site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

Dadka ragga iyo dumarka ah ee is furaa mas'uuliyad maqaadi karaan kale?

SomaliNet Forum (Archive): General Discusions: Archive1 (Before Feb 2000): Dadka ragga iyo dumarka ah ee is furaa mas'uuliyad maqaadi karaan kale?
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Enough intelligent

Unrecorded Date
Waxaan ogsoonnahay in aanay dadka is furaa mateli karin maamul mas'uuliyadeed oo dad kale iyo ayaga kadhexeeya!
Waayo waxay ku guul darraysteen inay maamulaan naftooda sidee ayey markaa u maamuli karaan wax middaas dhaafsiisan?
Qof walbow dhiibo fekrraddaada cid waliba way ka qayb qaadan kartaa dhedig iyo laboodba da' kastaba, laakiin aflagaadadu reebban.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

hebel

Unrecorded Date
sxb ma ka fekertey calaf iyo in dadnimo lays keeni kari waayay mas'uuliyad ka sokow?
Mr. Not so Enough Intelligent naga daa tararacda iyo su'aalahan talaata beesteenka waanu soo lug-go'nee
hebel

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

SIGALE

Unrecorded Date
Dhamaan waan idin salaamay inta wanaagsan hadii aan taladaada wax ka iraah waxaa layiri nin is hubaa habaas qaado furiin waa wax xaq ah waana sharci hadii laga fursan waayo hadii aan furiin jirin waxaan lamid noqon lahay qoom la yiraah (Barfish) hadaba naagtii lafuro ma aha naag xun ninkii wax furana ma aha nin xun oon mas'uul qaadi karin.waxaan mas' uul xumo lagu tuhmaa nin hal naag un ku ekaada oo ka baqo maamul labo naag ama sadax naagood guurkood ninba ninka uu ka naago badan yahay waa uu ka ajar badan yahay waa hadii uu si islaami ah u maa mulayo'

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Unrecorded Date
Salaam

Haa waan qaadi karaa mana rabo. Yaa nin kale u dulqaadan kara?

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.