site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

Inqilaabkii 21 oktober 1969 kii milaterigu dalka ku qabsadeen.

SomaliNet Forum (Archive): General Discusions: Archive (Feb. 2000 - May 2000): Inqilaabkii 21 oktober 1969 kii milaterigu dalka ku qabsadeen.
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Wardoon

Unrecorded Date
ciid wanaagsan: warar is garab cararaya baa waxay leeyinn, Siyaad baa qorshaha watey iyo qaar dhahaya rag kale baa hogaaminayey ee Siyaad waa loo dhiibtay si hadhow meesha looga qaato kursiga
dhabtii waa mawduuuc xaasaasi ah, somalida waxaan ka codsanayaa inaanay mawduuca ka bixin.
ciid wanaagsan

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

survivor

Unrecorded Date
arinta rag badan ayaa isla waday inkastoo u maxamed siyaad ay ka aheyd qayaano, ragaas waxaa ka mida ahaa la taliyihii xaga amaanka ee maxamed cigaal iyo ceynaashe oo watay ciidamada iyo gabeyre oo wate ciidanka cirka markaa maxamed siyaad waxuu maalintaas ka soo qeyb galay xaflad loogu hadlaayey qofkii madaxweynaha loo dhiibi lahaa ka dib markii madaxweyne c/rashiid lagu toogtay laascanood ayuu ka dibna waxuu u raacay guriga cigaal oo xooga la soo joogay ka dibna waxuu u yimid wasiirkii arimaha gudaha oo asn xoogaa la joogay si aan looga shekin maxamed siyaad oo sida la wada ogyahay ka sameysan qayaano ayaa habeenkii waxaa inqilaabka sameeyey ceynaanshe iyo gabeyre oo asga waxuu isku soo xiray xafiiskiisa si haduu u fashilmo uu yiraahdo waxba kama ogeyn laakiin waxa u u dhacay sidaa looga talagalay ka dibna waxuu ku bilaay labadii nin ee xukunka u sameeyey iyo ninka ahaa la taliyah amaanka dowlada somaliya ee ismacil cali abokar
ka dibna meesha ayuu ka bilaaby inu somali iska horkeenu isku diro oo xataa iska dayoo meel kale gedo waxba uma qaban, waa na asaga ninka somali meesha dhigay oo ilaabay qabiil eex iyo dil iyo gumeysi taas ay hada kala dheereysay dadka walaalaha ah ee somaliyeed ayna adagtahay sidii laysugu soo noqon lahaay

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Tafatire

Unrecorded Date
Walaal surviver
sheekadaadu way fiicantahay badankeedu, mawduuca ayaad ka yara baxaday. Waxyaabaha aad kaga baxday waxaa ka mid ah(Siyaad waa qayaano miidhan, Somali iska horkeenka, iyo gedo waxba uma qaban).
Raali iga ahow hadaan kuu gefey walaal.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

historian

Unrecorded Date
Survivor:waa jirtay inuu u tagey yasiin oo ahaa
wassirka arrimaha gudaha laakiin sheekada sida
aad u wado maaha xaqiiq ahaan.waa jirtaa in ay wax ka wadeen inqilaabka gabeyre laakiin hogaanka
iyo planning siyaad ayaa watey ka saar history
for personally hatred.
waad mahadsantihiin.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

NeefoowKaniini

Unrecorded Date
,,,,,,,Alla maxaa ku tiri ku teen meesha lagu hayaa ,,, Kuwii wax ka ogaana ayan juuqna oranayn

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.