site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

MA TAQAANIIN REER JABUUTI

SomaliNet Forum (Archive): General Discusions: Archive (Feb. 2000 - May 2000): MA TAQAANIIN REER JABUUTI
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

deeqa

Unrecorded Date
aduunka reer jabuuti ayaa ugu reer baadiyeysan ma ogtiin ninmanka reer jabuutiga ah ibliis waaye ma ogtohiin nagahooda waa naaga wasaqlaayaal lobo goorgoradleeyaal waaye midna caarkeey iskaga tirtiraan minda korkey ka xirtaan ani waxaan dhan ma ogeyn jabuuti waligeey ma maqlin waxaan dhan reer jabuutiyaal aa ii sheegay

yaaqay waxaa kaloo maqlay guryahoodana laamoyeeri waaye

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

mOwLiD-mAcAaNe

Unrecorded Date
To: Deeqa
Caqliga ayaad ka aradan tahay, maxaa kuu geeyey inaad caydo Nation walaalahaa ah.
Intaynu soo gubnay wadankeenii baynu weliba afxumo ku darsanay, maca asif.
Bal walaal dib isugu noqo oo xaal Bixi!?

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Pop John Paul II

Unrecorded Date
waa la gartay ninkoo reer jabuti aa ka jajabshay

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

XAMARDAYE

Unrecorded Date
DEEQA
SIDAAN LAMA AMAANIN SIS EE SURWAAL DABA GAAB MIYAA LAGUU GALSHAY.

ANIGA DABADEEY KA BANAANKA
KAALA QAYB QAADAN MAAYO.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

hebel

Unrecorded Date
deeqa adigu maxaad bijibijigaaga ku tirtaa?

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

NeefoowKaniini

Unrecorded Date
!!!!Ceeb<<<<<i <<<<<IIIIIIIIIIIH<<<<<<


see camalkiin

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

neefoow kaniini

Unrecorded Date
DEEQA,anagaa walaalahaa ah ee kaalay aan kuu ceeb asturnee,kee baad naga dooranee.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

NeefoowKaniini

Unrecorded Date
,,,,,,Anigu maahi ninka waxaa meejan ku qoray,,ee waa nin kaloo magaceyga iska jeclaaday,,


bye
Neefoow
Kaniini

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

hebel

Unrecorded Date
neefoow maa wax la qabatid ninka?

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

xamardaye

Unrecorded Date
soow ula qabaa?
carabka moow la gaaraa?
n.kaniini kuwaan biyo cabaal ay kugu dileen,suuqa xoolaha ay maqaar kugu ciyaar sii yoo haayaan,
xaa biyo cabaal ah hee,weli ma ku dheeshay?

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.