site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

Maxamed Ibraahim X.Cigaal ררררררררררררררר waxaa lhadal hayey inaanuu rabin goosashada woqooyiga ee uu shacabka isaaqa qancinayo ee isagu waxa uu rabaa ay tahay in laga dhigo madaxweynaha Somalia

SomaliNet Forum (Archive): General Discusions: Archive1 (Before Feb 2000): Maxamed Ibraahim X.Cigaal ררררררררררררררר waxaa lhadal hayey inaanuu rabin goosashada woqooyiga ee uu shacabka isaaqa qancinayo ee isagu waxa uu rabaa ay tahay in laga dhigo madaxweynaha Somalia
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Foodcade

Unrecorded Date
Asalaamu caleykum.

Walaalayaal Somalidu waxay sheeg sheegto kolkol way rumoobaan, tanina waxay u eg tahay wax jira ee bal aynu iska waraysano.

Anshaxa iyo asluubtana aynu ku dadaallo walaalayaal.

Wabillaahi tawfiiq.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Mowlid-macaane

Unrecorded Date
To Foodcade
Waxa aad ka hadlaysid kuma fiicna halkan (forums)
Waxaan kugula talinayaa inaad sheekadaa la tagtid Merfeshyada Jaadka ee dee lagu xunbeeye, iyo khalaaweynt saacadaha murqaanka.
You're in a wrong adress.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Foodcade.

Unrecorded Date
Asalaamu caleykum.

To/ Mawliid Macaane

Walaal mawaxaad diidan tahay in wax lakala faaideysto, mise dhan baad u xaglinaysaa, mise ruux Allaah ku xidhan baad tahoo waxaad kabaqaysaa in meesha lagu dembaabo.
Jawaabtaa waan kaa sugayaa, balse intaanan jawaabta kaa helin waxaan kuu qaadanayaa inaad tahay ruux Allaah kacabsigu ku dheeryahay, waayo qofka muslimaka ah marwalba qof wanaagsan baa loo qaataa illaa aad wax xumaan ah ka arkaysid.

To/geesi

Sidaad lasocotaba shacabka hadii khubaro loo diyaariyo iyadoo la adeegsanayo, saxaafadda noocyadeeda kala duwan, fadhi kudirirka iyo dhaqaale dadka lagu kala jeedinayo aad bay u sahlantahay in wixii ladoonayo laga dhaadhicin karo.
Shalay kolkii shacabka Isaaqa lagu dagaal geliyey inay goostaan hawl iyo wakhti badan may qaadan.

Mawduucani waa xaasaasi oo kolley dad badanoo dhabqinaya lama waayayo, balse waxaan rajeynayaa in aqoon badan la isku dhaafsan doono.

Foodcade

Wabillaahi tawfiiq.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Mowlid-macaane

Unrecorded Date
To food cade
Hadii aad ilaahay ka cabsanaysid, mowduucaaba kamaad hadasheen, ogowna mawduucaasi maaha mid wax lagu kala faaמdi karo, aan ahyn madax xanuun iyo cilaaq waana ta halkaa ina dhigtay!!!

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Foodcade.

Unrecorded Date
Asalaamu calekum.

To/ Mawliid Macaane
Walaal aad baad ugu mahadsan tahay soo jawaabistaada, mida kalena waan ku farxay sida aad Allaah ii xusuusisay, Allaah haynaga dhigo kuwo khayka wax walba ka hormariya.
Mawduucani inuu madax xanuun iyo ilaaq keenayo muran kama taagna balse wuxuu u keenayaa inta qalbigoodu jiran yahay, Ilaahay ha caafiyee.

Ogowna Mawliidow sida suuqa war quman iyo mid kharibani isku garab socdaan baa netkuna ahaanayaa oo sida inta fayoobi ay wanaaga u rabaan kol walba uma helayaan oo siday dunidu caynkaa u tahay baa larogayaa.

kolkaa mawduucani wax walba wuu yeelanayaaye ruuxii taraaraxa halloo naseexeeyo hana loo dulqaato waxa carrabkooda ka imanaya.

To/ geesi

Awalan iska jir yay caadifadi ku qaadine.
Dhibka aad leedahay Siyaad baa woqooyi u getstay miyaanuu Somali oo idil u geysan.
Horumarkaa woqooyi aad ku sheegtayna walaal dalkoo dhan buu ka dhacay kadib kolkii xoriyad ganacsi la helay markuu Siyaad dhacay.

Dhinaca goosashada, umalaynmaayo wax somalinimo lagu waayey in gobolaysi lagu helayo.

Wabillaahi tawfiiq.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

qacle

Unrecorded Date
Aniga ooah nin cusub oofikradiisa ka dhiibanaya dooda halkan ka socta.Saaxiibkayga aad uga hadlaya goosashada soommaliland.Hadda somaaliland ma goosatay? Jawaabtu waa maya waayo waxaad arkaysaa gaadhiga kataga Hargaysa dalka intiisa kale oodhan ayuu mari karaa. Waxgaar ahna lama waydiiy eewaa dad soomaaliyeed.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

koor

Unrecorded Date
SALAAN DHAMAAN

Waa mowduuc fiican haddii si niyad sami ah wax loo kala faaiidaysanayo. laakiin waxaaban laysku daalinin, somalinet man. ayaa masaxi doonta.

haddaan isku dayo inaan fikradayda soo gudbiyo
waxaan u malayn in markii horeba aysan somaliland ku bixin si ka fiirsasho ah. dadkuna raali kama wada aha. waxayna somalia ka go'i kartaa iyadoo la somarayo sharciga u yaal adduunka.taasina waxay iman kartaa somalia oo si wada jira marka hore dowlad looga sameeyo, ka dibna ninkii federal doonaya iyo kii goid doonayaba uu sida sharciga soo maro.

TO geesi

maxaad tidhi ingiris gumaysi kuma joogine ....
sxb waxaan u malayn inaad u baahan tahay inaad soo akhrido taariikhda iyo waxa ay protectrate tahay.
waxaan u malayn qolooyinka sheeko baralayda dhaha somaliland saperate colonial entity ayay ahayd etc
gumaysiga hortii somalidu dad hal dhul wada degen ayay ahayd kadibna gumaystihii kala qaybqaybiyay.
marka saaxiib waynu la wada soconaa waxay taariikhdu ahayde ha noo tusin waji kale.

sidaas iyo maqal dambe

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Mahad

Unrecorded Date
Akhyaarta:
Qabiil dowlad ma noqon karaa? Gobolada ingiriisku guumaysan jirey waxaa deggan Soomaali qabiilo kala duwan ah laakiin goosashada waxa wada waa hal qabiil oo dega waqooyi galbeed, togdheer iyo sanaag.

Waxaan ku talin lahaa waxba yaan waqti la isaga dhumin sababtoo ah haddii dowlad la helo waxaa la fiirinayaa dastuurkii waddanka u yaalay haddii la arko inay goosan karaana JUST gobolada ay qabiilka goosashada raba degaan kaliya ayaa Soomaaliya ka go'aya.

Run ahaantii qabiilka goosashada raba waa la xumeeyey oo diyaaradihii lacagtooda lagu gaday ayaa lagu kiciyey taariikhduna waa qorantahay sida Maxamed siyaad iyo dowladiisii ay ula dhaqmeen dadkan Soomaalida nala ah. Waxayna xaq u leeyihiin in laga abaal amriyo dhibkii loo geystey oo runtii ah taariikh madow oo soomaaliya soo martay.

Anigu talo ahaan waxaan qabaa in marka hore la isku dayo sidii dadkaa walaalaheen ah xaqooda loo gudi lahaa isla markaana dhamaan dadkii ka qayb qaatay gubida waqooyi galbeed inta nool maxkamad lasoo taago. Intaa kadib in wada hadalo bilowmaan. Dadkaasi waa dad Soomaali ah run ahaantiina aad ugu soo dagaalamay xoriyada waddanka, waxaana ku kalifay inay kaligood istaagaan waa xumaato loo geystey ee maaha neceeb ay dadka u qabaan.

Qof walba oo cilmi u leh dhinaca dhqaalaha wuxuu ogyahay in population-ka badan iyo dhulka weyn ee kheyraadka kala duwan lihi inuu ka wanaagsanyahay dad aad u yar oo meel istaaga.

Carabahaa hada kahor loo kala googooyey wadamo yaryar oo mid walba si gooni ah loola dhaqmo marka hadday Soomaaliya bilowdo inay kala go'go'do waxaan noqonaynaa tobanaan wadamo oo midkiiba aad u tabaryaryahay dhinac dhqaalo iyo dhinacyo kaloo badanba.

Waxaan ku talin lahaa marka hore reer koofur cagaha dhulka ha dhigto kadibna reer waqooyi si qalbi furan halooga xaal mariyo dhibkii loo geystey.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Mahad

Unrecorded Date
Gabyow: Waa ku mahadsantahay akhrinta aad akhrisay qoraalkayga. Ma figradayda ayaa iga dhigtay qabiilkaa igu tilmaantay mise waad i taqaan?

Tan kale hurdada ka kac qurbaa la jooga umadaha ilaahay oo dhana waxay kuu arkaan qof soomaali ah oo qaxooti ah oo waddankiisii cunay. marka intaa qof ku leedahay ari bad no raacdaa maskaxdaada ka shaqaysii oo baro in dadku kala figrad duwanaan karo. Anigoo aan laga yaabin inaan kalimad xun ku iraahdo, waxaan jeclaan lahaa inaan ogaado qaybta qoraalkayga oo aad ka kululaatay.

Dhudi mahadsanid abaayo. Dagaalada ka hor dhulbahante iyo isaaaq isku midaan u haystay. hadda ma sedexdii gobol ayaa mid kamida Soomaali weyn yeelatay? Sheekadu laba gobol ayey marka maraysaa.

Qofkii i caayoow la soco kuma caynayo.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

damal muuse

Unrecorded Date
mahad,

walaal runtu cidwalba way ka kululaataa ee taa ka xaal qaado hadii daar'oodka waqooyi dega ay ku yiraahdeen ariba baad noo raacdaa ama quraankaad noo dhigtaa oo waxaan iga fajiciyey quraan dhigistu sow ajar alle ma aha ari raacuna sow shaqo maaha cajaaib!!! hadaan u soo laabto topicga ka hadlaya north iyo south, waa marka horee visible minoritigu xaq bay u lee yihiin in ay opinion kooda dhiibtaan. waa mida labaade sanaag waxaa isxaaqa ka dega laba qabiil oo ah qayb H/YOONIS iyo H/JECLO kamid ah labadaa qabiil baa ka badan qabiilada kale ee ku abtirsada gabolkaa hadaba mahadoow waxaa sideey sheegtay haboonaan lahayd in refrendum laga qabto gobolkaa oo ay kala baxaan realitiga iyo mythka. mahadow yaan war kugu daalininee dagaaladii ina siyaad ka waday northka, soomaalida badakeed baa ka dagaalamayey ayagoon raali ka ahayn laakiinse waxaa gumaadka rayidka aad u dhigiclaynayey waa dhulbante iyo kuwa kaleba oo aysan ku jirin warsangeli oo banaaka xaajada ka istaagay iyagoo nacayb isxaaq la sakaraadaya baa siyaad la riday snm waxay ula timi nabad iyo baraare cajaaib!!!
xamarna wixii genocideka ka bilaabayna oo bilaabay gumaadka rayidkii hiwiyena waxay ahaayeen xoogaagii dhulbahante ee african village deganayd marka walaal isxaaq haday leeyihiin tuulo ama magaalo iyaga ayey u taalaa aayaha soomaaliland hadii uu union jirana we will make sure that no bulshit would ever happen again!!!!!
like what happened in 1960-91
salaama

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

damal muuse

Unrecorded Date
dhudo,

waad mahadsantahay jawaabta aad iisoo jawaabtay
mida kale dhulbahante caayi maayo oo waa qabiil oo mid xun iyo mid san ba uu ku jiro sidaa daraadeed snm xoogageeda way ku 90 jibaarmaan dhulbahante 40 thausand strong army ayey lahaayeen leeyihiina burburin buuhoodle iyo laascaanood wax qiimo ah ugu ma fadhiso ileen waa dad fekereyo oo aadanimo ay ku jirto oo aan ahayn dhuuni raacato iyo isxaaq naceyb ku mirirtay markiise ay somaliland ku dhawaaqday dowladnimo waxay ahaayeen kuwii horboodayey goosasho. dhuusada aad sheegaysidna xanaaq un bay kaa tahay oo horay baa loo yiri far iyo meel buktaa is og hadaba koley waxaa isugu kaa kulmiyey haween iyo garaadkaaga oo aad uliita iyo caadifada qabiil ee aad qaladka ka fahansan tahay warsangelina waxay ahaayeen bay ahaayeen oo taariiqda baa noo turjumaysa hadaad daaroodnimo ku dhawaysanayso,koley kaa damiir wanaagsan oo marba midab malaha oo jid cad baad isugu soo hagaagaysaan. mideeda kale waxaad ogaataa qof carooday laga badi hadaad wax isku hayso oo aad leedahay waa beentaa qeeeeeeeeex oo wax macquul ah lasoo shirtag hadii kalese matagaaga suuliga la aad!

wasalaamu calaykum

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Foodcade

Unrecorded Date
Asalaamu caleykum.
Dhankaan ka hadlay wakaa
Qamaan dhaafay hadalkiiye

Waar qorshaheenu wuxuu ahaa in dood cilmiyeed lasoo gudbiyee waa maxay sida laysugu jeestay.
Dad badanoo qabiilku calooshooda googooyey baa khaanadan kasoo buuxsamay oo is le isku daweeya
cayda qabiilooyinka kale.


Ma umalaynaysaan dad badanoo macaan , dhiigkar, waali iyo cuduro badanoo kale ay qabyaaladi ku riday oo ay maanta dawo u laayihiin.
Taariikhda laguma hayo qabyaaladi nimay ciishay mooyee nin ku ciil baxay.

Midna ogaada soomaaliyeey qofka qabiiliistaha ah kolkii cidda uu sheeganayaa ay dhexdoodu is qabtaan inuu noqdo midka ugu colaada xun tolkii dhexdiisa.

Waxaan kusoo gabagabaynayaa qalbigii caafimaad qaba baa qawlsan ku hadla.

Wabillaahi tawfiiq.
Foodcade.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

GARSOORE

Unrecorded Date
War dadka meeshan kusheekaysanayow ama ku wada xidhiidhayoo,ma is maqlaysaan waxaad ku hadlaysaan ama aad qoray saan. war isla yaaba oo ilaahay ka baqo waad dhimanaysaan oo xiaabbaa idinka danbaysa.Ninwalowba ogow keligaa baad ale hortegi oo lagu xisaabin, qabiil kuu gargaarina ma jiro cid wax kuu tarina majirto. Waa adiga iyo camalkaa haddaad wax dishayna aday kaa goantahay, oo ku dhibqaba iyo haddaad wax caydaba. Markaa anigu waxaan idiin soo jeedinayaa ninwalowba fikradaada dhiibo.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

GARSOORE

Unrecorded Date
Asalaamu calaykum Garsoore..
Walaalahayga soomaaliyeed waxaan usheegayaa porigramkan waxaa la inoogu furay inaan wax ku kala faaiidno ee uma furna inaan isku cayn ama aan isugu hanjabno. ama qabiilkii ina baabi;iyey ee halkan ina keenay xummaantiisii dib usoo fagno, oo isugu faano.Markaa wallaalayaal waxaan idin ku waaninayaa inaad dhinaca xumaanta ka hadlin ee aad dhinaca wanaaga ka hadashaan. Xiriir Wanaagsan.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Bakistani

Unrecorded Date
Salaamullaahi caleykum

Kala go somaliyeed waa riyo marna aan dhaboobayn.
Dadka Somaliland leh madax baan u nahay, albaab kasta way garaaceen wax ka furana waaye.
Somaalaa ku mahmaahda nimaan quus aqoon isagaa quus ah.

Mid waa caqli gal, haday leeyihiin isku darkii hore bay talo naseegtee hada gorgorta baan reer koonfurow idinla geleynaa.

Gorortanka laftiisu xad buu yeelanayaa, mana soconayso, laba wadan oo isku darsamay baan nahaye noo kala badha dawlada, waayo reer woqooyigu shan meelood hal meel bay Somalida kayihiin.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Foodcade

Unrecorded Date
Asalaamu caleykum

Doodan aan bilaabee
Een lahaa dawoy keeni
Wataa daalimiintiyo
Doqon wixii jirey
Dac ay ka dhigeen

Dadkii wax yiqiin
Ee culimaau diin iyo
Diktooraba lahaa
Dib u joogsade oo
Dibnohoodii hayste

Doodanaan bilaabay
Daainkii i abuuroow
Dulmigaan ku yeeshay
Dembigiisa ii dhaaf

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Suldaan irir

Unrecorded Date
Salaan dhammaan...

Shaxdan anna aan hog dego.
1) Goosiga somaliland laba jawaabood aan ka baxsho oo ku kala aadan Reer south iyo Candhadhexe(Harti koombe)
a. South waxan ku leeyahay. walaalayaal dillaaliinbaa isku keen diray ee dad dub isugu yaal baan nahay mana kala maaranno. waxa laysku hayaa waa maamul iyo daryeelka dadkayaga iyo dadkiinna. waxay ila tahay in ayno ama sidaa ku kala tagno maamul ahaan ama si SHARCI ah u midoowno hadda oo qawaaniin aan ku kala baxno dhiganno. Heshiiskii MIDOWGA aan ka wada hadalno mar kale oo haddaan is afgaranno aan is raacno haddii kalena kala meermeerno.

b.Candhadhexe waxaan idhi
i. Goosiga somaliland maaha dhibaatada somaliyeed ee waa suntaa qooshteen ee dadka ha nagu dirina. Hadaad isku daydaan diredire oo DUNUUBTII aad gasheen dahaar saartaan YAAD idinka yeeli oo aad siraysaan.

ii. Somaliland dhismaheeda waa ka qayb qaadateen oo idinkaaba Kaga orod badnaa reer Sheekh Isxaaq. Sababta waa la wada ogyahay oo waydinkii Nairobi ku shiray ee yiri aan kala illaalinno Hawwiye iyo Issaaq meel isugu yimaadda oo inoo midooba ee aan Issaaq ku taageerno Goosiga si ay Southku problemkaba ugu arkaan Issaaq.
Issaaq oo ah majorityga Norht 75% iyo samaroon oo ah 19% hadaan haysto maxaan uga baahnahay 6%ka soo hadhay. Waa minority ee quuqda ha daayeen oo ha raaciin Markabka DIrta Woqooyi(Issaaq +Samarone).

Tan goosiga burco,hargeysa iyo sanaag waa sahalo jawaabteedu oo
1. Laba waddan oo isku darmay baan ahayne markaan kala hagaagno Hartigu shantiisa tuulo Cirka ha la aado laakiin intaanaan somalia meel u kala dhicin xaalku waa Dameer aan ku taagnahay anaan muranki doonayne.
2. Haddii aa leedihiin sanag,hargeysa,togdher qaata maxaaba hadhay. Laascaano ayaa hadhay oo ayadan 20 km baan u jirnaa oo waa dhito noo taal. hadday m,ajeerteen waxtarayso se ha qaateen marka la kala baxo somalia. inkastoo ay qoladaasi saxaraa'gii horeba u taag la'yihiin.

Suldaanirir Salaan-dab.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

haybe

Unrecorded Date
to. suldaan irir. waxaan maqli jirey aduunyada ninkii noolow maxaa aragti kuu laaban, wxaaan filayaa inaad caal waa tahay hadaad maanta xaalku kaa mutay irirnimo, mida kale waxaan ku xusuusin lahaa gabaygii abwaanka soomaliyeed horay u yidhi markuu la yaabay haybta badan ee maalin walba aad magac qabiil oo horle sheeganaysid, bal ila eeg gabaygan oo qarniyo kohor la tireyey iyo sida camalkaaga maantu isu waafaqsan yihiin waxa uu yidhi.
IIDOOR, IIDOORI WEEYE
ABID KIIBA LAMA ARAG
••••• NIMUU DHALUU
AABO LEEYAHAY............................
haddii muxubo kuu hayso waan sii wadi.
mida kale waxaan u maleynayaa inaad qarwsan tahay waayo samaroon iyo boorame malaha warkoodii iyo ceebtii ay cigaal ku dhigeen bbc london kaamad dhageysan, inkastoo ay haboonaan lahayed in aan marka hore ku hor maro xaalada burco ka taagan iyo jabaka iidoor isagu isu geeysatay inay ka weyn tahay mida ina siyaad u geysatay, taas waxaa ka markhaati ah oo si cad u sheegay cabdirixamaan tuur iyo jaaamac maxamed qaalib, markaa waxaad waa maqashay waqooyi roobaa ka day iyo ingriis baa gumaysan jirey, lakiin ogaw maanta habar awal waayo u taariikh xumo inay calankii jamhuuriyada ee dhibka badan loo soomaray inay arbsiyo iyo gabiiley ku gubaaan, isala markaana israel waraaqo u qortaan ay ku sheeganayaan inay aslakoodu yuhuud yihiin , markaa warkii sayidku soo run ma aha markuu lahaa<< IDOOR WAGAASH IYO KUFRIGA WACAD ALLAA U YAAL>> saxiib toos aduunku maanta sidaad u sheekaynayso wuu diidaye 10 sano ayaa cashar kuugu filan in calaamku kuu jawaabi wayey, markaa waxba darbi madax ha ku garaacine soomlinimada ayaa kaweyn habar awalnimo ee dadkaaga dhinac ka raac, aan ku xusuusiyee adna aadan dhaqtar xaaskii hore ee cigaal markii ay noogu timid north america ee isbitaalka hargeysa lacagta samafalka ah uruurinaysay waxay dadka ku tidhi si soomalinimo ah dadoow waalihiina hargeysa u caawiya, anana waan yeelnay oo wax kaweyn oo loo joogasado oo soomalinimo ka weyn ileen ma jiree, markaa adigu mugdiga ka bax

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

muwaadin

Unrecorded Date
ku;haybe allow maxaad tariikhda taqaan ma,anaanan garan inaad run shheg tahay ala ya cisag
;;;;;;;;;;;;;;;;;;;;;;;;;;;;;;

---marlabaad runsheeg oorunsheeg---


----------mahadsanid------------------

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

SuldaanIrir

Unrecorded Date
Haybe

Doorood sinaa lagu dhalay oo ma aha soomaale
Sinjigoodu waxa uu galaa Zambiyiyo liide
(Kablaxlax,kuumade,Koombe,kablawihi,kabayare waa magacyo ZAMBIAN ah)

1. Isaaaq wuxu dhalay 12 wiil iyo 4 gabdhood oo kuu soconmayso cayda awoowyaashaadii aan ciilay ku calaacaleen.
2. Doorood hal wiil buu lahaa waana la hubaaye.
Kablaxlax keligii buu dhalay ( Sede 200 sano ka hor baa lagu daray doorood, Awrtablena waa niman hawiya ah oo 100 sano ka hor Hawwiye ayay ahaayeen.) THAT LEAVES A KABLAXLAX SON OF A BITCH.
Nin 16 caruur ah iyo saddex xaas lahaa iyo nin lagu sheego inuu hal wiil dhalay(Kablaxlax) keebaa GARAC u dhow. jawaabtu waa caddaan.
3.Kelmadda iidoor BARTER TRADE bay ka timi oo markaanu badeecooyinka (timirta,sonkorta etc)idiin keenno ma aydnaan haysan ama aqqoon LACAG sidaa darteed baan goosarad timir ah dhaafsan jirney geeliina iyo gabdhihiinna.
Imisaannu naag Doorood siisanay Kaarad timir ah.

4. Irrir maanu sheeganno ee waan nahay. Waa kii Qamaan bulxan lahaa
iidoor dir weeye e hadduu duulan soo kiciyo

Marka Irir waan nahay laakiin sidiinna ma tiro yarin oo irrir waa 72% somali oo isuma baahna.

5. Islaynta aad sheegtay kuwa Kismaayo isku dabar jaray tolow ma anagaa. NACAS aan taariikh aqoon iga dheh.

6. Doorood 45% waa midgo dad asalkoodu ahaan jirey. Waxa ugu danbeeyey dadkii aad QARAMAYSEEN Gaalgale,Muxumud,tuuryar,uurarweyn iyo midgo kale oo ciiddan ah.

7. Hartigu siiba Dhalmahantadu waxay cuneen baqti oo kaftankooda ma geyo. Waa kii aad hal baqtiya ku qalateen CAYNABA horraantii qarnigan ee laydinku heesay.
Haadweyn abaartii
Hartibaa dhammaantii
Hal baqtiday isugu tegey
Hilbihii intii kale
way ku kala hagaageen
Hadhadi iyo calooshii
bay isku wada halgaadeen
oo haanka isku gooyeen
...
Cali Geri candhada sii
waw caana jecelyee

Hadhadi iyo calooshiina
hagar Aadan baa helay
Jaamac siyadkan qurunka ah
ayagaa jiriid adagoo
ilka lagu jejebiya leh
ee jibsimaha u soo jara

Ma sii wadaa....
Qurjiile waa dameer aan lee yahay ee ha iska danbaabidhoodo danbaa seetaysaye.
7.tan Kufriga aad sheegtay. ingiriis,talyaani,xabasho +Hawwiye intaasiba waa idin gumaysatay ee sidee qalbigu ku noqday miyaadan hareertaada eegin. Ina C.Xasan tolkiis amxaara ayaa haysatey,tolkiis(warsangeli)ingiriisbaa haystey,tolkiis(majeerte)Talyaanibaa haystey...muu walaalihiis xoreeyo intuu Issaaq iyo ingiriis ka hadlayo. Ninkaas aabihiis baanu Berbera ka dhoofinay oo iibinay oo sidaasuu noo necbaa PERIOD.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

liqaye

Unrecorded Date
adi meeqa magac aa wadataa run sheeg idoor maqnuud hadana irir may kuu geysay inaa shegatid ooy hee

Idoor marduuf qada helay waa maqnuud falane!!!!!

idoor cook uu u ahaa iyo jaajus engriska waa laga daba reebi wayay ani ciil kuma qabo uraye 50%baa kaa soo dilay adi wax ma iga qadiwaysay bootale.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

suubiye

Unrecorded Date
salaamu calaykum

suldaan irir

afkaaga caano lagu qabay waaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaw
markuu wuxuu sheego waayay ayuu qaad ku soo jeestay war adigaamba ku barnee ma qaad baa caytin leh oo ragiina iska daaye dumariinaa u fadhiya hadeen iyo maalina qaad cay maahano adaaba ka marqaatiye aduunka waxkale u doono

marlabaad afkaaga caano lagu qabay suldaan irir waaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaw

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

UGAASKA IRIR OO CARAYSAN

Unrecorded Date
suldaanka wadaniga ee irir

saldaan xaal qaado oo dhilmaanyadii dhabaqsi bay ku waalatay ee ba ka yara daa oo anigii baa muraara dilaacay iyaga intaysan gaarin marka hore suldaanoow karbaashkaaga looma adkaysan karo oo waxaan ka baqayaa in dad badan physyciatric hopital in ay aadaan. dee suldaan marna u dhuuji marna u dabci laakiin markay xamar kuuugu yimaadaan waa in aad shabadaysaa aniguna waa dhankayga haka baqin.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

libax

Unrecorded Date
haybe iyo liqaaye waxaad tihiin faqasha naag ha oo dad iska celin karin markaa iska aamusa oo kenyaati hooyinkiina u geeya


hadaan ahay ciidanka ceydiid walee somalia xaran baad ka tihiin nijaas ayaad tihiin oo af uraayoo ilko dhaadheer la soo baxo


walee mareexaan mooyii cidkalee idinka reebin


somali waa la isbartay in somali ay ugu liitadi faqasha waa lo ogaaday maad wax iska celissaan

isaaqa waad aragtay siduu aabihiin ku wasay ilaa siyidkii hadan waad aragteen siduu hawiyaa iduun wasay


faqashoo guryihiinaa ayaa joooga ee ma iska celin kartaa

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

halyey

Unrecorded Date
geesi suldaniri faqsaha hebiye and liqaye

darooda dunida iyaga ayeey isugu neceb yihiin oo waa faruuq sida taariiqda ogtahay

warsengeli waa labo qeybood dhulbhante waa labo qeybood majeerteen waa labo qeybod qeyb bc/lahi bijole iyo maxamed abshir

marka ad darooda u hiilineysaan maxuu cumar maxamuud u laayey


maxuu mareexan moyiyee cid kale wax ugu qaban waayey dhulbahante iyo wersengeli maalin walba sulaanadooda hargeysey u tuugsi tagaan oo abaar iyo faqrinimo
•••••• miyaad gaartaan 3 saaacadood ayuu wadanka idinka bixiyey

intiina noolna isaaqa ayaa idin fakiyey hadan waa ku gaas oo abaal ma lihid


iska aamus faqasha jaahiliin ciil kama koroyaal

ethopia ogadeen ayeey gumeystaan c/alaahi yusufna hub ayuu ka baryaayaa

faqashay hadaad walaalo tihiin maaad is raacdaan oo isku heelisaan

waxaad noqoteen in ay hawiyeha qaataan iyo in isaaqaa xukumo

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.