CiiseRooti | Unrecorded Date TO: DHAMAAN DADKA AY QUSEEYSO WAXAAN DHAMAAN IDINKA CODSANAYAA, IN AYDAN GOOBTAN KA DHIGIN GOOB LOOGA DOODA QABIIL IYO SIYAASADAHA QUDHMUUN, EE AY HAD IYO GOOR DADKA QAARKII WAQTIGA ISAGA LUMIYAAN, IYAGOO MARKAA DAREEN KU ABUURAYA, HIYIKICINAYANA DADKA MEESHAN SOO BOOQDA EE AANAN DAREENSANAYN QABIILKA IYO DHIBTIISA. MHSANID CiiseRooti |
maanyo | Unrecorded Date to.ciise rooti waan diidnay qabiilka laakiin lama goodle ma deynaayaan qabiilka taas aa su'aal u baahan . |
SHARKA | Unrecorded Date TO:MAANYO LAMAGOODLE WAA DEENAA EE SHAANSHI MADEEENAAYAAN BANDHABOOW IYO DHABARWEENE AY UKALABAXEEN MARKA JOOJIYA ADINKANA HEE JAAW JAAW JAAW |
Q | Unrecorded Date haaaaaah U all start the qabiil ciyoowba please pll stop the stupit qabiil waa waxaan wadankeena kusoo gubnay lakiin sidoo nabiga yiri(scw) haleeysku karto but not like the wayz that all the dummy somali's do actually most coz soomaalidoo dhan isku min ma ahan please don't bother to write if ur gonna talk about qabiil 4 ilaaheey daraadiis salaamu caleeykum!!!!!!!!! |
Anonymous | Unrecorded Date what's lamagoodle??????? waa iga dhab waligeey ma maqal??? |
KoCoNuT | Unrecorded Date Hadda ma ii maqleeeeeeeeeeysa HAALOOO Anonymous, Lamagoodle waa kootadda. Waxaa si fiican kugu sharxi karo Enough Intelligent ama Gaaaaaaaaaax. Haddi aad iyaga weeyso waxaad weydiisa Candhaf. |
malabow | Unrecorded Date labogoodle waa nooc ay isugu tagaan raga iyo dumarka waxayna qaatan dhar u gooni ah oo cadcad, waxaana badana sameeyo reerxamarka iyo reer barawaha,subaxdii ninka labadago soo qadana ,waana ku faana asagoo muujinaya inuu xalay raaxeystay,waxuu ku qabeystaa badana masajidka. |
Anonymous | Unrecorded Date to ciise magacaaga waa ciise cago rooti waa ku soo ogaaday tankale adaaba qabiileesto weyn ah and you know it |
xamardaye | Unrecorded Date MAANYO; LAMA GOODLE YAAH,HAA LAMAGOODLE. MALABOOW;DIIN BARO WALAALKIIS. CIISE ROOTI;(isii iyo hoo) iskuma xigto,aan deeyno qabiil ee maxaan isku aqoonsaneeynaa saaxib?xsl keen horta. |
Dhoore | Unrecorded Date To: MAcalinka qabiil diidista maxaa kugu kalifay qabiil ma lihid miyaa? |