site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

Akhyaarta waa macalin hassan oo joogo u.a.e

SomaliNet Forum (Archive): General Discusions: Archive (Feb. 2000 - May 2000): Akhyaarta waa macalin hassan oo joogo u.a.e
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

macalin hassan

Unrecorded Date
saaxibayaal iga gudooma salaan dheerad ah
waxaan jooga dubai business-kana waa heersare
aad iyo aad ayayna u kulushahay maxaa isku dhacaya amerika iyo canada ma sidi ayaa weli busy loo yahay
to hebel
saxib nafta ka waran meesha maxaa isku dhacaya igu salaan dhalin yaradi gaar ahaan
liiban crown u sheeg waan waayay ninki uu ii diray intaa iyo nabad gelyo waxaan aadayaa xamar cade halkaas oo aan joogi doono in muddo ah insha,allah macasalama

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

hebel

Unrecorded Date
macalinka saan maxaa kaa dhigay? lacag idheh.
shimee baxdina subxaanee? ani ma ogeenbo in oo furihii qasnada heshi isoo kaa lumay aa iigu kaa war danbeesi.
ila soo socodsii see wax u dhacaan ii in xamar cade AOL qabto.
waa yahay saaxiibkiis anaa LII kaa gaarsiinaa fariintaa.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

NeefoowKaniiiini

Unrecorded Date
,,,,,,,Innagaa yaab alle inoo keenay!!!!!

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

hebel

Unrecorded Date
ar xaad la yaabtay qandho fiiro dheer leh haku gashee?

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Waramaa

Unrecorded Date
E-mail aad ku wada xiriirtaan ma lihidin miyaa, mise sida loo sameystaba ma taqaaniim?!

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

hebel

Unrecorded Date
maya sida yahoo iyo hotmail loo galo ayaan weli lay tusin.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

muniira

Unrecorded Date
TO HEBEL
hebel aboow ani waaba yaabee warka jeebka maa kala soo baxdaa.
ha ila yaabin meesha ka hadasho lee soo fiiriyaa
waxaan u malaynaa hadaan ulmo dhalo inaa HEBEL u bixin doono hadii kale bro wanqalka aan kuu yeeraa aa xoogaa u duceesid baby (hebel)

bro run aan kuu sheegaa adi intee joogtaa waaba yaabee waxaan isdhahaayay kan cid taqaano majirto waaba yaabay markaan arka kan ku yaqaana

hebeloow reerkii igu salaan iyo dariska

by gabar ku taqaano

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

hebel

Unrecorded Date
muniiro walaasheey hal gabar aan aqaan oo muniiro la dhaho adi miyaana taas?
walaaleey aad aa ugu mahadsan tahay intaa wiilkaa iigu samineysid wan qalkana in oo imaado balan dheh.
abaay meesha in oo u nuurnuuriyo leen iska jeclahay hadii ka heshine kheyr waaye.
abaay inoo ii froumka.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Isse

Unrecorded Date
To:muniira&hebal
abaaydiis hebal lee kadhalaayo hadii aasba kaheshay ani xitaa fataxo lee soo aqrinaa noh
marka muniira hebal meel mahaasto abaaydiis ee shukaami yah markaas cuniga hebal odaga hebal
habarta heblaayo gabarta madhadho okey
marka waa sii dumaa yah,dariskana hala iigu salaamo,halana dhaqaaleyo yah.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

xaawo

Unrecorded Date
hebel kii ku dhahay hebal meelkaso yaaloo meel dheeraas waxka arkaayay hadana dubai maa aaday cajiib dheh

haa anaa xamar cade kuu og in aas leeyahay AOL iyo wax kasta oo amerika iyo canada yaalo marqaati hadii rabtidna tigid gooso isoona mar hee


xaawo

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

hebel

Unrecorded Date
isse sug macalinka gabal xalwo aan meel ku qarsadi aan kuu soo saara.
xaawo cadeey warkaa ma yara intii xamar maa sii juguc jagac dhahdi?
isiibo see wax kuula ekaadeen meesha naf ma laga dayi karaa?

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

gurey

Unrecorded Date
ku:hebel

gurey waa xu joobay

sxb waxaan layaabay ani laacibintii hore aan ahay ee ma ogidoo!! hadartaane wax lee fahmi waayay anku weeydiin lahaa sxb amar aaba jiree.sxb ii jilci erayadaan ah AOL??????mishidoonyo lee iga dhigbo.
hadiin fikiray waxaan umaleeyay walax oo lamada lugood ee dumarka dhexdood ku yaal afkeey masoo marin kari ee.cimaa mada aan dii daa ineey iga dhacdo waa ogtahay ani dabin kabood ween aan ahay.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

muniira

Unrecorded Date
to isse

bro waa mahad santahay faatoxo badan aa loo baahan yahay HEBEL nin culus waaye dhaqso dhulmaladhigi karo soo ducee bro

hadii hebel is helno waxaa noqoneenaa REER HEBEL,
ciyaalkeenana waxaa ladhahaa ILMO HEBEL,anigana
HEBLAAYO HEBEL ,adigana waxaa noqonee HEBEL HEBEL

isse gabarteena maxaa MADHADHO ugu bixisay maxaa waaye madhadho isoo sheegbo

isse hada laga bilaabo reer hebel shiiqoodi aad tahay ogow

IID WANAAGSAN ALL SOMALI WAYN

BYEE ISSE HEBEL

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

hebel

Unrecorded Date
heblaayo warkaa keen LOL@@@ reer hebel I like it

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

hebel

Unrecorded Date
gureey sxb AOL ameracan on line ee k taagan tahay.
maskaxdaa dhib weyn aa heesto hadii marka wax la dhoho ba aa laba lugood ka dhex fekereesid.
aJaaJa

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Isse Omar

Unrecorded Date
To:Muniira
qofyahay waxaa tahay qof culus sida aa ku maleenayey matihid noh
laakin kaley aniina maxaa reer hebel igu derteyna?
waxaa larabey magaceega in aad igu qadetid noh oo tiraahdo reer Isse Omar noh aaba kafican noh walaashiis yah ma istiri..
gabadhana madhasho waxaa kawadaa noh toban dhasho camal noh...Walaashiis hebelna waa culus yahay yaa kaa maqlin noh Kaas baba raqiis waaye noh hadii asi u dhimaheesid ani saasba ma u ogeen noh laakin hada waxii kadembeyo anaa gacanta kusoo gelinaayo,arkaas siis raqiis u yahay lee anaa aqaan hadaa u tagaa noh gabar aa ku jecel lee dhahaa waa isku dhalaalaa lee noh sidii jalaato camal noh sikaleeeto uma taqaanidee.

nabadey ciid wanaag san yah.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

gurey

Unrecorded Date
TO:HEBEL

AHAA AH AHAA AHAAAAAAAA

SXB buundo aad mahaas kaxaab satee ogoow laakiin ani lama lugood dhexdood ee dumarka madhaafaayi mahaas in yaasin lee laygu saaro an jeclaan lahaa.waa kabaxay

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

hebel

Unrecorded Date
isse omar naga kala daa nohda balo noohnooh lahayde.
gurey winterka ma xuma in labo lugood laga dhex fekero maadaama laantiina daroogo noqotay legiina colestorol.
sxb iska ilaali laakiin samarku yuu kugu soo gelin waxaa la yiri ogsajiin malaha samarkii.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Qumayo

Unrecorded Date
to munira.

lol...Allaha isku kiin qaboojiyo,aamiin,afar indhoodoo is eegaya allah kaa dhigo,aamiin, meeshuu hebel ku kufaba ka kac.

to hebel.

qudunquuto geed saaran allaha yuq kugu siiyo..aamiin

peace and luv.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

hebel

Unrecorded Date
adna dibkaa ha go'o mulac camal

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Isse Omar

Unrecorded Date
To:hebel
abaa nohda af kega aa u bartey noh hadii ee ku dhibeyso laakiin waa kadanaa noh.. ok

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

hebel

Unrecorded Date
noh

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Qumayo

Unrecorded Date
To hebel.

abeeso madaxweyni ku ruuget qumaygii baasaayow,saancaddaalihiiyow.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

hebel

Unrecorded Date
adna kalaqaadka abeeso hakaa qaniinto qumayadii saanguduudlihiiyeey hee dheh.....isku bax.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

macalinka wayn

Unrecorded Date
WAR YAA HEBEL MAXAY TAHAY QUMAYADI MAXAASE
KU DABA DHIGAY MIYAY KUGU WALACDAY
ANIGU YAABAYE MEESHAN ARKABA HEBEL IYO QUMAYA AYAA IS INKARAYA ANIGU YAABAY

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

hebel

Unrecorded Date
haa ninyow laakiin maba dhasho taas oo faraanti baa ku jira.
macalinka warka isii goormaa sheekeysanaa odey?

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Qumayo

Unrecorded Date
To macalinka.

Eeyaahee waa cajuuskaagan ilkihii beelayee islaantiina soo dayrisay..maxaad igu cuntay?
naayaadhaheen..naa waa rag Qumayoooy,Qumayooy,Qumayooy,Qumayooy,laga wada yeedhsiiyey waxay ka galabsatayna ma garanayso.

war Qumayo ma 20 bay u qaybsami?

orodoo islaantada walacaysa casiisada dabka u saar meesha af qabaala ha soo dhigine oo bilaa ilkee.

to hebel.

adiga way inoo taalaa baan ku idhi,haye,sii bidhikaalaysaye macalinku imikaba wuu tagi..hoogyey xageed is geyn?

peace and luv.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

hebel

Unrecorded Date
waa inaan lugahaaga dhex galaa hadaa intuu macalinku soo noqonayo halkaas uunbaan kaaga amaan heli lahaa qumayayooy

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

XAMARDAYE

Unrecorded Date
qumayo,habaar badanaa?
qumayo adiga qumayo ha ku ruugto hana ku kufsato.
AKHIYAARTA MACALLINKA EE U.A.E JOOGA,YAA IDINKA JOOGO SHARJAH?GUULEED MA HEEYSIIN?

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.