site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

Soomaaliyeey maxaa inii diiday inaad xirataan faraantiga arooska niminka iyo naagaha???

SomaliNet Forum (Archive): General Discusions: Archive (Feb. 2000 - May 2000): Soomaaliyeey maxaa inii diiday inaad xirataan faraantiga arooska niminka iyo naagaha???
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

shangaani

Unrecorded Date
dadwaynaha waxaan u sheegi lahaa marka arooska iney xirtaan faraantiga sababtoo ah dadka ajnabiga ah u ogaadaan eena shanta nila soo galin.waayo waxaa dhacday dad badan oo ajnabi ah nagu wareereen.


maxaa ka qabtiin arintaas.

no offence.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

gurey

Unrecorded Date
shangaani
brother or sister (sababtoo ah shangaani waaxafad)
horta shanta lasoogalida qasab maha ee waa heshiis
tankaleeto,adiga sxb waxaad naftaadii oo dhan uhilmaantay raaligalinta ninka cad ama shaydaanka indhaha buluuga ah leh ee ilaahnimada sheegta,aniga iyo adigana iyo dhamaan admaha u arka adoon uuleeyahay.hada isuma jeedid inaad isaga caabudeeysid,sababtoo ah anagoo walaalahaa ah aad noogu yeeree wuxuu kuraali noqon lahaa shaydanka cad.waxaa fiican inaad waxaaga kukal soonaato ilaahna aaminto.waxaan jeclaan lahaa adoo yiraahda hala xoogiyo walasaqada,dhaantada,kabeebeeyda,beereeyda,
shiribka,geeraarka,googaaleeysiga,halxiraalaha,
gabayada,maansada,suugaanta,i.w.m intaad dhaqanka shaydaan raac ileedahay.hadii waxan aan sheegaayo aadan ogeeyn eed shangaani lee iskatahay ayana gooni weeye.mahad sanid sxb

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

neeefoooowkaniiiini

Unrecorded Date
Shangaani hadmeey wax la isku caayaa noqotay!!

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Unrecorded Date
War Shangaani,

Sow ma ogid hadba ciddii aad iska dhigto inaad la weel tahay, adigoo qof Muslim ah oo waddo cad haysta maxaa kugu kallifay inaad uga leexato raali galin qof kale oon kula diin ahayn.

War yaan cadho Ilaah kugu dhicine naga aamus

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

gurey

Unrecorded Date
To Anonymous
sxb shangaani waan uleeyay kadib markuu balo noogu baaqay. hayeeshee adigu waad riftay,sidaa daraadeed rifida laga roon dumarkuba ha ubadnaadee.waxaan diiday ereyga ah naga aamus; markaa maxaad u aamusin waa bashar ee haneefsadee iidaa.tankale ninkaad ogeed waa indha buluug shaydaan aa seejiyay aakhiro iyo aduun ilaa uu gaarsiiyay kac faraanti uugu baaq xaaladaha arooska umadaada.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

gurey

Unrecorded Date
To Neeeefooooooowkaniiiini
sxb shangaani caymaha ee waa dagmo soomaaliyeed waliba caasimadii dalka kutaal taasi waa sharaf.balse waxaan is iri amaa dagmadaa marka loo eego dagmooyinka kale ee xamar reermagaalku kubadnaa.markaa halkaa waxaan filaa Soomaalidaa ku maah maahda TIMIR LAF BAA KU JIRTA markaa xafadu waa fiicantahay ee waxaan is iri marka hido iyo dhaqan Soomaaliyeed laga hadlaayo amaa dagmada wax sika yihiin.waa kabaxay mahad sanid

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

ahmed

Unrecorded Date
To: Shangaani

Asalaama Caleykum


Ma xirano Faraanti sababtoo ah Diinteenu nama farin inaan Xirano markaan isguursano

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Kusow

Unrecorded Date
Tuti Akyaarta

Marka hore waxaan xogaa isku fikrad nahay akhyaarta qabta inaan la isku ekeysiinin galada. Oo siduu nabiga yiriba "man shabaha qowmun famin hum' ow kamaa qaala rasuulu Laah. tasoo ah ninkii Qowm shabaha ayaguu ka mid yahay.

Lakiin waxaanan horta la yaabay aanan wax fikrad ahna ka haysan mesha uu Faraantigan Balaayo nag soo galay Waayo waxaan arkay niman Culuma ah oo Somaliyeed oo qabo. Markaa bal intaanan haba yaraatee meelna budhka la korin waxaan jeclaan lahaa bal inay jiraan wax noo cadeen karo arinkan iyo meshuu naga soo galay. Bil Axsaanag Cusku Xadiith hadii aad garan.


Kusow
Safiirka

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

hebel

Unrecorded Date
intaan horta faraanti ii wixii la gelin lahaa faraha laysla gaarin qofta la keeno maahoo?

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

shangaani

Unrecorded Date
to guray
saaxiib qalad weyn aad iga fahantay ani ma dhihinin dhaqan gaalo ha la raaco laakiin ha lagaga nabad galo sababtoo ah waxaa dhacday niman badan oo guursaday in ay naagaha gaalada ay ka fakan waayeen naageheena soomaaliyeed sidoo kale.
Marka i fahan hadaad xaas leedahay .
dadka niima soo daaqilaayaan hadey niigu arkaan faraantiga.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

SHANGAANI

Unrecorded Date
TO GURAY
HORTA GEEL MARKII LOO HEESAY GORAYO AAD U HEESTAY
WAXAAD ULEEN KARTIDNA MEESHA MAJOOGAAN WAXAAN DHAHAY DIB UGU NOQO WAA HADAAD AF SOOMALIGA FAHMEEYSID TAN LABAADNA GEEL KUUL MAXAA KA KASAA KURISKIISAAS KU XOQDAA SHANGAANI MAXAAD KA KASEEY SXB KOYTO LEE TAHAYEE.
TAN SADEXAAD WAAN ISKA GARTAY INAADAN LEHEEN XAAS AAD KA NAXEEYSID OOD AAD FARAANTI U GELISID
MIDA KALENA HADAAD XAAS LEEDAHAYBO WAXAAD RABTAA INAAD NAAGTAADA GURIGA ISKA JOOGTO ADINA AAD SUUQA KA SOO QARAABETID MIYAA WAA LUGUGU FAHMAY SXB.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

MK

Unrecorded Date
waad salaamantihiin kuligiin walaalayaal
To: Shangaani

Saaxiib umadwalba waxay leedahay dhaqan iyo hido
u gaar ah oo ay ku hanwayn tahay ku faanto dadka
kale ay uga duwantahay. Hadba,waxaad tiri"dadka
ajnabiga ah faraha nala soogalin aan faraanti xirano" saas hadaan sameyno waxaan noqoneynaa dameeri dhaan raacdey.

intaas ha inoo joogto maanta.
nabadey

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Kusow

Unrecorded Date
TO:hebel

Armaxaas i yaqaan Hebel. Arduqa maa kashifada iga dhaftid "Postaday" ku soo jirtaa marka mar dhow Dr Kusow oo Bacdiisa qaba ayaa qabili. So I have to know the rules before she arrives, otherwise she may say "Aaway faraantigi". ah ah gadaal u qosolkii aad jecled ahaa ah ah ah ah.

Lakiin kaftanka intaad ka saartid bal nin yahow xajada intaadan indhaha ka ridin ii soo cadee meshay asal ku leedahay oo waydii culumada agtaada jogta please don't ask New York Cab Drivers.

thanks again Bro Hebel.

Kusow
Safiirka

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

hebel

Unrecorded Date
kusow bardaale horta inteey imaan taleefoonka ii tv ga ka qari.
laakiin leenkaas see lagu helaa intuu neefoowkaniini naga qarxin noo sheeg?
faranko-boolooyin aan soo baangadeysanaaye?

Shengaani.....faafan kuulo......fidilyo non suuno waaxid. dadka waabsiga ka deey siilka sac kaa leefye.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

shangaani

Unrecorded Date
to hebel
wasaqdii ku keentay meesha joogtidba maxaan dhahaa nacalad yahey maxaa la caytameesaa. meesha ha soo galin wax noocaaga oo kale looguma tali galin.boorkariyayaheey faankuulada faarabuuto fiilyadi habar kuuleey fiilyadi habar manjalaq.


iskoronyo waaxid.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

NeefooowAsharaaf

Unrecorded Date
,,,Tartiibto SHAN-GAANI,,, see ahaantaa widaayoo ISHOON KI ISHOON ,,,IYOON KI IYOON ,,geegha ad maa sheekhoo reebtina ,,,hiii dhirif misuun taalti ,, maa eyee Fiilyadii Habar manjalaq ,,ii iiiiih warkaaneey suunki wenyaa,,,,

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

hebel

Unrecorded Date
shengaani siilka sac kaa leef khamsa khamsa waaxid

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

SHANGAANI

Unrecorded Date
TO HEBEL.


WAXAA RABTID DHEH LAAKIIN ANI GABAR MA IHI EE KA WARAN HEE. ADI KAALEY WAA KAA SHEKIYEE ADMAA GABAR EH WAXAAD KU HEYSAA SIILKA SAC KAA LEEFYEE ADI KAA LEEF EDEB LAAY WAAXID.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

hebel

Unrecorded Date
Lol@@ shangaani waa iga reesi mugaan mug kalay noo tahay.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

NeefoowKaniiiini

Unrecorded Date
,,Biima Amoorto aan ku mudaayi,,Biikh waaxid aa lagu dhihi ,,,anaaba kuu biijiyoohaayo ee waa iga raasi maxaas ahaayni ,,..Biikhnimaan maa dad lagu faduuliyaa Wacdalakhabayaaw,,,,....Heer shingaani maaba kaa raayeen oo futadaa foolka kuu saareen,,,Kakac aa lagu dhihi,,,......

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Wadani

Unrecorded Date
There are certain topics that is not worht browsing or for that matter looking in to.
so who ever wrote this topic get out of the couch and get a life.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

hebel

Unrecorded Date
neefoowkaniini baaca lamagoodle aas ilaa egyahay no

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

NeefoowKaniini

Unrecorded Date
,,,,,Dabaal yaaw shuun ma qabtiroo ad shuunka lee tusi usaa garaal garaal kaaga bidaayee,,,ad laguu biijiya lee maba ku duufeesid mii,, Humbaal anaa yaawi ad Siyaaso Ameerikaan maba kaseesid,,,,i dhaaf aan ku dhihi meeha ha iigu ceeweesanine. Kakac aa lagu yiri weji unsuryaaw,,,,

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

hebel

Unrecorded Date
maxaa u tusaa anaa shuun jecel eh?

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

shangaani

Unrecorded Date
to hebel and neefoowkaniini

labadiinaba faradheer hadii la isku daro ma iga reen kartiin kawaranhee.
neefoowkaniini give up bro i know u are a big looser.warkaaga reer xamar ha noqdo baadoow xarash waaxid.

to hebel meelkasta yaashoow mooseey waa ku afgaran
waayee reer siigaale maa tahay ? gax gax haa haa

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

NeefoowKaniini

Unrecorded Date
Shangaloo ma joogee Shaashkaan yaa ku siiyi,,,,Shangaloow maba joogee ad Shaashkaaneey intee ka keenti Shangaani hoooy,,Hebel lee amaas xaal mastuur ahaaneey aas kuugu khabeeyi,,an Shukhulkaas Hebel waaba ku kasaayiye ,,,,Sac a kaa leefana waa maqlaayi e ,,Shangaani warkaa igu soo taababo,,......

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

hebel

Unrecorded Date
shangaani sac aa ka leefi minaas ka leefin saan dhaadhaan maas u ahaan lahaay? waa maya taas. adaa mashaq ii makhrib muunadaa ku beeshi dubaab hakugu rooree an shimaa i barati? dhareer badneede hadii oon meeshaan sinbaati ka diyaarsohooyo an haygu qaraarin ee duqoow jikada gal.
kan oo qablaawga eh oo sidii magaalo joog xumo camal dhahaayi ani intee galaa day inta uu dad sheekeesanaayo hortood soo istaago.
neefoowkaniini an meelaan galo ma oji duqoow.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Maanyo

Unrecorded Date
to..hebel meelkasto yaaloow moos ,(,ALIEN)


horta waxaa la yiri dariishad manii la furo leer aa soo galeesho aniga ninkaan hebel aan la yaabanahay maxaa jira moos camal meelkasto waa firirsan yahay acuudkee asaga shaqo ma qabto miyaa
ani waano iga hoo shuqul shuqulkaan ka wanaagsan aan kuu haayaa


to shangaani sxb lamadaan lamogoodle yey ku wareerin ayagoo waaweyn ay ka yimaadeen balad weyne iska ilaali hee waa reer koreed.com marka mahaan ay ku cagaarteen laakiin koo iska dhow kankalana anaa shafka ka dagaayo

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

shangaani

Unrecorded Date
to hebel & neeka
ma ka yaabtey reer koreedka sxb anoo reer shangaani eh aas wax ii sheegaayaan, maskiin ya dallas yaa saaxibu rooti.

neefoowkaniini reer nefood aa ii la egtahay if u know what i mean or neefka lee iska tehe.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

hebel

Unrecorded Date
shengaani ciisecagorooti xaa ka rabtaa maanyo mool dheer dalaq ku dhehe (if ya know what I mean)
adaa korow ii wax ka dheerbo ehe hanoogu yeerin korow adi ii maanyo ciyaal biish inaad eheedeen aa inta isku qarxiseen beriga. gafuur waaxid.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

YAANYO

Unrecorded Date
to.hebel=shanbay waaxid.


hebel sxb horta adi shangaani maxaa ku tusay acuudkee ma balad weyne maa hilmaantay see camalkaa adi .

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Isse

Unrecorded Date
To:shangaani

Walaalkiis waa sax waxa aad sheegtey.laakiin
diinteena ma qabto abaa noh.laakiin wee fican tahay ninka ama naagta in ee calaamad sitaan sida faraantiga aad sheegtey.laakiin farantiga haduu dahab aheen cadi waaye ok.

Fikrad
naagta iyo ninka waxee qadan karaan koofi bulug ah waxeena sida nahaan intee kadhimanaayaa waa fikradeeda ok ma fiicnoo

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

shangaani

Unrecorded Date
to yaanyo
sxb hebel ha la yaabin sababtoo eh shaqo malaho guriga aas iska fadhiyaa ceer aas kuu cunooyaa marka hadalki la sheego sii taqsi camal aa iskaga soo dhacooyaa.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

shangaani

Unrecorded Date
to hebel

banka ka kac///////

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

hebel

Unrecorded Date
shangaani
.
.
.
.
dabadaa usheeg

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Kamal

Unrecorded Date
lool@@
Time out, labadiina is bursiga joojiya noo.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

shangaani

Unrecorded Date
to hebel

sxb banka ka kac noo ceertaad cuntaa maahinoo assagaaga ka har dadka meesheey ka shaqeytaan adi ceertaad cuntaa sxb ceerta waxaa loogu talagalay single parent okey!!!!!!!

so what is the point of staying overseas man dont you have family in back home take care of it because you wested yours time in the computer all the time .
sxb woke up if you know what i mean
or waxaad tahay matabcade burweyna

you need someone to wish you good like man


matabcade bur weeynoow

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

hebel

Unrecorded Date
shegaani neefoowkaniini burkiis weli ma aragti?
anaa iigu yeeree matabcade burweyne.
reerkeey ii ani inta aa shabta la jibaaxnaa yaa xaga joogo oo loo diraa?
.
.
.
.
.
adna tabcade buryariis leeeeeeeee buryariis aan dhahi LOL@@@

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

NeefoowKaniiiiini

Unrecorded Date
,,,,,Waraa SHINGAANI hooy anni meel xun aay iga gaarti markaaneey,,,Walaahi anni i mud sii oo Hebel camalooti,,,,anni waa dhirfaa bacdigeed Buunsho camal aan ku Dhambalaa ku Xashiraa ku haadihaa Bacdigeed nn ku garmaajeehaa ,,,,,Hooooy isjir aan ku dhahi Sacsuuc yaaw oo saca aas ka leefi,,,,,Shingaani ku lahaa Shakhfala weenkii tahay maxaan dhahaa,,......Iskoronyo waaxid Istaraashoone eh,,,,,,,Ad horta waaba yaawiyee BanglaDesh maa jookhtaanna,,,.....Unsuryaaw..

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Unrecorded Date
to heblaayo
gabar baad tehee gaabso

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

KABEEBEEY

Unrecorded Date
TO SHANGAANI
WAR NIN YAHOOW GACAN KUU TAAGAY HADAAD HEBEL SOO SAARTAY IN HEBLAAYO YAHAY.REER SHANGAANI MA KU XUMID.


TO HEBLAAYO
MEESHA MAXAA KUU YAALO WAXAA LAGU DHEHE GABAR BAA TEHEE GAABSO GEELKA HA GUDBEE GABSO.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

SHANGAANI

Unrecorded Date
TO NEEFKA
NEEFKA ISKA TAHEY HORE AAN U OGAA MAXAA XASHIRI KARTAA AMA KALA HAADIN KARTAA KINIINI EH.REER BAADIYIHII KU KEENAY MEESHA MAXAAN DHAHAA.BAAC KASTO ,HABAR AA DHEHEESO ANAA DHALE

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

SHANGAANI

Unrecorded Date
TO KABEEBEEY
KABEEBEEY SXB SEE CAMAL ADI HEBELAAYO KA KHALEE
LAMAGOODLEEY LEE WAAYE MARKA GEBERTA ,GEBERTEENA WAAYE MARKA WEXEE DHAHDO DHAG HA U DHIGIN.


TAKE CARE.....

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

WAREME

Unrecorded Date
TO HEBLAAYO
HEBEL=
HEBLAAYO WAAYE AA CANTARBAKHASHNIMADEEDA AAN KA GARENAAYE.


ARWAA KU DHACDE HEBEL WAXAA IS QARISISDBO BANAANKA MA LAGU SOO DHIGAY.AREEY MEESHA

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

hebel

Unrecorded Date
kuligiin vitamin aa u baahan tihiin nacalaa surwaalkiin ii shaati giirgiiryaashaa tihiin bo.
inta oo neefkaniini ka eheen magaalo joognimadiina bikh waaye.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

NeefoowKaniiiiiiini

Unrecorded Date
.....U sheegbo Kuwaaneey Vitamin B complesso ay u baahan yihiin ,,,Khummuleelkii Qol Cariish mugdi eh catiir gooddille khumbe aas fuullo lagu Catiikho ay rawaan ee Hebeloow warkood iga dhaaf tawar ma u haaynee,,,,Poi Iskoronyadaan Shingaani ad ayaantaan ma catiikhin mii boodboodkeed aan ka yaawiye ,,,,,Heeee Naag maseer galli ii too waxshimoow u baahan isku hal iga dheh,,,,,

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Unrecorded Date
Halool every one respect me

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

hebel

Unrecorded Date
waraa neefoow shengaani bajaq waa maa i dhohoosaa inaan indho beeli leenbo isu heestaaye?

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

NeefoowKaniini

Unrecorded Date
.........Bajaq ii nus ,,,,,,,sonkoreey iga dheh,, Hebel adi Heblaayo lee ku waalati ee iska fiiribo qaftaan Shingaani eh mise waxaad cabti Contact lenses-kaagii oo xalay adoo koob biyo ku dhex ridaayo leen ku arkaayiye soo kacdibo horlee biyihii ka dhanti miyaa macal Contact lenses-kaagii,,,,,,,,,,

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

shangaani

Unrecorded Date
to heblaayo
sxb waan kugu fahanay sheekada adlee lamo qof iska dhigaysid neefookaniiiiiiiiiniiiiiiii
aaaaa labadiinaba banka ka kaca
biiqwaaxid


see you suckerrrrrrrrrr

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

hebel

Unrecorded Date
shengaani futadaa usheeg ii laan ma leershahaa.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Unrecorded Date
forumska dhan idiinkaan idiindeen doonaa why markasta shangaani,hebel iyo wax aan dhaamin aa wax micno daro ah isku heesto lablabadooda aanba u adkeesankarin war waxaan yaa naga qabto waa yaabe uf uf aan idin dhahnay dhadhanlaawa yaalyahoow uf

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

hebel

Unrecorded Date
anonymous isi iga reeb noo isaa markasto idaba taagan.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

shengaani

Unrecorded Date
to anonymous
qofta meelkasta aan ka gali waaye u sheeg gacan kaleetaa ku jiraa uma garaabi karee sxboow hadalkaas iga gaarsi


thnx

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

hebel

Unrecorded Date
haa anonymous ninkan qumayaa sixirtee u sheeg dibi aas noqdee u sheeg dhareer aas bilaabee u sheeg waa la duufsadee u sheeg ana xaba uma gali karee u sheeg.
wabilaahi towfiiq.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

NeefoowKaniini

Unrecorded Date
,,,,,,,,Wabilaahi towfiiqna u sheeg,,,,,

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

hebel

Unrecorded Date
ninyow horta towfiiqu waa ayo?

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

NeefoowKaniini

Unrecorded Date
,,,,,Widaayoow anni adlee afka suumaaliga kaa ba bartaa,,,Widaayoow Kaneey dabaalkaaneey oo Fanaanka ah maxaas ku heesooyaa,,,,,,


Sida laan maleershaha
Ama laan Xareed,,,,


Hebeloow widaayoow kaneey maba shiixaayee us weji bir waaba yahayee LAAN aas ku heeso maasba gaari unuka aaba yaab aragniye ,,Hebeloow wixiis ka wada lee ii soo macleey wadaaygeeyoow,,,,,anna i dhihin leee ma oshi,,,,

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

hebel

Unrecorded Date
koo edeb daran waaye oo afkiis laan malooran ii koo xareedsan ka yeeraahe ani xaan ka kasaa af-sabaax ii siisoow?

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

shengaani

Unrecorded Date
to hebel and neefka


wax laga haro ma taqaaniin saas wexee cadeenee inaa reer neefood tihiin marka labadiin matabcadayaasha meesha ka kac oo shuqul yeesha.

if you need any job you can e-mail me at shengaani@the best pall in the world.com

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

hebel

Unrecorded Date
shengaani are u a supervisor there?

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

NeefoowKaniini

Unrecorded Date
,,,,,,Hebel adiina ma is taqaaniin ninkaaneey Supervisor la dhahaayo,,Yaakhayoow ninka Supervisor la dhahaayo waxaan ka cabsahaa waddankaan dhan iniin ooga guuro walaahi,, fiiri wadaayoow wax maa isu tihiin Qaablaawahaan Supervisorka ay dhahaayiin,,,,,,Wadaayoow anaasba Koontoro aas igu yahay e ee iilaga hadalbo wadaaygiis,,,,,,,,,,,,,

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Geesi

Unrecorded Date
ehhehe heh ehe ila qosol waaye !!!Halkaas supervisorka sheegtey, iyo kuwaan u diidan ,,,

filinkaas fahankiis fududaa
ninkii fiirasadaa fahmaaya
"fal xaasid iyo faqiir wax heley""

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

shengaani

Unrecorded Date
hore aan filankaas u soo gale
geesi faqiir ka hadii wax heesanin inee dadka waydiistaan ma ahoo asaxaan lee u falaaye ayaka lee is xasdeen marka hebel iyo neefoowkaniini shuqulkii haaye waa ina dhaafte kuwo u baahan aa siiyey.hadii ka xumaateen raali iska noqda ok

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Geesi

Unrecorded Date
shangaani:
Suporvisor fiiri laakiin shaqo noocee ah waaye.
midakale adi meeshaan adoo rag is jiideeysaan aan kuu jeeday, hada ka hor aan shaqo dhan waxaan uga tagay suporviser mid meesha ka aha oo maalin aan feer wejigiis qabdsiiyey.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

shengaani

Unrecorded Date
to geesi

sxb shaqada adi maa isku rabe
waxwalbaba waan bixiye supervisor kii aa wajiga ka feertayna ma ku ceerininoo? ani hadii ahaan lahaay kabahaaga aan kaa soo dhabatuuri lahaay.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

XAMARDAYE

Unrecorded Date
shangaani,hebel iyo neef

mid waxaan leeyahay shangaani,oo waxaan leeyahay:haddii ba ilaah kugu qaado in umad aad wax la qeebsaneeysid xibinta aad ka leedahay ayaa la qaataa,waxaan filayaa neh doodan aad furtay xibintaadi ayaad ka qaadatay,waxaana u qaadan weeynay faraati,diin,dhaqan iyo caado oo aynan u laheen,waadna aragtaa in dhinac lagaa wada noqday,caaydana waa ceeb weliba adigoo ah ninki dooda furay,ee is qabooji oo maleexaankaada iska cun xibintaada waa kuu diyaar.

HEBEL IYO NEEF
midna waxaan idin leeyahay labadiina,
idinkana waxaan idinleeyahay idinkoon caaytamin ra'yigiina dhiibta,sida inta kaleh,wixi aad ku saxsan tahay waa lagu doodaa,waxneh waa lafahamsiiya qofki garaadkiisa siiyo in uu qaldamo,in la qaldamaneh weey imaaneeysaa oo ma qaldamee waa ilaah,kana hara hadalka

XAMARDAYE

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

shengaani

Unrecorded Date
to aqristayaasha

aad iyo aad aa ugu mahadsantihiin ra,yigiina.


to hebel iyo neefka

waxee soomaali ku maahmaahdi mukalaal meesha macmacaan ku aragto aas macluul ugu baqtisaa ma rka labadiina intii iska kaftamaaye aabo run u maleeseen.ar banka ka kaca unsuryaaw!

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

hebel

Unrecorded Date
dawaco dheh ama dacawo makaroofiyow

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

shengaani

Unrecorded Date
to hebel

mukalaal waaye kotoyohoow adi maxaa ka kasee reer xamarka maahmaahyadooda.mukulaal agoon waaxid.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

NeefoowKaniini

Unrecorded Date
,,,,Ar laataacaleeshkaaneey Afkeey banaanka ma iiga mari karo miina ,,,,Waraa Shingaani mar dambe ma ku arki kari adoo dhaheesid (Unsuryaaw).. maxaa yeelli ad warankaa miihin ee tag meehii dacawo maahmaahaayo ii faradheerta meehood Lakari yaaw laataa Caleeshka Muuna laawaha eh,,,Labuk nanac waaxid,,,,,,,Hebeloow istaraashoonigaan la warran afkaanya anoo dhaafo,Wejigiis leenba naci Sankiis aad u mudeesid Alwaax Bilaa Raandada eh ii maar oo lama dhego lagu alxami ahaan ,,,,GAFUURKIIS sii Biombo la kakariyi lagu qubi ahaan,,,,,,.....Bacdigeed Shangaani aas la baxaa Makaroofi dheh us,,...

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

hebel

Unrecorded Date
fiiri dalbihiis ii suu surwaalka dabada uga gali neefoowkaniini.
dilaal suuqa ku xumaadi oo shaxaad raadis eh maahine wax kale waa ka xaaraan.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

dacar

Unrecorded Date
War ninkaan lamagac baxay Shuuko-shuuko ooooops shangaani,waar macaruus baad tahay mise qutigii xamaal furdigii,war maxay tahay sidatan aad usoo qortay maah-maahda war ma bisadaa maah-maah gashay,

KU;Hebel iyo Neefow
oo ma'afka caruuskaad taqaaniin niman yahow mise naab-naabkaan baad aftaqaanaan walee anigu yaabayee!!!!!!!!!!!!!


dacar-dacar-dacar

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

shengaani

Unrecorded Date
to hebel iyo neefka

adinkoo af aqoonin aan af idin bare.neefka adi maahmadaan iga maqalbo hadiiba fahmeesid waaye
ar neefka, neefka ar neefka sida u dhaama oo suuqa siigaale geeya saabuun iyo cadar ku xoqa markaas uu wax garanayaa.marka adi geel loo haayo goronyo aad ku war wareegsanee,afka iidaa dheheesidne maxaa waaye afkaas afkii suuqa siigaale miyaa.hahahahha
hebel •••• you

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

NeefoowKaniini

Unrecorded Date
,,,,,Labuk nac mac waaxid,,,Uskud Weji Alxanyaaw Af Soomaali maxaad ka kasoosaa sii hadda baadiyo korkoraad lagaa keeni ahaan,,, Bacdigeed aad Shangaani la baxee ,,,,Ishoon ki Ishoon ku maqalto aa ki fiicanaati ee ereb yeelo ereb ii anshax maliihide,,Istaraashooni waaxid,,,,Fartaana mar dambe gaduudka ay kaa gaarin,, waxaas camalna ceeb waaye ...


Neefoow
Kaniini

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

NeefoowKaniini

Unrecorded Date
,,,,Hebel la warran geedkaan dabaalka oo sii Tunni Tubaako waayi ahaan meehaan dadka ku qaraaraayo.......Ama jiirada geey kala reebta ahaan anaa kabahaa kuu celihaayo ee Sansaaryo intii saaratid Bacaad ka dharji intiis ereb aas ka yeelahaayo,,,,,Kacbaaygaan makaroofi aabahiis aas naqdi,,,,,

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

shengaani

Unrecorded Date
to neefka
waryaa adi aa hada ka timaadi baladweyne.so don't even try it yuo can drop the accent now.
waligaa ma maqashi shengaani?mise meel baladweyne ku taalo aas la dhahaay.waligaa sida nimanke loola hadlo ma lagu bare.gabdho kuwo ku soo dhex korey arkayee adi wax kaa jil jilicsanbo ma arkin.
jil jilicoow waligaay ma aragti libaax?

shengaani

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

kabeebeey

Unrecorded Date
to shengaani
sxb kaneey maxaa waaye qaboowgii intuus ka batay aas jil jilicoow iska noqde.ma aragti wuxuus soo qorena ku lahaay mar danbe hadiis soo qortid afkaas.meesha maxaas u maleeye shengani ,meelihii uus koofiyya guduudka dadka ku diri jirey.ar yaa u sheego kan ,meeshaan inuus ka yahay pizza hut delivery.hahahahaha

shengaani bacaari neefka jil jilicoowga.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

hebel

Unrecorded Date
neefoowkaniini iga deey kaas siilka sac haka leefee.
kabeebeey xaa tiri jiljilicoow aa kabtaa ha kuftee?

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

dacar

Unrecorded Date
Ar wuuw Neefow iinla doohtooy lankaan oo Shangaani eraayaan,dhusantiisba war maki haayo oo sii'in doohaaye wey la mudee bilaan booraase,
dhusantiisaaba kii koodaase!!!!!!!!


dacar-dacar-dacar

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

NeefoowKaniini

Unrecorded Date
,,,,,,,,Ehe ehe iiiiihi,,,,Awkeey Dacar wal run ki dohobi meelun adlee iin roogteey ,,,,Alloow annii Gaalaa godkeey iinka galli geeke,,,Shingaanina meey ereey ar wuuuuuuuuuuuw ,, Alloow kaneey megel ma'e bilaan haatiyoo aa iin boori,,,Hebelkiina meelun aa iin fadhiyee dariiksheenna ma tusiyaaw,,,Alloow anni maddii ki gobodo Bilaawageey haatooy mi kii gooriyaay ee sii bilaanta la weeloo si ki hun aa ki weeli fadi khiiiiiiikh ,,,,,khiiiiiiiikh,,Shingaani aa ki ereen maa,,,

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

BADGIRL

Unrecorded Date
SHANGANI....

Wearing the damn ring is not in our CULTURE....OK. and just coz we in the west don't mean WE should abide by their rules...CAPISHE

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

shareero

Unrecorded Date
to shengaani
isiibo warka sxb koytadaan iyo oojidaan warkooda ka bax maxaa heesa hee wax aan ka afgarti somalinetka adi lee kaa arki.maxaa waaye kuwaaneeto iyo jil jilicoowyaashaan yaaqe.faraantiga in la gashto waan kugu raacsanihay.

to neefoow
sxb seen camal adi reer xamarna waa iska dhigoosaa warkaay maxaa waaye

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

kabeebeey

Unrecorded Date
to hebel
hebel afkaad ila soo galee mahinee siis feer kuugo wado aas dhiig hunqaacee.

to shengaani
sxbkiis hebel biiqa wixiis ku dhici doone lee arag

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

hebel

Unrecorded Date
ar feer laheene bax xaga isku kala gedi intii gacanta ka hadleesid maa wax jeclaatid?
xabadkeey halka xoog saaran baruur maa u qabtaa mise muruq?

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

shangaani

Unrecorded Date
to hebel

sii hore kuugu sheegi kabeebeey ,hadii edeb yeelen weesi dhiig aad hunqaacee

laakiin ani sidii jug kuugu wadi aa korkaaga dhilmaayo camaleeti aas liiga qabahaa

hebel hoosta holac kaa maryee gaberta bootada ka daay biiq waaxidyahoow.
shan
gaani waaye

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

hebel

Unrecorded Date
armaa baabuur maa dardari ii libaax maa cuni ii hebeloow saan maxaa wiilka ugu gashi ii manaxdidid miyaa dadka dhan iila yaabeen.
.
.
.
.
roog aan ku dhihi hadabo xaba iskuma heesid dalbo xumeede waa kaa dhex baxaa walaahi sac hoosta hakaa leefee.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

kabeebeey

Unrecorded Date
shangaani jiraa tehe saxiboow iga qabo kan aad u mudo in jiro ku dhacdi

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

NeefoowKaniini

Unrecorded Date
,,,Kabeebeey saanika !!!
,,,Aay Aamoow Kawaarikaa!!
,,,Wankaa waa weeraxaa !!!
,,,Wankaa walaxaas wadaa!!!!


~~~~~~~~~~~~Iyaah~~~~~~~~~~~IMOODBO Akaa leefo<<<<

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

shengaani

Unrecorded Date
to dacar qaraar
areey xaad iga rabraa ma inaan ku baroomiyo aad rebtaa qandho feero fiiq-fiiqan lehedee.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

xamardaye

Unrecorded Date
shengaani,
(abkeey sac nool diloow,dad maas u daahaa),
adi kuwaan maa u daahee?baroomi,
yaabka yaabkiis waaye.maleexaan cunoow malaga baxay.geel aa hadda ka hor sarta kordeeda saarteen.
ma idinla yaabaayi haddii KAARE aad saartiin sarta korkeeda haddaneh.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

kabeebeey

Unrecorded Date
to neefoow-kaniini
maya taas waa laga daaye
neefoow qashinle
maya....maya

neefoow cajiinle.....
taasna waa laga baxay waxaa waaye neefoow
qurunle uus fuurke asi maxaas rabaay kan
shengaani kaneeto wax u sheeg...cajiinlaha hadii kale qanjaruufo siis ugu wado aas diirka ka qaada nacal bushukh madax baliilka

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

shengaani

Unrecorded Date
to kabeebeey

qanjaruufo aad sheegtee diirka ka qaad

hahahahah

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

NeefoowKaniini

Unrecorded Date
,,,,,,Khanjaruufo ku lahaana iyaaaaaaaaaah,,, Walaahi anni maba i kaseesid laataaCaleeshyaay, Inta soo fiiribo maxaa arkoosaana,,Walaahi anni Chikiliini ii Babaas Gaduud ii Bambas aan kaaga rugaa aas kaa xanfafana waa kaa hurihaa ee dabaalyaay is ilaali aan ku dhahay aas kaa Hoolminne,, Khanjaruufaal maxaas dhiwaa adiina!!


Hewel hooy taneey wax ma u sheektiroona iid ii Shangaanibo Laga huriyo laga Xanfafiyo ay rawaane ma u digtidoona meehaan dheel ma yaalee!!!!

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

kabeebeey

Unrecorded Date
to neefoow
wacalyahow lamogoodlehe naag-naage eh maxaa horta gabdhaha ula tirsataa hadaabo ani isoo dhigate miyaane nacal matagaraf waaxid......walaahi siis feer iyo laad kuugu wado aas shaqfalaha shum-shuminee sharmuutyaaw <<<>><<

ar shangaani
walaahi meesha wacdarahaan ka dhigi ma aragti kan neefoow shaqfalihiisa aa uraayo oo wax lagu rugo oo xan fafiyo u baahan dad kale ku mamarsoonaayaa.

peace
kabeebeey

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

NeefoowKaniini

Unrecorded Date
,,,,,,Kabeebeey hooy lakhantayaay madaxaa kor lugmankaa hoos haddiiba i kasti an inii lama goodle yaanyoow aan kuu ahi,,,...


Aanmba iska ahaadee Lama Goodlaha ii faradheerbo ii Soomaali maroow bacdigeed korba ma ii fiirinin ad aan u mudaa,,poi bacdigeedna maba si dhehin ad kaneey aas ku fiiriyo Maroori ii luweex liisku ku darri ahaaneey aas kuu baruujihaa,,,Bestro meeha war anoogu joogu haddiibo kaneey aa Casharahaan Shaah laaygaan Shangaanni u soo naageeheesid ninna u mudeesid,,,lama taaka tariikhaneeyaay ma ku dhihi kariye ad,,,waa igu weentaay.......

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

SAHRO

Unrecorded Date
TO KABEEBEEY AND NEFOOW IYO WARTSUUQA AND DACAR AND XAMARDAYE. KAALEYE MA WAALANTIHIIN?WAXAAN UMALEENA IN AAD MANAKOOBIYA KASOO BAXSATEEN.OO DADKA QASEESIN MISE CARUUR YAA TIHIIN.
REER MANAKOOBIYA HALKAAS AHANOOJOGTA.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

shangaani

Unrecorded Date
to neefoow
haye yaaaaaaah
waa isku kee daar daaree
heeeeeeeeeeee
neeeeeeeeeeeeeffffffffffoooooow
caga dhigo markale yaan kuu futo roginhee.

....kabeebeey....lollllllllllllllll
adna ma yareesit iyaaaaaah issssssiiiiiiiiiiiiibo
anyway meelhalkaas aan sii luudoohaayaa ee garabkaa..

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Warta suuqa

Unrecorded Date
SAHRO,

Walaaleey maxaa aniga iigu daree meeshaan? aniga waligeey meeshaan maba imaan hal marna wax kuma qorin ee seey kaa noqotay? Hebel oo sidi wariiri camal uga buuxo magaciisa masoo sheegin ee maxaa dhacay? Ani waa ka shakisanahay SAHRO ee runta sheeg?

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

NeefoowKaniini

Unrecorded Date
,,,,,,,,Walaaleey Sahra aniga ma dhigan jirrin Dugsigii Sare ee Maanakoobiyo oo kamana aanan soo bixin ee waxaan u maleynayaa inaad malaha qof kale aad igu khaldeyso walaaleey Sahro,,...


Walaaleey Aniga ,,Dacar ,,Warta Suuqa ,XamarDaye,,Hebel ,,Kutubeey,,kabeebeey,,Kuusseey iyo Shangaanni Waxaanu dhigan jirnay Dugsigii Sare ee Laasareeti ee reer Maanakoobiyo ma aanu ahayn,,,,,,,....

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

kabeebeey

Unrecorded Date
to shengaani

ar kan neefoow maxaas ahaay dhehaayo waxaan ka soo baxnne laasaleeti meshiin koytayaasha maahinoo meeshaas u sheeg ani,warame,shareero,adiga,maanyoiyo xamardaye inii ka soo baxne intii dhimatey alaha u naxariisto.

garabkaa.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

NeefoowKaniini

Unrecorded Date
,,,,Unuka lee ehen heer digfeer anni ii Geesi saas ma fiicnoona!!!!!! warba intaas a ku dhammaadee

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

She

Unrecorded Date
Hi all!

To; Nimanka somalida
Faraantiga dahab mise qalin?
If dahab white Gold mise red gold?
if Dahab gaduudan Xaaraan Qadcan uu ka yahey nin muslin eh......Dahab cad iyo Qalin ma oshi...in calamad la idin saro hadad dideysiina bistooladada adiga leh meshiid rabtid ku sur!

To; naagaha somaliyed

Farantiga dahab iyo qalin waa la idin ogolyahaye maxaad u xiran weyseen? mise xajigeey jiq ku tahey? If yes cafis iyo musamax......If no shabada maa laga ordooya ? if yes cafis iyo musamax sisintada ada leh mehiid rabtid la'aad. ninkid rabtid na cunsii.....

To; dhamaan

Shaley ma ehee daraad group of ppl aa boos looga so wayey Manakoobiyo sababtana waxey tahey Hebel oo tirada ka batey aa joogey..
It is true cross my eyes I have proof Mudane NeefoowKaniini aa marqaati ii eh!

peace and love all

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Kutubeey

Unrecorded Date
Kutubeey Waa Tanaa

Iyaah Iyaah Iyaah Saana Maxaas Ahaay... Neefoow Kiniini Nafta Kaa Baxdee, Kiniini Famidool Cunoo Aa Ku Dhashee Idee Aa Ku Dhahay.. Ani Digfeer Aa Shaagee Mahee Maanakoobiyo Agteed Ma Tegin.. Miiyirkee Iyo Maankeey Juusto Kamaa Juusto Waaye Ma Kaastiye..Madax Shitaawe Waaxid.. Soo Toos Toosi Madaxaa Aa Ku Dhahay...

She Qix Qix Qix....ooWEEE ooooWEEEEE OWeeeeee..Ih Ihi ihi ihih...ah ahah ahah.... Oweeeeeee oooWeee.. Waraa Adi Dadkeey Aaa Tahay Aa U Mudaa.. Waaba Iga Qoslisay Mugii Oo Dhahday Bostooladaa Meehii Rabti Ku Toogo Iyo Sisintaa Ninkii Rabtid Cunsii...Waraa Warkaa Waa Ka Heleybo...Iigu Soo Noq Noqbal.
She Ma Maqasha Maahmaahdani "Geel Maxaas Ka Kasaa Koore" Iyaah... Nimanka Soomaalida Faraanti Maxaas Ka Kasaayin.. Waxaas Isugu Jiraan Midkoo Faro Buur Buur Iyo Midkoo Faro Qaliir Like Baasto Miir Iyo Koo Faro Buuko Buuko, Cinjiyo Dhaadheer Oo Wasaq Ka Buuxdo...Eeeee Yak...

Kutubeey Waa Qul Qushay

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

xamardaye

Unrecorded Date
SAHRA,
waa dadaashi,ee waxaan ku weeydiiyay anaga haddii aan waalan nahay oo maanokoobiyo aad nagu sheegtay adigana meel managa jirtid ma taqaan inteed ku jirtaa ANANAATI,ee yaa daran anaga iyo adiga,teeka kaleh maxaad nooga reebtay KUTUBEEY,mise adiga dhinacaada aad u dhigaal satay oo ananaati aad la rabtaa

N/kaniini,Bostoolada xabad la'aan ameey wax taree,usheeg meel maka aadeeyno xabadaha waa riseey heeynaa.
Sisinta qof kaleh iska sii miyaa?beer ninkeedi joogo yaa badar ka dhiibi karaa?
armaan maslaxo ku daynaa dumarkaan waa dhib badan yihiin,oon iska xiranaa wixi ay rabaan ?Kaniini

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.