site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

Saacadda laga isticmaalo Koonfurta Soomaalia

SomaliNet Forum (Archive): General Discusions: Archive (Feb. 2000 - May 2000): Saacadda laga isticmaalo Koonfurta Soomaalia
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Caasho

Unrecorded Date
Dhalinyaro yaa ii sheegi karo meesha ay ka timid saacada laga isticmaalo koonfurta? Expl'12 duhurnimo waxaa la dhahaa lix saac.Carabaha lagama yaqaan Adduunka meel laga isticmaalo Timekaas ma jiro

Thanks Asho

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Nin sicii dibi dhalay

Unrecorded Date
Waxaa laga soo waxyoodey Samada, si walawaynta janada loo geeyo

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Mowlid-macaane

Unrecorded Date
To nin-sicii dibi dhalay___You're idiot_______

To Asho
Walaal ma hubo laakiin waxa maqaalo igu ah in uu waagii hore isticmaali jirey Talyaanigu ilaa inta laga gaadhayey dagaalki labaad ee dunuda.
Wayna jiraan meelo kale oo aan badnayn oo weli laga isticmaalo.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

gurey

Unrecorded Date
to asho
gacalisooy

sacadaan waxay inaga soo gashay dhinaca yamen oo way isticmaali jireen ilaahada meelaa laga isticmaalaa.dhabtu waataa maha meelkale.hadaad damacdana dabagal arinkaan waa saan kuu sheegay

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

caafi

Unrecorded Date
Asho

The time format you inquiring about is indigenous to the entire horn of Africa. It's widely used in southern Somalia, northeastern Kenya and most of Ethiopia. Unlike many imported time format this really fits well with the local environments conditions............hope that answers your question..............

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Unrecorded Date
Thanx caafi, you have answered it correctly and I think more than 8 countries used that version. Let me say it is generally used in eastern africa, I don't know if you'ever been in kenya, they siad "SAA INNE ASBUHI" ten o'clock or 10am, waqooyiga soomaliya ayaa si ka duwan looga isticmaalaa

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

shadiya

Unrecorded Date
asho anaba waa ku wareeray qof lee ku dhahaya 9 saac sadexdii galabnimo waa cajiib mesha laga keenay italy been waye anaa jogay lagama isicmalo waa lag yabaa waqtigii hore.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Cali

Unrecorded Date
saacadda laga isticmaalo koonfurta soomaaliya waa mid waafaqsan caqliga saxiixa ah iyo diinta islaamka laakiin waxaa layaab leh jaahilnimada dadka soomaaliyeed haysata oo ah in wanaag loo maleeyo wax kasta ee nagaga soo kordhay dhanka gumeystaha, sida dadkaan u maleeya in qaabka xisaabinta waqtiga ee laga isticmaalo waqooyiga soomaliya uu sax yahay, taasina waa aqoon yaro ama doqonnimo, haddaba walaalayaal waxaa isweydiin mudan xaggee ayey naga soo gashay figradda ah in 12saac oo subaxnimo lagu tilmaamo lixda-subaxnimo? dabcan jawaabtu waa ingiriiskii dhulkaas gumeystay, mana aha in wanaag la moodo ee waa in laga haraa,

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

ASHO

Unrecorded Date
Asho
To Ali
Dhageyso walaalow, anigu ma dhihin waqooyaiga somalia kaliya ayaa lagga isticimaalaa, ee adduunka oo dhan aa lagga isticmaalaa
Yamena lgama yaqaan,Italiana lagama yaqaan,SO sheega bal meesha aad ka keenteen iyo waxaad Adduunka ula qabsen la'adihiin?aniga ma aan ihi reer waqooyi mana aan ihi reerkoonfur,waxaanse ka yaabey in la dhaho "Qaldaamiin" ayagoo idinka saxsan,Hooyo macaana aan "Habbarta" dhihin.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Isse

Unrecorded Date
Salaan dhammaan

Marka hore waa inaan isla fahamnaa Soomaalidu ka hor intaan ninka cadi iman sidii waqtiga ku xisaabin jireen. Tan kaliya ee caqligalka ahi waa inay ku xisaabin jireen habeenka iyo maalinta; Marka goormeey bilaabataa maalintu, goormeyse dhammaataa? Waxay bilaabataa markay qoraxdu soo baxdo, waxayna dhammaataa markeey dhacdo, sidaa awgeed ayaa keentay in koofurta Soomaaliya saacadda ay ka bilaabaan markay qoraxdu soo baxdo.
Waxaan u maleynayaa intaan ninka cadi Soomaaliya imaan in Soomaaliya waqtiga isku si loo xisaabin jiray, laakiin Ingiriisku uu ka xoog badiyey habkii halkaa jiray oo kiisii dhaqan geliyey Talyaaniguna uu ku guuldareystay! Waxaad arkeysaa koofurta markii la ballamayo ineey dhahaan "subixii Ala sei" oo micnaheedu yahay 6da subaxnimo taa ayaana ku tuseysa in koofurta lafteeda laga isticmaalo Saacada ninka cad uu noo keenay laakiin aysan sida waqooyiga u shaac bixin.

Mahadsanidin

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Isse,Omar

Unrecorded Date
To:caasho
walaashiis waxaan hada kahor maqley in ee Itopia
naga soo gartey sababtoo ah iyaga ayaa saas u xisaaban.

TO:nin sicii dibi dhalay

kaaley habartaa markee ku dhaleesey ee dibiga aad shgeyso kula dhashay miyaana mise dibiga aa habartaa uureyey???????
mida kale Ilaah arima hiisana faraha kalabax
qof koorabo asaa janno gesanaayee.fahantu,furuq haku dilee.

To Isse,Omer
Stop,Xayawaan yahow, Hooyada aad "Habarta" ugu weceysid.miyaadan fahmin Asho hadelkeeda?
Maxaa loo isticmaalayaa Waqtigii la isticmaali
jirey gumeysiga ka hor,Waqtigaas Duurka lugu jirey oo Maryo lama wadden? Ma Adduunka oo dhan,Cadaan iyo Madow,Gaal iyo Islaamba tan maanta lagu dhaqmo la isticmaalo.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Isse Omar

Unrecorded Date
To:Anonymous

Walaalkiis waxa aan kahadlayo maadan fahmin Maskiin yahoow. Annigana xayawan ha igu shegin
habarti ku dhashey aa xawyanad ah Af somaligana sobaro marka hore inta aadan imaan meeshan.ok

nabadey.Isse,Omar

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

gurey

Unrecorded Date
TO: Asho,isse omar iyo anonymous
Waa idin salaamay dhamaan Asalaamu Aleeykum.

HADAGAALAMINA

Asho (HABAR) waxaa loo lajeedaa hooyo,gobolada koonfureed.(GABADHA) waxaa loola jeedaa xaaska leh reer, gobalada woqooyi. arimahaan cidina cid kuma ceebeeyn karto.

Rayi ahaan waxaa iila haboon ama ay tahayba in waalid ku dhalay aan lagu dhihin waxaan aheen (HOOYO)sidaas baa qalbiga hooyada iyo ubadkaba uroon.

Isse Omar hadhalaalin sida shamac lashiday ee u dul qaado walaal kaa oo isfahma si dagan

Anonymous meesha bakoor inaad kala dhexboodo eed walaal kaa isse ka careeysiiso meey ahayn sxb markaa anigu meesha uma imaan budh iyo bakoor lays dhaaf sadee sxb koobka cadeeyska hayga daadin muqaaxidana hayga arbushin waakabaxay.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

soomaaliyood

Unrecorded Date
seed qof aadan arkayn u caayi kartaa? ka warran hadduu dhiig kar qabo ood ka xanaajisid wadnahana is taajisid ? afka ha la suubsado ceeb ilaahay ha asturee

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

NIN SICII DIBI DHALAY

Unrecorded Date
To isse omar
sxb soo baro afsomali class in advance.
nin sicii dibi dhalay waxa loo la jeedaa nin jilicsan .
DOQONTII SEEXATA SACEEDU DIBI DHALAA.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

shadiya

Unrecorded Date
TO:nin
war beenta daa maahmahdu saa mahee waxaa laga wadaa ninkaan aan dantiisa aqoon.

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.