site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

NIN AAN BAASKIIL WADI AQOON OO GAARI WATA MARKA IS KU MALEEYO RAGEEDA

SomaliNet Forum (Archive): General Discusions: Archive (Feb. 2000 - May 2000): NIN AAN BAASKIIL WADI AQOON OO GAARI WATA MARKA IS KU MALEEYO RAGEEDA
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

aqyaarka

Unrecorded Date
waxaa dhacaday dalka mareykanka in ay ku soo bateen dad tuulajooga waxaa dhacday maalin nin
in uu meel basketball lagu dheelo anagoo in aan qaadano baskiil nin kii oday ga ahaa waa uu koray
baskiilkii markaas ayuu kufadhiisan waayay baaskiil kii markaas ayaan ku riixaay oo aan siidaayay markaas ayuu kor inta uuka yimid ku dhacay laamigii markaas ayuu wuxuu yiri nin yahow baaskiilka waxaan umalen jiray in lais ka koro uu kugu dhaqaaqayo aad iska lasoconeysid marka waxaa la is kadhigaa nin magaalada waligiis joogay
ee maxaad ku sameenlaheydeen kaas ookale xoogaa ayuu dooro qallay gaari ayuu gatay wakaas sxb

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

shadiyo

Unrecorded Date
adi ma ilbax baad isku malaysay nacas mesha wax kale keen.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

DACAR

Unrecorded Date
LEE, JIIMKA LEE TAGBA MABA UBAAHNO BARASHO WAABA KU TUURANAYSAA,EE IGA TAG HA'ILUGOONIN!!!!!!!


DACARD-DACAR-DACAR-DACAR

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

aqyaarka

Unrecorded Date
To: shadiye

adiga waxaan umaleenaa in aad dad kaas ookale aad tahay sababtoo ah saad uhadleeyso ayaan ujeedaa
marka sxb waxxaad ii sheegtaa tuuladaa joogi jirtay iyo diyaaradii kasoo qaaday tuulada marax yahow marka hala gu arko saxiib

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

xamardaye

Unrecorded Date
aqyaarka;

maxaa DOOLSHE lala yaabay oo la tuujiyay,weligoodba waa jireen,sidooda ayaana ku rabnaa ee inoo daa.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

jamaaal4

Unrecorded Date
to:dacar dacar
kamiinee,kuttee,saalaa me tumhe zinda nahi choorungaa.
to:xamardaye
sxb waxan u maleynaa hada kahor inaan chatka ku yara sheekeesanay if you are xamardaye from holland..iam jamaal4 from australia,say hallo to m
reer denhaag gaar ahaan kooxda muusika (sharero junior).
waryaa akhyaarka adiga sheekadii reer magaalka iyo reer gobolka maad wadaa..dadka ha isku dirin saaxiib.sheekadaada cusbo iyo xawaaji ayaa ka maqan.try another one..

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

shapiro

Saturday, July 01, 2000 - 01:12 am
waryaa akhyaarka oh ooh ooh ,
war adiga akhyaar aad tahay, war malayga ma
cuntaa? maya. war adigaaa war libaax badeedka cun
oo badso, maley ma ku anfacaayo adiggggaaaa.
bye.

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.