site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

QOLKA REER BOONDHEERE

SomaliNet Forum (Archive): General Discusions: Archive (Feb. 2000 - May 2000): QOLKA REER BOONDHEERE
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

maanyo

Unrecorded Date
saaxiyaal ku soo dhawaada qolka reer boondheere

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

hebel

Unrecorded Date
ciyaal boondheer reer warta aa baadi jirtay boolooyinkaa tihiin maxaan dhahaa.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

CiiseRooti

Unrecorded Date
Ciyaal "Buulo Xuubey" aan ahaan jiri.

CiiseRooti

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

maanyo

Unrecorded Date
to, hebel adi lafo aad wax ku baado maba qabtid hadaad ku soco aabo nasiib qabtaa mar dhow waxaan ka baqaa inaad banjarto .mida kale reer warta ciyaalka shaash dafi jiray waaye iyo koolo99 ahahaha

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

hebel

Unrecorded Date
killer intees ka imaadi tabeeba intees ka imaadi cabdulaahi cabdi intees ka imaadi shiikhaaloow intees ka imaadi jeekeey intees ka imaadi areey intees ka imaadi?
maxaa dhahdi warta shaash ee dafi jirtay warta ee qabtii soomaaliya ka bilaabiti ciyaal moos waaxid.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Unrecorded Date
meeshaan aad ku fiicantihiine qolalka kale hanoogu imaanina meeshii na naga googa dacaryahay

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Unrecorded Date
Ciyaal Ansalooti xagee looga tegay ?

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

maanyo

Unrecorded Date
to.Anonymous ciyaal ansalooti moos ay cunaan

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Qumayo

Unrecorded Date
to hebel.

hoogyey jiriqaalihiiyow..adigu meel walba afka qabaalka ah soo dhig..wax kalood qabatid ma haysid?..meeshaan eegaba wuu joogaa..naa faataxada u soo mara..una soo duceeya...

peace and luv.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

maanyo

Unrecorded Date
to,qumayo

maanyo ha u maleyn yaah hebel waa kala gedisan yihiin bacoow yahay

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

brother.

Unrecorded Date
ree nasiib buundo,manabooliyo, biyo dageenka, ceelka awmuudde, shanta geed, meeshaan malaga helaa?. Ree boondheere asli matihid hebel. Qasaaye aa tahay qasaaye.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

brother.

Unrecorded Date
Qumayo.

adi faradheertii meelahaas kasoo firxati maa tahane?. Afkaaga maba la fahmaayo usi. waxaa maqli gaalkacyo shineemadeeda hilib duban aa la wareeji jiri. Markii la ii sheegi siin u qosli lee inaa kaadiyaa ku sigti. Shartiinna muggoo ilaahe hanaa dhaafiyo. Meel walba ma taagan tihiin usi?.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

NEEFOOWkANIINI

Unrecorded Date
Waar Maanyoow Aniguba BOONDHEERTA baan degganaa ee waxaan deggenaa oon ku dhashay kuna soo barbaaray oo waligeey kamaanan bixin oo waxaan deggenaa meeshan la yiraaho BILAAJO hoosteed oo AFRICAN Village iyo Cusbitaalkii Martiinni ay ku yiileen soo waxaad garatay maaha walaale??

Hadda magaaladii waxaa ku soo batay kuwa aanan Muqdisha aqoon haddana kuula doodaya iney kaa badiyaan soo waxaad garatay maaha oo inta laba bilood ay transit ku soo noqdaan oo iskuulkii LAASAREETI soo dhigtaan bey haddana ku leeyihiin anagu reer xamar baanu nahay oo haddaad weydiiso Xaafaddii Boondheere ama Bilaajo hoosteeda ama xaafaddii KUJIRTAA Vma garanayaan oo laba habeen bey shaneemadii WAABERI soo galeen ee ku tiilay Boondheere haddana waxeey ku leeyihiin reer xamar baanu ahayn,,,,,,,,,Dhalinyaradii ka timmi carigii Boondheere Bilaaja hoosteed geddi waan idin salamay,,,,,,,,,,,BYE

to NEEFOOWKANIINI.

hebel. afkaan kakanka ahna ma taqaan acuudkee malaay maa soo cuntay

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

dhoobowalaaq

Unrecorded Date
To: neefoow kaniini

dugsiga sare ee dhuusa mareeb miyaa kasoo bahday
adiga waxaa qoreyso malayaqaan ee orod wacadale waan kugu arkijiray neeefoowkaniini waan aqaanay
goormaad saan xamar ukala baratay adiga mise
in tiiyareed oo ad nagasotagtay miyaad saan ukalabaray neefoow

by dhoobowallaq

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

maanyo

Unrecorded Date
to.....Neefoowkaniini

waa la waashaaye saan maa loo waashaa tahliil in laguu raadiyo waaye mise qoono ama dhangaloow

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymz

Unrecorded Date
Lol@@@@@@@@@@@@@@@@@@@@@@@@@@@@@NeefowKaniini,
man, you are soooooooooooooooo funny ........ everywhere!!!!!

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

brother.

Unrecorded Date
neefoow.

adi eelaay lee etey beenta maa koo falaase?. hahahahaahhaaaaaaaaa, waraa neefoow masaxina af eelaayda?.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

hebel

Unrecorded Date
brother ninka neefoow waa usoo qayishee odey?
ani waaba u qaleeyi dhaaf aan dhahay ha ugu jirtee.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

DACAR

Unrecorded Date
WAR hayaayn waa ciyaal xaafadii oo dhan dee anigu waan aqaanaa naagtaa la yidhaahdo BOONDHEERE sow maahan midii degeneed XAMAR BUR-BUR IYO XAMAR JADIID waa iga waloo waa tii yoobsan joogi jidhay
ee weli dooda badneed, dee haday noo sha hay bal isiiya teleefoonkeeda,ee sidaas iyo jawaab wanaagsan...

DACAR-DACAR-DACAR

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Warta Suuqa

Unrecorded Date
Waa wareey dacar harawsigaan maa nagadhaaftid yaakheeyoow, Boondheere naag waaye haye, Wardhiigleeyna maxaa waaye marka? Ninaa ! lool
Hadii telefoonka Boondheere aa heshid iisoo sheeg kan Wardhiigleey anaa kusiinaayee.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

NeefoowKaniini

Unrecorded Date
,,,,,,,Waar Dacar ma soo sidataa heedhe ,,,waa ku sidee ,,,,,waar bal nimanyahoow kaasoo kalaa ku leh anigu Xamar baan deggenaan jiray oo Boondheeraba u heysta Naag magaceeda,,,,Waar Dacar yaan lagula yaabine nin yahoow isku xishoo Boondheere waa xaafad ka mida ah degmooyinka Muqdisha ee sidaa ula soco waa meeshii ay ku tiilay Shaneemadii Digfeer ee aflaanta Hindiga lagu qaban jiray Hablaha Caasigana lagu XodXodan jiray,,,, Waxanse Kaloon la yaabay kan isagana yiri waxaan deggennaa Buulo Xuubeey waar la isma wareysan Buulo Xaawo iyo Buulo Burde ee Xaafadahii Xamar baa la is weydiinayaa ee 14ka ahaa sida Towfiiq , Waaberi , Xamar Bur Bur, Cansalootan ,Tabaarak, Madiino , Wadajir, Horseed, Liido ,Boondheere,,, Bilaajo Hoosteed,,ShanGaabo,, Dhagaxtuuraaye,,Balcad,, ..

Maanyo walaal anigu waxaan ka mid ahaa dadkii wax ka aasaasay magaalada qaasatan Xaafadda Boondheere oo had iyo gooraale waxaan kubbadda ku cayaari jirnay aniga iyo ninka Tarziini la oran jiray ee isna xaafadda degganaa halkii xeebtii Boondheere oo aan anigu badi 9ka ka cayaari jiray isagana tarziini 10ka ka cayaari jiray,,,,,, ee is arag oo dambe oo xiisa leh iyo is akhris,,....

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Geesi

Unrecorded Date
NEEFOOW KINIIN

Dad aa inta hada ka ku murmaayo, hal eey ku muransanyihiin makuu sheegane,

NEEFOOW=XAWAAJI

Ani waxaas waxna maka ogi ala wax og.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

hebel

Unrecorded Date
war dadkii reer warta ahaa aaweye?
kuwaas weligood maqaar ma ka korayaan inta meeshaan lagu googoonaayo iyna kaalsho riixaayaan

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

NeefoowKaniini

Unrecorded Date
,,,,,,Geesi ,,,,,,Runtiis ,,,,,waa la isa soo qabahaa miyaa,,,,,,Geesi cadawgaa ha jabo,,,,bye walaalkiis nin i yaqaan aa tahay,,..

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

DACAR

Unrecorded Date
War Hebelow mawaxaad ina Kaarshe ku sheegaysaa waxaanan afkayga karin oo runtii iga careysiiyay,in aad maanta tiraaho iyna kaarshe bay riixayaan iyo kiiti nimo fana kacowdi biik yaa wuxushul hamak..

DACAR-DACAR-DACAR-DACAR

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

hebel

Unrecorded Date
LOL DACAR ninkeedii baad tahay.........
mise awal rageedii bey ahayd?

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

DACAR

Unrecorded Date
ma KUUSOOW foorateenbadiisii aa,igu keen-keentay.....
NINKEEDII,,,,,Gurey

nabadeey Hebel..

DACAR=DACAR-DACAR

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

NeefoowKaniini

Unrecorded Date
,,,,,,,,Wallee Rag is gure'e ma Ninkeedeey imminka inoo mareysaa,,,Hebeloow wax badani wax faaqidaye se marakan nin Dacar la yiraahuu Eebbe kaa adeegshay oo kuu cuskaday arrinkii waa dhex maray Kuusoow & Gureey,,,,Raggeedii,,,Dacar alloow gacanta kaama gooyo,,,Maxaad Hoobseedyo aad muska ka soo qufaheysaa,,,Dacar Walle marakan inaad la haleshay halgaadadaadii ninkii isaga ahaa ee Ninkeedii ahaa,,,waa Hebelle<<<<

neefoowKaniini

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Tabeebba.

Unrecorded Date
hayee meesha ciyaal boondheere loo furiye maxaas ahaana raggaan is qoraayo oo af soomaaliga lagu margahaayo qorina?.

Dacar, kuwii dadka dhici jiraas u hadal eg yahay.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Geesi

Unrecorded Date
Haye meeqa kala mareeysiin,
naag la,aantaane maxeey eheeyd rag gafuur iyo gar weeyn aan meeshii ka buuxe ani waa kasii boodey,
marba hadanan meesha bilcaan aan la boodboodo iiga muuqan.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Geesi

Unrecorded Date
NeefoowKiniini.. ii qarabo hamuun xun aa qabtaaye.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

dacar

Unrecorded Date
Walee ishaad ka riday war heedhe kuma heebsaninee adigu ma'inna tabeebaad tahay dee odagii tabeebe waa tii aanu IZKOLA POLICIA ku tooganayoo aanu ku aasnay xabaalahii xamareed yaa!!!!!!!

dacar-dacar-dacar-dacar

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Warta Suuqa

Unrecorded Date
Wooooooow, heeeeeeeeee, aroooooooooy, waa nakan hebelow. Reer warta anaa u taagan mahaan.

Kuwaanoo kale yamaahuurti aan balka wardhiigleey ku daji jirnay waayee iskala her.

Tabeeba,
Dacar-Dacar-Dacar kuwii sariiraha naga xadi jiray waaye habeenkii markii la jiifto, markii aas galabti hurdada kasoo kaco hee, turub aas meelaha dadka firo raaxada uga qaadi jiray ee mataqaanaa adiga. asoo caleemo badan madaxa ugu xirinyihiin ee ma kastay yaakheeyoow. us celeemahaan maxees ahaayeen markii la dhoho, fooro waaye aas yiri, ee fooro dambas lee eheed shimee caleemo isu badashey. Yaabka yaabkiis.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Warta suuqa

Unrecorded Date
Hebel,

Aryaa intaad reer warta magacyarooda tixayda xaad nuskiileey uga tagtay arooy?

Walee waa hubaa hebalow inaan ku aqaan ee maraan iskula qaad kula heli doonaahe iska dhaaf saa sheegtay maqaar dadkiisa waa nehee. Arey day soow noo yaqaan yaa yah.

Aryaadhaha aawaya cidii kor noo baxsha xagaad ka baxdeen? ee maa wardhiigleey dhiniciina ka difaacdaan mise Dacar laga cabsaa? ee Dacar waa ogtihiin waaga kuguu kalax yiraahdaan siisowgiisa ku celeynaaha ee ogaara.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

hebel

Unrecorded Date
ar warta odey xaa kula herey? waaban ku noogi saan mahaan sugidaada u rogee? ma kostarkii aa kaasoo tegey?
dadkaan dacar uus ka koow yahay waa kuwii oo markii jaale siyaad dhihi jirey waqooyi ii koonfur ha isbartaan noosoo guurey waaye.
ninkii baar-warta dubnada ku hor dheelaayay markii loo sheegi in kuwii isbaraheeni soo guureen oo wardhiigleey dhan qabsadeen aas yiri ar yaayah haba lays barto ma xumee halaysu soo guuro maa la yiri?

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Warta suuqa

Unrecorded Date
Hebel,

Ar runtaa waaye, koostarki igamasoo tagin ee muuntaayadoow fariistay, ee mugaan dabakafuulki heybsadhay - yaayah- ee Dacaraa hiirti raayatooraha labaxay mo ogidoo ahaa. LOOL.

Xaasa karabtaa taksigi afleershaan dhoto' kusoo dhehee.

Aryaa Hebel ee mugaad reer woqooyi leedahay unuku Alamseey ka hor unuka maa aragnay, aasaa haddana Hotel Geed Deebleh laga furay Warta ahaa. Mo ogi meeshoow deebtu ku arkee.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

maanyo

Unrecorded Date
aqyaarta maxaa waaye hee qolkaan oo qorismarisyaasha soo galeen reer warta waaba laga baqi jiray saa u daba socoto lee hal mar is badalaayaan jaa waxaa arkee waraabo dadoow ku dabo socdo

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

dacar

Unrecorded Date
Walee Maanyo ishaad kariday dee anigu waan kayara baqay, maxaa wacay mar hadii dhurwaa soo galay qolka oo wax kaa dhicinayana uusan jirin waa iga walee afkii baan juuq la'gabay,war maanyo waa kukaas ilaahna garabkaaga hagalo;

dacar-dacar-dacar-

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

hebel

Unrecorded Date
AKHYAARTA LOL@@@@@

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Warta suuqa

Unrecorded Date
Aryaa maanyo, XUUUUUUUUUX KHUUUUUUUUKH, aryaa ha cabsan waa anigee. LOOOL.

dacarta day, ar maanyo waaba la gardhee mugaan dharka shiribka soo xirinno iyo muga kaloow nakala gara waayee aduguse abeeso lugaaleey oo habar jinni wadataa tahee maanyo xoow kaa yaqaan ee yoow kugu qaldamin.

maanyo, lama maroodi meeheey ku lagdamaan yaa ku gacan galaayo? kasoo jawaab.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Qumayo

Unrecorded Date
Alaa naayaadhaheen...naa meeshu magacyo xuma? yaa..bal kan day madaxa ubada leh ee "hebel" la leeyahay..alaa naa kanaa ka daran kurka qudunquutada leh ee"dacar" iskugu yeedhaaya...alaa waakan kii ugu darnaa.......alaa waa jaamac oo halkan taagan "Warta suuqa" alaa walaal jaamac aw obsiiye ma walaalad ahaydeen? madaxiisii ayaad leedahay iyo sunayaashiisii..alalala..isku eekidinaa?

To brother.
Insi tuurlihi ku leefye xagaa iiga baydh bahalkii bidaarta iyo salaxyada waaweynaayow.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Warta suuqa

Unrecorded Date
Aryaa Qumayo, nabee inaad shaafiin u baahantahy. Ee yaa ila yaqaan ee maha jooga aan shaafiin ku akhriyee, WOOOOOOW aryaa i labeeya.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

hebel

Unrecorded Date
adna lugo wiiro wiiro

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

DACAR

Unrecorded Date
WALEE WAA RUNTAADA NAA MA HABEENKII AAN KU XOD-XODANAYEY BAAD GIDIGAYGII ISAWIRTAY,DEE ISKU XISHOO OO HALKAAN HAKU SHEEGIN CANDHADAYDA, OO ILAAH BAAN KUGU DHAARSHAY,YEEYNAAN IS SHEEG-SHEEGIN,,,,,,,

DACAR-DACAR-DACAR

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

maanyo

Unrecorded Date
to.DACAR.

saaxiiboow qoftaan adigaan kugu faataxeynay

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Warta suuqa

Unrecorded Date
Aryaadhaha xaa tiraahdeen ( Aloow labada dibi ............)(Aloow laba dibi ...........) Dacar & Qumayeey ka tafaty bariga.

To Maanyo,
Ar aniga mug horaan kuu maahmaahaee ogoow haku gacan galin mahaan ( Lama maroodi meeheey ku lagdamaan ,, coosaa ku gacan galaa) ka dhaxbaxaan ku iri dadkaan manaad nabad rabtid.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Geesi

Unrecorded Date
warta suuqa aryaa xaad maanyo ugu hanjabeeydaa,deey sidii dibi caws la dibirey uu faagahaahe,aryaa beledka nabad ku joog aan ku eri

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Warta suuqa

Unrecorded Date
Areey day, igaara fiijiyay, ar xagaa ka timi aduguna? abuukaata dalabeey maa kusoo diray qandha geesa qaloocan qaade. Ar goofka waa weenyahee dhinacaaga ka daaq. gardara wehel leh badanaa aryaa.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

dacar

Unrecorded Date
Wallee waan ogaa oo halkaas baan ooga jeeday in nimankaan is hirdinayaan,ee hoo Barriiska heeeee!!!!

dacar-dacar-dacar

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

maanyo

Unrecorded Date
to..dacar

maka yaabtayna bacoow yaashaan

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Geesi

Unrecorded Date
warta xeey eheeyd bilcaan eey usocod eegtahee hashii suuqa waratada miiska kulaheeyd miyaa, ,,,

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

hebel

Unrecorded Date
akhyaarta cayda ma jecli anigu

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

dacar

Unrecorded Date
Ma'amaan mise karbaash,waa midoo mida hore igama heshid,tan xigta waa laga yaabaa in aad iga heshid..

dacar-dacar-dacar

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

hebel

Unrecorded Date
dacar hada maxaa dhahdi xaaji?

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Neefoowkaniini

Unrecorded Date
TO.DACAR

DEE AMAANKAAGA MA NAQAANE WAXAA DOONTO SAMEE WAA MAXAY MACANGAGU

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Warta suuqa

Unrecorded Date
Dacar,

Hal nasteexo iga hoo, Maanyo & Malaaq asylum ee Xamar ku joogi jireen walina aan u aqoonsanahay, adigase minaad rabshada dhaafi weeydid deportation aa ku sugaa ee ogoow, cara gaduud iyo biyo qadhaadh waa istaqaaniin ee barwaaqada ciid ha isaga shubinaan ku iri.

Geesi,
Anugu xifaalo waa aqaan, laakinse sxb af caaytama ninkiisuu ku yaal.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

NeefoowKaniini

Unrecorded Date
,,,,,,Aniga ma qorin waxa kor lagu soo qoray ,,, macallinka ma magac baad ka weysay afarta gar jaho ee dunida ,,Waar ninyahoow magaceyga ii daa,, Dacaroow ninkaa maad iga qabataan magaceyga dadka ku aflagaadeynhayo,,,,

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Ciise Omar

Unrecorded Date
waxaas oo dhan waxaa ka fican ciyaal karaan noh
ani iyaga aa kimid ahay noh ee meesha buqa kaqada noh hadii kale bus aa idin ku kicinaa noh ..

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

shadiya

Unrecorded Date
xaaji macow ma nool ayahy mise mooryan dubatay!!!!!!!1

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Geesi

Unrecorded Date
goow marba sheekadu hadeey halkaas gaadho midh dheer oo buuri ah baan ka shitaa...

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

NeefoowKaniini

Unrecorded Date
,,,,Shadiya Macoow Xanjeero Xaajadi waa Qasnaati Quzacbalaat ii Qooqaa Bakhsar Foorno Al jiib wal Barooni aa liisku Dubooyaa,,,,,

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

JIIJA

Unrecorded Date
NEEFOOW KANIINI JOOJI HEE JAB FANIINKA .................. LABADII ABRI EE QAABILAADA MAA INTAAS KU BARTAY ...

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Geesi

Unrecorded Date
ninkaan marba afka dadka kula hadlaaya muxu damacsanyahay.
waa ninkaas neeftuurweeynee..

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Sab-suge

Unrecorded Date
Reer Boondheerow

Sidee ku nooshihiin hada

1 Boondheere hadaan soo arkee (marnaba ma sheegateen.....Waan idinkula jiraa tacsidaas.

2 Gudowgii xagee dabaaldagiisii ku qabatiin sow tan la diiday gudoowgii.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

dacar

Unrecorded Date
KU;Hebel amaan mooyee inta kale diyaar!!!!!

KU;Neefow saaxiib waa laguu yaqaanaa ninka soo qoray oo in mudo eh baan raad kiisa ku taagnaa oo rag badan baa horay usoo eedeeyay, ee saaxiib waa inaga iyo asiga,hadaad tusaale ubaahan tahay waxaa kuugu filan fiiri sida uu uqoro erayga
(to.),oo runtii qofkasta iska garan karo ee cafis baad tahay ee ilaahay garab kaaga ha gallo.

KU;Wartasuuqa
macalinka ha'igu qaldamin weli allaan dhax joogaa,baabuurtana iska ilaali(Balka shuraako maahan).

dacar-dacar-dacar-dacar

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

XAMARDAYE

Unrecorded Date
Reer Boondheere,yaa yah adeerkiin ayaa yimid,jidka haloo baneeyo,waa reer warta odaygi adeerkiin ahaa,iska ilaaliya,waaba dadaasheen boondheere ayaadba ka hadleeysiin idinkoon warta fasax ka soo qaadanin,yaa idin yiri meeshaan isugu imaada?baad waa idinka badinaa laakiin biishka ayaad naga badisaan,ah ah ah ah aaaaaah

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

XAMARDAYE

Unrecorded Date
WARTA DHIIGA
LOL.............WAAN KU GARTAY

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Warta suuqa

Unrecorded Date
LOOOOOL Xamardaye soo dhawoow, mahaan wax i yaqaan waaba raadihaayee.

Aryaa dacar,
hal walax iga jaahil bixi, inbadanaan ku fiirihaayay, horta magacaaga xaa marna saddex jeer uqortaa marna afar jeer, xeey ka walax tahay? Faalaloow maa ahaan jirtay aryaa mise Qumayaa kusoo taba bartay.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Warta suuqa

Unrecorded Date
Aryaa xamardaye, halkaan iagalsoo xiriir Jayte2000@yahoo.com

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

TROUBLEGIRL

Unrecorded Date
Aryaada aniga Reer Bhoondhere ma ihi waxaan ka imid BUULOXUUBEY.......Amaaaa lai soo dhoweeyhaa hadaan idin dhahoo abootadeeey aa mahaaaas deganeyd. Aqayeeey qoomkaaan Martida Sharafta leh sooma dhoweeyaaan....Ar maha ka kala kuda... waaa idin leeyahay.....Mugaaan soo naqdo yaan meeshaan idinku imaaan...

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Mad Kuuloow

Unrecorded Date
Waraada Kuligiin ma jirtiin..BANAAYAYAAL aa tihiin..Halkoo oo BOONDHEEROOW LIBAAX ah xitaa ma idinku juro..

Boondheere waxaa la dhahaa

Wiilwaal, Satemiyiifiko, shanta geed,, Daljirka ama Olol DIINLE, Aakuwadooto, Godka maqaareey, ceel ow muude, ciyaal buulo bishaaro, Nasiib Buundo, ciyaal Schoolka Kacaanka, ciyaal Iikadda, Ciyaalka misaajidka Sheekh Mohamed Faqi yusuf iyo Xaaji Yabaroow, ciyaal Wabaska, Ciyaal Alahraam, ciyaalka Suuuqa Boondheere SEEFOOW agtiisa iyo Harqaanka DERBI, ciyaal AACALIIS, Ciyaalka Degmadda, Ciyaalka Mashka iyo Macoow ciyaal Baarbari, iyo ciyaalka Deriskeena ee CAANO SAN..

Intaas qof degan ma idinku juro.Magacyadiina aa laga kasaa ee Saaxiibayaaloow..BANTA meesha ka dhaafa MARAXYAALY aa tihiin.. magacana waa naga ceebeyseen.

Waraa KANIINI..CALI SHABEELE Weyn aa tahay.

Aniga Reer Boondheere asli eh aan ahay..Ciyaalka WiilWaal, iyo Aakuwadooto...

Barasho Wanaagsan..

PEACE..

MAD KUULOOW from Toronto

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

DACAR

Unrecorded Date
Waryaada ma,gola heeb baa mise waaa gola caweys!!!!!

Arhooy Wartasuuqa arxaa ikaa daba dhigay???
Inya ku'ehbiyay asaan adoogaa usheegay(Hebel),

DACAR-DACAR-DACAR

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

NeefoowKaniini

Unrecorded Date
,,,,,,,Unnukka haddii heer Boondheere kuu nahi lamma Jiijo aa Xaafaddanya caan ku eheed ee Ad Jiijooni mii mise Jiijo Awees Aw Buurfuulle Gawartiis ,,,Is soo caddee Ad aa barbaartii Aqua Dotte iyo Barka lama doonka ,,Nasiib buunddo ii Godka ,,,,Iskoolkii Tawra Ilaa Yaasiin Cismaan ,, Yuusuful kowneen a iga hilmaamin,,Minankaayna hoostiis ii meehii Isgaarsiinta,,,Boondheere maan hilmaamaa,,,,,,Jiijooni ad is soo caddee warkaa keen inta khuwurro aa fadhisso ,Cali Ganeey Aawihee,,Isveelka ii Hurdadiid aa jirro,,,Leeliyaaloow Leeleeliyaaw,, Leeliyaaloow hee leeliyaaw,,,Huwaayaa jaliiloow huwaayaa jamaal

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Warta suuqa

Unrecorded Date
Shee Cali weershe aaway hee. LOOL

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

jiijo

Unrecorded Date
mad kuulow igaaar iga dheh maxow sab ka gaaday sow u xifdiyaaba iiga daran subxaankoow waa ku taqasustay yaan lagu cowrin ee dhuumo waaba na soo xasuusisay

adi neefooooowcambuuulo dadki martiqaadka loo fidiyay aad u egtahay macmacaankeeda xataa laba biri ma dhuuqin inkaar qabayaal aa kaa soo dhuun qabtay ka yaahuuyeee!!!! laakin waxaan la dhangaxsanahay saad ku xasuusatid huwaayaa jaliiloow huwaayaa jamaaal kooros dheer aa gashay mugooo aniga ciyaal iskuul12 octoobar aan ahaa siisow ma i keenin:

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

dacar

Unrecorded Date
War Siisowguba yaa helo,mise Siteymanoogta tqaanaa waadigaa sii jugufsaneee.....

,,,,Sabtana yaanan layga qarinin aniguba reer Boondheeerta ayaan ahayeee,mise waa hoos iska taabad bahasha,,,,,,,,,,

dacar-dacar-dacar

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

ceyaal boondhere

Unrecorded Date
To neefowkaniini, dacar,manyo,hebel,iyo martini
Ayagan unacay in aan netka soo galo oon wax ka akhriyo war maxaa meesha laidinka siiyaa war ordoo mahrad yeesha( get life guys) boondheere wax ka ma taqaaniine , sariiraha aad sinay ka xamaali jir teene.ama wax fiican qora ama meesha ha wasaqeenina . yaa ciyaal miijes waxid.

waxaan iloobay orgoble gesi oo markasta koodan la socda adiga get life man.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Geesi

Unrecorded Date
ceyaal boondheere: horeey eey soomali udhahdey (nin magaalo ka dudoow yaa ku og) hadii nacdey yaa inta kaatebaayo,nolosha aad dadka u tilmaameysid camoole maa dadka umaleeysane,nin weeyn oo soo shaqo tagay aa dhehee nolol raadso shalay adi maa inta keeney,naftaada aa nolol helis ubaahan aan kuumalaynaa, xeebta bustahaga dhinac kadhego, xeebtu wa weeyntahee....soona dhowoow sxb.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

dacar

Unrecorded Date
KU;Geesi

,,,,,,,,,,,,,Afkaaga caanogeel lagu qabay,war ma'afkaygaad kala baxday,walaal saad u sheegtay weeye usheeg halkaan lamag baxay caruur iyo ciyaal boondheerta anigu garan maayee ma Boondheertaa ku dhashay,,,,,,,,,,,,,

dacar-dacar-dacar

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

hebel

Unrecorded Date
yaa hoosta ka taataabanee dacar?
hoosta lagaa taataabaye damacaa raadi duqyow shaxaariga eh oo wiilasha hoosta ka taataabanaayo.
.
.
.
.
.
.
ciyaal boondheere nasiib buundo intee boondheere kaga taal?

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

NeefoowKaniini

Unrecorded Date
,,,,War ballo ma istaqiineen ,, Wiil kii wiil belo ee Shaxaari la oran jiray ,,,Dacaroow ninyahoow Ninkii Shaxaari ahaa kuwa Mooryaanah oo Macawiisya gaab ah baa helay....

Heedhehe inaad ku soo gaadhayba umaanan haysan ,,,Waar nin reer Magaal weynaaday baad tahay Dacar ........

Waar Dacar Kolkaan soo Xusuusto Bilicdii Down Townka Magaalka Muqdisha, Geel la,aani ba ha inagu heysee Ina adeeroow, weyska muraara dilaacaa oo ashqaraarac baan is celin kari waayaa.

Ilaahayse inooga roonaa oo maantayto haddaan Geelayagii aynu dhex joogno aanuna ku dalxiisayno Xagaari,,Xarafan,,Boorliqa,,Xammuuris,,Jacqaba , Damaalis,, Ciir Quba,, DarDaran,,Hooga rida,, Ismurqaad,, Ragaadsan,,, Jiifmaca,, Dacaroow intaasoo aan nabad iyo Ciirtaa Jugleh aan ku heysto Walaaney waxba iilaga maqneyn Boondheerta iyo Shaxaarigeedaba..........

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

ceyaalboondhere

Unrecorded Date
To geesi sxb wad fsaxantahay oo xeebta ka kaluumeeyso lakiin adiga xeebta ha dhiiqeen .
haddii adow dhiiqeeyay an imaado xageey ka kaluumeeysanaa.waxaan ka wadaa waxfiican qor oo macqool ah sxb maxaa waaye habartay habartay aa markast ku qortiin adiga iyo saxiibadaa .

waa ogahay in aad aqli leedahay lakiin mar mar aa korontada kaa tagtaa lol

sxb magacaaga iyo rayigaada iskumid ha noqdo.

midakale sxb rali iga ahow hadaa xanaaqday

Aniga ma jacli in aan dadka ka xanaajiyo lakin mar mar aan iska toortaa sanadkiiba hal mar
waxaa ku soo aday maalintii aan xanaaqsanaa.

bye see see see you.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Geesi

Unrecorded Date
dacar: haa duqa rag caqli lehyiye meel eey wax kawada arkaan,kadaa ninkaa ha u dhameeyn xebta dhankiis haka soogalee,
ciyaal boonka: sxb ma xanaaqin, raalina wa ahay caadi waaye,beledka baashaalka yaal dhanka kagal.
xeebta dhiiqeeynteeduna ma dhoobeeybaan cagaf cagaf ku wadaa.
bal ninkaas neefoow ah iyo xertiisa usheeg ineeysan dhiiqeeyn,anigu kaamaqlaye.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

dacar

Unrecorded Date
waryaa Neefoow walaahi xasuus dheer baad igu abuurtay alla maxad barwaaqo carigii la joogtay oo kibir dartiis ciirtaajug-ciirtaajug,war nin yahow hilow baa idilooday oo halkaan wax Geelba laguma arko oo walaahi mararka qaarkood hiloow dartiis baan iska bukoodaa oo berri dhaweeyd waxaan galay cusbitaal oo waxaan jiifay laba cishood aaqirkiina dhaqtar aad usareeyaa wuxuu igu yiri hiloow baa ku haya oo waa runtii oo waxaanan hiloow ahayninba ima hayo,,,,,,

dacar-dacar-dacar

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Warta suuqa

Unrecorded Date
DACAR wadaayoow adoo raali ah hal walax iga jaahil bixi hadaan qaldamo. Ninyohoow laba maalin ka hor nin kuu eg adiga 100% oo meel halkaas ah af hindi ku daldalmaa aan soo arkay koowdheh ee wadaayoow mataankaaga miyaa mise anigaa qaldan? LOL.

Neefoow, baryahaan mataanaha waa bateenaan u maleeyhaa arooy, xeey tahay mataankaaga oo carabi meel halkaas ka bulbul siihaayo oo qeeylada ka dheceeydo aad yaabaysid aansoo arkay usuguna ee seey wax ujiraan?

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

dacar

Unrecorded Date
ku;Wartasuuqa

,,,,,,Ariirow walkastaaba sheen uni shal be hiyaani,warkaana ideeri,hanuunaa ki fahmi,widaayow hindi ma,ehee ruushaa ki waramee, ani maal maqabi walii midigtay yaala lee ki waramee,,,,,,,,,,,,,,,,,

waraa wartasuuqa rumeey ama ha rumeeysan qofkaas aniguu ahaa bilaash maan xaawo taako habeen walba u galeey nay oo aan lacagta reerka uga bogaynay,ani wixii ka bartay waakaas ee adi wixii ka baratay xaawo taako aa lagaa rabaa!!!!!!

dacar-dacar-dacar

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Warat suuq

Unrecorded Date
To: DACAR,

Goolaa iga dhalisay markaan ee ogoow wadaayoow.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

dacar

Unrecorded Date
Wartasuuqa waad mahadsan tahay macalinka ee ii fasir halkaan,
Ariirow I shall go walaagaan?
Ariirow I shall be walaagaan?

waa lakala sari waayay ee bal iga jaahil bixi widaayow,,,

dacar-dacar-dacar

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Warta ssuqa

Unrecorded Date
MAGUDBE aan ku ahay wadaayoow holahaan ee neefoowkanini halaga warjarsho usugaa kadis badane.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

XAMARDAYE

Unrecorded Date
DACAR
TUUKSI HADDI UU BOQOL AHAA 99 WAXAA QAATAY ......,
SU'AASHAADA JAWAABTEEDA MEELAHAAS U RAADSO.

NABAD IYO KALGACAYL

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

NeefoowKaniini

Unrecorded Date
,,,,Gardarro caddaan ah aan geed la isagu soo gabban!!

Neefoow
Kaniini

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

yonis

Unrecorded Date
areey qolkaan xaa korontada ka danshayna bisinkee maha ma habar cajuuso ah maa inkaartay

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Xamardaye

Unrecorded Date
Yonis,

xalay ayaa loo dhacay,
waa la lahaa,
fiilooyinki waa laga fiiqday,
waa la lahaa,
maar fara badan ayaa laga helay,
waa la lahaa,
meesha isku qas ayaa deganaa,
waa la lahaa,
gurmad ayeey u baahan yihiin,
waa la lahaa,
an moogi waase la lahaa,
ee maxaa talo ah.

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.