site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

Raadintii Naxariista Aadmiga Tii Loo Nugleeyey

SomaliNet Forum (Archive): General Discusions: Archive (Feb. 2000 - May 2000): Raadintii Naxariista Aadmiga Tii Loo Nugleeyey
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Gogoldhig

Unrecorded Date
Salaan aan ku sahamiyey saldhiga aad ku nooshahay saxar cudura aan sidan iga hoo salaan bilan mid aan ubax ku soo ladhey sadriga laabtiyo saab layda feedhaha saldhigeedu yahay.

Hadaad tahay naxariista aadmiga tii loonugleeyey,
Gacaliso; Waxaad iiga soo jawaabtaa dhowrkan suaalood ee hoosku qoran.
1)Wax ma iiga sheegikartaa sedexda nis niskaad soo jeedilahayd?

2)Qeexdin Ku saabsan naftaada hadii aad tahay naxariista aadmiga tii loonugleeyey?

3)Sadexda nis ee su'aasha hore ku xusan labo waxay ka mid yihiin labada nis ee habeenkii ka sadexaadna waa ka naxariista qofka loo nugleeyey uu leeyahay, markaa adiga sadexda nis keebuu yahay saldhiga naxariistaadu, ma ka hore, ka dhaxe mise ka danbe.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

heblaayo

Unrecorded Date
Godoldhig walaal waxaan ku weydiiyey waxaad qortay talow maxaad kawadaa, walaal xoggaa inoo jilci?

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

SAXARLA

Unrecorded Date
WARYAA MAWAXAAD TAHAY HADAL BARAD . MISE WAXAA TAHAY NIN AAN GARANEYN GABDHAHA SIDA LOO MADA DALIYO WAXAAN U MALEYNAAYAA ILBAA KUU YARA BAX DAY OO MID MASKIIN AN OO AAN HADAL AQOON BAAD LAGADAY OO WAXAAD MOODAA INAAD DOQON TAHAY EE NACAS YAHOW NAC NACDA KALA TAG GAROONKA .

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

amran

Unrecorded Date
TO GOGOLDHIG

Walaalkiis aan suaasha kajawaabnee afsoomaaliga noo jilci, adoon igu qoslin toban jeer ayaan aqriyay hadalkaaga xabadna kama fahmin, hee sheekadaada halxiraale miyaa?
Waad mahadsantahay.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Ziyo

Unrecorded Date
To gogoldhig
saaxiiboow waa fahmi waxa ku qoran meesha laakiin aa jirto
Suaal: hadalkaas adiga maa soo qortay mise saaxiiboow meel aa ka soo guurisay runti
waaku rumaysanaa laakiin runta lee
teeda kalena gabarta aa hadalkaas ku wadid yaa waaye saaxiiboow aan wax kaa la qabtee walaatinimo camal sabaabtoo ah qof walbo oo hadalkaas fahmo meel aa xanuuneeyso
good one! bro!

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

ummkalthum

Unrecorded Date
Sallamu aleikum

To: GOgol

Impressive, never thought this kind of language existed it sure ain't the somali language I know. So let me ask u bro, does this nahwa exist in Somali Lang or what? BUT THEN again u can laugh at me for not knowing Somali lang. WHAT'S THIS WORD NIS NISKAAD mean? Don’t mean to criticize but Walaal, what are u trying to tell us? Was Ur heart broken by Ur supposedly gacaliso? If so, I FEEL for ya, i know how it feels to love someone and later found out Ur not destine to be. But what can we say, it's QadArullah, and if u don't except Ur faith is in doubt. Li anna, It's one of the foundations of eeman to be content with Allah’s qadr. Once again, I feel for those who are in pain, but insha’Allah have sabr surely Allah loves those who have patience. Thus, WE must prioritize who deserves our love, verily; loving Ur lord and following his commands leads to paradise. And loving his creation before him, will lead u to uncertainty and sorrow, till u forget the essence of this life. Allahuma inna nas'aluka hubaka wahuba man yuhibuka wahuba kulu camalin ladde yuqaribunaa ilaahubik

Wassalam aleikum

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Unrecorded Date
Salaamu calaykum waraxmatulahi wabarkaatu:

walaal saan u fahamay su'aasha waa sidan

waxaan u malynaa in aad ka hadlaysid sadexda qaybood ee habeenka iyo in naxariista ilaahay soo degto niska danbe ee habeenka uuna helo qofkii ilaahay daraadi u soo kacay ee ilaahay baryey la'ina ilaahay subxaanu wa tacaala waxuu u so degaa niska/ qaybta danbe ee habeenka samada aduunka oo waydiiya qofkii wax waydiisanaaya si uu u siiyo haday saas tahay iyo hadii kale walal iga sax. walaahu mustacaan cala amuur al dunyaa wa diin

your sister in islam.

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.