site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

Dagaaalkii 1977kii xabishida lala galay, waxaa la sheegaa in saraakiisha sarsare ee wax ka hogaamineysey dagaalka ay qaarkood kharbudaad ku jireen.

SomaliNet Forum (Archive): General Discusions: Archive (Feb. 2000 - May 2000): Dagaaalkii 1977kii xabishida lala galay, waxaa la sheegaa in saraakiisha sarsare ee wax ka hogaamineysey dagaalka ay qaarkood kharbudaad ku jireen.
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Wardoon

Unrecorded Date
Wacanoo wanaagsan
Dood qiimo leh baan filayaa inay noqon doonto.
Nabadgelyo.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

marax

Unrecorded Date
wardoon,

hadaad ka hadlayso saraakiisha somalieed ee dagaalkaas ka qayb galay,way jiraan saraakiil hawlo gaar ah fulinaysay sida nimankan aan sheegi karo oo kala ah

united soviet socialist republic USSR oo dano la xariira gees africa iyo gacanka cadmeed iyagoo waliba ku dhiiri geliyey dowlada somlia in ay tagaaro dhan walba la garab istaagayaan hadii ay dagaal ku qaadaan ethiopia iyagoo ogaden as a cover up loo adeegsanayo
s/gaas maxa'd siyaad bare the president
s/guuto max'd cali samatar defence minister
s/guuto yusuf axmed salxaan taliye qaybeed
s/guuto maxa'd nuur galaal cheif of military inteligence

nimankaan ayaa qaarna ogyahay xogta qaarna ay fulintooda lug ku lahaayeen. sababtoo ah dagaal

afeef,

hadii aad ula jeedo qabiil iyo qurun aad u waydiisay su'aashan, waa adiga iyo damiirkaaga!

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Unrecorded Date
MAXAA LOO YIRI C/LAAHI YUUSUF HUBKII DAGAALKA LOOGU TALO GALAY AYUU WEBIGA JUBBA KU SHUBI JIREY, HADDAY CIIDANKU U BAAHANYIHIIN HUBNA WUXUU DALBI JIREY CUNTO HADDAY CUNTO U BAAHAN YIHIINA HUB. KHABARKAAS WUXUU KU YAALLAA BUUG UU QORAY NIN U SHAQAYN JIREY SOMALI FOREIGN AFFAIRS OO "DOOL" LA YIRAAHDO.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Wardoon

Unrecorded Date
to Marax
qabiil iyo qurun ma raadinayo walaal ee aqoon baan doonayaa, waadna ku amaanan tahay sidaad qabyaalada qurunkeeda u necebtahay.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Qumayo

Unrecorded Date
to hebel.

waan kuu sii digayaaye car halkan soo gal..if you come...then i'll feed your bolls to my cat.


peace and luv.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

cusmaan

Unrecorded Date
Nacnaclayaashii baa ordaayee, yaan loo bixin, waxna masheegaan, dadka ay xaasidaan in wax loo sheego.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

marax

Unrecorded Date
wardoon,

walaal waad ku mahadsantahay jawaabtaada tan kale walaal dagaalkaas 1977-78 waxa dhacay mistakes waaweyn oo ay ka mid tahay

1-in saraakiisha ugu geesisan ugu hawlkarnimada badan inta loo yeero iyagoo is dhahaya abaalgud baa lagu siindoonaa ayaa summary excecusion lagu xukumi jiray sababtuna ilaa iyo hada iima cada midakalena resources aan ku batona mahayo

2-xaga siyaasadana walaal dowlada ethiopia waxay ogolayd in ilaa iyo xad ay ogolaato in dhulka reseve area wax laga siiyo inta kalena dialog loo furo laakiin s/gaas max'd siyaad bare waa diiday and then warso pact ayaa u jawaabtay oo dhabar jebis ku samaysay somalia.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

duub

Unrecorded Date
siyaad dhimay ilaah ayaa la xisaabtami laakiin waa waxaan la sugayn in SALXAAN IYO GALAAL OGADENIA yimaadaan haddayse dhacdo TARAYSO waxaan ahayn lagu soo dhawayn maayo. raggii ka qaybqaatay gumaadkii ciidamadii wslf iyo dhammaan shacabkii reer ogadenia lama illoobin ee wakhti ayaa lala sugayaa.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

SUGULE

Unrecorded Date
SALAN DHAMAAN

waad mahadsan tahay ninka suaashan soo jediyoow

horta haday somalidu sidaas wax isu weydiiso qof walba iyo waxa uu ka ogyahayna la iskaga jawaabo waxba mahalaabeen laakiin marka mid Oohinta Orgiga ka wayna hadal bilaabo ama waan ka jawaabi yiraahdo ayaa miyirdiin imaada iyo aflagaado

waxaan uga jeedaa suaashu waa fiicantahay laakin qof aan mowduucanba wax ka ogayn ama qasad kale leh yaanu suaalin dadka kana jawaabin

Hadaan usoo dagaandago suaasha waa ay jirtaa in wax badan la is daba mariyey oo cadaalad daro badan iyo shaqsiyad xumo badan jirtay balse hadiiba Maxamed Siyaad Barrihii ugu sareeyey wadanka ku lug lahaa arintaas ay taasina cadahay cid ka baxsan ayaa iska yar marka laga hadlayo saraakiishiisi ciidamada iyo maamulkiisiiba si lookala danbi badnaaba waayo hadii u jiri lahaa nin wadani ah oo nadiifa oo xukumadaas Ina Siyaad kujiray wuu isga bixi lahaa maamulkiisii kana carai lahaa isagoon qorina qaadan somali kalana laynin

Sikastaba ha ahaatee dad badan ayaa liiska ku jira markii wakhti loo helana maxkamad ayaa la horkeeni in shaa Allaah Waxaana dhihi karaa Nin somali ah oo madaxnimo sare soomaray oo wadani fiican ahaa ayaaba iska yar
Waxaana wax lala yaaba ah in arintan iyo kuwo badan oo dhacayba aan aad looga hadlin somalida dhexdeeda iyo dibadeedaba marka la eego kuwo daciif saqiira oo labuunbuuniyo balse waxaa layiri riba shilalkay is dhigtaa lagu gowracaa dadka somali galeed ama Ogadenia ee gaar ahan danbigan laga galay iyaga ayaa meeshaas is dhigay awoowgood hala naaree
LIBAAX NIN GANAY IYO MID GALAYBA OG

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.