Shibis | Unrecorded Date Hello, I am looking to get in contact with anybody that went to Sakhaawadiin H.School in the late 80's. Damn I miss the good old days. Well, if you are on of the 'ciyaal sakhaawadiin', drop me a line. Later |
Anonymous | Unrecorded Date Nigger shiit has changed, sakhawadin school become the headquater of the gaddam warlords, so forget sakhawadi and stick with where you are, and finaly "ciyaal sakhawadin all become muuriannes this the real shiit buddy! peace |
Qumayo | Unrecorded Date to hebel car meeshan kaalay waan kuu sii digayaaye..if you come then i swear i'll feed your bolls to my(jewery)cat |
Anonymous | Unrecorded Date Buddy you came to the wrong place, go to the Baafinta page, then maybe you'll find Sakhawadiin |
Anonymous | Unrecorded Date waa mulihii saqaawo diin ee waxaan joogaa Australia lila soo xarii Mr DHAQARE |
Besaani | Unrecorded Date Ar maanta farax badanaane ciyaal sakhawadiin aanbo helaye, wuz up duqa? waa ku salaamay, intee joogtaa adiga? To MR Dhaqare, ciyaarta naga dhaaf noo adiga ma mumulihii oo iskoolka ah see camal hingaadintii aa ba kuu goysaye see diritoor ku noqotayne. |
Besaani | Unrecorded Date Anonymous, get your stinking ass out of here, what is to you where Shibis postes his/her messages? man/woman get a life and leave ciyaal sakhawadiin alone OR else????????you know the rest. much love to all sakhawadiin people....yeah...yeah |
INDHO | Unrecorded Date TO: BEESAANI go bro, mayaqaano reer shibis yaah, lamo's lamo's ayaa la'is kuugu tagaa yaah we (reer) are all that and i love that so dont with us or we'll you back ,REAL HARD ....!!!!!!!! PEACE : FROM THE HART OF SHIBIS!!!!!!!!!!!!! LOVE: INDHO ( FROM HOLLAND) |
LUULA | Unrecorded Date HOI, CIYAAL SAKHAAWADIIN WAA SALAAMAN TIHIIN. lAAKINN CARABI MISE SOOMAALI? i'M CARABI (CILMI), ANY ONE OUT THERE WHO WAS IN ALFSLIL RAABIC EL CILMII 1N (CLASS OF)'89? kEEP IN TOUCH, SALAAMA KULIGIIN. |
leylo | Unrecorded Date to : beesaani !!!!!!!!!! shibis is the the best ....!!!!!!!!!!!!!! thanks besaani...! we love you to, bro!!!! ma waxaad dhigan jirtey subaxdii misa galabtii??? class kee baad dhigan jirtey??? aniga waxaan ahey reer shibis !!!!!!!!! so, c-ya bro love : leylo |
Besaani | Unrecorded Date To Luula, waa lagaa qaaday salaanta I went to the carabi part sis. To leylo, YEAH shibis is the best sis!!! abaayo adaa mudan waxaan dhigan jiray subixii oo waxaan ahaa qeybtii oo carabiga (cilmiga)88-89...anigane shibis aan daganaa iskool kamaal gadashiisa adi intee xaafada ka daganeyd?? bye for now all sakhawadiin ppl... always much love to ya' all... |
Luula | Unrecorded Date To Beesaani, aniga raabica al thaanii (88-89)aan ku jiray, adigana? Reer shibis ma ahayn laakiin saaxiibo aan ku lahaa. Waslmu calyka. |
Besaani | Unrecorded Date To Luula Abaayo, ma i sheegi kartaa saxibadii aad qeybta cilmiga ku lahayd?? |
JAMAAAL4 | Unrecorded Date HALLO...horta salaan diiran oo kulul waxaan u dirayaa reer shibis..iyo sakhaawadiin students.. beesaani,iyo leyla waa idin salaamay maadaama aad ciyaal shibis tihiin...aniga aan iskiin baro.. waxan ahay ciyaal shibis,oo waxan degenaa shentarka ama degmada agteeda(near maxfalka). beesaani meesha aad daganeyd dad badan ayaan ka aqaanaa sida..maalik,nabiil,muxibo..laakin waa dadkii hore..waa dhiganjiray school naasir iyo kamaal 1970s.waxaana macalin ka ahaa sakhaawadiin anigoo markaas school soo dhameeyay sanadkii(1980-1981).maamule waxaa ahaa dakharre. hadana waxaan ku noolahay australia. markaan shibis maqlo bay xiiso,gacalo iyo tiranyo igi abuurantaa..runtii aad baan ugu xiisay. shibis caddeeeee cinema xadramut..manabolyo..beexaani..caanasan. nasiib buundo..cabdow qaxtaan..allaaaaah iga daa ha i xasuusinin...waaka baxay |

leylo | Unrecorded Date To : all the saqaaqadiins students and reer Shibis!!!!!!!!!!!!!!!!! Yaa dagaanaa shibis ?????????????? Jamaal4 , waad mahadsan tahey sis !!!! i miss it too sis!! LUUL : abaayo yaad ka taqaaneyna shibis? sabatoo ah anigaa shibis daganaa and i would love to see or get in touch with saqaawadiins students or reer shibis again !!!! love: leylo !!!!! |
jamaaal4 | Unrecorded Date leylo salan kadib ,hadii anigoo magaceyga ah jamaal aad i dhahday sis,maba tihid reer shibis.. goormaas jamaal noqday sis? waa ka baxay |
BABA-XAAJI | Unrecorded Date waaba bururay markii aan maqlayba magac reer SAKHAAWADIIN & SHIBIS!!! waraa aniga xafadii xerada oo iskoolka sakhaawadiin ku dhagnayd aan deganaa! iskoolkana waa dhiganaayey !!!! HA IGU KAAKICININA AAN IDIN IRI!!! LELYO KOYTO AAS KU AHAYD SHIBIS! WAABA YAABEY SHIMEE JAMAAL AAS SIS NOQDAY! WAABA KAA CBSOODAY! LOVE TO ALL YA REER SAKHAAWADIIN & SHIBIS-CADEEY! |