site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

MAXAA DHALINAYRADA WAX BARATAY QABIILKA DABA DHIGAY OO AY U NOQON WAAYEEN KUWO AQOONTOODA KU SOCDA

SomaliNet Forum (Archive): General Discusions: Archive (Feb. 2000 - May 2000): MAXAA DHALINAYRADA WAX BARATAY QABIILKA DABA DHIGAY OO AY U NOQON WAAYEEN KUWO AQOONTOODA KU SOCDA
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

maanyo

Unrecorded Date
ani waa yaabay ee soomaaliyey ma ila aragteen dhalinyaradoo wax baratay aan arkay intooda badan waa ku dhacay suntii qabiilak ee wadankeena naga keentay maxaa maxaa xal u ah dhalinyaradaas

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

CiiseRooti

Unrecorded Date
Maanyo Badeed

Bada inta geeysid biyo ka dherji ilaama ay ku dhahaan bes....bes....bes waan is deeyneynaa

CiiseRooti

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

malabow

Unrecorded Date
qabiilka waa astaan la isku garto, reer xamarka,reerbarawaha way diidaan ineyshegaan qabiilka ,hadana si fiican ayey ugu dhaqmaan,qabiilka iyo macriifada waa kala labo ,somalida waxa ka maqan iney qabiilka ugu dhaqmaan si ilbaxnimo ah,aniga xamar ku dhashay asalkeygana kama dheero ,waxaan aminsanahay inaan qabiilkeyga sheego ,aana qabiil wax ku yeelin dad kale.
ilbaxnimada maanta clinton waa qabiilka irishka,a
afrika,asiya ,amerika,waalagu dhaqmaa qabiilka.laakin tii siyaad bare camal ma fiicno oo dhahay qabiilka aan duugno ka dibna nooleeyay qabiilkiisa.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

maanyo

Unrecorded Date
to....malaboow


sxb runtaa waaye qabiilak waa in laysku aqoonsadaa laakiin ma aha in loo adeegsado sida xun

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.