This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...
Go to Current Forums ...with millions of posts
Unrecorded Date Salamu alaikum Waxaan dhalinta kobtaan isugu timaada lasocodsiinayaa in la abuurey ururka ardeyda soomaaliyeed ee UK. Ururku wuxuu hada leeyahay Homepagekan soo socda, wixii war ah oo dheeraad ah meeshaas ayaad kaheli doontaan. Waxaan rajeynayaa in waxyaabo faa'iido leh aad kaheli doontaan kobtaan, ee hamoogaan booqashadeeda. http://www.somalistudents.com/ Booqasho wacan.
|