HOGAAMIYE | Unrecorded Date FROM: HOGAAMIYE WAXAAN JECLAAN LAHAA DALKEENA HOOYE INAAN DHISO OO DAACADNIMO WAX UUGU QABTO SIDAA DARAADEED YAA IRAACAYA ISKOOLANA WAAN FURAAYAA SI DADKAAN DHAGAXOOWAY OO JAAHILKA NOQDAY OO DAGAAL KA KA DHAMAAN WAAYEY AAN WAX UBARO. SOOMAALIYEEY HISHIIYA HADAAD WAX FAHMAYSAN INTAAS NA WAA IGA WAANO EE ANIGA HALA IDOORTO THANKS BYYYYYYYYYYY |
MAXAMED YARE | Unrecorded Date xaq baad u leedahay madaxtinimo laakiin haraadsan hadaad raadsatona ku najaxi maysid |
hebel | Unrecorded Date ok duqa taas ka hor qabiilkaa? |
abeekoos | Unrecorded Date hebel saaxiiboow somali net security inaan kaa dhigno waaye ama president's body guard ok! lolololol |
CiiseRooti | Unrecorded Date Aan ku doortee,Ajandahaadu waa? CiiseRooti |
NeefoowKaniini | Unrecorded Date Maccalinkaanu Raacsanahay Waxaanu leenahay maya Ma oggoliinee mayaa ee Magooga yeeli meynoo |
ayax doorshaan | Unrecorded Date hogaamiye, saaxiiboow vice president kaa jaaray yaah! |
Qumayo | Unrecorded Date to hebel. cambuulo mareenkaan ku dhaartaye inaan himbiq kaaga siin. peace and luv. |
MJ | Unrecorded Date saxibow waxaan ahay qabiilka somaali ugu laan dheresan hadaan ku doorto maxaad isiin???? |
dacar | Unrecorded Date ,,,,Adaa dhib ku qabo hadii laankaa dheer yahay,,,,, dacar-dacar-dacar |
hebel | Unrecorded Date ama ninkaa aa ku dhib qabo hadii laankaa dheer yahay |
NeefoowKaniini | Unrecorded Date ,,,,,Shiix waa Dhamaadi khaftoo dhan aa jid soo istaageeso waxaas ahaan ay ku warrammee ,,khaftaaneey ii khawiilkeed ii khawaadkiisbo waa ceeweesati,,,,,Astur yaa rabbi aan ku jirnaa unukana,,,,Ka warran hee Dacar,,,Waddankaan gaal la imaahaayo saan ay ku xun tahay naaglee dhaheeso an waxeey waa dheeryihiin ceeb miinoo!! |
KUSSEEY | Unrecorded Date HOGAAMIYE haye aan ku doortee hadhooti xogaa lacag ma ii laabee ama daar ma ii dhisee ama duunyo ma i dhaqee hee..jaale soo bood bood hee....ama ma iga dhigee madax weyne ku xigeen....fiiri hee hadii madax weyne lagaa dhigo ma ku dhaarenee inaa guri danbe XAAR laga dhiseen hee....!!!!! |
Leilaa | Friday, August 18, 2000 - 06:37 am asalama caleykum to: Hogaamiye yaan lagu biliqeysan, intaad madaxweyne raadineyso, ee is tar tiibi,mise cirkaad roob ku og tahay? mise ma heysataa moorayaan ku ilaaliso?? wa bilaahi tawfiiq |
britney spears | Friday, August 18, 2000 - 06:49 am hebel..lololol qabiil is that important to you?Oh such a sweet heart.soooooooooo adorable.soooo nice,witty,cute and funny.but why do i suddenly feel like puking?uuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuu?tuuuuf....lol |
hebel | Friday, August 18, 2000 - 03:50 pm 'Cause seeing and eating sweeties, adores, nicety, wittiness, cuties with lots of laughs for long period of time will make you sick to yar stomach and that always causes vomiting...in yar case (PUKE). . . Whichever case I think yar saying yar having too much of me. . . . Don't ya think so? - |
dr-troubleboy | Sunday, October 15, 2000 - 06:59 pm i'iih,maya anaa noqonaayo,anaa soomaaliyeey diinta idinku dhaqaayo,qabyaaladana isku dayaayo inuu baabi'iyo,iskuullo dhisaayo,police maalkasta dhigaayo ,daacad baan ahaan 21sano ii ogolaada inaan magacaabo wasiiradayda 1:hebel waa raysal wasaare. 2:t-girl madaxwaynaha hooyooyinka. 3:aniga xilka labaad aan rabo wasiirka gaashaandhigga,waayo si'aan la ii inqilaabin. 4:ra'iisul baarlamaanka. in aan xaq u yeesho inaan kaan doono dili karo aan laga hadli kari. i need your vote. |