This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...
Go to Current Forums ...with millions of posts
Unrecorded Date Maalin wanaagsan. Waaiga run waxaan sheegay ee ma laiga caawini karaa. Kheyr aan isku ognahay.
| |
Unrecorded Date HAHAHAHHAHAH! nasty chick is laughing.... watergate waxaa ka fiicaan monicagate ma kaaga sheekeeya? .... warkii oo kooban.... watergate waa qiiso foolxun ku dhacday xisbiga REPUBLICAN oo marakaynka.... waxaa dhacay in rag ka mid ah xisbigaa oo dawladda Richard Nixon (Republican) ka mid ah ee jabsadeen xafiisyada xisbiga Democratic ah..... uljeedada waxay aheed in la xado waraaqaha ku saabsan habka ee ku guulaysan lahayen doorasha (campaign strategy)... xafiisyada ayaa ku yaalay daarta WATERGATE marka magaca xagaa buu ka yimid.... waxaa jira filin ku saabsan arintaa iyo sida lagu ogaaday.... sheekada waxaa soo saaray labo wariye oo u shaqeeya "The Washington Post".... markii la ogaaday inuu xataa madaxweeynihii dhamma ku jiray arintaa... waxay dantu kaliftay inuu is casilo Richard Nixon.... sidaa waxaa madaxweyne ku noqday Gerald Ford oo ku xigeen ahaa..... intaa waa warkii oo kooban.... in ka badan hadaad doonto.... search under watergate and/or Richard Nixon and you shall find much more information..... in the meantime go to Blockbusters and rent ALL THE PRESIDENT'S MEN starring Robert Redford.... man i am too nice today what was in that coffee? nasty is out
| |
Unrecorded Date lol@nastygirl Way u go sista!
| |
Unrecorded Date Nastchick, waa sidaa aad u sheegtaye, Waxay kaloo samaacado ay ka dhegeystaan ku xireen telefonada xafiiskaa yaalay, si ay u dhegeystaan waxyaabaha lagu wada hadlayo marka xafiiska lagu jiro.
| |
Unrecorded Date and Dastin Hoffman what a movie. Who wants a popcorn?
| |
Unrecorded Date EXTRA! EXTRA! Safarada Somaaliyeed ee waqtigaa jirtay, daarta Watergate bay xaafiis ku laheed....incidently Monica Lewinski's mother, Bob Dole and many others including consulates have apartments or offices at the Watergate. The Watergate also has resturants, and shops. .....A young Russian couple who have swindled millions from people through shady business deals were recenlty caught there
| |
Unrecorded Date to hebel you think it is funny let me tell you something this guy asked you a question answer it or shut your mouth doqonyahoow.
| |
Unrecorded Date Asalamu alykum Maad diinta saas uraadisid walaal?. Iska na jaahil bixisid arimaha kusaabsan diinta is dowladaha islaamka? what will u benefit, if u find out this? Use ur time and health wisely before they vanish.......... don't mean to criticize Wasalam alykum
| |
Unrecorded Date shangaani meesha 36 iskaalo maa u qabtaa? baac fookhal boolo. why is every donkey picking on me now a days? yeah it was funny damn it before you walked all over it.
| |
Unrecorded Date to hebel. sudurumururuu & sudururqabax,,,allaha ku soo uruuruiyo wax kaloon ku idhaa garan maayee..aamiin.
| |
Unrecorded Date jilci
| |
Unrecorded Date hello
| |
Unrecorded Date yes
|