalba anagoo dhutiyaynay)waana cadow sabatoo ah wax macno ah ooy samaynaso majirto taasi,kii nacas ahaa een fahmayn waxa ka danbeyan halkaas buu cay ka bilabi markaa umad yahay walalaha aynu dantena u soo jesano iyo sidaynu umidoobi lahayn'''''ASALAMU CALAYKUM'''''

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.