site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

DUQDII MAYIIKADA QABTEY

SomaliNet Forum (Archive): General Discusions: Archive (Feb. 2000 - May 2000): DUQDII MAYIIKADA QABTEY
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Unrecorded Date
DUQDOO AYAA KATIMIT BAADIYAHA WAXAY MAQASHEY IYADOO LA LEYAHAY NINKAASA MAYIIKU QABAA WAXEY KU NOQOTAY BAADIYIHII WAXAY U TAGTEY NAAGO MEEL KU SHEEKESANYO WAXAA LAYIRI NOO WARAN WAXEY TIRI WAR LA'IDIN SII DAKA XAMAR JOOGA WAA JIRAN YIHIIN OOWAXEY WADA QABAAN MAYIIKO ANA ILAA SHALEY GARBAHA AYAA LA'IIGA TAAGAN YAHAY WAXAA IGA HAYA WAA MAYIIKADII ALOOW AMUURAHA SAHAL

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

safia

Unrecorded Date
To Anonimas

Saaxiib sheekadaan hadii aad ula jeedid in lagu qoslo, waxaad la'aaddaa bogga: ILA QOSOL.
Teeda kale kala baro meesha aad wax ku qoraysid iyo meesha looga baahan yahay

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Warta Suuqa

Unrecorded Date
LOOOOOOOOOOOOOOOL, areey waakugu qosolkaas wacadloon hubaa Yanuounimasow inaad balaaya tahay ee xagaad ka keentay bahashaan. Manyiikaa garbaha iga gashay aa!! acuudka. Walee ineey DACAR-DACAR-DACAR la dhalatay waa muuqataa.

Safia, minaad deeyweeydo Yanounimas laba dhangaadyaan kuu galaa.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

safia

Unrecorded Date
To Warta Suuqa

Waryaa adi intee igala qaaddeyna? adi makula hadlin. mise abukaate aa u tahay anonimus. dhangaadyada aa sheegeeysidna adiga aan sagaal kuu gelaa. Shakho laawe yahoow''
(Next time wait your turn to be spoken to, Otherwise save your comments big loser)

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Warta suuqa

Unrecorded Date
Safio,

Yaayah, walee dhoocilihii caanaha noo qaadi jiray filkeeda waa leedahay ee xagaa hadalkaaga uga dheereeyhee yahooy. Xasilka yoow kaa tagin gabaraa tahee.

You right I'm a loser because you didn't collect enough many from clients so that I can pay you for living, see I'm loser because you are not a good milk distributor, every big loser there is one DHOOCIL like you behind him. got it!!

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.