site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

DAAWO FILM/BOXSING TV1000 KU DAAWO LACAG LA ´AAN

SomaliNet Forum (Archive): General Discusions: Archive (Feb. 2000 - May 2000): DAAWO FILM/BOXSING TV1000 KU DAAWO LACAG LA ´AAN
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

PPD 007

Unrecorded Date
Waxaan ahay arday waxa ka barta wadanka SWEDEN , Elektronik .

Waxaan Halkaan ugu faa iidaynayaa Dhaliyarada jacel in ay daa wadaan filimada
iyo ciyaarah FEERKA waaweyn. oo laga soo dayo TV1000 iyo FOTBOLKA talyaanig iyo engriiska.

sida aad u daawan kar to waxay tahay marka hore waxaad soo iib saneysaa dish/parabol
oo leh nooca kaarka galo oo layiraahdo DIGITAL/ANLO .

LA SOO XIRIIR Email

S.SATHACK@SWEDEN.COM

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

hebel

Unrecorded Date
Oh! man a cable-boy in the house and a dirty one too.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

sabato

Unrecorded Date
to hebel
qof yohow waxaad tahay qof qaab daran
ee umada nabad gali teeda kale
wax shaqo ama ikuul kaama dhacaan miyaa
lawaatan iyo afar saac waxaad ku jirtaa
kum biyuutarka meelkastana waxaa ku qoran
maga caada hebel waxaan kuu sheega
uqor oo kaliya qofkii aad arimo kaleedahay
qofkaadan dan kaleheen ha u qorin hadii
kale umada wey ku dhib saney saa

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

sugule

Unrecorded Date
Waa runtiis Hebel,
Ninkaan filimka nala daba wareegaya waa edeb daranyahay. Dhib waxaa noogu filan filimka debadda maraya waa maxay suntaan iyo filimada wasahkda ah ee uu faafinayo.

Sugule

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.