site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

SHEEEKOOYINKII UGU QOSOL BADNAA EE KA DHACAY SOOMAALIYA

SomaliNet Forum (Archive): General Discusions: Archive (Feb. 2000 - May 2000): SHEEEKOOYINKII UGU QOSOL BADNAA EE KA DHACAY SOOMAALIYA
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

maanyo

Unrecorded Date
waxaa magaalada xamar ka dhaqay waxyaalo lala yaabo markii uu biloowday dagaalkii sokeeye ilaa iyo hadana ka dhacaa waxaa ka mid ah sheekadaan.


waxaa maalin maalmaha ka mid ah dhintay min reer xamar ah oo shaanshi ah ninkaas markii la geeyey qabuuraha ninkii duugi lahaa wuxuu yiri lacag aad u badan aan rabaa 150.000 shilin soomaali ah markaas ka yar ayaa lacagta dadka laga qaadi jiray


ninkii wuxuu yiri ma heysano lacag dhan 150.000 wuxuu yiri areey meedkiina la noqda markaas ay dhaheen see camalkaa adi nin dhintay maa lacag ka qaadee waxaas ninkii yiri meelkiina maha halaga qaado hadii kale hal xabo oo yuusufeey aa dabada idiin galaa odayaashii waa yeeleen lacagtii aa la bixiyey ninkii waa la aasay markii aaskii dhamaaday aa waxaa la keenay meyd kale waxay dhaheen meeqo aa ku siinee ninkii aa yiri areey iska baxsha 30.000 shilin reer xamarkii aa yiri maxaa anakana 150.000 aa naga qaadee haweeya nimo maa wadaan ninkii meedka duugi lahaa waxaas yiri dhageysta nimankaan kalyanti waaye maalintii waxaa la keenaa habargidir badan marka idinka reer xamar aa tihiin 150.000 aabo yar sanadkii aa hal idinka dhintaan laakiin kuwaan maalin walbo joogto ay u yimaadaan nimankii ooo yaaban aa ka soo tagay

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

gurey

Unrecorded Date
TO:MAANYO

Asalaamu Aleeykum


fidno ha hurinin


wax lagu qoslo maha ee waa wax laga ooyo dhibaatada walaalaheen.kadib markii ninka cadi isku diray oo nakala qeeybiyay.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

GOOB JOOG

Unrecorded Date
MAANYO SHEEKADAN HORAY AYAAN U MAQALNAY OO WAA BARZALEETO LA SAMEEYAY.

WAA SIDII NIMAN ABGA... AYEEY WAXAAY JOOJIYEEN NIN LUGEENAYA MARKAAS AYEEY KU DHEHEEN ARROY YAA TAHAY MARKAAS AYUU WUXUU KU JAWAABAY WAXAAN AHAY NIN DIR AH MARKAAS AYEEY NIMANKI IS FIIRIYEEN OO WAXAAY DHAHEEN DIRNA MAXEEY AHEEYD MARKAAS AYAA NIN KALE WUXUU KU JAWAABAY DIR SOO MAHA TII NOO KEENTAY DAARO... MARKAAS AYUU YIRI DHIBO DHAN IDINKA AYAA NOO KEENAY EE IGA HOO XABADDA DOOFAARYOHOW.....

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

maanyo

Unrecorded Date
waxaan magaalada atlanta kula kulmay gabartoo aan qaraabo nahay oo reer marka ah waxaan wax ka weydiiyey sida ay reer marka wax u gaareen
ceeb weyn aa ka dhacday ay i tiri maxaa waaye ceebtaas aan dhahay waxay igu tiri ceebtaas afkeyga ma soo mari karto aniga ayaa waxaa ku dhahay jabhada hawiyaha iyo jabhada daaroodka yaa idinn roonaa waxay i tiri kuwaas wax saas ah ma is dhaamaan laakiin xoogaa reer magaalnimo ay is dheer yihiin waxaan dhahay maxay is dheer yihiin waxay igu tiri markii daaroodka heysteen maalintii gabdhaha markey soconaayo ay fiirsan jireen iyo guriga ay geleyso habeenkii 9 saac ay dalaq soo dhahaayaan ka dibna dadka waa ku xoogaayaan subaxii aa dadka na warsanaayaan xaafadiina maxaa ka dhacayna waxaan dhaheynaa walaahi amaas dariska loo soo dhacay anakoo ceeb ka carareyno .
laakiin hawiyaha 4 afar saac subaxnimo ay gabdhaha kufsanaayaan markaas aa ceeb jidka la mari karin tii la kufsaday arka marka hawiya aa ugu xumaa ay igu tiri jabhadaha inkastoo ay labadaba ay dhib noo geysteen laakiin hawiyaha xataa naagta la qabo ma deynaayaan iyo waayeelka

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

hebel

Unrecorded Date
maanyo mooskaa waa imaadi ee moos ma rabtaa odey?
meeqa xabo?
dameeri mise sokoroow?
paper bag or plastic?

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

DACAY

Unrecorded Date
TO: EVERYBODY

KHISO DHAB AH

QISADII ugu darneed ka dhacada soomaliya qaasatan
af gooye nin ayaa wuxuu us ka lahaa beerweyn
nin kii wuxuu kasoo cararay magaladii uu daganaa
sadex sano kadib ayuu tagay isagoo gaajo dishay ninkii beerta is kalahaa markaas ayuu wuxuu utagay
nin kii heys tay beertiisa ayuu yiri wallalow ii waran beertaaan anaa is ka lahaa ee adiga is ka heyso laakin meel yariistoo aan fasho iga sii
markaas ayuu yiri meshaas qaado dhoor miter ayuu ugooyay nin kii isagoo iskafashay meeshiisi yareet
ayuu xoogaagii uu odayga fashay kagalay quud kii beerta xoogay ayuu yiri adiga beertaada waa iga waa ween yihiin ku waaga sidee ku dhacday markaas ayuu yiri ilaahey amarkiis waaye markaas ayuu habeen kii isaga ooo cishe kaso baxay oo usocda in uu seexdo beertiisa yarta ah ayuuu jiirada ukalay oo uu shanxabo ku dhuftay nin kii ayaa la arkay subixii isagoo meed ah ayaa lasoo qaaday
oo la keenay meeshiii lagu dhaqaayay markaas ayaa waxaa dhacday in laqaado ayaa nin kii meedka ahaa laqaadi waayay dhoor iyo toban nin ayaa lagu qaadi
waayay ayaa layaabay markaas ayaa waxaa meesha soo
maray nin kii dilay markaas ayaa waxaaladhahay saxiib ka ayaa laqaadiwaayay ee kalay wax ka qaad
ayuu dhinac qabatay mise fudeed waalayaabay
gaari ayaa lasaaray mise waalaga soo dajinwaayay
garigii yaab qofwalba waxaa layiri haloo yeero
saaxiib kiis waa looyeeray ayaa laqaaday dhulka ayaa lakeenay god kii afkiisa waalagu tukaday
waxaa lais gudayay in lagaliyo godga mise kaalay
qaad adiga uyeera saxiibkiis waaloo yeeray waala qqaday kadib kodga ayaa lagaliyay isagaa ayaa lagalay markii madaxa loodhigay oo uun nin kaan ku jiro god ga ayuu nin kii meedka ahaa nin kaan ku booday hal mar mise nimankii kale ka yaaceen
meesha ayagoo aabay markaas ayaa kod kii lafiiriyay mise meed kii ayaa koreeya kii kale ayaa hooseey mise isagana waa uu dhintay kii kalana wadaadadii quraan aqriyay ayagoo layaaban mucjisadaan kadhacday waxaa layiri hala is laa aaso ciidii ayaa lagu wada rogay markii
sheekadaan nin kii joogay meesha ayaa iigaga sheekeeyay oo ah my ina adeerkeey ah

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Unrecorded Date
sxb big alifaad miyaa

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

maanyo

Unrecorded Date
waxaa magaalada marka ageeteda ka dhacday qisadan.


wiil u dhashay deegaanka marko ayaa waxaa qabsaday dadka xooga ku heysta magaalada agagaarkeeda waxay geeyeen beer waxay ku yiraahdeen beerta noo fal wuxuu ku yiri waa falaayaaye waa gaajeesanahee cunto i siiya waxaa la yiri cunto kuma siineynee fal beerta wuxuu yiro labo maalmood cunto ma cunin awood aan beerta ku falo ma lihi ee cunto i siiya ama iska key dhaafa aan irsaaqad raadsadee waxay nimankii yiraahdeen war fal beerta hadaad fali weysana waa ku dileynaa wiilkii wuxuu ku yiri intii gaajo i dili laheed xabadaa dhaanto markaas ayey dileeeen xabadiii dhawaaqeeda ayaa dadkii ku soo baxeen waxay arkeen wiilkii oo la dilay waxay u soo sheegeen wiilkii cidiisa.cidii markey yimaadeen beertii ay waxay damceen in ay meedka qaataan ninkii dilay wuxuu ku yiri wixii loo dilay aa meesha yaalo ilaa la fuliyana ma qaadaneysaan
wiilkii cidiisa ayaa yiri waxaa waaye waxaa lagu yiri beerta fala markaas meedka qaata hadad fali weysaane meedka ma qaadaneysaan cidii wiilka dhashay beerkii ay faleeen ka dibna meedkooda ay soo qaateen ..waa sheeko dhab ah oo dhacday

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Qumayo

Unrecorded Date
to hebel.

bisinka iyo yaasiinka...naa kan yaa xidhxidha oo naga qabta?


peace and luv.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

maanyo

Unrecorded Date
TO.qumayo


walaalkaa hebel waraabo ha siin

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

DACAY

Unrecorded Date
to.Anonymous


SXB QAISADAAN WAA QISO XAMAR KA DHACDAY MARKA BIG ALIFAAD MA AHA

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Geesi

Unrecorded Date
Maanyo waraa adi "adi miyaane"

meehaan maa misne sar weeyn ka taagteyna,beeydkii xaga leen kugu ogaahe.

Maanyo is cadeeybo.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Af-Yaqaan

Unrecorded Date
Salaamantiin

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.