site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

BALWADAHA XUMI SOW MA KALA XUMA!!!!!!!!

SomaliNet Forum (Archive): General Discusions: Archive (Feb. 2000 - May 2000): BALWADAHA XUMI SOW MA KALA XUMA!!!!!!!!
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

kalax

Unrecorded Date
Walaalayaal waad salaamantihiin,

Waxaa jira sidaad la socotaan caadooyin qalafsan oo dadyowga aduunka cidkastaba ha ahaatee ladaba dhigay,waxaana kamida balwada waxa layiraahdo.

Dhulkeenii waxaa laga yiqiin qaadka iyo sigaarka,aduunka waxaa kajira iyana khamri iyo daroogooyin kale,markaa iyagoo dhamaan ah wax laga fogaado,ayaa waxaa hubaal ah in ay sii kala daranyihiin,
marka laga eego dhibaatada ay ugeystaan qofka iyo bulshada labadaba,maxay idinlatahay teebaa ugu xun balwadaha?

nabad.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

hebel

Unrecorded Date
wah ka dar oo darbi kor adi meeqa goor aa waxaan na weediinee?

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Kintir

Unrecorded Date
Kalax, kalxanta laguugu dhufay

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Qumayo

Unrecorded Date
to hebel.


farcan oo meeshii qayrkaa ku kufaba ka kac..aamiin.


peace and luv.

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.