war anagaa bala aragnay hebel baan meelkagalno weeyney heblaayo halkee inoga timid war ilma adeerayaaloow fudushaas ma anagaa aragnay hoogayeey is taaq furula ilma adeeraayaaloow sida inoo dhaama
Unrecorded Date Walaal wareme ma waxaad sheegtaad weyday, cajiib. Waxaan ku oran lahaa: hebel waa nin aniguna waxaan ahay gabadh, lol waad garatay baan filayaa. wa salaam.
Unrecorded Date Jamaal4, armeey Qumayo odaygi si hagaagsan u seexisay oo ay iyadi laftigeeda hurdadi ka tagtay? armeey imtixaanaad leedahay oo ay akhris ku raagtay inanta? armeey inantu makalaalax san tahay oo ay ina soo abaartay? wax kasto ka yaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaab.lol