site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

ASTURNAAN

SomaliNet Forum (Archive): General Discusions: Archive1 (Before Feb 2000): ASTURNAAN
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

manqo

Unrecorded Date
Waad salaamantihiin akhristayaaloow. Asturnaantu ma wax diinteenu ina fartay miyaa mise waa wax dhaqanku ina faray miyaa.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

CARMALE BOSTAN

Unrecorded Date
Walaal asturnaanta maxaad uga jeedaa? su'aashaada cadee,tan kale qofka muslimka ah dhaqankiisu waa ka islaamka.
Manqo walaal magaca xageed ka keentay ma yahay kan aan u maleeyey *****CASHARAL MANQO****
ASALAAMU CALEYKUM.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

hebel

Unrecorded Date
diinta sxb

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

manqo

Unrecorded Date
CARMALE: waad salaamantahay. magacu waa isagii, xuduna waa meesha soomaaliya aakhirka laga xukumi doono. Suaalaha hadaadan fahmina markaan waqti u helo ayaan kuu soo macnayn. waxaana jeclaanlahaa inaad E-mail kaaga soo qortid.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

manqo

Unrecorded Date
Waxaad moodaa in aan la fahmin suaashayda.
waxa weeye ujeedaddeydu xilagan aynu joogno ayaa si khaldan loo isticmaalaa asturnaanta, oo waxay noqotay (dhuxul dambas huwan). Asturnaanta markaan ka hadlayo maaha dumarka keliya ee raguna waa ku jiraan. faah faahin dheeraada hadii loo baahan yahay waan ka sii bixin karaa. maah maahda qofkaan fahmin waa loo macnaynayaa, waxay kusocoto.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

hebel

Unrecorded Date
duruucda matataha la hoos gelin jirey ma cawro ayay ahaan jireen?
ka waran markey naaguhu qaataan diric cas ama gaduud ah iyo rijibeeto cad....ala wadnaha u daranaa ma kolostorol baa?

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

cajabo

Unrecorded Date
Salaamu calaykum

Walaal Hebel,

Dhibka dhaaf! LOL.

Peace

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

hebel

Unrecorded Date
Cajabo
mulac ama goodaadadu nina waa ka dheel dheel nina ka naf. markuu dibkii beelay.
iga daa jeestada hadaan idhi wadnaha u daranaase maxaan kuu dhimay?
adiguse ma kolostorol baad tahay?
isa sheeg ina adeer.
aan reerkiina kaa doontee.
waxaad noqonse alaa og.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

CARMALEboston

Unrecorded Date
Manqo waad salaaman tahay magac aad uculus baad qaadatay matahay nin qaadi kara magaca hadaad tahay wadankii ka soo war bixi.
igala soo xiriir.
suleymanf@excite.com
waa carmale oo ku leh rag hore ayaan kulanay mudo ka dibna way lumeen ee ha lumin.
asalaamu caleykum.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

manqo

Unrecorded Date
By Hebel: Waad salaaman tahay. Waxaad na waydiisay diraca nigiska la hoos mariyo iyo wax lamida, laakiin anigu waxaan u aqaanay kuwa sameeya arimahaa inay ahaayeen gabdhaha xun xun. waayo dhaqan iyo diintoona ma soo galayaan kuwa sidaa ulabistaa. ee waa (Reera !!!!!!!!!).

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

xagrindheh

Unrecorded Date
Manqo:waa xagrindheh oo ku leh salaamad iyo xamartii macaaneyd oo aan u xiisooday.carmale adna waad salaamantahay ee wada dooda waa la soo noqone.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

hebel

Unrecorded Date
awal xagrin miyey tuulo ahaan jirin? halkaa iyo ceelbuur labo caanomaal u jirta?

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

manqo

Unrecorded Date
xagrin: waad salaamantahay. aad ayaad iiga qoslisay, waxaadna moodaa in isbarasho ka bilaaban tay oo doodiiba ay meesha kabaxday. mid waxaan oranayaa hebel, waa giraan wareegaysee ka dhex bax oo dooda meesha taala ka hadal.
mr xagrin: waa siduu ina dabaqba usheegay, waa la soo noqon.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

hebel

Unrecorded Date
mango adigu ma saytuun baad ka sameysan tahay mise babaay?
yaanan sida malakulmowdkii kugu dul meehanaabi eh iska key daa oo iskaa wax u qabso.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

falaadh

Friday, June 23, 2000 - 03:33 am
to> kuligiin!

war-heedhaha waxaad ka hadlaysaan waaba laga daran yahay!waxaa la idiin moodaa duul an dhibaato qabino oo dharag-dhacsi doodi ugeysay! ka dooda arimaha ubaahan falaqaynta si cilmaysan!!! iska-dhaafa naagaha nigisyadooda iyo diracyadooda inaan ka doodaan!!!!!waa ceeb, mar labaad ceeb!!!

thanx ya all!

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.