site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

ILA TALI WALAAL AN KULA TALIYEE TOOGADADADDA NOO SHEEG WALAAL

SomaliNet Forum (Archive): General Discusions: Archive (Feb. 2000 - May 2000): ILA TALI WALAAL AN KULA TALIYEE TOOGADADADDA NOO SHEEG WALAAL
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

sareedo ismail

Unrecorded Date
WAXAAN RABAA INAAN WIIL KA XUSHO TOP SOMALI FORUM.
EE SHANTAN WIIL II KALA DOORA.


1.Abkee dooli dilow
2.Mowlidmacaan
3.Neefowkaniini
4.Sheengani
5.Man

sareedo@freele.nl

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Unrecorded Date
To: Sareedo


Walaalo you bring here oo the Looser Finland ayey
ka buuxann kuwa fiican

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Unrecorded Date
neefowkaniini baan ka helaa ee ku dhac sis, aniga waan buxaa!!!

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Sareedo

Unrecorded Date
URGENT
OK, but if Neefow w'll not show up wath to do, who is the nex candidate:

Abkee dooli dilow
Mowlidmacaane
Sheengaani
Man

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Unrecorded Date
Man ayaa malaha ugu qurux badan

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

lebeh

Unrecorded Date
aar hebel ka warama waa nin isku dhacayee?

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Mowlid-Macaane

Unrecorded Date
Neefooowkaniiiiini

Ayaan kuugu duceeyey isagaa HIP Hop ahee, anigu
"HEBLAAYO" keliya ayaan Qalbiga ku hayaa.

Mèrci beaucoup

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Neefoowkaniini

Unrecorded Date
,,,,,,Anafi ruuxii macnal xirmaan
,,,,,,Washfik ruuxiii layaha Zamaan
,,,,,,Wa cish layaalii macal Kayaal
,,,,,,Awal Xub wa Aaakhiral Xub
,,,,,,Xubak naar,,,,,
,,,,,,Nebazulana aaaah yaa Rab
Waaaah waaaah waxaasaa jaceyl ah,,,""Sareedo Cadeey ina Ismaaciil" Heedhe maxaa ku qaaday waa shantii netka ugu Alloow sahalsaneed kuwanaad meesha ku soo xaradhay,,ku te NeefoowKaniini,,Ilaah baanu ka magan galnay shartii NeefoowKaniini,,,heedhe ma magacaa kuu beenguuray ,,Soomaalidaa oran jirtay; Ninkii aragiisa ku deeqaa Ooontiisa ku deeqdaa,,geedkan isagaba Neefka lagu yiri oo haddana kaniini Maxaa baasee ku daba dhigay,,mideeda kale welli intaasi netka waanu joognay ma aragtay meel jaceyl la isku weydaarsanayo isagoo juu ka leh,, waa maya ,, teeda kale welli ma aragtay siduu u egyahay waa maya ee anagaa aragnay ee haddaan kuu sheego inlee Xamman maayee waakanee isoo hor jiqille buurane haddaan ka faaloo is iraaho foolxumida Eeebahay ku maneystay waxaan ka baqayaa in Computerka iga gubto,,oo aragiisa oo laba iyo labaatan virus baa la socda in bahalkaba iga bakhtiyo,,,Fana ka cawdu bilaah iyo wixii kuu soo arkay Neefoow,,,neefka netka ,,,...Waa Shingaani isagu wuxuuba la mashquulsanayahay mideey is yaraha xodxotaan Faraantigeedii oo labaataneeyo forums u furtay oo intaa ku wareersanyahay "" waa liiga koorneehaa haddiin faraanti faryareeyda u surin",,waa nin tiisiiba ka badin la'..

Abkeey dooli diloow aa kuu soo hari usna magaca sareedo aasba ka cabsahaa oo too aay ka hadda ka hor netka isku barteen markiis faaleeyina ani naftirkeey ma u bagin ,,,horta waxaas yiri" mile badan aa fuulli ilaa waqtigii talyaanigii aa la soo bacdhawaayi,,koow,,Due faransiyaale oo abuu taranta sei ehna waa kuu fuulaa iska arag,,kistoo moorsatoorayaashana waa ka raabuqdi,,buddiinayaashana iyo faashadana la baddalo ay rabaan ,,ay socoheesana kun ii lama boqol ,,kun ii lama bobobobbooqqol kistoo waa tartaree,,bustunkeedna khataar furdo aa laga soo bixiyi aa is dhahee aas yiri ama dibilihii Axmad yahuudi,,Lamada fuusto gadaalna kistoo ruujina ahaaneey waaye oo baati laamiyeeri la geeyo waaye kistoo la soo sacneeyo,,Ilkahana ruujinaati afka ka baashaal i iiiiiih ay ku khaniinto Yaasiinka ma laguula gaaraayo,,,Neefteedna suujina ahaaneey aay kuu gubee,,,anni waaba yaawiyee waxaan is dhahi Abkeey Dooli Diloow tii Manaxdadii lee meesha netka isku barteen iida aan saas camal u mudaayiye,,,...


Mowliid-Macaane aa kuu soo harri us asaaba gacan ku gabashoow ku jirro o lawaaatan gawar meehaan madaxiis isku soo duufeen oo kuligood Amooraati ayba ku yihiin usna laataacaleeshkoo waaye oo waxba shukaansaheen sidii NeefoowKaniini,,,...


Sareedaay anigu kolley qof baan ahay kuguma ogi Shantaa ee netka ka baaro kuwa isku dhacayee ee hanku uu ka hayo hablaha meesha soo booqda oo kolkaad aragto la taagan abaay emailkaaga ii dhaaf iyo kuwa badanoo bayjajka jaceylka loo furro had iyo gooraale taagan,,,,,,,..


Koo hebel la yiraahana iska ilaali ciyaal sakiin waaye ,,walaahi waxbadan islaamaha xaafadaada safaleeti badan iyo Gorgorad iyo duluceed waa weynaayaan,,..

Kuusoowna alkuntiis aa joogta oo haruuf badan,,..

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

NeefoowKaniini

Unrecorded Date
,,,,,,Qofta la tilmaamay maahan MANAXDO,, ee MANAXDO khalad hayga fahmin,,,,Akyaarta waa cabsaday wallaahi ,,,taneey wejiga ay kaa xankhariifahee aad aan ooga baqaaa inkastoo ani biiq aheen waa iska baasa baaseehaayi lee nooooooh ma kasteen,,..

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Kaa Hari Maayo

Unrecorded Date
Salaan dhamaantiin

Neefowkaniini iminka aniga ayaa kaa helay ee bal ka waran? Jawaabtada baa i cajibisay ina abti gacaliso. Maxaa talo ah?

Nabadgelyo

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

hebel

Unrecorded Date
neefoowasbiriin sakiintii waa iga jabti sxb.
hadaa bahashoo plazer eh raadsanaa...abuu yaxaas

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Sareedo Ismail

Unrecorded Date
AFKAA JUUQDA IGABAY!
TALO WAA IGU JIQ!
BAL LABO MAALMOOD I SIIYA AN DIB ISUGU NOQDEE.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

hebel

Unrecorded Date
adi adoo diyaar eheen maxaa ku keenay?
meeshaan ilkahaa laysku ruugooyaa.
timaha intaad soo xirato labo rajabeetana jag isku soo siiso cidiyaha soo afeeso oo adoo diyaar eh hurjug soo dheh

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

NeefoowKaniiiini

Unrecorded Date
,,,Waxshimoow Barbaraata ah ahaaneeyaa,,Hebel

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

hebel

Unrecorded Date
an ma oshi wadaayoow

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Sareedo

Unrecorded Date
Hebel wax iga heleyba adigaan hayaayee, soo dhawaw oo dhinaca ila qabo.
shuruud mar danbe yaan kaa maqlin Heblaayada aad u wac wacdo ok.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

SAREEDO

Unrecorded Date
HEBEL MAANTA MALAHA WAA FASAX OO TAXI MA WADO, MUXUU ILA SOO HADLI WAAYEY.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

NeefoowKaniiini

Unrecorded Date
,,,.Hebel got fired from the Taxi cab company,,,coz of drunk driving, though it does not go to the records,,

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

mOwLiD-mAcAaNE

Unrecorded Date
Mr. HEBEL

Widaayow, wey fadey walaagii inki dambeeyii Sareedo iin sheeg.

Wadaagii hada ka dambeyo wey iska deyee in afku ku dohowo.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

hebel

Unrecorded Date
sareedooy huuno bal ii dhiib nambaradii.
neefoow yur aan ku dhahay shaqo yeelo intaa leenka iga qarxineysid wax kale maa weesi?

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Sareedo Ismail

Unrecorded Date
Hebel

ma lihi tel, fax etc adigu isoo tel,qor fax e-mail.
lol

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

hebel

Unrecorded Date
hoo hoo hoo walaal hoo.
macmacaani@aol.com

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

sareedo

Unrecorded Date
macmacaani@aol.com ma jiro ee dhaga dhaaf dheesha cayaarta, nasoo sii hotmail, ama yahoo.
hadii kale kabta ka ilo

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

hebel

Unrecorded Date
sxb haduu bilowday waa macmacaani oo kule isoo kacaakuf inaar.
mar hore ayaan netka bilaabay sureedeey walaal.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Isse Omar

Unrecorded Date
To:sareedo ismail

walaashiis kuligiin saf iga mara dheh noh
saa saaba karaxo badanee laankana u roon sababtoo ah kadi badan aa ka imaneso marka jirka cafimaad kisana saas aa u fican noh.

nabadey waa sii dumaa yah ,deriskana igu salaan yah

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Sareedo salwayn

Unrecorded Date
Isse omar, malaha mamadaa baa saf laga geli jiray
yac ka dheh waa xoolo islaameedeeeee ( HEBEL ) baa iska leh

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

hebel

Unrecorded Date
isse omar afka in kab lagaa geliyo ku fiicanti
waraa qaansiiryahow gabdhaha sida ka daa uskag.
.
.
.
.
Sureedo salkaa seen ku helaa waaye su'aasha ugu weyn?

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Isse Omar

Unrecorded Date
To:sareedo salweyn
Walaahi magac ku anfaco hadaa lasoo baxdey noh,
ani hore aa kugu shegey noh in aad salwayn tahay
bufka hakaa banjaree salweyn yahey.

To:hebel
abaa gabar maha tan noh, tan waxaa waaye aa u maleenaa kuwi oo burkaroole jogey noh waaba ka shekiyee.niman eeba kala doranee in ee walan tahay califanax maa califanaxmo lee anna dhahay abaa noh.
nabadey.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

hebel

Unrecorded Date
isse waa kaa jiiftaa odey

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

sareedo salwayn

Unrecorded Date
Isse Omar waan ogahay in hooyadaa ku jirtay hoos udhaadhaca, adigana lagaa qabsado ood tahay laga roone.
intaad aniga wax iga sheegeysid uftaada ka adkow

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

hebel

Unrecorded Date
sareedo intees uf ka yahay?

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Sareedo salwayn

Unrecorded Date
HEBEL ufta waxaa waaye Futada, haka adkaado futadiisa waalatay

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

hebel

Unrecorded Date
af daboolan dahab macaanta.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Qumayo

Unrecorded Date
to hebel.

yur baa lagu yidhi tun baruurow.

peace and luv.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Unrecorded Date
HEBEL
ani xataa waa kaa helaa see wax la yeala ha noqonin isqor bilaa liis sireedo maxaa ku faleena xataa shanta qof kuga ma darin ani lakiin #1 candidate aa ii tahay nooh ka waran arintaas hee yaqee boga iyo laabta aaba i hurta hadaan kuga arkin forums ka nooh ar ani see wax yelaa hebel waan kuu dansheygt tee hoosha ila qabo macaan ama gooni iga noqo hada tacbaan aan ahay nooh sireeda aan ka maseeray sida aad sheekada aad ula waday nooh hebel ani kuu baahan ee i baani ee i baani ee indhakuusheydaad noqotey qofyahow ka waran hee

e-mailka aad sheegeeyso run miyaa?
xageena dagan tahay hee qof yahow waxaa laga yabaa inaa soo qaato first flight to magaaladaada

alahayow ii gargaar, amiin

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

shantana

Unrecorded Date
to siraad salweyn

salaan

sis maxaan kula taliyana anaba ka heley hebel
ee Anonymous adiga jig dhehba eena magacana soo yeelo horta hebel aboowe adiga malaga nagaha maa jeebka kujirana waanba ka yabanahey ee
siraad in aan la tali ayaan rabey oo hada anaba
miriq leeygu yiri ee ilahow ii gargar byeeeeeeeeee

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.