site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

SABABIHII DHALIYEY PRES ASASSINATION?

SomaliNet Forum (Archive): General Discusions: Archive (Feb. 2000 - May 2000): SABABIHII DHALIYEY PRES ASASSINATION?
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

FAARAX

Unrecorded Date
SALAAMU CALAYKUM,

walaalayaal waxaan rabaa in aan wax ka ogaado sababiihii dhaliyey dilkii madaxweyne c/rashiid c sharmaarke. waxaana soomaali ka codsanayaa in arintan oo kaliya aynu ka hadalno oo sida aan meelo badan ku arkey aanu leexan, arintan baana doonayaa in aan ogaado kala faaiidaysi wanaagsan

wabilaahi tawfiiq.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Mowlid-macaane

Unrecorded Date
No comment, waxaanse kugula talinlahaa inaad la xidhiidho BBC/Somali-service iyagaa haya Record sax ah oo qoran.

Hadii kalese waxaa lagaa dherginayaa ku tiri ku teen

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Biixi

Unrecorded Date
Abdirashid Sharmarke,

Wuxuu ahaa nin halyeey ah oo Somalinnimo ku jirto, xagga diintana aad ugu fiican, waxaana dilay Majeerteen.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Cali faras

Unrecorded Date
Asalaamu caleykum

To/ Mawliid macaane

BBC aad dadka ku hogaaminaysid miyaanaad ogeyn inay tahay idaacad ay yuhuudu leedahay oo aan danahaaga marna ka shaqaynayn , mawaxaad aragtay uun weriyaasha Somaliyeed ee ka hadla.Walaal war qoran baa loo dhiibaa oo ay akhriyaan.

Wabillaahi tawfiiq

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Kissima

Unrecorded Date
Cali Faras Cadde miyaa mise Cali Faras kale?,

Ma waxaad tahay ninkii joogay Buffalo, NY?

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

idil

Unrecorded Date
somaliyey ninkan iska ilaaliya waa nin jiran meel kalena waan ku arkay isagoo leh halaga hadlo wax dadka isku dir u keenaya hala xiro hadlkisa ,qof dhintay oo somali oo dhan ogtahay in ladilay maxay tahay halaga sheekeyo waraa reer badiye shaqo yelo .

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Mowlid-macaane

Unrecorded Date
Ms IDIL
Mayla aragtay walaal in su'aasha wax ku jiraan!!!!

Mr cali Faras
Yuhuud iyo yuhuud la'aan sxb inagu ma waxaynu leenahay madxaf lagu xafido taariikhda, sowtaynu kabaheenii dubanay.
ta kale sheeko soomaali waad ogtahay inay tahay ku tiri kuteen iyo caadifiyad ka fog waaqicigga

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

FAARAX

Unrecorded Date
idil & mawliid macaane,

walaalayaal anigu waxaad ka hadlaysaan maba fahmin isku dirka aad sheegaysaan waa maxay anigu waxaan idiin weeydiiyey as case study ee ma ahan wax kale sidaas daraadeed tuhunka idinku jira inta iska saartaan hadaad jawaab haysaana iiga jawaaba su'aasha aan idin weydiiyey hadii kale no comment ayaa idinku filan ileen pres c/rashiid wuxuu ku jiraa qayb taariiqda soomaaliyeed ka mid ah!

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Unrecorded Date
Mowlid,
Cabdirashid Sharmarke ma ahan taariikh qoraal iyo buugaag laga daabacay u baahan waayo dadkii ogaa ayaa weli nool oo shalay ayay ahayd, wax maanta buugaag loogu raadiyo meesha maba yaalaan, midda kale anigu maba arko wax isku dir ah meesha inay yaalaan, waxa laga hadlayo waa wax waaqici ah oo aan ahayn ku tiri ku teen, marka haddaad jawaab u haysana sii haddii kalena iskaga aamus.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Mowlid-macaane

Unrecorded Date
MARXABA, WAXAAN DOOR BIDAY: NO COMMENT
C/RASHIDNA ALA HA U NAXARIISTO.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Cali faras

Unrecorded Date
Asalaamu caleykum

to/ Kissimi

walaal mayee waa Cali faras kale
Mahadsnid.

Wabillaahi tawfiiq.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

CiiseRooti

Unrecorded Date
Intaa hadey ku ekaato kawarama!!!!!!!!

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.