site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

CARAFAAT LIISKA ARGAGIXISADA BUU KU JIREY, IMINKANA NOBAL PRICE BAABA LASIIYEY!!!!!!

SomaliNet Forum (Archive): General Discusions: Archive (Feb. 2000 - May 2000): CARAFAAT LIISKA ARGAGIXISADA BUU KU JIREY, IMINKANA NOBAL PRICE BAABA LASIIYEY!!!!!!
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Waranle

Unrecorded Date
Guud ahaan sababta arimahaasi ku dhaceen waa la fahmayaa, balse hadii aynu arintan aad u shaandhaynu, wax badanoo duugan baa soo baxaya.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

gurey1

Unrecorded Date
WARANLE


CARAFAAD MAXAA IGA GIDHIISH AH!!


Asalaamu Aleeykum


dana heena ayaa igala haboon inaan ka hadalo carafaad miyaan ku mash quulaa?

hadaan ixtiraamo walaalka soo diyaariyay fikradaan waxan filayaa ineey cadaan tahay in nimankaan yuhuuda oo adeeg sanaya sheeydaanka indha buluuga ah leh,ay danahooda markuu fuliyo carafaad dhahaan waa oday gii carbeed,marka uu kasoo horjeedayna ay u yaqiineen cabsigaliyaha weeyn.

yuhuudu waa dad lahaa diin oo way yaqaanaan sida loola dhaqmo indho baliilka ama sheydaanka cad ee indhaha buluuga ah leh.markaa hada way adeeg sadaan shaydaankaan.waxaan ku qoslaa markaan arko nidamka loo yaqaan HABKA TOBANLAHA; macna heeduna yahay FALSTIIN tobankii sanaba heshiis cusub macnaha maa weelin. ilaa inta saacada qiyaame ka dhaceeyso ah u fiirso 50 sano yaa carafaad 50 jeer shir caalami ah ku sixiixay heshiis xoriyo siin, marka carafaad dhintana kan kuxiga aa sii wadaa sixiixa.waa kabaxay mahad sanid brother

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Carab diid

Unrecorded Date
Carab dad maahan waxaase ka daran somali madoow.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

hebel

Unrecorded Date
waranle oo goormaad warku kusoo gaaray?

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Waranle

Unrecorded Date
Carafaad wuxuu iska dhigayey mid xornimada Falastiin xoog ku raadinaya, markaa waxaa la qoray aragagixiso weyn. macnaha argagixiso wuu fara badan yahay laakiin mid qudha ayaa sax ka ah, hase ahaatee qarbigu macnayaasha kale ee aan asalka ahayn bay u isticmaalaan, markii Carafaat qorigii iska dhigay oo uu bilaabay inuu
madaxda reer galbeedka iyo kuwa yuhuudaba hortooda ku xarrigo baa la gudoonsiiyey Nobal price.
Nobal pice kaga quuso Nelsan Mandela, inta rubuc qarni in ka badan la xidhay oo intaa qarbiguna aanay kaba hadlin, baa markii la arkay inuu xanuunsanayo oo geeri ku dhow yahay baa xabsigii laga sii daayey, kabacdina Nobal price baa la siiyey

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.