guur doon | Unrecorded Date w!! |
geela | Unrecorded Date ku. guurdoon aniga ayaa rabo guur xalaal ah waxaan jiraa sodon sano |
GUURDOON | Unrecorded Date TO: GEELA ANINA SIDOO KALE |
Qaalligii | Unrecorded Date is guursada hadde!! Nikaaxattu nab! haddeey ku diido iska diid! Haddeey ku yeesho iska yeel! Nikaaxattu nab!! You may kiss the bride! Qaalligii |
Anonymous | Unrecorded Date To Qaalligii !! waad khaladay guurkaasina ma jiro, ee anaa hadda ka daba gaynaaya intaanay arinta weyni dhicin .. Adeer Haday ku diido diid Adeer Haday ku yeesho yeel Alaa ku siiye Nab ku sii. Wiil iyo Caano... |
Anonymous | Unrecorded Date hadeey ku diido iska diid hadeey ku rabto rab ku sii |
Guurdoone | Unrecorded Date Guurdoon, Adi saan guur laguma helee, kala faahfaahi arrinta , ma waxaad rabtaa mid Qudbo-sireed mise mid ku meel gaar mise kii caadiga ahaa. Intaba waa laguu hayaa ee bal soo daa kan kuugu xiiso badan ha laguu gargaaree. |
gurey | Unrecorded Date to anonymous waabaa waxaa layiri nin baa lawaydiiyay balo ma aragtay? markaa suu yiri haa. markaasaa layiri oo ma qososhay? markaasuuyiri maya. waxaa layiri hadaa balaayo maadaa arkayba balo waa tii kaa qoslisee.waxaan kawadaa meherka sidan Haday kudiido diid Haday ku yeesho nab war ileen balaayo maxaa diin cusub soo baxday guurkii abaa 100 formula yeeshay. |
hebel | Unrecorded Date OBJECTION!!!!!!!!!!! |
Iisho | Unrecorded Date To Hebel OVER RULED |
gurey | Unrecorded Date TO HEBEL IYO Iisho maxkamad baad muujiseen laakiin waxaad iloowdeen garsoorihii iyo danbiilihii. |
gurey | Unrecorded Date waxaan dareemaa in hebel iyo abaayo Iisho ayka wadaan danbiilaha qofka doonaya guurka xalaasha ah laakiin laba haysugu darina sxb yaaloow 1.ineeydaan latalinin guurdoon iyo 2.inaad xabsi utaxaabtaan waa kabaxay mahad sanidin |
hebel | Unrecorded Date Hey that's not right iisho, ya can't over rule me without asking why I objected first, that's not fair. |
Anonymous | Unrecorded Date Ok why did you object hebel. |
hebel | Unrecorded Date yaa kuu sheegaa hee? |
Anonymous | Unrecorded Date What do you mean yaa kuu sheege. Adiga guurka xalaal ka diidaysid. See camalkaa adi |
Aw Awees | Unrecorded Date Neefow labka dhaaf yaa, dadkaanya afkooda a ku dheelin, wlii ki dheelidaati ki dheel laakin sala ingaraa walii ka wiinyi a ka dheelin, ninbo afkiis haddiis khoraayo ad kii maay maay ma lahdidoo, maxaa koo dadow kuu geeyi, meeha oo reer Bayhdabo ku warramaayiin aan kugu arki ad oo afkiinya khoreysid, unuka kaanya noo dhaaf. Soo dhawaaw hee |
hebel | Unrecorded Date aboow macaanoow i dheh garkeey hoo jilbaha iga taataabo timaha.....uhum sorry I have to go now please. |
NeefoowKaniiiini | Unrecorded Date ,,,,Aaw Aweys see ahaantaa ad afkaanya maa ii diiroo reebtina!!!! Shakuwareera yaaw!!,,waaba ku arkoohaanyaa Ansharaaf ii Heer Maanyana ma tihiid 'e..... |
Hani | Unrecorded Date Aboow macaano garka iyo jilbaha. Waa ku tuugaa noo sheeg why did you object. |
hebel | Unrecorded Date LOL HANIIIIIIIIIIIIII walaaleey seen kuu bartaa? |
Hani | Unrecorded Date Seedaad rabtid. Laakin ka jawaab marka hore su aa sheedi. |
ljo´¨ | Unrecorded Date uÅiÅo öokäpo+¨po9-i+'o9 |
hebel | Unrecorded Date maku soo celin kartaa? |
Hooyo | Unrecorded Date waraa adinka maxaa idunku dacay wilkii gur doon ka ahaa loma soo jawaabin anika lee isku baxdeene. waraa wilka jawaab siiyaa hee, maxaa dhacay waxaan umaleynaa waxaa la idinka iloobay malmashii. |
Anonymous | Unrecorded Date this is all f*ck up. the way I see it is: Girl wants to marry, Boy wants it too......my question is, if u dont wanna get married, why make all that bullsh*t remarks about it???? as for that Lawyer wanna be hebel (n*gga please!), too much Ally Mcbeal?? as for "hani"...get it together, obviously he has nothing to say, otherwise, he would have said so already, n*gga loves to share his so called ideas!! which I have my doubts about, but that is beside the point......STOP BEGGING, IT IS DEGRADING. as for guur doon and GUURDOON.....all the best! I'm out xxxx |
Monira | Unrecorded Date Walaal guur doon I am assuming inaad female tahay, and as such, I need to ask WHY? for the love of god are u proposing to a person u dont even know...maybe u havent noticed but it sounded desperate. All I could think of is why would someone (male or female) wanna stoop so low??is it because u r worried that your biological clock is thicking ( if female) or are u socially handicaped that u couldnt meet suitable person ( this applies to both M and F). which one is it????? |
DACAR | Unrecorded Date War maxey ahaayeen qoladaan dhalfada la cararaya mise waa qoladii loo fasaxay galmada afwayne dabadii,afweyne muxuu bala hayay,inlee qoloba dhan ubadisay. |
hebel | Unrecorded Date Hey Anonymous are you by any chance George Ckastanza from Seinfield? You're WAY! Too Up-Tied, sit down and have some Antifreeze please, you're boiling here. Hey Dacar why when we sing for camels do you sing for the republic of North Yemen? |
Hani | Unrecorded Date Anonymous are you jelouse that I am begging him to tell me why he object? If you are just say so. |
UBAX2000 | Unrecorded Date Dear Guurdoon Can I just say if you are serious then I feel dicusted and ashamed, havent you got anyone you could marry in where ever you are . I am not suprised you could not even write anything at all could you.... If you are not serious then you should be ashamed you don't have anything better to say so you write what ever comes to your mind leave it for people who want to write something. And to Monica I agreed with your question but can I just say why are you saying something like that to disabled or handicapped person ilaahey made them like that and they are human beings just as you thank you. |
gobaad | Unrecorded Date i know this to be a joke so i am going to take it as such. well dear guurdoon do you know how dangerous it is to try and meet people on the internet? I mean they could be sereil-killers or something for all you may know. On the other hand it is only logical for us Somali people who are dispersed all over the world to meet our would be partners however we can and the internet is as good as any. Am I contradicting my self? Well it is my prerogative, after all I am a |
hebel | Unrecorded Date gobaad worst then a serial killer they could be members of the same sex. Ouch! That I get freak outs. |
XAMARDAYE | Unrecorded Date Guurka yaan meel looga dhicin,qiimahana yaan laga qaadin,hadalki oo kooban nin iyo naag wixi guur raba waa loo haayaa wax guursado.oo iyaga ayaan isa siinay,ha ina ceebeeynina naag ma weeyso nin ,nin neh ma waayo naag.sheekada ha inaga xumeeynina. XAMARDAYE |
NINWAYN | Unrecorded Date LOL DACAR MARKII DAWLADII AFWAYNE DHACDAY AYAAN NIN YIDHI INTUU ARKAY KUWO SI WAALAN WAX UGALAAYA : WAAR AFWAYNE HA'HADLINUU NALAHAAYE KUWAN ILEEN QOODHUHUU KA XIDHAY.HADEER QOLADIIBAA INTAY WIXII ARLADA MARAAYAY SOO MAREEN AYAY WAXAY RABAAN INAAN NET-KANA SAARTAAN. NOTHING PERSONAL PEACE. |
Kutubeey | Unrecorded Date Soo Dhacyeey!! Waa Kutubeey oo Soo Dhacday! Guur Doon, Nab Nakatum Nikaaxatu Nab... Haday Ku Diido Diid.. Haday Ku Yeesho Yeel... Rab Ama Ha Rabin Waa Lagu Rabsiinaa... Diid Ama Diid Waa Lagu Diidsiinaa.. Duqooshinka Iyo Habrooshinka Soo Fadh Fadhiida. Xalwo, Bun, Gaxwo,Bur Shiil Shiil, Shushumoow, Qumbe, Bajiye Iyo Macsharo Buux Waaye.. Marti Martida Iska Daaya....Xishood Ma Fiicna A Wise Man Once Said "If A Man Marries His Mistress, He Leaves A Vocancy In That Place" Guur Doon Are you Looking For First Wife[Assuming that you are a guy] or Qudbo sireed[Mistress] Suubis???? Soo Cadee Morina, This Is The Best Tool To Find A Soulmate... Right People! Right! Shubaane |
hebel | Unrecorded Date boring |
xamardaye | Unrecorded Date uf lee yaarabo guur hadda, goormaa laga tagay goormaa goormaa. |
omar | Unrecorded Date TO:guur doon marka hore alslaam caleykum. walaan waan doonayaa guur xalaal diyaarna waan u ahay hadi ay jirin wax shardi oo kuu gaar ah waan ogolahay aniguna waxaan ahay nin dhalinyaro oo 30 sano jira oo dagan noorway hadii aad diyaar tahay oo guur xalaal rabtid halkee oo kaga so xiriira. sidaas iyo nabad gelyo. |
jamaaal4 | Unrecorded Date kutubeey halagu kutubeeyo...bun iyo xalwo see isku meel usoo galaayaan..shuban maa nagu ridee.. xalwo waaba la gartay..bun maxaa keenay..tacsiya maa la fadhiyaa meesha..aroos iyo mashxarad aanba ku jirnaaye...ilaaheey waxaan ka tuugay aroos adiga qabinqaabinaysid ima keeno mana isoo cazuumi kartid xitaa..iska jirhee.... labada dooneysa iney isguursato iska jira arrin dhab ah ayaan idiin haayaa..waxaa la yiri labadii iska guursata netka ma isku raagaan..halakan ayey ka dhacday sheekadaas...iska jiraheee. waaka baxay....iam not singing for geela,,iam singing for aden(cadan). |
Anonymous | Unrecorded Date ma waxaa jira guur aan xalaal ahayn. |