This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...
Go to Current Forums ...with millions of posts
Unrecorded Date ka waran hadii lagu oran lahaa adoo wiil ah ama gabar ah labo sano ha lagaa dhigo waxaad tahay waxiisa kale?? wiil hadaad tahay Gabar, Gabar hadaad tahayna Wiil, i would like waxa aad qaban laheed labadaas sano.
| |
Unrecorded Date To Mubaarak I will let Hebel answer your question, it seems like you need a good shrink. If he is not available ask for Faalka Xaaji.
| |
Unrecorded Date ilaahoow gabar hana dhigin..yaa la koraa sidii fardihii.
| |
Unrecorded Date Iisho, kashifaada ma dheeysid! Mubaarak, haadii aan wiil noqon lahaa waxaan sameen lahaay: 1. Nabad iyo maslaxo ka taliis 2. Ruuntaa qiimaheed baan dhuuxi lahaa 3. Waxaan isku dayi lahaa inaan fahmo waxaa "raagnimo" laga wado, markaan caasharo baan bixin lahaa. 4. Waxaan badsan lahaa isticmaalka maskaxda,insted of cubeedka. Wiil, maskiin.....practice some variety, there is more to live than the missionary style.
| |
Unrecorded Date Qaaso_roob Mar kastaba adigaa wasan !!! even if u practice a DoggySyle
| |
Unrecorded Date Wiilka, w***** is an act of love, maskiin you only know it as a punishment, so you see as something bad to do to others.
| |
Unrecorded Date aniga gabar boolo eh aan ahaan lahaa
| |
Unrecorded Date WAAAAAAAAAAAAAAAAAAAAAAAAAAAAAAAAAA MAXAYYYYYYYYYYYYYYYYYYYYYYYYYYYYYYYYY?
| |
Unrecorded Date Sorry Waxaan noqon lahaa gabadh deeqsiyad ah, oo u roon Wiilasha Soomaaliyeed, xitaa kuwa xaasaska leh, ileyn koleyba Aboor baa cunayeeeeeeeeeee
| |
Unrecorded Date mowlid macaane copycat
| |
Unrecorded Date HEBEL. GOO GAA, SU'AASHAN HOOSKU KU QORAN CAQLIGAAGA LA - KAASHHO IMISA QOFBAA LAGA HADLAYAA! HADAAD GARATO WAXA TAHAY RAGEEDII! HEBLAAY HEBLAAYO HEBLAAY MIDUU HEBEL QABAY HEBLAAYO MA JOOGTAA?
| |
Unrecorded Date lol@Mowliid Salaam dhamaan, Haddii aan noqon lahaa wiil, waxaan guursan lahaa afar hablood,LOL. cafis dhamaan
| |
Unrecorded Date lol@heblaayo Walaashiis, hadaan gabadh ahaan lahaa diyaarad kama degeen si'aan wiilasha soomaaliyeed uga haqabtiro jacaylka waxaan samayan lahaa: http://www.yabooh.com/jacayl/ismihaan
| |
Unrecorded Date Salaam, lol@@@@@@@@@@@Mowliid, Walaalkiis, Allow Jeceyl dartiis yaadan udhiman. LOL.
| |
Unrecorded Date lol@heblaayo Walaashiis, mar marka qaarkood waxa layga baqaa inaan Jacayl dartii bururo ama dumo, siduu ii dhexqaado xataa waxaan u qiiroodaa dadka kale ee macaaaaaaaaaaaaaaan. LOL SALAAMA
| |
Unrecorded Date Mawliid waa su'aal adag oo madaxa daalisa laakiin walaasheen heblaayo ayaa la weydiin.
| |
Unrecorded Date ha ha haaaaaaaaaaaay salaan biibayso ka dib Manaxdo oo wiil ah ka waran sheeko dheer waaye waa inoo mar kale lakiin aan wax idinka sii taabto. Amran iyo Ladan aan isku guursan lahaa. cool ma ku hilmaamin adiga IIDAHA IYO FEESTOOYINKA aa isku qornaan laheen. waa sii biibaa
| |
Unrecorded Date Manaxdo Girl you know me too well! Marki aan arkay Ladan and Amran waxaa ku fikiraayi "what about me???!!!" heheheh...... why iidaha iyo feestoyinka only??? Are you trying to punish me girl?? heheh peace out! About this question... hmmm for the love of god! I just love being a woman.... as I always say a woman's body is a work of art. If I was a man, what would I do with that body.. damn I don't want even think about it... it freaks the day light out of me.
| |
Unrecorded Date manaxdo oo wiil eh ciyaal saf ee noqon leheed.
| |
Unrecorded Date Mr.cool oo nin ehna ciyaal break-dance ii shuut
| |
Unrecorded Date salaan biibayso ka dib, Cool labo sano lee waaye sheekada ee see camal adi, sheekada aan kuu dhameeyee aniga kaw horta Amran aan aroosi lahaa waa ogtahay ayada kistoo maskiin waaye marka hadii la guursado waxaa ku dhahaa (((((ukhtee ilaahay ka cabso oo walaalahaa kheerka ha kula wadaagaan))))) waa ogtahay haye ee dhahee. Ladan aa kuu soo hartay ayada macalaa macsaradeeda waxaa loogu sheekeena abidkee naag TV xataa ma ka daawan waana la soo xero galinaa waa ogtahay. Cool aa kuu soo hartay adi horta IIDA aa laguu imaanoo noo coz ma jeclid aroos marka habeenka iida waa laguu imaanaa maxaa sugee hee <<<<kaw albaabka aa lagaaga bilaabaa ilaa iyo jikada cookarka korkiisa, talajada, balakoonka,waa la soo kala jiireena ilaa iyo bathka waa kaa siiwadaa ilaa iyo bedroomka noo >>>>> war si fiican aa u iidi laheed. cool subaxii waxaa soo toosi laheed 6:00am noo adiga oo is badal marka hore lahjada aa kuu ganbin laheed, waxaa dhihi laheed ""walaale in yar oo qureec ah ayaan kuu diyaarinayaayee see yara seexo!!"" waxaan ku weediin lahaa mr cool soo adigii necbaa wax karinka??? cool maya walaalo waan yar is badalay!!! cool caharkii koowaad aa isku badashay maxaa u malenee iida kalane???? waa sii biiiiiiiiiiiiiibaaaaaaaaaaaaaaaa
| |
Unrecorded Date hi all Manaxdo see ahaan yaaqee u naxariiso Cool, waa nagu kicisay yaaqee yac adiga cookerta markii lasii maraay aa iigu danbeesay miir lol cafis all
| |
Unrecorded Date lol@Kamal Manaxdo Are you trying ot turn me on??? Well done sister! I am cooked! Waa sii lugeeynaa!
| |
Unrecorded Date Kamal kaalay xagee ka dhacday intii jeceel igu riday aa ga' iska siisanee hadana. cool ma bislaatay mise waa wali????????????????
| |
Unrecorded Date Kamal kaalay xagee ka dhacday intii jeceel igu riday aa ga' iska siisanee hadana. cool ma bislaatay mise waa wali????????????????
| |
Unrecorded Date hadaan wiil noqon lahaa, somaliya ayaan utalinlahaa, wilasha oo dana waxaan odan laha magaca gabdaha halogu yero magacaygana waxaan ubadalilaha wilka ijecel ee layirahdo mubarik
| |
Unrecorded Date hi all Manaxdo binti manaxariste Xamaali aa noogu maqnaa manaxdooy, jaceel qaleel eh maasoconaayo, waa soo tabaabu sheesanaayay, hada waxi dhan diyaar waaye adilee maqan, meeshii kuugu ogaana waa kabiibti, intee lagaa soo raadinaa hee. PS manaxdo Mr Cool intaas ma u adkeesan kartee yee kaa cararin habeenka koowaad lol cafis all
| |
Unrecorded Date yaakhii labo sano waa igu yar tahee 4 nooga dhiga. Im loving this.
| |
Unrecorded Date abaay hadaan gabar ahaan lahaa.habeen walba mid aan iska raaci lahaa.habeen mowliid,habeen hebel habeenba mid aan la soo raaxeysan lahaa 2adaa sano nooh.kadibna waa duuli lahaa
| |
Unrecorded Date Acuudka I guess dadka qarkood labada lug sidi liskugu geeyo ma kasi leheen, Damn! Manaxdo Girl, I see you are getting wild there... hmmmm please don't make me start talking now.... but I will say this.. sweety diiq camal aa kaga qeylsiin lahaa. And will see who will cook for whom! Kamal Dear I can take this ... will see who is the wild thang! I see Hebel is loving his womanhood!
| |
Unrecorded Date hebel raaxo jeceelka jooji, labasano ka badan ma jirto. kamal in aan lacag jeclahay aa i baratay runtaa waaye wax qalalan xagee geena bal sii xamaal ana waa sii AALAMIITEENAA. COOL qosol aa igu dishay kaalay qofkaste lugihiis isaga malahoo?? teeda kale adiga xataa iida iidayda kale dadka bil ee xisaabsadaan adiga SAACAD SAACAD aa u tirsan lahee!!! waa sii biiiiibaaaaaaaa
| |
Unrecorded Date Dear Manaxdo, Dhalfo dheere aa la i dhahaa. Garoonkaan waan ku cusbahay eese hadafkaagaa i dareengaliyay oo ku socday Ms. Cool, seey wax u jiraan hee, intaad nagu kikicisay aan waxaan sameeyo garan la nahaye, shaqaana ku jiraahe, hadda musqushaan galay, lugtaana ku soo xir xirtay. Eegadan miyaadan ogeeyn meesha inuu joogo ama ka buuxo doob dareen dilooday, noo caga dhigbal walaaleey.
| |
Unrecorded Date alxamdu lilaah inuu ilaah nin iga dhigin i love my beautiful feminan body nimanyaalka all they have is that thing hanging between their lages,naagahana ilaah qurux iyo caqli uu isugu dari men all they think about is sex sex sex sex pra pim pra pum even if they are hungry where woman think abou love,life, romance,luxary once we have that then we are safe and secure then we think about sex habeenkoo aan ku riyoodi anoo nin ah uuuuffff i was so shocked and wake up and tuched myself and it wasn't their thank goodness i wonder how they wallk with that thing between their lages ani cajiradeey waa weeyn aanba ku bajiiqin lahaa lol
| |
Unrecorded Date abaa laba sano oo matato la'aan eh yaaba heli karo? Dhalfo hadii oo wax weeysid mowliid labo caleen oo cali dhareeroow eh aas ii hayaa ee xabad isii dheh xabada kalena anaa rabo.
| |
Unrecorded Date Manaxdo@lollllllll Garbar horta waa i iga reysay laakiin micno maleh oo luuq kale aan kuu istaagaa...Walaahi wadadkii jiiska ahaa aa kaga daray. Waraa aniga intii "min yaro noqdo ma rabi".......Ooo feeraha leygaga tunto..See camalkaa..... I see manaxdo and Mr Cool are taking things seriously..My god my girls come down, there are horny little kids around here am sure they are very frusturated, so plz ladies don't start them..I don't want to get rops this time to hold them down! Waraa maxando adiga ma ogid miyaa intii saliid macsaradii intii laga kori..see kaa noqoti...wixiii aan suubi kiray markii waal waalnaa aa wali i dabo wadoo walaahi adiga midoo naxeysid miihid..Hadi waxaan U bedashay...Catarkoo la yiraahdo "Fuqul Buraale" Anaa soo saari....macsaro waa ku jirtaa laakiin only 15% waaye..Wali waa ka soo uree!.. I wouldn't change being a women...I don't see anything interesting about men's body!....Oooh...uuummmm...I wont say!
| |
Unrecorded Date Ladan saliid macsarada hadii aa nacday macna ma leh hada ka dib waxaa loo ""fuqul buraale"" madama 15% oo macsaro lee yahay lakiin la soco macsaro la'aan LADAN AKTEEDA ABAAR. AMRAN XAGEEE KA DHACDAY """MIN WEEN MEE ISKU DIYAARINEE""" Dhalfo musqusha JINI aa joogo ma ogid miyaa?? plz jikada u badalo hada ka dib. waa sii biibaa
| |
Unrecorded Date damn this should be on pay perview.
| |
Unrecorded Date hadaan gabar ahaan lahaa hebel aan u jaqi lahaa labadaas sano.si fiican noo.
| |
Unrecorded Date nacalaa waridkaa iyo waxaa tahay...............akhas waraa edeb iyo anshax ma lihid ee waxyahow wax isku fal aniga waxaas oo kale ma aqaan ee meelahaa kasoo jaqi jirtay ku noqo. si fiican maa u jaqi taqaan?
| |
Unrecorded Date haa
| |
Unrecorded Date to wiil abowe wiil maxay gabdhuhu qaban baa layiri adiga miyaya kahoseyan sida isu dhan oo isto isku xishoda gabari waa tii adiga ku dhashay bye hanisa
| |
Unrecorded Date Duulaye why hebel aa ugu""£££$$$"" hebel alaha """yux ma kasee"" ilahay duulaye gabar ha kaaga dhigo
| |
Unrecorded Date Manaxdo, Meeshaan been been lee aa ku heysaa, adiga iyo kuwa aa u dhaa dhaaranooysidba meeshaanaa la idinkaga baahanyahay, haddeydaan biiqdiina yeerin been aan idiin sheegay oo dhalfo dheere la ima dhaho, car garoonka iskeena haddaan candhuuf idiin marsan waayo. Hebel, kaalay adina marqaati ka ahoow meesha howsha ka dhici doonto, let's wait inteey kasoo diyaar garoobaayaa manaxdo iyo gabdhahey magacaawday oo Amran aan ku jirin. Manaxdo aaba iigu daran, haddaadan nixin beenaan kuu sheegay oo aadan dhihin alaabtaanoo kale waa ii dhin need.
| |
Unrecorded Date dulaaye hadiis bajaq noqdo ay duusho eey noqon leheed.
| |
Unrecorded Date HAHAHAHAHA!! nasty chick loves this topic.... if i were a man first of all the whole situation in somalia would be different, i would be your leader... finally i would know what it is like to think with what would be between my legs.... and for once i would like to know as a man what part of no i dont wanna sleep with u am saving myself for marriage i dont understand.... maybe cuz i would be thinking with what is between my legs.... naah! being a woman is better! .... i use my brains and heart not my sexual organ to guide me in life....!!!!! enough nastiness for the day! nasty is out!
| |
Unrecorded Date so since you were married can I have .......?
| |
Unrecorded Date HAHAHAHAHHA! .... hebel this time i laughed so hard the whole neighbourhood woke up! .... i am still not married.... but if u were my hubby i know for a fact u couldnt handle me!! ... ok... enough! nasty is out
| |
Unrecorded Date ARE YOU! threating me?
| |
Unrecorded Date damn, this is like the Crying Game all over again. if i were a man, i'd do nothing all day. but this this time, i'll get away with it.
| |
Unrecorded Date TOP TEN THINGS A MAN WOULD DO IF HE WOKE UP WITH A VAGINA FOR A DAY: 10.Immediately go shopping for zucchuni and cucumbers. 9.Squat over a hand held mirror for an hour and half. 8.See if they could finaly do a split. 7.see if it is truely possible to launch a ping pong ball 20 feet. 6. Cross their legs without rearrnging thier crotch. 5.Get picked up in a bar in less then 20 minutes before clossing time. 4.have consecutive mulitple orgasim and still be read for more without sleeping first. 3.Go to the gynecologist for a pelvic exam and ask to have it recorded on video. 2.Sit on the edge of the bed and pray for breasts too. And the number one thing men would do if they woke up with a vagina? 1.Finally find that G-spot. TOP TEN THINGS THAT A WOMAN WOULD DO IF SHE WOKE UP WITH A PENIS FOR A DAY: 10.Get ahead faster in the cooparate world. 9.Get a blowjob. 8.Find out what is so fasinating about beating the meat. 7.Pee standing while talking to another man at the urinal. 6.Determine WHY you cant hit the bowl consistently 5.Find out what it is like to be on the other end of surging orgasim. 4.Touch/shift herself in public without a thought to how improper it may seem. 3.Jump up and down naked with an erection to see if it feels as funny it looks. 2.Understanding the scientific reason for the light refraction,which occures between a man's eyes and the ruller situated next to his member,which causes two inches to be added to the final measurement. And the number one thing that a woman would do if she woke up with a penis? 1. Repeat#9 LOL
| |
Unrecorded Date AHAAAAAA Buurka maad ag daganeyd -- intee waxaan ku baratey---- Ma u maleynayo in aad practical ku heshey. (Maxey tiraahdaa vagine marka ugu horeysa iyo marka ugu danbeysa) --No -In/out So which sign do you follow if you are expert. To be in the midle is too danger " We could charge you for unlawfull ownership of a penis"
| |
Unrecorded Date Lol I just realized something I LOVE U WOMAN. (*_*) :-) I like #1 (men side) and #4 (women side). My head fall off laughing walaahi
| |
Unrecorded Date Cajaaib waa caano doreer,war-oo-war, war Muraalak,maxaa fikradaan ku keentey?,ma adaa rabtid inaa is bedel isku sameeya? Hebel, kii soomaaliya makaan joogney,hooyadeey diraca xariga ugu warnaa ma tihidoo?
| |
Unrecorded Date muudeey ma ku fahmin duqa. hooyadaana meesha ka keenin ceeb waaye taas.
| |
Unrecorded Date HEBEL I THINK I....I DO TOO :-) SO NOW THAT WE BOTH KNOW THAT WE...THE OTHER. WHATS NEXT? HEBEL STOP DOING #4(WOMAN SIDE) LOL
| |
Unrecorded Date hebel, Maskiin,kamaa maskiinoow,maxaa hooyadeey,ceeb ka keentaa?wax kugu yaal aabo iska yaree?,ar ma adoo cuudsadoo,uunsadoo,huruudsadoo,taageerka taagtoo,codka dheerow,halbo indhaha isku qabtoo,cijiyaha cilaanka saartoo,googarada shegtoo.Baa habartey,ay fiiqeey jiinte jiiqoow ceeb ka jeeni kara?...war maxaa tiri cowlara?
| |
Unrecorded Date TO wiil Walaal waxaan kuu sheegi lahaa in hooyadaaba la soo koray marka ha ku ceebeynin gabdhaha maxaa yeelay hadii hooyadaa la kori laheyn aduunka maanta ma joogteen, marka sidaas ula soco doqon yahoow nacaskaa.
| |
Unrecorded Date muudeey adi edebdaro aa keenti. dadkaa ceeynee booloyahay. Lol waxaan waxaas dhohooyo ma oji ee la hadalbo farodheerkaan ee noo kala jilci hadalka. baacoow duqda habartaa meesha ha keenin aan ku dhacay intaa maxaa ka jilcan oo naaskaa eheen? xaba dheh. doqon fookhal boolo kamaa dabokafuul.
| |
Unrecorded Date Lol I think I'll have to make my first move..... WAaAaAaAaW!! (*_*) Can I have your number? Area code first?
| |
Unrecorded Date HEBEL I WOULD IF I HAD MY OWN # BUT I DONT BESIDES I LIVE WITH MY STEP MOMS' EX-HUSBAND,NEW WIFE'S,OLDER SISTER'S NEW FOUND SON (THAT SHE GAVE UP WHEN SHE WAS YOUNG....LONG STORY LOL)OLD GIRLFRIENDS BIOLOGICAL FATHER'S NEW BORN BABY'S GREAT GRAND MOTHER. WELL YOU GOT THE PICTURE. CAN I HAVE YOURS?
| |
Unrecorded Date Gabar hadaan ahaan lahaa raga wax uma diideen lakin hada nin baan ahay that's all enjoy your self
| |
Unrecorded Date OH MY GOD LOL WE ARE RELATED
| |
Unrecorded Date LOL@HEBEL SO WHICH PART OF THAT FAMILY ARE YOU? LOL.
| |
Unrecorded Date caqligiin isticmaala rag iyo dumar way isku baahan yihiin. qaarkiin dumarkay waxay ku cayn in loo tago. mawaxaad caynaysaan wax Illaahay ugu talagalay in bani aadamka ku tarmo. qaarkiin waxay waxay qabaan rayi doqomeed. ee runta iyo ka hadla. mida kale kan dumarka ku caynaya in loo tago. war heedhe ka waran haddii lagugu caayo in aad maalin walba saxarootid(musqusha gashid) waxyaabo waxaa jira dabiici ah oo bani aadanka iskaga mid yahay, waxyaabahaasna cay magalaan. nabadgalyo.
| |
Unrecorded Date I dunno
| |
Unrecorded Date hebal waan ku salaamay kadib qofyo waxaan u maleenaa in la'iikaa soo furo sidaan kuu meeshaan hebel ku arko u daba socdo halahaasna shictiradaada leen raadinoo yaa noolaaw yaaqayow raaxo
| |
Unrecorded Date ala raaxooy yaa xalwad iyo timir iyo hilib ari afka kuugu gura oo qunyaroodhalatay istaraasho marba afka kaaga tirtira oo markaad haraadana biyaha kugu canshuura? walee taasi waa da' dookhaagaan la legdamayaa walaal. AJaaJa war waan ku siiyay.
| |
Unrecorded Date to mubaarak macalinka wiilashii iyo gabdhah ayaadba madax isla gelesiy waa ku sideena ana suaashaan hala iga qabto hadaad madaxweyno noqon laheed maxaa sameeyn laheedna????????
| |
Unrecorded Date Shaqadi carfaaye aas qaban lahaa. LOL
| |
Unrecorded Date IF I WAS A GUY, I WOULD TEACH ATHER GUYS HOW TO TREAT OUR BEAUTIFUL SOMALIAN SISTERS AND OFCOURSE I WOULD TEACH THEM HOW TO BE A ROMANTIC. PEACE
| |
Unrecorded Date and who will teach the girls how NOT to watch melrose place and 90210 and how to freaking hang up the phone?
| |
Unrecorded Date to...aqyaarata haye shuqulkaan maa bilowdeena bacoowyaal. aqyaarta ma fiicno saan hadaan ahaan saan hadaan ahaan lahaa waa laga fiican yahee wax kale ma keentiinoo
| |
Unrecorded Date 03 04 00 raaxo i would not want to be a man for two whole years i mean you don't even have the excuse of pre menstruation tention! what is the use?
| |
Unrecorded Date ANIGA INTAAN GABAR LAYGA DHIGIN WAXAAN CODSAN LAHAA DA'DA IN LA'IIYAREEYO OO 15SANO LAYGA DHIGO WAAYO WAAN XASUUSTAA BARIGAAN KU WALAAQI JIRAY ,HADABA WAXAAN OGAAN LAHAA WIXII AY GABDHAHAASI DAREEMI JIREEN ,CABAAD KOODII WAAN XASUUSTAA WALI.MARKA WAXAAN DOORAN GABAR FOOLXUN OO FUUNDI KASTAABA ISKAGA SOO LEEXDO ,ILEEN HADAAN QURUXBADNAHAY WAALAYGA BIQIYE.
| |
Unrecorded Date ANIGA INTAAN GABAR LAYGA DHIGIN WAXAAN CODSAN LAHAA DA'DA IN LA'IIYAREEYO OO 15SANO LAYGA DHIGO WAAYO WAAN XASUUSTAA BARIGAAN KU WALAAQI JIRAY ,HADABA WAXAAN OGAAN LAHAA WIXII AY GABDHAHAASI DAREEMI JIREEN ,CABAAD KOODII WAAN XASUUSTAA WALI.MARKA WAXAAN DOORAN GABAR FOOLXUN OO FUUNDI KASTAABA ISKAGA SOO LEEXDO ,ILEEN HADAAN QURUXBADNAHAY WAALAYGA BIQIYE.
| |
Unrecorded Date Asalaama Calykum Guys why you wast your time here do samething Good Allaah is over watching you!!!
| |
Unrecorded Date Hayeeeeeeeeeeeeeey. Meesha sheekh Abdu26 aa imaaday.
| |
Unrecorded Date odey ma fuundi baad ahaan jirtay xaaji?
| |
Unrecorded Date be gabar..... damn! that mean every time u need to go to pee, you have sit down on da toilet. damn!
| |
Unrecorded Date In the wake of disturbing discussions, wether our steemed peers or our steemed chaprones should be more ashamed of themselves. It is puerile for young men to discuss what degree of advantage they would take of their intimates. It is disrectfull of women-ALL THIS CHEAP BRAGGING-and it gives bad reputaion. Why should women trust us if the matter of being intimates is not based on love. I gues it was only my idea and I would advice the young men and women on this page to not make use of adopting this type of discussions. It might be something that bother you in the future, or remind you being bad people. Thanks for lsitening to me
| |
Unrecorded Date ....every idiot got chance to say his ugly fantasy to the world where what...stupid discussions don't contribute to society... in better way..please keep yo fantasy to yo self..
| |
Unrecorded Date nasiib and samad U both got problems I thought IM worst but got to guess again.
| |
Unrecorded Date BY GUDUUDO CARWO TO DADKA BOGAN WARKAN LEH ILAAHAY GABAR IGAMA DHIGO YAA LA FUU SHANAANAA MIYUU OGAYN IN HADA RAGA LAFUULO MACAL ASAF AF KAAD KA hadashaY WAA MARKII GABDHUHU KAA QAY LISIIYEEN SAAXIIB GOOR MAA LAGA TAGAY WARKAAS.
|