site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

Waayeeloow xushmada maxaa u diideen?

SomaliNet Forum (Archive): General Discusions: Archive1 (Before Feb 2000): Waayeeloow xushmada maxaa u diideen?
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Abbe

Unrecorded Date
boqolkii sagaashan iyo sagaal waayeelka maanta
jiro karaamadee iska qaadeen.sabab too ah odey yaasha lexdan iyo hodhodhoda jiraan waxee rabaan in ee wiilasha/gabdhaha ee dhalikaraan in ee dhahaan abaawe/abaayo.Marka waxaa dhihi lahaa
in lagu xushmeeyo adaa diidey oo lagu dhaho adeer/eedo,laakiin weli jaanis aad leedihiin ee
isqabta iskuna xishooda.Wax yaalaha qaar kood
waa laga yaq yaq soodaa,marka aad dhahdo aboowe/
abaayo caruurtaada qof la ag faa iidada kuu kor
dheeso ani mafahmin,laakiin waxaa u fahmi karaa
in aad ula jeediin qof yar hala ii arko camal.
Saas maku yaraanesin sabab too ah Ilaah aaba cimri dheer idin siiyee,maxaa karaamada iskaga qaadeesin.Waxaas dhan waxaa ku keeney, odey wiil kiisa ani iga ween ayaa maalin walba markuu iga hor i maado idhaho aboowe see layahay.Odeyga gabar ani ila agna wuu qabaa marka toloow hadaan
gabar tiisana guursado ma aboowe ayoo idhihi doonaa waan yaabee..Waayeeloow Ilaaheey wadada wanaag san ha idin tuso Aaaaaaaaaaaamiin yaa rabbi.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

75notTooOld

Unrecorded Date
Hey i aint that old am only what??? 75 YEARS old.
So WHY should i call any of who are soon to be 75 ( oh in about 50 to 55 more years) ADEER/EEDO huh? Tell me? mmmmmmm i thought so!


PEACE N LOVE ABOOWAYAAL AND ABAAYOYAAL.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

ifraax

Unrecorded Date
waa runtaa abow hala yaabin dadkii maskaxdaa fuuntowday inay washan wax yar baa u dhiman amab oday 60 jira aha baa igu dhah abayo yaabay anba subaxan laah

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Unrecorded Date
aslaama caleykum
ADINKA MANTA IS YAR YAREEYNEYSAAN BARI BAA 60KA GAAREYSAA ADINKOON GUURSAN SAAD MEESHA U TAAGANTIHIIN MARKAAS AYAA LA'IDIN ORAN EEDO IYO ADEER. SEEBAA U AQBALEYSAAN MARAKA . MIDA KALE EEDO IYO ADEER MA HADALBAA QOF AADAN AQOONIN IN LAGU DHOHO .KII RUNTA KUGU AHAA HAKAA HELO CIS IYO SHARAF MID AADAN AQOONIN IN TAA LAKOREYSID EEDO IYO ADEER.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

JOOOOOO

Unrecorded Date
salaan kadib ana waan arkey dad dhaha
abaayo gabdha kayar yar

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.