BOSANERO | Unrecorded Date WARAA XAA IKAA DABA DHIGAYNE MESHAA MARBA ANI MAA SHARMUUTO ILEDAHAYNE ADIGOO MESHA CAYRTA TAAGAN LEE KUU GABANAA MINTI KUDAA OGOW LEE TAAS. |
hebel | Unrecorded Date boosanero ma buuxsanti kaali? ninkaas wax ma caayo ee nabadaa gal odi. |
Qumayo | Unrecorded Date to hebel. adaa bosanerada ka buuxiyey abu shukulaato yahow. peace and luv. |
hebel | Unrecorded Date qumayo hoostaa hakala kormartee iga deey habaarka. |
DACAR | Unrecorded Date KU;HEBEL bala kula tagtay war heedhe wax iskula har oo waa dumar !!!!!!!!!!!!!!!!!!!! DACAR-DACAR- DACAR-DACAR- |
Anonymous | Unrecorded Date DACAR BRO ADI RUUSHKA MA JOOGI JIRTAY |
hebel | Unrecorded Date ok dacar adi hoostaa la hel marka |
Qumayo | Unrecorded Date to hebel. Hirgo hagab weyni hingi kugu tidhi..aamiin. peace and luv. |
Warta suuqa | Unrecorded Date Qumayooy Qumayo, Qumayooy Qumayo, heedhe. Qumayo ku leeftay. Areey waa ku magac xumadaas. Xeey magacaas ka jariday qumayo ku sacbisay. LOOOOOOOOOOOOOOOL, aryaa hal walaxaan ku weeydiihaa ee runta ka sheeg, waligaa kudkude ma ku qaniinay ee dhuudhi makaasoo baxay barjaha beela. |
Warta suuqa | Unrecorded Date Ar kaalaya, ar unukaa wax aragnay xeey maha la qurmeehaan leeyahay, areey DACAR maha fadhiya ee daya. ee waa kugu Dacar badnidaas, qandha Dacar badan qaade xaad soo cuntay arooy, yaayaasa badanaa, Yahoo, areey amoow .com raacsiiyaa ee internetka qurunkiisa soo qabdha ka dhacdaa, areey Dacartaada maha la fadhi. Ya know a new research by Korean Company has conducted that a little peace of chip to install your PC can give you any smell you see currently through your screen (flowers, dusts, perfumes) therefore I'm warning you Mr. DACAR to be careful. This is not JOKE. Capisho. |
dacar | Unrecorded Date War muxuu yidhi, war waxaad tidhiba lagu yidhi waadigan sii caykaagsan sidii duqsigii war heedhe aan kuu soo jawaabee midh-midh iigu soo tidhi,war yaa kula hadlay bala! kula boodh badnaatayee!!!!! dacar-dacar-dacar |
dacar | Unrecorded Date Haa' macalinka laakiin inyar ookooban.... dacar-dacar-dacar |
hebel | Unrecorded Date dacar arooy anuu ii danaanihaaye isjir yuun ku dardarin sidii rati baarqaboo doobi dareeraahe mahaas ha u roogsan qandho la dacaroone. |
hebel | Unrecorded Date qumayo YUR aan ku iri |
Qumayo | Unrecorded Date To hebel. yur iyo wax ka daranba adaa lagu yidhi...bahalkii taayirada yaryaraayow. to Warta suuqa. maxaad iigu yeedhaysaa?maxaan kaa cunay? naa anagaa wax aragnay...cajiib.alaa hadaad salaanq aadatood samada ku fuushana soomalida amaan ka heli maysid. peace and luv. |
Warta suuqa | Unrecorded Date Qumayo, Dabqaad ama idin qiiqaayo iyo luubaan bulbulbul dheheeysaan kaa dabawataa yaa, Macallin yabaalaa iikaasoo diray. :) OK, waa soo gaabihaa ee ka warran hadaan DAC kabilaabo, xaad ka qabtaa? |
hebel | Unrecorded Date LOl@@ warta ar--tii xaa la tegey? eeyaa qumayo dabqaadka foox madow dab kusii ani xaba iga qaadi ma kartid. |
DACAR | Unrecorded Date War inagaa wax aragnay!! tanoo kale waryaadha midh-midh iigu kaalaya,hadaanan hee, oo igu walee aanan midh-midh idiin ------ oo aysan dadka dhagaha faraha gashan !!!!!!!! DACAR-DACAR-DACAR |
hebel | Unrecorded Date ciyaal warta xabad xabad ma kasayaan ee iska keen celi sxb. nin warta ah sxbkiis weligiis dagaal maku deyn |
MALAAQ | Unrecorded Date TO,HEBEL BAAC |
Warta suuqa | Unrecorded Date To Hebel, Xaa karabtaa minaan halaambeey ku qaadin waa arki doontaahe iska dhaaf, mar Dacar goobta hasoo galee, ar iga fujiya aa ka dhici doontee. Yeera yeeray (.......) Yaxaas qaaday (......) yaa biiq iyo baac iyo boolo ah hebeloow ii sheeg? oow M...........q. |
dacar | Unrecorded Date Mar hadii habarteey-habarteey ay gaartay,aniina adoogeey aan keenaa, markaasna waala arkaa wixii fool bilaaya!!!!!!! dacar-dacar-dacar-dacar |
hebel | Unrecorded Date warkaa isii warta waa wareey waxaasaa malaaq baac eh |
Warta suuqa | Unrecorded Date LOOOOOOOOOOOL,Hebel, steeli ee mahaan ka maqan ee warka isii? atoora badiye yoow ku dardarin.teeda kale abwaan maa ahaan jirta saakay hadalkaaga waa "w" eeysanyahee. Dacar, sadaxleeyaa meel mahaasa kuu taal ee masoo aragtay? |
hebel | Unrecorded Date warta saan xaa ii galay? abwaanimo ii xoogsi dheh. |
dacar | Unrecorded Date War abwaanimo iyo adinka kala daa,maxaa laysku camiray madilaalkii suuqa xoolahaaa..... dacar-dacar-dacar |
hebel | Unrecorded Date maya fuundigii dekeda cusub waaye |
Warta suuqa | Unrecorded Date Hebel, Abwaanimo waa loo dhashaahe iibsi lagu waaye, sax soow maha? Dacar xoow rabaa oow abwaanimada kuugi diidaa mugga. Timaha shax kasii halmar, kuliitigana toose. |
bosaneero | Unrecorded Date walaalkin balaq shuunkada urso daba madoow siilkaga maxaas ka rabtaa hadaa rabtid kaalay hee urso or leef mindida waa kugu soo soctaa xaa samaynee. |
hebel | Unrecorded Date boosaneero saan waa dunti miyaa? xey tahay ureysidaa? |
XAMARDAYE | Unrecorded Date BOOSANEERO Boosaneero waa kuwi marka ay naga xiranto boosaneerada,inoo furi jiray oo dhihi jiray inta xaarka gacmaha la galo,BAASTA HALOOWDI WAA,wax ma dhibeeyso. hebel and warta lol@@@@@@@@@@@@@@@@@@@@@@@@@@. |
Warta suuqa | Unrecorded Date Xmardaye, Ar ha ixasuusin waa jariiracyoohaa minaan boosaneero maqlee, hadda ka horaan ku dhax dhacay ee waakugu qurunkaas, ileeysin waxaan nasiib ku lahaay boosaneero anjagtay eey ahayd aasaa bil korka la iga dhaqaayay. LOOOL |
Qumayo | Unrecorded Date ufuuuuf meeshu qadhmuunaa kurkii baa i go'aye,ala hoogayeey ma jiirbaa ku bakhtiyey meesha,ufuuf. |
Warta suuqa | Unrecorded Date Xamardaye, LOOOL wahts up? Qumayo, Saakay soo jarmaadaa xeey tahay dalqa gooys maa tahay? LOOL mise bosoneeraa ku qabatay foox ahaan. |
Warta suuqa | Unrecorded Date Xamardaye, LOOOL whats up? Qumayo, Saakay soo jarmaadaa xeey tahay!! dalqa gooys maa tahay mise boosaneeradiyaa foox camal kuusoo qabatay? |
xamardaye | Unrecorded Date war maxaa na dhex dhigay BOOSANEERADA?shaqada dadki lahaa ha loo dhaafo ha cabaane. |