site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

MAGAC BIXIN

SomaliNet Forum (Archive): General Discusions: Archive1 (Before Feb 2000): MAGAC BIXIN
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

CANAB

Unrecorded Date
ASALAAMA CALEYKUM DHAMAANTIN RAG IYO DUMARBA
WALAALAYAAL ANIGA OO AH CANAB WAXAAN SUGAYA CUNUG MAR DHAW HADDU EEBE RAALI KA NOQDO WAXAAN IDINKA CODSANAYA INAAD IGA SOO KAALMEEYSAAN MAGAC BIXINTIISA AABIHIIS WAXAA LA YIRAAHDA ILYAAS MANA OGI INUU YAHAY WIIL AMA GABADH.
WAAD MAHADSAN TIHIN DHAMAANTIN

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Fg

Unrecorded Date
Is qarxis jeclaa......nin walbo magaciis runta ee rabtaa in uu isku qarxiyo..

Abaay ani markaan Ameerika imaaday, Faalka Xaaji Qays aan isku qarxiyay. Markaa ka waran haddaad u bixiso Faal Gurey Xaaji Qays?
Fg

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Mc-Xaaji

Unrecorded Date
Salaamu aleikum

Walaal waxaan kugu latalinataa in aad u bixisid magac Islaami ah wiil/gabarba wuxuu noqdaba. Dadka qofba dhadhan ayuu u leeyahay magacyada, Anniguse waa ikan:

Magac Wiil:

Mohammed - (priaseworthy-name of prophet (pbuoh))
Liibaan - (gift)
Usaama - (description of lion)
Gallad - (gift)
Yoonis - (a prophet's name)
Yacquub - (a prophet's name)
Jamaal - (beauty)
Jamiil - (beautyful, lovely)
Shuayb - (a prophet's name)
Nurani - (luminous)

Magac Gabar:

Saajida - (prostrating to Allah)
Nadiima - (friend)
Yasmiin - (jasmine flower)
Muniira - (illuminating, shedding light)
Kaamila - (perfect, complete)
Karima - (generous, noble)
Sagal - (rainbows)
Sihaam - (arrows)
Nawaal - (gift)
Saabira - (patient, perseverent)

Good luck sista!
Mc-Xaaji

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

SomalianBro

Unrecorded Date
Mc. Xaaji:

you forgot my favorite Somalian name: AYAAN

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Quruxley

Unrecorded Date
Wiil haddu yahay uu bixi Neefow Sharoobo, gabar hadday tahana aniga igu sami

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

NeefoowKaniini

Unrecorded Date
,,,,,,,,,,,HAYAAY.....QURUXLEEY,,ma inagiibaa hoosta isugu dhignay,,ku te neefoow sharoobo,, labuk nacnac waaxid,,iga GA' siiso zactaleesh ibnu zactaluuga waaxid,,,


NeefoowKaniini

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Duulane

Unrecorded Date
To:Canab

Walaalay horta Ilaahay ha kuufududeeyo dhalmada. Oo ha ka dhiga waxaad dhalidoonta ubad kheyr qabo oo diintisa iyo dadkiisaba anfaco.

Tan magaca anigu waxaan kugula talin lahaa. Magac fudud oo dadka somaliyeed qaban karaan madaama uu cunugu yahay somaali. Magac la bixiyana waxaa ugu fiican "Maxamed, Abdullahi, Axmed iyo Aadam, Iwm."

Tan magacyada 'carabta' oo baryahan u badan yihiin 'shabaabka' ama dhalinta somaliyeed. Kugulama taliyeen, waayo badankoodu way adag yihiin oo dadka somaliyeed ma qaban karaan, inkastooy magacyada aan kor ku soo shegayba ay yihiin carab, hadana horey ayaan u baranay magacyadaas.

Igu danbeen aniga oo fili Insha Allah inaad heli doontid ama dhali doontid "wiil' waxaan kuu doorayaa magaca ah "Abdullahi" ama "Axmed' kolba midkaad jeclaysato.

Bil axsaanag nala soo socodsii ubadkaad dhashaa waxuu noqdaa.

Macsalaaaaaama
Duulane

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Quruxleey

Unrecorded Date
Kuuch naahii! kuuch naahii !!NeefowKaniini is not equal to Neefow Sharoob
Thank you.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Quruxleey

Unrecorded Date
Kuuch naahii! kuuch naahii !!NeefowKaniini is not equal to Neefow Sharoobo
Thank you.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Caafi

Unrecorded Date
Canab

i reckon you better give hime/her some original somali name ... like samater,warsame, cadar, sharmarke..........or the best of all if its boy why not name him after me and call him CAAFI..... yax yax yax.... that is wicked name

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Axoow (Axoow)

Unrecorded Date
TO:CANAB

Canabeey,adigu Will iyo gabar keebaad rabtaa.
Midkuu noqdobo magaceebaad u bixin laheed.
Magacaasneh maxaad ku jeclaatay.
macnihiisunah maxuu noqon doonaa.


Ps....Canabee Waa su'aal da weeyn madaxa daalineeysaa bal adiguneh Qeyb ka qaado.

<<<<<<<<<<<<RAMADAAN KARIIM>>>>>>>>>>>>>>>>>>>>

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Caraweelo

Unrecorded Date
to Canab;
If you want an Arab name (aka muslim), there is a great little book that lists all the Muslim names- check out your local laxam xalaal- It is simply called "Muslim Names"- it gives all the names and their meaning.
If you want a somali name;
If Boy:
Kenadiid
Keynaan
Libaan
Loyaan
Raage
Gashaan
Hayanle
Roble
Hanad
Samatar
All sound good when combined with Ilyaas.
If girl;
Cosob
Ladan
Lajecel
Suban
Sareedo
and my personal favorite: Caraweelo (nickname could be Caro!)...so cute!
good luck and my your birth be easy- Mukulaal matakdey Ilahey ha kaga dhigo (I heard that somewhere- supposed to be easy!)

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Unrecorded Date
NEEFOW + QURUXLEEY + F.GUREY
WAXAAD TIHIN SADDEX NEEF OO WAXAAD ISKU DARSATEEN HERBAADIYENIMO IYO NEEFNIMO WAXAAD TIHIN REER KAARAN WAA HUBAAL OO CAQLIGAAS WAXAAD KA KEENTEEN ADEERKIIN CALI MAHDI SABABTA OO AH GABADH SOMAALI AH AYAA SU'AAL SOO WAYDIIS SOMAALIDA OO DHAN IDINKANA HOWL KALE AYAA ISKA GASHEEN ......

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

NeefoowKaniini

Unrecorded Date
inta ilaahay soomaali dhigay , ma waxaad inala jecleysatay kaaraan ,,,,,,walaanan arag meesha ad sheegtay ,,,kaaraan ku te lagu kabakabeeye,,

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

NeefoowDiaspam

Unrecorded Date
Libaax
rooble
Wayrax
Shamboow

==========

Caban
Xareedo
Falxado
Miido

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

NeefoowKaniini

Unrecorded Date
Waar anigu yabayee magacii neefoow ma wuxuu noqday sssidii magacii CABDI oo kale waxaan maqli jiray cabdillahi,,cabdiraxmaan ,cabdifataax ,,, hadda qof walbo ma waxeey noqotay inuu NEEFOOW ku daro ama sharoobo ,,,NEEFOOW DIASPAM, NEEFOOWAALKOLO,,NEEFOOWKANIINI, NEEFOOWLAABJEEX,, NEEFOOWMALMAL,,NEEFOOWXILDIID,,NEEFOOWMINDHICIRJIRIRIQOOW,, NEEFOOWANSALOOTI, NEEFOOWSUUSAC,,,


NeefooeKaniini

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Unrecorded Date
abaayo waxaad uu bixisa
wwil
qalad marjac
dhidar
gamaame
dulane
laalaade
haliil
guyac
dofil
jiir
ordaaye
bulbul
guun
xirato
geed lagu xir
gamadiid
jabtiile
gabalaax
bide

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

sabato

Unrecorded Date
SOMALIYEY
waxaad tihiin sunta hargaha hadaadan
ogeyn
ilaa iyo hada gabadha magac ayey idiinka
kacod satay wax natiijo ah idiin kama heyso
waxaan ilaa iyo hada anan fahmin sida ay
wax idiin ka yihiin qaarkiin ingiriska qoraya
waxaad jeceshihiin inaad uhada shaan
sida aflaanta mareykanka lakin wax baa
idiin ka qaldan mise anigaa qaldan oo waxaa
tihiin kuwa aan wali qaan gaarin

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

NeefoowKaniini

Unrecorded Date
wacad alle iyo wacad rasuul ishaad ka riday,,,,,


NeefoowKaniini

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

HEBEL

Unrecorded Date
Sabato iyo Neefoowkaniini Labadiinana HARGO aa tihiin.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

NefoowAashito

Unrecorded Date
Salaam all

Gabadha si fiican halooga jawaabo su'aasheeda. Cayaarta iska dhaafa waxaad tihiin rag waaweeyne. Waxaa idiinku weyn NefoowKaniini (oday), waxaa idiinkuna yar Caraweelo. Dad weeyn iska dhiga anshaxana illaaliya haddii aad wax heyso daa haddii kale amus. Thanks all for listening.

Thanks to Mc-xaaji & Caraweelo

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

NeefoowKaniini

Unrecorded Date
MAHAD ALLE ,NEEFOOWAASHITO,,waad ku mahadsantahay sida wanagsan aad ola soo talisay dhammaan gaashaanbuurta halakan isku baheysatay inkastoo aanu jeclaan lahayn inaad bal gabadha aad halakan ugu soo yaboohdo waxoogaaga magacya soomaaliyeed aad ugu deeqi kartoadoon ka bilaabahayn NEEFOOWAASITO,,iyo NEEFOOWKANIINI, tan kalaana ku mahadsanid da'da iyo odaytinimada aad ii qirta ,,,alla maxad rag yaqaan ahayd,,


walaalkiin,,,NEEFOOWKANIINI

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

NeefoowKaniini

Unrecorded Date
HEBEL hargo ma hargagays baad ka wadaa ma garan waa hargaisa ee,,,,,,hargo bal ii soo fasir

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

NeefoowAashito

Unrecorded Date
Waryee kaniini, waaxey dee? Hargeysa afkaada ka saar.

Mida kale miyaadan inanta magac ugu bixinayn ilmaha aay sido? War naf is-gali oo muuji odeytinimadaada.

to NeefoowDiaspam

I love U , buddy! good names I love those such as Shamboow, Wayrax and Caban

Hayaay waanba aqaane dad la dhaho..KAW!!!

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

hebel

Unrecorded Date
Nefoowmalmalaado
harag maqaar waaye see camlkaa?

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

NeefoowKaniini

Unrecorded Date
HEBELKIIS ,,,ma maqaar kaneeco mise kii qorotada.


kewl,,,,,,cooooooooooooool


NeefoowKaniini

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

bukbul

Unrecorded Date
waar aniga qaxaa ila qumman magacyadan soo socda:dhinaca gabdhaha;xiis
amran
sagal
cadar
amaal
xayaad
yaasmiin
raxma
nasra
istaahil

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

CANAB SHINO

Unrecorded Date
ASALAAMA CALEYKUM DHAMAANTIN
WALAALAYAL WAXAAN DHALAYA MARCH HADDU EEBE IDMO WAXAANA LA II SHEEGAY IN AAN GABADH DHALI DOONO SIDAAS AWGEED WAXAAN RAJEYNAYA INAAD SIDA UUGU DHAQSAHA BADAN ILA SOO TALISAAN MAGAC BIXINTA .
WAAD MAHAD SAN TIHIN.
TO AXOW ANIGA WAXAAN JECLAAN LAHAA GABDH LAAKIN NINKEEYGA WUXUU JECEL YAHAY WIIL.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Unrecorded Date
wallaal wiilka ku sami "Majeerteen, Osman Mohamud"
the kingdom of Somalia"
that is nice? is not it?

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

CAYDIID YARE

Unrecorded Date
WALAAL WAXAAX U BIXISAA MOHAMED FARAH CAYDIID
WAA KII ARYAY MAJEERTEEN

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Unrecorded Date
Magaca gabdhaha.
Amran
Abyan
Ayaan
Amaal
Anisa
Ancaam
Barni
Bilan
Bulo
Batuulo
Bishaaro
Sagal
sooc
dhool
maryan
FATIMA
Aisha
xafza
..

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

hebel

Unrecorded Date
neefoowkaniini waa la wareeraa runtaa waaye taas sax dheh.
koow.
xaqna waaye wareerka waa loo siman yahay.
koow.
laakiin saan maa loo qubeestaa duqa?
maxaa waaye kaneeco maqaar mee qabtaa?
qoroto ii maqaarna xaa isugu jiro xuub ee qabtaaye?

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

DR.BIID XAAR

Unrecorded Date
WALAAL CANAB MA DHASHAY?
haddaad dhallin illah ha kuu fududeey.AMIIN

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Mrfroole

Unrecorded Date
SalaaaaaM:
My favourite name Is Yaasmiin: And I will like to give my doughter that name. But My beloved is called Yaasmiin: So i have to choice you othe name call your doughter Ubax: and your son Mohamed

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

ahmed sh

Unrecorded Date
Asalaamu calaykum.
walaal canab marka horre waxaad tahay qof muslinimadiiso ay aad u sareeyso Allena waxaan kaaga baryayaa in uu kuufududeeyo fooshaada Insha Allah.waxaan anigu kugula talin lahaa in aad ka fiirsatid caruurtaada magacyadooda because somalidu way bixiyaan magac laakin mafiiriyaan macnaha magaca RSCW na wuu diiday in lala boxo magacyada sida HOdan, ayaanle, & magacyo badan oo aan hada xasuusan laakiin waxaan kugula talin lahaa in aad u bixisid haduu gabar yahay sidatan.
amino
caaisho
maryan
fadumo
saynab
haduu wiil yahay
mohamed
c/rihmaan oo Alle magac uu ugu jacelyahay sida uu RSCW noo sheegay aniga kula hadlaya Insha allah waxaan rajeeynayaa in aan u baxsho wiilkeeyga koobaad c/raman anoo karaacaya Nabigeena scw siduu yiri.
muse
haruun
ali
cumar.
intaa ayaan kugula talina yaa walaleey waxaan alle kaaga rajeeynayaa in uu kuu fududeeyo howshaada adiga & duqaaga.
A/calaykum

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

IMAN

Unrecorded Date
WALAAL CANAB MAXAA KUU HARAY WAATAN AAN MARCH KU JIRNO ILLAH HA KU KALA KEENO INSHALLAH.
MIN FADLAN IGU SAMI ANIGA OO WAXAAD U BIXISAA IMAAN-HADII KALE WALAASHEY KU SAMI OO LA YIRAAHDO IDIL

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

la-taliye

Unrecorded Date
hi all
asalaama caleekum aqyaarta waxaan u mahad celinayaa marka hore dhammaan walaalahii fikradooda fiican u soo jeediyey walaasheen canab, mida kale dadkan ciyaarta la soo istaagow meesha xishooda oo allahiin dib u xasuusta.
gabadha muslimada ah magac ayey idin warsatey ama si sharaf leh u jawaab ama af kaaga heeso.
teeda kale dadkan qabiilada la soo shir tegey qofkan osman mahamuud yiri ku sami wallaaalo gabadha odageeda waa ilyaas osman mahamuudna ma qaadan karo ee saas ha kuugu dhaadhacdo.
qofkan kale ee isku magacaabay caydiid yare ee leh majeerteen buu eryey caydiid ,walaalo majeerteen dhulkooda waa majeerteeya dawladoodana wey ka taagan tahay puntland , marka meesha aad ka erisey maxay tahay? caydiidka aad sheegeysana muxuu wax ka eryey ma dhulkiisii cali yousuf looga tuugay buu fadhiyaa oo dad ka erinayaa?
awalba ali yousuf baa cabiidsan jirey caydiid oo looga tuugay ka dib markay xoolaha qaleen oo nolol daciifsan uu ku hayey ali yousuf ayaa dadkii aagaas degenaa ka tuug tuugeen ali yousuf oo la yiri dadkan aliyow madaxooda bur buryayee cagta ka qaad oo xornimo sii please sidii baa tuulo yar loo siiyey.
hadana tuuladii iska dhaafeee baladweyn iyo buulo bute xitaa ma imaan karaan marka iyagaa la gumeestaa oo dhulkoodii loo diidan yahay .
canab walaalo ilaahay ha kuu fududeeyo ee walaalo ma first baby baad tahay mise secand teeda kale waxaan rabaa in aan aniga iyo adiga is xiriirinee ma canada baad joogtaa?/.
u bixi magac raxmad leh gabadhaada :
warda
juweeriya
inas
nada
nadiya
suheyr
manal

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.