site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

Balwadaha foosha xun tee ugu xun!!!!!!

SomaliNet Forum (Archive): General Discusions: Archive (Feb. 2000 - May 2000): Balwadaha foosha xun tee ugu xun!!!!!!
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

kalax

Unrecorded Date
Walaalayaal waad salaamantihiin,

Waxaa jira sidaad la socotaan caadooyin qalafsan oo dadyowga aduunka cidkastaba ha ahaatee ladaba dhigay,waxaana kamida balwada waxa layiraahdo.

Dhulkeenii waxaa laga yiqiin qaadka iyo sigaarka,aduunka waxaa kajira iyana khamri iyo daroogooyin kale,markaa iyagoo dhamaan ah wax laga fogaado,ayaa waxaa hubaal ah in ay sii kala daranyihiin,
marka laga eego dhibaatada ay ugeystaan qofka iyo bulshada labadaba,maxay idinlatahay teebaa ugu xun balwadaha?

nabad.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Cashewnut

Unrecorded Date
Balwaad oo idil kheyr malaha!!
Khamri, Khat iyo Xashiis waa isku mid. Waa wax waqti iyo lacag lagu qasiro, maankana dooriya.
In kasto Somaalida ee iska dhaadiciisay khat inuu san aheen muqaadara 'weyn' .

U cabso dhalinta qurbah ku caqliyeestay oo isticmaali doona muqadarraddaka culus sida crack cocaine, herion, speed, lsd, iyo 'cocktail of uppers and downers' iwm.

Opiuim laga keenay Peshwar ay Xamar laga hela hada....!!! Sheekada waa hala tuunto!!

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

hebel

Unrecorded Date
naag ku ag martay oo dabadeed fiirisid taas aa ugu xun mana layska goyn karo mar mar adoo gabar rabo in fiirisid aan idhaha nin kaaga dhacaayaan.
maalin aa anoo rabo inaa gabar.......fiiriyo aan nin meesha maraayo ashidanti ahaan idhaha......kiis iiga dheceen macalinkana waas igu qabti ani ii isi dagaal maanta dhan aan dhahaayi war xariifoow adi makuu wadin ee qoftaas aan rabay qoftee aas dhahay jaaminaa qoftii waa shubti markiin fiirine mise qoftii ma roogto ani ii isi lix saac aan is feereeneyney.
saaxiibyaaloow see balwadaan xun isaga goon karaa?

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Calaseey iyo Tuxubeey

Unrecorded Date
hebel

loooooooooooooooooooool waad naga qoslisiisay brother.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Qumayo

Unrecorded Date
Ala,ala,ala,ala soo yaacaay...maanta hebel baa hadlay oo yidhi naag baan eegey..ala hoogyey daba bidhikaalow...balo,naa afsoomaaliga miyuu soo amaahdey sawka bud iyo dhagax la dhacaya maaha..talow tumay ahayd taasi hebelow?ma anisa gadaal u weyn,sacdiyo sag iga dhe,shugri qalbi weyn,kaltun makal iyo mooye? tey ahayd?

peace and luv.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

hebel

Unrecorded Date
maya qumayo caasha batiiq aa la dhihi jirey.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

xamardaye

Unrecorded Date
hebel,
sideedaba salaada marki aad tukaheeysid gadaal ma damootaa?
iska ilaalihee yeeysan kugu dirin wax kaleh.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

hebel

Unrecorded Date
xaan ka damoodhaa gadaal oo iga maraa?

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Warta suuqA

Unrecorded Date
Sambuus aa maraayo ee iska jir.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

hebel

Unrecorded Date
sanbuus aa? ar xaan wiido ku aqaani kaas ii inuu siciim islaameed...uxum....
aJaaJa warta.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Warta suuqa

Unrecorded Date
LOL hebel,

Horta igaarka magaca iga xaday waa iga gashtay muggaan ee "A" aa ku kashiftay dheh. Teera kale nin salaad ku jira oo gadaashiisa damoohaa nabee inoow............ qabo.!

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

dacar

Unrecorded Date
Wartasuuqa welcome to the party,adna makugu bilaabeen widaayow? mise waa iska doondoonaysay!!!!!!!


dacar-dacar-dacar

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

hebel

Unrecorded Date
ani mar horee i abiyuusgareeyheene day warta sheekh.
hadaanse pointgeeyga proveeyo maseer aa haaye dadkaane hee day.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Warta suuqa

Unrecorded Date
Dacar,

Yaayah, arooy anmaa bililiqo lugahayga ku raadsaayo Dacaroow xeey tahay, wax kaloo la raadsadaa badane. Teeda kale hadda ka dib magacayga runta ah masoo qoraa widaay? warkeeda isii ayadan? waxaansa ka cabsaa......... iska deey.

Hebel,
Juusta waaye hadalkaaga ee iska dhaaf, kuwaan doontooda aa gadoontaye. hebel goormaa sambuusaa cunto kuugu danbeeysay sxb? aniga dhibco iyo daggo iyo qamiir eey iga heeysaa ee xaan sameeyaa?

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

XAMARDAYE

Unrecorded Date
WARTA DHIIGA,
HADDII AY INTAAS KAA HEEYSO WAA SAHLAN TAHAY,WAXAAD TAGTAA MAQAAYADA CABDULLE UUSEEY,ADAA KA DHARGI DOONO,HA ISKU JEEXIN LAAKIIN.

HEBEL,adiga biibitada AXMED SIID aan kuu diraa,meeshaas ayaa malaay kaa yaalaa.

balwad waxaa ugu xun.........

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Warta suuqa

Unrecorded Date
LOL XAMARDAYE,

Xaad qamiir ka riixday meeshaas aryaa, wacadalaad xariif ku tahay ee iskala dhaaf anaa warkeeda kusoo siihaayee.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

xamardaye

Unrecorded Date
hebel:
AXMED SIID xaad ka yiri,mise waa u gooysay.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

hebel

Unrecorded Date
I took the fifth on that.
.
.
.
.
yar jump balling.

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.