site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

....Somalinet Admin bil axsaanaga ma noo shegi kartaan sababta aad u xirteen qolkii "BAYDHABA, BAYDHABA HA DHAWAAW.."

SomaliNet Forum (Archive): General Discusions: Archive1 (Before Feb 2000): ....Somalinet Admin bil axsaanaga ma noo shegi kartaan sababta aad u xirteen qolkii "BAYDHABA, BAYDHABA HA DHAWAAW.."
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Kusow

Unrecorded Date
To: Somalinet administration

Waxaan si aad uga xunahay inaad albaabada u laabtan qolkii "baydhaba' Qolkaas oo ahaa meel ay ku cawaysimaan dhalinyarada reer Bay iyo Bakool iyo inta kale ee soo racdaba.

Run ahaanti garan mayno waxa aad u xirteen qolkaas. Nooma muuqato inaan haba yaratee meel kaga dhacnay sharciga iyo dastuurka u yaal Somalinet.

Idinka oo naga raali noqonaya ma noo sheegi kartaan SABABTA aad u xirteen qolkaas.

Mahadsanidiin

Kusow
Safiirka

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

hebel CEO SOMALINET

Unrecorded Date
ijaarka checkgii baa bankigu diiday markaa waa inaad cash bixisaan.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Cukash Madakallay

Unrecorded Date
Salaamintiin dadke aqalkun isku leh;

Sidii safiirkaane in sheegi wuu walii fadaanee inii haniin jabaabtaan mey qolke nooki hirteen?

Salaamintiin

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Mowlid-macaane

Unrecorded Date
Waxay ila tahay in Maamulka Somali-forums uu mar mar ka badbadiyo iyagoo isleh iska dhiga reer magaal laakin u sheeg dhar magaalo waa xidhaa dhalmagaalo !?
Haday aqoon leeyihin mey xidheen Qolkii "Baydhaba" qolkaas oo aanay jirin sabab loo xidho!!!
wuxuu aha qol si fiican loogu haasaawo oo la ilaaliyo nidaamka.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Management

Unrecorded Date
Brother Kusow:

Waxaan ka mid ahay maamulka Somalinet waqtigana access uma lihi qaybta maamulka. Marka jawaab cad anagaa ku siinayna Isniinta ama Talaadada haddii Rabbi idmo. Waxay u badantahay xag farsamo inay tahay sababtoo ah marmar faylasha qaar kamida ayaa corrupt noqda.

Somalinet member

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

hebel

Unrecorded Date
walee waa runtii Somali iyo corruption isma daayaan.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Kusow

Unrecorded Date
To: Somalinet Member

Waad ku mahadsan tahay sida wacan ee aad nooga soo jawaabtay codsigaanagi.

Waxaan idinka sugnaaba Insha Allah waa jawaab cad.

Mahadsanid

Kusow
Safiirka

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Management

Unrecorded Date
Salamu alekum Kusow iyo akhyaarta kalaba.

Aad ayaan uga xunahay in sheekadii idiin socotay ee baydhabo ay titirmatay. Anaga xagayaga maaha ee waa cillad dhinaca computer-ka ah. Waxaa jirta in faylasha meesha ku jiraa ay yihiin database aad u balaaran oo isku wada riran. Ma jiro page permanent ah laakiin bog walba waxaa dib loo dhisaa marka qofi uu sheeko ku daro. Marka waxaa dhacday in qaybta ay ku jirtay sheekadiinii taxanaha ahayd ay xoogaa corrupted noqotay kadibna intii forums-ka dhan uu fariisan lahaa server-ka ayaa intii fayl oo halaysan ka dhiga in active.

Sheekadaas kaliya maahine other threads ayaa ayaguna titirmay.

Aad ayaan uga xunahay.

Somalinet member

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Kusow

Unrecorded Date
To Somalinet Admin

Waad ku mahadsantihiin jawaabtina waanan idinka yeelnay waxaad tiraahdeen.

Kusow
Safiirka

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.