site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

MAKAAN ANOO U RABAAA MEEL XUN LEYGA YIMID

SomaliNet Forum (Archive): General Discusions: Archive (Feb. 2000 - May 2000): MAKAAN ANOO U RABAAA MEEL XUN LEYGA YIMID
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

maanyo

Unrecorded Date
makaan anoo u rabaa meel xum leyga yimid mowlo weynooow adigaan magantaadiyaan soo galee..

waxaa jirtay gabartoo aan jeclaa gabartii in aan dhaxanta ka xaroono aan ku heshiinay markii wax yar ka dhiman tahay arooskii dad aa madax ka qabsaday

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Geesi

Unrecorded Date
Maanyo ilaah hakuu sahlo,,,,,
Maanyo kaalmo maanaga soo jeriseyna,,,
Maanyo xoog waa kuuheeynaa kabadan laakiin maya.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

gurey1

Unrecorded Date
TO:MAANYO

moowleheen waa kuumiciinee faraskaa amuuku ciilay hee.

brother

waan kusalaamay adiga iyo dhamaan akhristayaasha sharafta mudanba.waxaan ku leeyahay sxb sidaan..

Madaxeeda marhoreey aheeyd inaad maa mulatee
ma aheen maankaa uroon in lagaa maroorsado ee
madax meesha uun soofadhiya naaguhu uma muraada ne
muufo aa maraq kuugu jirtay ee hadaad cuni waysay
maxuma in meel kale ay heshaa muxubadaadiiyee
maxaan maanyo murtida soogaabiyaa meesha adaa isdhigay ee.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

hebel

Unrecorded Date
maanyo sheekadaan ma soconeyso duqa yaa kuu qushuucaa hee?

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

maanyo

Unrecorded Date
to..hebel

horay waa u ogaa in aad tahay xaasid

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Salma

Unrecorded Date
Maaney, guulaa garsoore oo gargaar kuu soo diraayo
ee is ka samir maanta maalin aan ahayn ayay ogaan doontaa ee aboowgiis adkeeso kor jiraa keenaa ok bró
Salma

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Geesi

Unrecorded Date
Salma maanyo us maaneey shimee noqdeyne,nin aan u mudaaye, abaay miyaa,hee qeeyr waaye, ma iga hubtaaii uu naag yahay,anaa kutagaahe

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

maanyo

Unrecorded Date
TO..GEESI

sxb shuqulkaan maa bilowdayna bacoow yahoow

salma walaasheey jirtaa tahay

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

hebel

Unrecorded Date
anigu inankaa maanyo ayaanba ku saliilyoodaa gibigaba asalka

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

maanyo

Unrecorded Date
to..hebel

saliilyo aa sheegeysaaye gowsaha hakaa dhacaanbo

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

KIBIREEEY

Unrecorded Date
TO,MAANYO

YAAQAAEEY MAANYO WAA KA XUMAHAY ARINKA KUGU DHACAY
LAAKIIN FARAA II TAAGAN*** BIYO QABOOW MA HEYSAA

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Geesi

Unrecorded Date
Maanyo haa nin aad aheeyd anaa wax kale ii sawirmeen raali ahoow hadaad dhiriftey, ileeyn reer magaal baad aheeyd horaad ka xanaaqdey,

kibireey, hal far maxeey tahay lamo farood dheh.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Warta suuqa

Unrecorded Date
XUUUUUUUUUUX KHUUUUUUUUUKH, Maanyo ha cararin arooy anigoo shirib ka imid waayee.

Hebel, aryaa halkaan maanya ah inoow wadnaha go'aan ka cabsaa soow iiga naxaa kaliya ee wax u sheeg, kii kawaanka xamarweeyne joogay waaye dheh.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

maanyo

Unrecorded Date
to.kibireey

hal far leeyaa lamada maka dhigtidoo aanbo cararee

to.geesi sxb jiraa tahay awalba waa ogaa in aad tahay aqyaar

to.warta ani biiq aan ahay waraabo dadoow waa ka baqaa

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

hebel

Unrecorded Date
xamarweyne maas kuu kasaa hee?
xamar aa iska hoogi oo cid kasta nebsahee e

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

NeefoowKaniini

Unrecorded Date
,,,,,,,,,Hebel walaale adigu ma Xamar weynta baad dadka aad ka xigtaa ,,waa tanood had iyo gooraale aad xamar weyntadaa uun aad u xaglineyside,,,Meejankadaato wax reer Xamar weyntada ahi oo qumman waxaa uun ku jira ninkankan kadaatee Maanyo la yiraaho oo had iyo gooraale ka sheekeeya Boondheerta iyo Xamar weynta ,,,,,,Intiinan kale wallee inaad Tuuladii Xammurre aad geel ku raaci jidheen

Neefoow
Kaniini

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Warta suuqa

Unrecorded Date
Aryaa neef

Hadalkaaga noociis mugga hore waaba ku margadee, mise tasqiinaa kuugu jirto? LOOOOL. teera kale siissowgi aa shalay kasoo dagtay wali caadoow boorleeyahay ee lama dhaqin aasaad unuka wax naga sheegee haye.

Maanyo,
qalac-qalac quluc-quluc waraaba dadoow ka birim.

Hebel
Wadaayoow walax iga yaabshaan arkay ee ma ila qabtaa, horta dadkaan socotara ah sida:
(Neef, Qumayo, Dacar.. etc.) walaxeey isku calaanjaayaan horta hore, XAMAR mugii la yiraahdo dhagahoora iyo maskaxdoora walax kalaa u sawirmaysa, oo xeey tahay mataqaan? ee kuwaan unuka GIBIL CAD dhahno eey u haystaan in xamar ka yimideen ee see wax u fahnsiinaa wadaayoow.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

dacar

Unrecorded Date
KU;MAANYO

walaalow ilaahey meel kale oo kafiican hakuu yasiro,waa haday jirto arintaa tiiraanyada leh...

KU;Warkasuuqa

walee haduu carshaan kaaga dhisnaa iyo hadaad kawaanle ka'eheedba anaa utaliyo maanta marka wiil yahow wareersani warli'idaa walee warli'idaa wiilyahow wareersan!!!!!!

dacar-dacar-dacar

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

maanyo

Unrecorded Date
to..hebel

waa la qaraaraa saan maa loo qararaane?

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

NeefoowKaniini

Unrecorded Date
,,,,,Maanyo hooy ,,,,,ad maanyo waaya ee day Wacdallakhawayaaw Khaabllawaha eh Ad ii Biikhnimaan shimmee ahaan,,, ee Laataacaleeshyaaw kuwaaneey waa liiska kuleeyaa oo la kuuraa bacdigeed nawar dambooy ma kuugu soo nakhahaayiin ee iska kuleey aan ku dhahi ,,,,Maanyo hooy Nacal awuugaan ama Khori ismaris lee a nakhdo ama afar khoobla lee a nakhdo ku duuf aan ku dhihi,,Primmo Voltana ad oo la warrammin si fiican lee u niwir daar oo goomanka u gaduudi Khanja gadaalkaaneey..

Poi Bacdigeed Xamar aa weedihee Shaneemo Digfeer aay kaaga bilaabaayiin Nacl Washak yaashaan,,.....Shirmmee ahaan aay Shaneema nakhatinay Macbuudkoow,,

Neefoow
Kaniini

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

KIBIREEY

Unrecorded Date
TO..MAANYO

KUWAAN KUWO SHAQO LA'AAN HEYSO WAAYE WARKOODA KA BAX WALAASHAA KIBIREEY OO KU SOO SALAANTAY WAAYE

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

hebel

Unrecorded Date
warta wadaayoo xooga ma ila aragti horta?
xoog badanaa kuwaan? dhilaamnyo ku cunti dheh.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

maanyo

Unrecorded Date
to..Neefoowkaniini

sxb hada ka hor aa ninkoo wuxuu guursaday habar baariyo ah markaas ay waxay u dhashay lamo wiil.
mid wuxuu raacay habartii midkii kalana bacoow uu noqday dhib kaliya dariska waa ka soo eer sheeganaayaan maalin walbo habartii aa markaas waxay tiri wiilkaan saan maku fiyoobee quraan ha la saaro skiikh aa wiilkii oo keenay shiikhii aa quraan saaray markii quraankii lagu dhameeyey shiikhii waxaan tiri dhegeysata hada ka dib markii aad baashaaleysiin bisinka qabsada odaygii sidii uu ku soo tagay . marka sxboow dadkaaneeto ha la yaabin hee malmalkii aa laga hilmaame

to.kibreey waa isku leenahay

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Meymuun

Unrecorded Date
TO.maanyo

too kale ma jirisdoo hee mise maskaxdada weli waa lagu qufulan yahay

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

LUUL

Unrecorded Date
to.maanyo

aboowe wey dhib badan yihiin dadku marka iska iloow

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Warta suuqa

Unrecorded Date
Hebel,
Kuwaan dhilmaanyo xabbad ka tarimee arooy, maqaarkoodaa anti dhilmaanya ka sameeysan ee ma ogidoo, walee kudkudihi suuq xoolahay rabaan ee ii dhaaf anaa aqaane.

Aryaa Neef,
Adugu xaad maanyo ugusoo gambee? maad faasho per faasho usoo baxdid hadaad rag tahay? mise waligaahaad darbiyada garaashooda ka juuqleey jirtay? Anugu waxayga kiyaara waaye, darbi ku gambad ma aqaan, teera kale mahaan isnacladeen ma ooline xaad wax u nacladeehee aryaa mise Ms. Casper "Qumayo" raadkeedaad raacday, areey wax iskufal aan ku iri.

DAC,
Anugu wax kaloon iraah ma aqaan koowdheh, laakinse waxaan ku leeyahay "Dacda ku shir". LOOOOL

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Geesi

Unrecorded Date
neefoow xaad la neef tuureeydaa, koolboaaryo ma ku gashey.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

dacar

Unrecorded Date
Wallee wiil baqay uma xumid,ee amaan iga hooo dheh,

DHuusaweeynoow qalbiga,dhuusaweeynoow qalbiga armuu kaa Qarxaa.
DHuusaweeynow qalbiga, dhuusaweeynoow qalbiga armuu kaa Qarxaa.
Sida dheh saas dheh,ar sida dheh saas dheh!!!!!!

dacar-dacar-dacar

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

........

Unrecorded Date
,,,,,,,

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

.

Unrecorded Date
.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

hebel

Unrecorded Date
geesi kaniinigii uus rabaa ee xoogaa murxo eh usoo raacsi duqa.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

KIBIREEY

Unrecorded Date
TO.MAANYO

ARIN AA I SHIDAAYO OO SHUCUUR WEYN IGA KEENAY OO SHAFKEYGA KU YAAL EE MA IGA SHAAFIN KARTAA ABOOW?

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

gurey1

Unrecorded Date
TO:KIBIREEY

Asalaamu Aleeykum

walaashiis mid aan kuusheegee maanyo meelkale aas u jeedaaye oo miyirkiisii jiraaye gurey kawaran bo.waxaana kuleeyahay sidaan

kariimka moow juud waaye kafna looxaas kuyaal
kurbadaan kuheeyso iyo jeceelkaan anaa kaa korinaa
kuleeylkiisa jeceelka korkaadaan ka kasaa kibireey
koolkoolin aan kuuhayaa ee kush ayaan kuugalayee
kibireey kaalay kaalay oo kabeebeey ila dheel
kuleeylkaa waa arkayee kalsooni aan kuugu qabaa
kaligeed kun iiga rooneey kaaleey kaalay aa aaaa

maanyo maankiisa midkalaa heshay ee
makuu jeedo ninkaas meel kale aas heley ee
maqaan ween inaan kusaaran kula maagee
maankaa kasaar maskiin oo maal laheen
shidadiisa jaceelka anaa kaa shaafinaayo
shuumeey shax shaxeey hayga sheexin abaayo

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Geesi

Unrecorded Date
gerey1. jab aa lamaaganatahay miyaa.
maanyo. qoftii waaba lagaa hoos qaadi rabaahe rag iska dhig ninka dhinac iska mari.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Geesi

Unrecorded Date
hebel.halkaas neeftuuraaya hadaan hal kiniini utaago ameeyba naftuba karaacda.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Dacar

Unrecorded Date
Kibireey hooy soo dhawaaw,

Shamcuun ii Shaarubaweyne warkood aan kaa shaafiyee koow dheh,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,
,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,
,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,
Shaarubaweyne markiis shubaayi amaas shaqfaladiis aas ku shuuteesti Shalambood ii Shabeelada hoose Sheydaan la'aantiis Shacni amaas uugu heesi,,,

Dacar;dacar;dacar;

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

hebel

Unrecorded Date
geesi armaan jab siinaa duqa.
kibirleey ninkaa maanyo roommates aan nehee xaan kaa gaarsiiyaa?

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

KIBIREEY

Unrecorded Date
TO.MAANYO

SOMALINETKA INTA JOOGTEE ADIGAAN KAA DOORTEE DIBAD HA IGU DEYNINE DUUBEE DAACAD II AHAABEE ABOOW.

TO.GUREY1 LABADINA SOO KALA BAXA HORTA NINKII QATAR AH AAN RAACAA ANI

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

NeefoowKaniini

Unrecorded Date
,,,,,,,Wallaahi unukaad nagu kikiciheesiin,, masoo tuuranaa unukana,,Hebeloow uuuuuuuuuuuuw soo boo bood bala waatanaa'ee,,,,...

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

maanyo

Unrecorded Date
to...kibireey

dibad maan kugu deyn karaa iyo duurka dugaaga dahab iyo duunyo ku siiyaa daawadeyda ahaatee.

laakiin walasheey ani tartan ma gali kari duq aan ahay

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Geesi

Unrecorded Date
gurey1&maanyo: labadiina waa maqlooysiin waxeey kaibireey dhahdey soo kala baxa, hebel aa aarbiitaro idiin ah,neefoowna calanwade, banaanka isla aada hee marka.
kibireey raga wa isku maqanyihiin inteey soo kalabxaayaan ii kaalaybo.
Sharaf badaneey
sheeko aan ku sheegahe.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

dhiin

Unrecorded Date
dhamaan aqyaarta waad salaaman tihiin

anigu waxaan idiin sheegayaa in ninka maanyo ay ku dhacday arin xun oona layiri,

maanyo miskiinwaaye
mininkiisa cariish waaye
minan muraayad ka sameesan
moowlaas ka sugaa
midii loo mehrinlahaana meeheeda lee waa

by dhiin

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

gurey1

Unrecorded Date
KIBIREEY

waa kusalaamay salaan kadib,waxaam ku oran lahaa abayaadiis,

Maanjo waa ujeedaa mahaas yaal
Gaboow aas sheegtee garmakaaro gaayee
Gacal aad ubaahantahay iyo kala gadoone
Gurey gacal tooyo aas ku hayaa gaduud badneey
Gacalisooy maanyo waa gaboobee galcal maas kagaaraa maya waayeeeeeeeeeeee.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

batuulo

Unrecorded Date
to.maanyo

areey maanyoow maha kakacaan ku iri

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

hebel

Unrecorded Date
yaa ku naxaa hee qandho la feero weyntee?

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

hebel

Unrecorded Date
rah biyo ka dhargaad u mudaa.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

NeefoowKaniini

Unrecorded Date
,,,,,,,,Aasaad u qabaydo laxdii aboota Calaseey oo buunsho ku kuftay,,,,Ar waa ku indhahaas,,aasaad yulux ka siidaa,,,,

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

maanyo

Unrecorded Date
to.kibireey.

walaasheey cadowga waa bati ma u jeedidoo hee laakiin waxaan ku dhahaa makasee.

dhiilkii lagu dhansahaayo meel dhowrsan aa la dhigtaa oo dhibaato ka dheer dheeman iyo luul ninkii dhididkiisa ku keena waa inaas ka neefsadaa

kibireey.. duulaa jiraa dirdiraalo ahaa doqon kuu wadaa duur cidlo ah ha isku deyninee danahaaga iyo dadaalkaa ogoow..

to.hebel
boos mahaan makaaga banaana qandho feero ayaxa lehe ee ka dhex bax maha.

to.neefoowkaniini
sxb abooto calaseey aabo nuureyso ka waran hee

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

meymuuna

Unrecorded Date
maanyo

aboowe ma yareysatid walaahi kibireyna waaba kaa sii daran tahay meeshiina ka sii wada.
hebel iyo neefoowkaniini rabshada joojiya hadii kale wax meesha la imaada

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

gurey1

Unrecorded Date
KIBIREEY
Asalaamu Aleeykum

waxaan filaa sxb yaal in maanyo calan kiisii sii liicaayo ee barbaartii GOLAHAAN iyo duqoowdii baladkaaneey halay gudoon siiyo kibireey ani lee baraakadeeda bukeeni karaayeee.

micno la,aan meel loo ma muraadee
mihii maankaagu rabo aa lagaa helaaye
meelahaan kasheekeeni jiray malmahan maantagine
muraadkeey adigaa ahee maqsuud aan kaa rabaa
mugdi kanuurto aa tahay iyo muxubadii jaceelka
marwadii haweenka aatahay iyo muraadkeeyga
mars dushiisa iyo xidigahaan lahaa maalmo kula ceeshe
midkalaba daaye haloo cilaamaan lahaa cagabaruu reey ee
malab kaada ani lee ii dhiib macaan meelkale ha geeynin

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

NeefoowKaniini

Unrecorded Date
,,,,,,,Gureey war aan ku nakha leen diiraa maahinee ,,Anni naftirkeey Laashin ahaaneey aan soo furfurmi lahaay ,,Laakiinse nawarkoo haddii iidna soo warrammin waxaan ka bakhaa intii baandadoo meehaan wiideesahooso ku soo kala Fareejeeyaan Gawartaaneey Meymuun,,,Maxaan u iraahi warkaaneey;

,,,Abwaankaayna Gureey
,,,Us oo miimka u haayo
,,,Miisaankiisna u saari
,,,Deel qaafna ka dhoori
,,,Laaxinna a u sheegin
,,,Yool Baarkiis ma aheen
,,,Meehiin sugeeni iii
,,,Kibireey agteed ii
,,,Meel kalaas ula dhaafi

@@@@@@@@@@@@@@@@@@@@@@@@@@

,,,Malablee a yiraaho
,,,Meymuuna Macaaneey
,,,Maanka aad iiga qaadi
,,,Maskaxdeey ma joogto
,,,Miirkeeyba ma heesti
,,,Muxabadaa ii jeelka
,,,Muunadaada la gaarin
,,,Marwadii qalbigeyga
,,,Macloo igaarkeega
,,,Maamadiisa ahaatid
,,,Mowlaheey aan ka tuugi
,,,Macbuudkii i awuuri
,,,Midigtiisa ahaani
,,,Shanta maanyo baxuurka
,,,Moolkeeda iftiinshay
,,,Moorshe ii Dhabarweeni
,,,Maqaalin ii Malaay
,,,Madaxiisa la rifaayo
,,,Marakhiis la dhamaayo
,,,Maguunge ii mas haween
,,,Maanyadiis ka irsaaqi

@@@@@@@@@@@@@@@@@@@@@@@@@

...Hebel oo iskaba Mushkil ah iyo NeefoowKaniini oo isna had iyo gooraale Mashaakil ah,,,waa mushkil iyo mashaakil,,,,Dacar iyo maanyo alloow haynaga adeejin waa sidii Dooli cayilay oo Bisadihiiba ay ka baqdaan,Iyo Sheydaan Ibleyska dhimmatay oo Tacsi meel la hoganaya,,Gureey oo isna Fanaan fookhal Muusikiista ah Pistoonaata la,aan ah,,Meeshaba wax reer magaal ah oo haddii lagu dooransiiyo waxaa ku jira Geesi oo Gaari wadista yaqaan,Afro weyniyo Elephant ku taagan, wax badani Kirishbooy ahaa taniyo Kenya,, ,waxan kalese waa maafiish calaa mafrash,,,Xubahum waa bituucal Digaagadda ,,Amoora bilaa Jaceyl(Niiko), Ina Abti aan ku Xoqeyn iyo Xigaal Qaraaba goys ah,,Badaw aan biikhbiikh aqoon iyo Ineer ma nabad baa,,,

,,,
,,,
,,,

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Geesi

Unrecorded Date
Neefoow: aaxeey dee meeshiiba xero geel aad ka dhigtoo dee waadba ku galgalatee.
gabadhii loo tartamayayna deetana soow taas naga didey maaha bal deey dakanadan aad gashey..

War dadkaan yaa isu keeney
War gartaan yaa naqaaya
Dabuubtaan yaa garanaya
WAA""dan wadaaje qurboow maxaad duul isu keentey""

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Neefoowkaniini

Unrecorded Date
maanyo uraaye waa is xoroonee haye baac yahoow wasaqa ah uf uf

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

NeefoowKaniini

Unrecorded Date
,,,,,,,Waar yaa ilaahiisa yaqaan oo naacan inaga kaxeysta,,,,,Maanyo ninkan meesha wax ku soo qoray maaha ANIGA kumana aanan aflagaadeyn,, Kolley waa uun la kala garan habka qorista,,..

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

hebel

Unrecorded Date
muusikiiste foorto-teenbadey kala xanaaqaan dheh.
neefoowkaniini kii magaca ka xaduu isu waalwaalaa dheh.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Geesi

Unrecorded Date
ceeyda hala daayo,ninka dembigaas galay neefoow magaciisa adeegsadey kiiskiisa baaratiin uu rabaa
hawshaasna hebel baa u xilsaaran inuu ninkaas soo xiro..

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

dacar

Unrecorded Date
,,Sidaanu ku cadeynay meelayow badan ninkaasi hada gacantanada ayuu ku jidhaa,oowaxaanu waydiinaynaa dhowr su'aalo kadibna waanu idinla socod siinaynaa wixii kale oo laxiriira arinkiisa
Wariye(1);manoo sheegi kartaa magaciisa.
H.Dabagalka; jawaabtaydu waa maya oo dib danbe yaanu udiin sheegi.
Codka dadwaynaha; Maxkamad mala keeni doonaa.
H.D; hadii uu ilaahey karaali noqdo haa.
Wariye(2);wax cad oo laxiriira danbigiisa malagu hayaa,faah-faahina mana siinkartaa.
H.D;jawaabtaydu waa haa,haa, wax faah-faahina kusiin kari maayo sababtuna waa inagoo weli ku jirna howlihii wareysigiisa iyo baaris,waxaana idiin sheegayaa in qofkii ugu danbeeyay uu iweydiinkaro su'aashiisa,jaale adigaas xiran shaarka cad oo diilimaha madow.
Warkasuuqa;ma dhici kartaaa in lagu qaldamay ninkaan.
H.D; Maya baankuleeyahay(oo caro ka muuqato),intaasuu ku ekaa wareesigii wixii faah-faahina waxaad kala xidhiidhi kartaan madaxa H.Dabagalka ee sommaaliyeed waa jaale HEBEL,sidaas iyo nabad galyo..

dacar-dacar-dacar

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

maanyo

Unrecorded Date
to.....aqyaarta dhamaan

qolkii waa xumaaday ma istiraahdeen

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

shareero

Unrecorded Date
to maanyo

goormaa shaqaadaan keentaybo intee yareed oo holidayska ku maqnaay ma korkeyga ka kor shaxatiy bo waryaa hadee si run run nooga kala dhamaati.isii bo kibireey aa.abaay banaanka is keenbo maxaa ku bare maanyo wixii la dheh dhehaaye run hadiis noqdaan maanyo inta boorso macala shinyeerigeeda ku qaado.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

INALIBAAXSANKATAABTE

Unrecorded Date
WAR BA DADKU MAGACYO XUMAA MA MAGACYO FIICAN BEY WAAYEEN ILEEN ANAKAA WAX ARAGNAY

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

KUTUBOOW

Unrecorded Date
AREEY HALKAAN MAGACA LIBAAXA LA BAXAY DAYE AR XAA KU BEENTAA TAA WAS XUMOOW QOOR DHEERE

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

shareero

Unrecorded Date
to maanyo

jawaab i qancineeso aa kaa rabaa i am waiting.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

hebel

Unrecorded Date
shareero qaamo qashiir maahinee meel kale haka bacdhawin kaas awal aasba jadeeco igu ridee.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

maanyo

Unrecorded Date
to shareero
sxb ma xumo jawaab adiga intee naga soo salaantayna isku keey sheeg hee abaa

to hebel.

eeboow xaan kaa haleeyeyna bisinkee jadeecada aad sheegeyso maxaa waaye

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Kamal

Unrecorded Date
TO : Reer xamar....

Horta reer xamroow hadal xumidinaa anigu waan idinka yabaye...

Yaa yidhi reer xamarku waa soomali oo af somali baay ku hadalaan. Afkii dishe waa idin fiicna in aad ku hadashaan Enllish....

Bye

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Kamal

Unrecorded Date
hi all
waraa midkaan Kamal labaxay magaca ha iiga xaarin sxb magac kale labax . somalina dadka kama xigtid qofba suu rabaa u hadlaa, somalina kuligood isku lahjad ma aha, hadaad wax fahmeesana waa ogaan laheed,
mida kale adiga leh English halagu hadlo ma habartaa aa kuu leh English mise dadka aa xukuntaa adi nin walbo waxuu rabo haku hadlo howl kuu taalo maaha adi.

fadlan magac kale labax.

cafis all

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

QAMAAN

Unrecorded Date
WAR DEE NIKAAN MAXAA DABA DHIGAY WALAWEYNTA

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

dacar

Unrecorded Date
abaa hadii lawareero saan looma wareero!!!!!!!!

dacar-dacar-dacar

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

hebel

Unrecorded Date
waa la wareeraa dacar runtaa laakiin ciid maa la cunaa wareer dartiis?

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

dacar

Unrecorded Date
Hadii horay ucuni jirtay,Hebel waa iga su'aalee maxaa calooshaada weeyneeyey oo sakiinta ku sar-saray oo jilbahaaga sakiinta ku sar-saray ????

dacar-dacar-dacar

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

hebel

Unrecorded Date
moos macalinka moos.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

shareero

Unrecorded Date
to maanyo

hadana ma isku dayoosaa iga khalee gacalka

ani waaye noo gaberta ood dheheesid maskaxda laga degi ood sheegeyseyna
isiiii meel halkaan waa lays inkirooyaa yaah ar ka kac.
to hebel
ar sxb inkiraada ma ka hesheyna ma ku xumidbo

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

shareero

Unrecorded Date
kibireeyyyyyyyy
aaaa maskaxdeeda ay ka yeeroosaabo
isiii abaay
qofkii wax yar yar ku dhoho nag nagatam nikaaxatun miyaaa ar yac ka dheh.

shareero

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Xumoow

Unrecorded Date
To: Maanyo
ar anigaa kaali anoo aduunka joogo meey saas kuu galeen waryaa isoo wac anaa shukadooda tolaaye korkood hadii dhiqlo camal leeyga gurin been aan kuu sheegii adi farta lee iigu fiiq lee
waryaa ideey ha i celceline
ideey aan ku dhahi ideeeeeeeeeeeeyyyyyy

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

KIBIREEY

Unrecorded Date
SHAREERO

II DAA MAANYO .

TO MAANYO

ABOOW AYAANTAAN SAFAR AAN KU MAQNAA MACAWIISNA WAA KUU SOO GADAY KA WARAN HEE HADYAD OON KUU WADO HADAAD OGAAN LAHEED WAA YAABI LAHEED

hee kibireey canbarkaa ma siin leheed macalinka sigaar camal aas uhaayaaye?

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

dacar

Unrecorded Date
,,,,,,,,why not,,,,,Canbar iyo kabadanba,,,,,,,,,

dacar-dacar-dacar

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Qumayo

Unrecorded Date
ilililililili.mashxarada,maan-shaa'allaah,maxaa meesha rag iskugu yimid..aniga sacabka iyo mashxaradaan idiin wadiye idinkuna ciyaarta wada.

ililililililliilili.

peace and luv.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

xamardaye

Unrecorded Date
MAANYO,
anya Madiino malaka maanta MUF IYO MUF waayeh.
saas ayaad taagan tahay.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

SHENGAANI

Unrecorded Date
TO SHAREERO
KIBIREEY HA KA HARIN KABTEED HA KUFTEE
WAANBA U JEEDAAY WAABA LAGU BILILIQEESTAY IYAAH
AMERICA WALAXAAS IN KA JIRO MA OGEENBO.

SHAREERRRRRROOOOOOOYYYYYYYYYYYYYY
MAAAAAAAAAAANYYYOOOOOOO
HA KA HARIN NASLIGA KA SIIIB

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

shengaani

Unrecorded Date
to shareero
arka qalee odayga

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

maanyo

Unrecorded Date
kibirey

walaashiis ani macawiis saan u jeclahay hadaad ogaan laheed waaba yaabi laheed yaa kuu sheegayna in aan macawiis jeclahay habeenkii aanbo ku seexdaa sabar hindi ayadoo ah ...waxaas waxaa iiga daran makasee ,,,,yaah

shangaani adi intii dad iga celin laheed aabo igu sii diree haye makaroofi waaxid.

shareero haye adiga isbaaradaan maxaa waaye bisinkee .

xamardaye sxb shareero ma iga qabatidoo hee

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

SHENGAANI

Unrecorded Date
TO MAANYO

AR INTEE TABARTEEY WAA KAA CELIYE INTII FEERAHEEDA LA EGYIHIIN MA ARAGTIDOO HAL MAR ANI DHAN KOR I QAADE ANA HORE LEE U DHAAF LEEN DHEHE CANTARBAQASHYAAW.
TO SHAREERO
HA KA HARIN KIBIREEY IYO MAANYO KORKAADA AY KA SHAXAAYAAN MA U JEEDIDOOOOOO
HAYE DHINAACAAGA KA BILAAW HEE DHINACA KALE ANAA KAA QABANAAYO.haye

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Xamardaye

Unrecorded Date
SHAREERO,
dacwadaa waa isoo gaartay,
adi niika lee maad meesha u joogtaa?
qolka waa laga buuxaa f/m ma waysay?
MAANYO;
shareero u sheeg rorog lagu niikiyo waa laga tegay,jiif lagu niikiyo aa socdo hadda saaxib lol$%55^^@~.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

maanyo

Unrecorded Date
to Xamardaye

sxb maka yaabtayna shareero cashar ma siisidoo hee adiga

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

kabeebeey

Unrecorded Date
to maanyo
adi shareero maxaa ku tusey isha hakaa dhacdee
rabiinayaaw.

ar shareero kan intee ku ciyaareesey uuba wuxuu isku qaatey inuus yahey Dansel washington heeeeeeeeeeeh yac ka dheh

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

KIBIREEY

Unrecorded Date
TO MAANYO

HOYOOW HUBAAL WAAYEE INAAN KAA HIRI KAREYNINEE
HURDADEYDA HILOOWAA ADAA HURKIIS LA HAADAYEE.
HADALKAAGA HADIIN HELINEE HOWL II HAGAAGIMEYSEE
WIXII DHEERAAD AH KALA SOO XIRIIR.

KIBIREEY@HOTMAIL.COM

HA IS MARTIYEYNIN MININKA MININKAAGII WAAYE

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Xamardaye

Unrecorded Date
Maanyo,
dadku sidi hore ma wada ahan,
casharada waa la wada bartay,
laakiin kii ugu dambeeyay,
aan u soo raadinaa shareero.

Kibireey,waaba ka cabsoohaa magacaada,
maxaa waaye HOYOOW,ani ma fahmin ee ii
sharaxbo,teeda kalahe adi sanka mise dhuunta,
intee ka heeseeysay,armaan kula soo xiriiraaba.

nabad iyo caano

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.