site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

ILA TALIYA BRO & SIS

SomaliNet Forum (Archive): General Discusions: Archive (Feb. 2000 - May 2000): ILA TALIYA BRO & SIS
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

M MOHAMED

Unrecorded Date
WAXAAN AHAY WIIL SOOMALIYEED OO KU NOOL GOBAL KA
TIRSAN USA OO LA YIRAAHDO AZ WAXAAN ISLA DHIGANAA
COLLEGE GABAR INDIAN AMERICAN GABADHII WAXAAN WADAAGNAY SHEEKO WAXAAN GO"AANSANAY IN AAN
IS GUURSANO OO XATAA WAXEY TIRI WAAN ISLAAMAYAA
LAA KIIN WAXAA KU AQAL GALEYNAA TUULO EEY DAGAAN DAD KA AAN U NAQAANO ALI BEYSTEEN MAXAAN SAMEEYAA
WALAALAYAAL BAL TALO KEENA

by MOHAMED

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Abdi-Nassir

Unrecorded Date
Bro Mohammed ,
U are a Muslim first and somalianism comes after that,My point is u have to use the critteria
required by ALLAH to see who u deem fit for a wife.Is she a Muslima and does she practise
islam?,for whatever decissions u make with islam ALLAH will be a part of,and all the decissions u make without considering Islam ALLAH
Leaves them to you alone.This is an institution
with a lot of responsibility thats why as a muslim
u have to get her well informed.All in all if she is willing to become a Muslim then i support u 100% and pray that ALLAH make it one with a blessing.Please do let me know how it turns out,
I am a newly wed myself and if respected u will enjoy the union very much believe me.Thanks and pass my regards to her aswell.
nassom@yahoo.com}

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Muriidi

Unrecorded Date
Cali Beysteen aa!!!! war ninyahow qoladaas amay ku cunaan markaad tuuladooda u raacdo, fiiri, baalashii maa madaxa ugu jiro. film leen ku arki jiray ayagoo qaylinaaya oo masaaro wataan.

Saaxibow is ilaali hee wax kale kuma dhahaayiye

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

hebel

Unrecorded Date
Calibeysteen muslimay walaa xawla walaa quwata.
Islam IS really the fastest growing religion in the world.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Xaali

Unrecorded Date
M.Mohamed, forumska wax ka raadisaa email-ka
Abuu Sumaayaha, asaga waa Native Indian oo reer Canada waa na nin Muslim ah. Laga yaabo inuu fikrado ku siiyo xagga dhaqanka native americans iyo qibradiisa la xiriirta sida uu u Islaamey.
Nasib wacan baan ku rajeeynaayaa.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

gurey

Unrecorded Date
TO: BROTHER MOHAMED


Asalaamu Aleeykum


Cali beeysteeyn la xidid ayana baab waaye!!!


Waxaan kugula talin lahaa inaadan ku dag dagin arintaan,hadii aat ogtahay waxa aad uguursanayso.waxaan kawadaa hadii aad rabto mustaqbal in ilaah ilmo kaa reebo ilma haasina noqdaan bari kamaalin kuwo kuusoo duceeya,islamarkaana xiriiriya ehelkaa.si hadaad dhimato faracaada ay u gartaan meesha ayka soo jeedaan. dadkaagiina adiga kuugu xasuustaan.hadag dagin hana ka dhicin haadaan dheer.


laakiin hadaad rabto ayaamo shabaab lacayaar gabadhaa calibeeysteen. laakiin ogoow soomaali waxay tiraahdaa ((WAX LAYAQAAN GUURSO WAX LAYAQAAN HAKUU DHASHEE)).hadaad gabadh soomaali guursato waxay ilmahaaga ugeeysaa waa soomaali kale.markaa ilmahaaga waa sugan yihiin waligood.ogoow raaxada aad lacayaarto gabadhaas yari waa mid ayaamo ah markaad duqoowdo kuuma daryeeli doonto sida marwada soomaaliyeed udaryeesho saygeeda.


hadii arintaadu tahay mahamadoow maku yaalaa bahal kii malabka ahaa waa gooni ood qooqantahay laakiin qooqa yuusan kaaridin duul aan dahabo qubeeys ii gee aqoon. waakabaxay

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

m mohamed

Unrecorded Date
walaalyaal waad ku mahadsantihiin
taladiina waana ku faraxsanahay laakin
mid baa jirto wali ma haayo wax i qanciyo!
amo talo ku filan arintaa dib baan u dhigtay
waxaan sugayaa talo intaa ka badan

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

CiiseRooti

Unrecorded Date
Saaxib waxaad ii kala sheegtaa calibeysteen yey ka tahay, ma Navafo,Apaches, Dakotas, Cherokii/Seminole,Hopi, yacni gabadha hadey Apache tahay waxaan qiyaasayaa in ay Apaches ku badanyihiin Arizona,yeysan kaa fakan saaxib coz wiilal geesiyiin ayey dhalaan,
mida kale waxaad soo sheegtaa, Gabadhu dhiigeeda Cadaan ma ku jiraa coz waxaan ku dhihi lahaa hadey
Cadaan wax u galeen faraha ka qaad.
Mida kale gabadhu ma Reserve bay ku nooshahay,
mise waa magaalo joog?

CiiseRooti

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

M MOHAMED

Unrecorded Date
TO CIISE ROOTI

SAXIIB WAAN KU SALAAMAY SIDA AAD SHEEGTAY WAA

APACHES LAAKIIN CADAAN BAA WAX U GALEEN

WAXEEYNA KU DHALATAY DALLAS

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Ikram99

Unrecorded Date
to ciise rooti

belo ku apacheysaye wiilka ha waalin acuudu bilaahi intaad ka waanin lahayd baad u sii macaynaysaa.

to mohamed

mohamed walaalkeey anaa kaa naxayee wax la yaqaan guurso wax la yaqaan hakuu dhashee sida gurey uu kugu yidhi walaal , ogowna waalidkaa waxay ku faraxsan yihiin jinsigaaga inaad la timaado adiguna niyadaad ka faraxsanaan intaad somali la dhaqmayso walaal dib u feker arintaa adoon ku fududaan .

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

CiiseRooti

Unrecorded Date
TO:Mohamed

Sxb Lamaanan yaabin markaad tiri waa Apaches Caadan baana wax u galeen, Sida taariqdu sheegaysaba APACHES-ku waxay ahaayeen Qabiiladii ugu horeeyey oo uu Cadaanku markiiba hafiyey oo xitaa markiiba way dhalangadoomeen, waxaan arkey Gabdho badan oo APACHES ah oo aadan u garaneyn, ilaa aad is dhex gashaan mooye oo ay ku yiraahdaan NATIVE AMERICAN, baan ahay. Aniga waxaan sii weydiiya qoloda ay ka yihiin si aan dhaqankoodi haday wax ka hayaan aan u barto.

Hadal Iyo dhamaantiiba,Sxb waxaan kugula talin, gabadha hadey Cadaan wax u galeen fara ka qaad
waana siday ila tahay. balse haday kula fiicantahay oo aad iska hesheen,waxaan ku oran la durduri yeysan kaa fakan Sxb

Waa Sidaa

CiiseRooti

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Geesi

Unrecorded Date
Aryaa halkaas calibeeysateenka u abtirihaana walaxuu ogyahee,xaa maskax ku duugan.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Hawa

Unrecorded Date
To: M Mohamed

Salaama Calykum

Walaal waxaan akhriyey qoraalkaaga, Walaal waa
arin fiican haday ky tiri waan Islaamin, Laakiin
haraacin meesha ay reerkoodu degan yihiin, Waxaa
jirta Maah maah soomaaliyeed oo ah "Col kaabdan iyoba waa ku hafiyaan" marka walaal waxaan kugu
talin lahaa inaad fiirisid gabdheeha wax guursaa
waayey intaad qof kale aadin

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

dhoore

Unrecorded Date
Arhee wadaayoow yarta hadaad jeceshahay u raac meesha ey jeceshahay jaxiimana ha' ahaatee
maxaa yeelay jaxiimada dhaxdeeda hadaad naag aad jeceshahay lagugu siiyo wareer ma leh,

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

enough intelligent

Unrecorded Date
To: Maxammed,

Salaamun caleykum,

walaal Maxammed salaamad dabadeed, waan akhrriyey fekradaada iyo xaajada ay wadato iyo qaar ka mid ah akhyaarta talada dhiibtayba.
Anigu waxaan kugula talinayaa dhowr arrimood;
1- ha degdegin ee wax hubso. Markaan sidaas ku leeyahay uma jeedo inanta ha guursannin.
2- Ilaahay talo saaro oo salaadda istikhaarada layidhaaho tuko, haddii aadan aqoon dadka aqoonta diinta u leh ee meesha aas joogto ee Arizona kala tsho oo weydii.
3-Nina ama qofnna qabiilkiisa ha ku nicin hana ku dhibaatayn sida khayrka leh Allaah ayaa garanayee, ogowna in Ilaahii adiga ku abuuray ee African Soomaali ah kaa dhigay iyadana Abuuray oo Cali baysteen Native American ka dhigay.
Inantu haddii ay ku tidhi waan muslimayaa ka hadalba ma gsho inaad guursato, laakiin waxaa haddana ladoonayaa inaa soo xarayso reerkooda oo aad ka bilaabayso hooyadeed iyo walaalladeed, qisooyinkaas iyo kuwo la mida waxaad ka helaysaa in wiil sidaadoo kale inan ay is jeclaadeen oo ay muslimtay oo ay is guursadeed keddibnna reerkoodii oo dhan sidii midba mar usoo muslimayey ay wada islaameen, markaa reerka aad u baro horta haddii aad aragto inaad is dhex gali kartaan ku dedaal inaad muslimiso, laakiin inanta guurka aad is guursanaysaan maaddaama ay muslimayso, gor gortan ma lahan, laakiin waa in jacayl nafgooyo ahi jiraa taas ayaana kuu dul qaadanaysa markay kaa jajabantahay.
Meesha dadka soo muslimay warkooda aad ka heli kartaa waa web site-ka www. dhanbaal.com, qaybta cultureka, waa wergeys kasoo baxa dalka Canada oo dahllinyaro Soomaali ahi leedahay.
Ilaa xilli dambe salaama.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

hebel

Unrecorded Date
wax waliba yaqaanoow enough sintalajiste......waxba!

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.