site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

NIN AH MIDGAAN OO GABAR LOODIIDAY AY IS JECEL YIHIIN MAXAAN SAMEEYAA IL TALIYA

SomaliNet Forum (Archive): General Discusions: Archive (Feb. 2000 - May 2000): NIN AH MIDGAAN OO GABAR LOODIIDAY AY IS JECEL YIHIIN MAXAAN SAMEEYAA IL TALIYA
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

MIDGAAN

Unrecorded Date
Nin waxaan ahay dhalinyaro ah oo cilmi leh marka waxaan la yaabanahay soomalida waa ay in tagoorayaan miayaanan muslimiin aheyn mise soomalli ma ahin walaalayaal waxaad iga soo jaahil
bixisaan waxaa oo inalo loo tagooro marka iii soo sheega eryega midgaan macnihiisa mise laakiin
hadii aan waayay gabadhii la iidiiday midgale oo aan midgaan aheyn ma helayaa mise waligeen midgaan leya ahaaneena mise caadadii soomalida ilaa hata lawadaa that's sick waana ka xumahay midaas
dhalinyaradii ifahmeesa ha ilasoo taliyaan thanks
all bro & sis

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Sun iyo Boog Daac

Unrecorded Date
War Jamaykaankiiba waa ka dhergeene see adiga laguugu diiday, you have every right my friend midgaan iyo sheekadaas waa laga tegey. Hadday mid ku diiddo mid kale raadi

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

coolmankid.

Unrecorded Date
I say go for nonsomali muslim women if you can find. There are very pretty black muslim girls in new york, north carolina, seattle washington, california. They are more deserving than these maleducated nomads who measure everybody based on his tribe.

Haddii kale:

Gabadh haddii laguu diido diinta waxey qabtaa inaad guursan karto waalidkeeda la'aantooda. She is yours as long as their rejection is NON ISLAMIC.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

mOwLiD-mAcAaNe

Unrecorded Date
NACAS FOWQA NACAS

HADAY KU JECESHAHAY CIDINA KUUMA DIIDI KARTEE NAGA YAREE BEENTA IYO SHEEKO BARALAYDA, WAXAYNU KU JIRAA QARNIGII 21aad, JIIB XIKAAYA TAANI YAA IBNA CAMI.
MISE WAXAAD RABTAA INAAD NAGA HADLISO, SI'AAD NOOGA MAADSATO!?

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

maanyo

Unrecorded Date
to...sxb sheekadaada ma soconeyso samankan gabar ku rabto cidoodu makuu diidi karaan ee sxb gabarta jilci adna meesha iska qaad .

saaxiib ma ogtahay in ay janada ugu badan yihiin dadka la yaso iyo dadka masaakiinta ah? waa hadey
ilaah ka baqaan sxb janada ku dadaal meel soke haku meereysane

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Dhalfo

Unrecorded Date
To: MIDGAAN

Horta ninyohow ma tihid nin nasiib leh oo dabada honqor ku leh,dowladdii hore intaysan dhicin waxaan lahaan jiray laysanka ragga lagu rifi jiray
lagu ruugi jiray,lagu raamsan jiray,lagu rafaadin jiray,lagu ridan jiray kaasna waxaan u celiyay duqa magaalada xamar.

War horta yaxyaxa dhaaf.
war wuxu bir bir geli ma ahan
bir cad geli ma ahan
cad bir geli ma ahan
waa cad cad geli weeye

Nabadu hadey dabadaada ku jirto dhalfo ayaanu uga
soo saareynaa.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

CiiseRooti

Unrecorded Date
TO:Mowliid iyo Maanyo

Saaxibayaal Hadalba idinkaa soo koobey.

TO: aqyaarta Soo socota.

Sidaan horey u sheegayba, Mowliid iyo Maanyo ayaa hadalkii soo koobay marka waxaan idin oran Naac looma baahna ee halkan haku ekaato.

Mhsanid

CiiseRooti

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

adan

Unrecorded Date
saxiib kay horta midgaan wax layiraahdo hada majirto
sidee adoo muslim ah soomaali ah qurux u dhashay naag kuu diidi kartaa aduunyada waxaa maanta ugu rakhiisan naagta soomalida naaagta soomlida maanta jamaican qurmay oo madow oo aan qubaysan oo duga kamari karin auyaa naagha soomalida wata si xaaraan ah marka maxaa adi ku waalay adoo soomali kadhashay
iska ilow naagtaas raadi naagta soomaali ugu quruxda badan oo ugu qabiil fiican haday ku diido run low maahi coz naag soomalia maanta qiimo ay leedaahay majirto

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

MIDGAAN

Unrecorded Date
To: dhalinyarada

aqyaarta aad iyo aad ayaad u mahadsan tihiin in ta aad isoo sheegteen marka waxaan idin dhihilahaa
adinka dhalinyari ayaa tihiiin meeshana waxaa joogo odayaal oo ku dhagan dhaqankii iyo jaahilnimadii hore oo an diin ta raali ka aheyn marka dhalinyaro hadii aan guursado reerkeedii waxa ay dheheen adiga waxaad naga tahay deyro.
waxay na dheheen hadii aad dhimato meedkaaga
ma imaneeno marka dhalinyaro anika gabadhii hadaan guursado oo cideedada aan la soo xiriireen soo gabadhii niyad jab ma u noqon neeso marka hada waxaan go aan is lagaar nay in aan is guursano
marka hada gabadhii ayaan u baqsahay sidaaan arimahaan guurka isugu sooo qaadnay waxaa ka badhii ka dhacay 20 pound marka hala ila taliyo dhalinyaro adinka ayaan is fahmeeynaa saaxiibayaal

waad na mahadsan tihiin aadd iyo aad

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

gurey1

Unrecorded Date
RUNTAA ILAAH IFARAY


MIDGAAN GABAR MASIIYEEN!!!
Hadii aan mac naha midgaan isku si u naqaan koleey ani ahaan,midgaan gabar masiiyeen.

Waxaan kugula talin lahaa inaad kalsooni naftaada ah dareento.waa kabaxay.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

bellboy

Unrecorded Date
To Midgaan.

Walaal waxaasi waxay ahaayeen dadkii jaahiliinta ahaa ayaa isticmaali jirey.

weligeyna soomaali ma kala takoorin gabadhaad jeclaatan guurso ilaahayna hakuu fududeeyo.aamiin.

to gurey.

walaal su'aal.

Gabdhihii soomalida ahaa ee walaalahaa ahaa ayaa rag American-Afro ahi ay leeyihiin waanu guursanaynaa,waanu jecelnahay oo ay iyagii kala raali yihiin..mid xunoo san weynoo kiristana oo uraaya...markaasaa wiil soomaaliya.oo walaalkaa ah,ood isku dhaqan,isku af,isku diin aa tihiin gabdhihii loo diidayaa...walaali no hard offence intended.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

gurey1

Unrecorded Date
TO:BELLBOY

Asalaamu Aleeykum

SARBEEBTA DAAHSOON EE GUREY YAAN LAGU TARAARIXIN!!

Waxaan filayaa ina aadan ifahmin murtida aan uuga goleeyahay,midgaan gabarmasiiyeen,ee kor kuxusan.markaa waxaan filaa in midgaanku ifahmayo u jeedadeeyda bas.

hadala deeyda waa mal dahan yihiin in yar oo garasho dheer baa ifahanta.adiga waxaan ku leeyahay horta miyaad iwaydiisay waxa aan u arko ama u aqaan macnaha MIDGAAN? hadaad i su,aasho faalada arintaa diyaar baan u ahay waa kabaxay

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

bellboy

Unrecorded Date
To gurey.

horta waan qoslayaaye bal ii sheeg micnaha midgaanka waa runtaaye...sorry to be rude in the first place..just curious.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

gurey1

Unrecorded Date
TO:BELLBOY

Asalaamu Aleeykum
WADADA NINKII LAGA LEEXIYAA WAA MIDGAAN.

Sida aan ani ahaan u aqaan MACNAHA MIDGAAN,waxaa weeye qofka qaan gaarka ah lab iyo dhadig waxa uu doono ha ahaadee,ee aan waalayn xaga maskaxda ,hadana in kirsan in ilaah lacaabudo.oo caabuda shaydaanka indhaha buluuga ah leh ee ilaah nimada sheegta.dadka adoontiis u yaqaan asna cadaan sareeyo isu heeysto. qofkii jidkaa raacsan ee kabo qaad u ah shaydaan kaas baan u aqaan MACNAHA MIDGAAN.iyo qofkii amin san inuu dadka kaliito oo uu san adame caadi ah aheen ee isu heeysto waxkale sida midgan kan leh gabarbaa la ii diidoo midgaan baan ahay!!! asagiibaa aamin san ee day,markaa haduu aamini lahaa in uu adoon ilaah yahay dadkuna siman yahay muusan dhaheen midgaan baan ahay.markaa asagu waaba kabaqaad sheeydaan.

qofkii sidaa ku sifooba gabar masiiyeen waayo waa MIDGAAN.Laakiin qofkii aamin san in uu yahay adoon ilaah ookaliya waa GOB NASAB AH waana siinayaa gabar.

MIDGAAN= SHAYDAAN CAABUDE,ADOON U AH ADAME ASAGA LAMIDA

NASAB= ILAAH KALIDII CAABUDE,ADOON U AH ILAAHII ABUURTAY
waakabaxay

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Somaali car iyo beyle

Unrecorded Date
KU Ninka labaxay midgaan iyo dhammaan martida bogga

WAA GAR DAWSE MAAHA

Marka hore salaan

Marka xigana dhibanoow waxaa iga talo ah, 1. Haddii gabadhu ku qanacsantahay inaanay ku raacin khalad waalidkeed oo ay rabto inaad is guursataan, kayeel ogowna qayb dhan oo nolosheedii ah bay kaa dooratee xaqeeda ilaali nafteedana wax dhiba ka ogoow. 2.Haddii aanay ka go, i karin qoyskeeda oo la talo noqoto, waxaa iga talo ah inaad raadsato gabadh muslimad ah oo aan ahayn soomaali.

Martida waxaan idhi, nimaan run sheegini wax ka xun buu sheegaa oo waa been.

Arar: Waxaan ku noolahay dalka Denmark, waxaana u dhaqan ah marka wax laga weydiiyo Ajinabiga siday u arkaan arimahan hoos ku qoran:

1. Anigu waxba kama qabo in lasiiyo shaqo, balse meeshaan ka shaqeeyo yaan lakeenin.
2.Xaafadaha dadka ladan waa degi karaan, balse yey soo degin taan anigu deganahay.
3.Wax halabaro, balse yey aniga wax ilabaran.
4.Siyaasadda haka qayb qaateen, balse yey xisbigayga soo gelin,iyo qaar kaloo badan.

Layaab: oo maxaan kaga duwannahay dheenishka haddaan soomaali nahay. Jawaabtu waa waxba tusaale, dadka layaso waa lagu xadgudbey baa soomaali oodhammi qabtaa, marka lafaaloonayo dhinaca kale kulli waxay ka siman yihiin,1. Yaan loo diidin gabdhaha inay guursadaan, balse yuusan walaashay guursan ama gabadhayda,
2.yaan xukunka loo diidin ileen waa soomaali e, balse yuusan reerkayaga xukumin.
3.Cilmi hayeeshaan si ay uga baxaan dulmiga, balse yey gaadhin jago fiican iwm.

Cunsuriyadda soomaalidu waa nacasnimo:

Maroodigu takarta saaran ma arkee kakaluu arkaa

Waa layaab ninka midgaan u tacsiyeynaya ee leh, gabdhii soomaaliyeed jamaican, addoon, sanweyn iyo kuwo kale baa kadhergey, hadda qofkaasi wuxuu ilow sanyahay inuu bashar ilaah abuuray hoos udhigayo, midna wuxuu ugu doodayaa maxaa loo xaqirayaa, taa macneheedu waxay tahay waxaan nahay isma dhaanto iyo dhasheed.

Wabillahi tawfiiq

Wasalaamu calykum waraxmatullaahi wabarakaatuhu.

Said Jama 26

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

coolmankid.

Unrecorded Date
Brother Midgaan.

Horta saaxiib waan ku salaamey. Salaan ka dib haddii ay dhab kaa tahay arrinta guurka laba mid waad yeeli kartaa.
1- Ku madax adeyg oo guurso gabadha adigoo u diyaar ah inaad gabadha marnaba ku ciyaari doonin. Maadaama ay gabadhu kaa dooratey adiga badawda dhashey ee jaahilka ah adigu xaqeeda ilali oo marnaba dareenkeeda waxba ha u dhimin.
2- Inaad maryooley iyo qawaadkeeda iska illoowdo oo addoomada ilaahey kalee badiyey wax ka guursato.(kuwaasaana ka shar yar maryooleeydaan).
Walaal waxaadan illoobin soomaali Wadaadkooda masaajidka ku leh ilaahey halaga cabsado ma siiyeen gabadhiisa nin midgaan ah oo howlaha qabiilka lagama maro dadkaan. Nomad is always a nomad even with a physics master.

Fikrad kale:
How about going back to somalia adigoo u ixsaan falaya gabar kalee nimanka soomaalida guursan waayeen oo midgan ah si ay reerkeedana wax u tarto adigana dhibaato iyo shar kaaga timaadda soomaalidaan aad ka nabad gasho?. Choiskaaga waa badan yahay brother.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

a/risaaq

Unrecorded Date
Saaxibayaal salaan diiran.
marka xigta waxaan aragtidayda ka dhiibanayaa midagaanka gabadha loo diiday.
Horta umad waliba dhaqan ayey leedahaay, soomaaliduna dhaqan ayey leedahay waxaana run ah inay soomaalidu dhaqankeeda meelaha qaarkiis ku adagtahay.
kasoo gabadh midgaan ah ayaa ku dhashay miyaad rag la kaftami kartaa? waa maya waxaa kugu filan hooyadaa ayaa midkaan ah.
Anigu qofbaan ahayoo midgaan gabadhayda iyo walaalashay midna ma siiyeen waayo waa nagu ceeb hadaanu dad soomaliya ah nahay, midgaana rag ayaa si kale u fasirey kuwas waxaan odhan lahaa arinku sidaas maaha ee xaajada indhaha haka ridina.
Xaga diinta marka loo eego waa runtiin oo sidaas ayuu macnuhu noqonayaa laakiin su,aashu waxay ahayd soomalidu maxay midgaan ku tilmaaamtaa ama loo yaqaan. MIdea kale kumaa walaashiis nin midgaana siinaya yeynaan been dadka u sheegin.

Ninka midgaanka ah waxaan odhanayaa;;
Dhaqankeenu waa sidaa oo adba waad ogtahay waxba indhaha ha iska ridin ee ku adkayso midgaanimadaada, ileyn gabadh midgaan ah dhulka kamaad waayine, hadaad waydayna anaa kuu hayee e-mailkaaga soo sheeg.
Qomiyada midgahana waxaan leeyahay;
ha idinku taagnaato, gabadhbaad sheegteene waalidkay waxay igu barbaariyeen wax hala cunin.
Peace midgans

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

MIDGAAN

Unrecorded Date
To dhamaan aqyaarta waana ku mahadsantihiin
fikradihiina wanaagsan. saaxibayaal talo fiican
waa isiiseen anigana waxaan talo ku gaaray in aan guursado qoftii aan horay usoo sheegay waxaaan go aan gu gaarnay in aan state kale laado aan meeshaas ku guursado meeshana dago .

hada waxaan talo kale uga baahanahay dhalinyarada
maadamo aan dagaayo state kale marka waxay idin latahay isoo sheega adin koo rali iga ah

To: a/risaaq somali ma ihi miyaa sxb
beace MAN

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

maanyo

Unrecorded Date
to.midgaan


sxb qof baashaali aan ku dhahay laakiin ha xumeyn hee yaah dad dhan aykaaga soo go'aday. waryaa gabarta baashaali ilaah ka baqe gabarta baashaali

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

idil

Unrecorded Date
War nimankina caytamaya ee gabdhah caayaya isku sheexa gabdhah haday aj nabi guursadan way ka heleen ee idinka ma is waydiseen maxaa niligu nacay waxaa tihiin nimanka wadankodii samaysan la see gabar happy uga dhigaysaan markaa?

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

shengaani

Unrecorded Date
to midgaan

sxb wax la dhaho midgaan ma jirto.midgaan waxaa eh qofka xun marka ani uma aqaano qabiil uma aqaano.ar meesha ka kac mid midgaanimo kugu rabto aa helee ha u fadhin meesha indheheeda oo shan ah mid kale ka raac noo.
maskiinsanaa sxbkaan.

peace

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Geesi

Unrecorded Date
waraa maanyo adi waaba dagalaameebo, ninkaan talo uu kusoo weeydiisety qofta baashaali! aa uga baxdey hadalkii dhan horta goorme wax baashlinkrta wax la bashaaliyo ineey gacanta kuugu jiraan makahoreeyso.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Daljoog

Unrecorded Date
Midgaan sheegtow beenlow

Xariifka hadana ma waxaad iska dhiibeysaa soomaalida dhexdeeda, damacaaga aad ayuu u dheer yahay.

Mida hore waxaad keentaa gabar-soomaali ah oo loo guursan waayey midgaan baad tahay.......

Odayga maxaad ka rabtaa gabadhiiba adigey kula joogtaah. Markuu xanuunsado u dir akhyaar una sheeg in aad midgaan tahay, waxa uu kaa sugayana uusan nin midgaan ahi bixin.

Hadii aad rabtid in ay wax u dirto gabadhaada u dhig poostada, kuna dhig in ay ka timid bulshada layiraahdo midgaan. Asagaa oran doono waar yaahee qarnigaan nimankii midgaha ahaa waxay ka soo baxeen meel wanaagsan lakiin maxaan ugu abaal-gudaa gabardanbe iima dhalan doonto.

Intaas ka dib hadii ay wax iska badali waayaan. Ugaas baalagaa dhigayaye halka ku soo qor..

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

confused

Unrecorded Date
MIDGAAN
waxaad na waydiisay waa maxay midgaan, waxaadna leedahay midgaan baan ahay? isu kaayo qabadsii, tee beena inaad tahay, mise inaadan aqoon ood rabto inaad barato? then we can help you, haddiise aad research ku jirto hanna daalin liibaane.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

maanyo

Unrecorded Date
to geesi


sxb ninkaan asagaa yiri gabarta gacanteyda ay ku jirtaa ma fahminoo waa la guuraa marka anigana waxaan dhahay qof baashaali

to midgaan
sxb gabarta sacuudiga waxaa ugu dalabtaa diraca birbirqaayey magaciisa maxaas ahaayne geesi ii sheegbo waa hilmamaye iyo tusbaxloow oo hadabka sacuudiga ah hal sad oo isku dhacaayo barafuunka waxaa u dalabtaa baquur alxaajiyo abuu luqum iyo barafuunkii ugu danbeeyey ee gabdhaha sanadka 2000 ee ahaa hulul .arooskaagana ha qarsan yaah meeshaan casuumada noogu soo dir ani iyo geesi

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Geesi

Unrecorded Date
Maanyo: waraa adi qatar iyo nus aad tahee deey,
duqa talo fiican aa dhiibtey markaan waxii naagbo lagu soo xero gelinayay dhan aad shegety, laakiin barafuunka magaciisi aa kuu gooyey""oneMANshowba iska dheh"",

diric birbirqaayo laakiin shuko madoow ugu bedelba.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

maanyo

Unrecorded Date
to........geesi

sxb onemanshow Raga aa isticmaalo marka sxbkeen haduu saa sameeyo wax aa u hagaagaayo.laakiin Ragii hore inaa tahay waa ogahay markaa i soo xasuusisay oneMANshow

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

xamardaye

Unrecorded Date
MIDGAANOOW;
somali gaal iyo midgaan waxay doorbideen gaal,ee gabadha haddii ay run kaa tahay oo aad jeceshahay ha guursanin,caay ha u soo jiidin iyada iyo caruurteedaba,ee gaaladaas iyo wixi aan ku aqoonin ka guurso,somali nimadaba ka bax haddii ay kuu suurto geleeyso,talo aan taas ahayn kuuma haayo,meeshaad ku dhibtooto waa laga tagaa.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Cumareeto

Unrecorded Date
Salaamu Caleykum

To: Midgaan
Saaxiib ani iyo adi isku wado aan nahay, Xaaskeygu waa Madhibaan, kolkii aan guursanaayay ciddeydii waxey soo istaagtay Midgaamad nama soo marto, anigana waxaan dhahay haddii aad ku diideysaan gabadhaan qabiilka ay tahay oo kaliya kuligiin ima soo martaan. Iyagoo ii careysan oo diiday inay arooskeygii ka soo qeybgalaan in yar ma ahanee ayaan kala tagnay.

Alxamdulilaahi aniga iyo xaaskeyga waa isguursanay, Ilaah ubad iyo nimco ayuu na siiyay.
Reerkeeygii diidaayay gabdhaas ma isweydiisay meeshay ku dambeeyeen?. Kolkii ay arkeen in wax walba si fiican noo marayaan, oo aanan dan iyo daarad kalaheen iyaga, inaan wax tarno maahinee waxba kale naga dhaxeeyn, xaaskeeygana wanaageeda, sharafteeda iyo diinteedaba ay la yaabeen ayeey mid mid noogu soo hoydeen oo cafis na weydiisteen.

Intaa waxaa dheer in fikradii ay ka qabeen Midgaan ay is badashay, believe or non wallaalkeey iyo ina-adeerkeey gabdho madhibaan ah ayeey raadinaayaan oo ay guursadaan.

Saaxiib waxaan warka kuugu soo koobayaa, Soomaalidaa Jaahiliinta ah warkooda ka bax, gabadhaada guurso, haddii aad nin fiican tahay waa arki doontaa iyagoo kuu soo wada baryootami doono oo raali naga ahoow ku dhihi doona.

Midgaan Soomaali sida ay u taqaano wax jira ma'aha waa wax Soomalidu alifatay, waxaana keenay in la alifo sababo badan awgood sida Jaahilnimadda Soomaalida iyo diin xumida Soomalida.

Nabadgelyo

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Unrecorded Date
CUMAREETO,
oo hadda ma waxaad inoo sheegeeysaa in caruurtaada ay bah CAASHOOD tahay,caruurtaas meel baad uga dhacday,cuqdad ayeeyna ku noolaanayaan weligood,sidaan filaaya neh somalida soo dhex geli maayaan ee iyagana uguuri madhibaano qaar ah.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Cumareeto

Unrecorded Date
Anonymous
Caruurteyda adoo kale cuqdad kama qaadaan weysa kaa naxaan oo ilaah kuu baryaan in aad jahliga ka baxdo. Soomaali adoo kale ahna soo dhexgalkooda danba uguma jirto ee ninyahow meesha ka kac oo isdaba qabo.

Cumareeto

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

fardoowso

Unrecorded Date
to midgaan muslim walaal anba kama helin dhaqanka soomaalida.
waxaa laga yaabaa ineey shar kuu aheed gabadhaas ee ilaahey ka bari inuu ku siiyo gabadh muslimad oo ku garab istaagta oo kuwe afka dheer ee ku yasaaya afka ka dhirbaaxda oo dabada leeda kaga dhofata inshaa´ allaah waad heli doontaa walaalfardoowso

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Samawade

Unrecorded Date
Asalaamu calaykum
Allaylehe hadii midgaan jiro waa qab-qablayaasha iyagayna ku fiicantahay inaan laga guursan oon loo guurin.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

KHADRA OO CAREEYSAN

Unrecorded Date
samawade,somali maanta qabiil aan qabqable lahayn ma jiro,adigana haddii uusan aabahaa ahayn adeerkaa baa ah,sida aad tiri haddii lagu dhaqmo sida aad sheegtay walaashaa yaa guursanaayo,midgaan lee yaa kaleh,war suuqa ha inaga saarin nasab beeynu nahay walaalahaa beeynu nahay oo ha ina caayin,nacas ya hoow,doqonka ah intaad ina difaaci laheed baad inagi nagu soo jeesatay.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Samowade

Unrecorded Date
Asalaamu calaykum
Khadra aad baan kuu salaamayaa.
Walaal qabiilo dhan lagu midgaaneeyey nin ugaasa oo ay dileen qaarna iyagoo gaajaysan bay bakhti cuneen si ay naftooda u bad-baadiyaan waana arin saxa oo diintu qabto.
Marka haday sidaas dhacday oo adeeradeen ay Shariif, dhalinyaro, waayeel iyo dumarba dileen waa in mar nala midgaameeyaa, hadii kale adeeradaa hada u buraanbur oo uu sheeg waxa la gudboon.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

KHADRA

Unrecorded Date
sunwade,naga tag oo hana salaamin,adigaaba ah midgaan midgaan dhalaye,war maxaad inoo caayeeysaa?
oo aad cuqaladeeyna iyo waalidkeenba u caayeeysaa?
garac aan xalaal lagu dhalin baad tahay,sidaad u hadleeyso ayaan arkaahe.
doodna inooma furna ciyaal buuryo qab ah baad tahay nacasyahoo nin na aan ahayn naagna aan ahayn,haddii aan garanayo meel aad joogtaneh kob baan afka kaala dhici lahaa,ee wasaqyahoow dugaaga ah dhallinyarada facaa ah la caaytan.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Sunday, August 20, 2000 - 12:45 pm
midgaanow i maqal.
kalmada midgaan micneheedu waa ( mid- go) waa mid baa dhintay waana lahjad soomaali ah > waar go'e.
miyaad dhimantay?!!
dhinaca kale gabar hadaad jeceshahay, ayaduna ku jeceshahay qabiilka jacaylkaa ka weyn.
guurso waad gaydaa.
dhinaca kale, dhamaantiin taldiina waa macquul.
laakiin, fahma diintiina islaamka ee u guursay bilaal gabar quraysh ah,walaalaysay madow,bilaal, asian, salmaan faarisi,suhayb al ruumii, romani cadaan ah iyo cali bin abii daalib oo ah carab.
aqoon yeelo oo kabax jahliga, mugdiga, xaar doorshaan baad ku dagaalamaysaan. qur'aankiina waad ilowdeen . naagi qabiil ma leh .
hadaad xalaal ugu diidid gabadhaada midgaan, xaraan ma ugu diidi kartaa?!!!
qabiil qabri kulama gali doono , allana wuxuu ku waydiin doonaa ficilka maantay aad samaynaysaan.
ka fiirsada qabiil takoorka. ilaahay dulmi naftiisa wuu ka xarimay ? idiinka miyuu idiin ogolyahay?///
Dr. AZHAR

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

sharriif

Wednesday, August 23, 2000 - 10:09 pm
To Midgaan

Waxa aad sheegeyso saaxiib waa wax jira oo aan waqtigan la bedili karin, sababtoo ah waxaa weli nool odayaashii xeerey. Arinta aad sheegeteyna iyo kuwa badab oo la mid ah waxaa wax ka qorey qorayaal badab oo soomaali ah. Haddaba, iska raadso mid qaabiilkaaga ah (midgaan ah)waayo sidaas ayaa kuu roon noloshaadda inta lagugu dhega hadli lahaa ama dhibaato aad kala kulmi lahayd gabadha ehelkeeda oo weli aaminsan racismka.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

kaabe

Thursday, August 24, 2000 - 10:13 am
mid cidihiina ah
raaaaaaaaaaaaaaaadso

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

CUMAREEY

Thursday, August 24, 2000 - 02:27 pm
WAR DOODAN WAA MID INTERESTED AH,WUXUU YIRI
NIN BAA BAQTI CUNAY,KII KELANA WAA ISKA MATIJIYEY
OO HADAAN MAR CUNAY,MAXAA NOO HARAY,WHETHER YOU VOMIT IT OR NOT,SOW DHEECAANKIISA KUGUMA JIRO,TA KALE WAXAAN ILOOBAY INAAN WALAALO AHEYN,WHAT A CHEAP PROPOGANDA!!!...OO HADDA SOMALIYEEY MA GADATEEN COMMERCIALKAAS...TAN KALE WAXAAN U MALEYNAYAA IN FIKRADAHAN AY KU HOOS QARSAN YIHIIN
WAXYAABO FARA BADAN OO WAALIDIINTU OGOLEYN INAAN OGAANO,THIS GUYS WERE MORE CIVILIZED AND MORE FAR AHEAD THEN US,AND THEY WERE THE TRUE STRONG WARIORS EVER EXIST,HADABA WAA TAAS TAN SOMALI OO DHAN AY ISUGU BAHAYSTEEN IN WAR AND IN MEDIA,IMAGINE WAA QABIIL KASTA OO SOMALI SHEEGTA
WAA LA IS GAARSIIYEY,BECAUSE THEY WERE THE ONLY THREAT FACING THEM (MIDGAANS),MARKA PLEASE DO NOT BUY THIS,HE IS OUR TRUE BROTHER,FLESH &BLOOD
AND WE OWE THEM A GREAT RESPECT,CUZ HE IS THE CURAD,AND BY THE WAY WE ALL LIVE IN WESTERN COUNTRIES,AND ENJOY EATING (BAQTI)REMEMBER,HILIB AAN XAALAL LAGU QALIN...BYE NOW

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

laascaanoodi

Friday, August 25, 2000 - 09:11 am
Salaama caleykum dhalinyaro

aaadbaan uga xumahay in ay arintaasi ku dhacday walaalkeen oo ah midgaan walaal waan ogahay soomaaliduna waa ogyihiin danbiga ayka galeen midgaha iyo tumaalah.
wiilasha is wada waalaya ee meesha wax ku qurayow
walaalihiin oo idinla dhashay ood usku hooyo tihiin sowdinka siiya Jamaican xaar weyn oo uraya
dabadeedna yidhaahda waa muslim. siday midguhu/tumaaluhu gaalo yihiin.

get a life cause you guys suck. and your sisters go down on gaalo markaasaad ku faantaan ood tidhaahdaan waalaashay ama eedaday nin talyaani ah ayaa qaba in another words she is whore right?
according to our culture what is a whore?

in taad walaasha jaimacan iyo qudhun u ogolaatid ayaad u diidaysaan nin dhalada oo Soomaali ah oo muslin ah oo sharfleh oo ah dadkii qudha ee Soomaaliya si daacad ah uga shaqaysan jiray.
orda oo walaashiin iyo eedooyinkiin iyo ilmaa deeradiin male or female daba gala habeen iyagoo wada wasan bal in aad arki weydaan horta maxaynu isaga dhignaa in aan walaasheen cidina wasin......waar kuwa qurbaha ssoo galay rag iyo dumar ma mid aan was nayn baa jira?
sala calee rag iyo dumar waa weyn baanu idin mooday naye.....
nabadeeeyyyyyyyyyyyyyy

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.