site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

LA TASHO KHABIIRKA KUU HURAYA AQOOTIISA.

SomaliNet Forum (Archive): General Discusions: Archive (Feb. 2000 - May 2000): LA TASHO KHABIIRKA KUU HURAYA AQOOTIISA.
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Waayo arag

Unrecorded Date
Dhibaatadda kelida, single-Mothers,Doob-qalanjadii gabay iyo wer-werka kaleba, soo daa hala biqin.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

CiiseRooti

Unrecorded Date
Gebigaadaba Maxaad ahayd marka hore, yacni, nasii Profile-kaada.

CiiseRooti

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Waayo-arag

Unrecorded Date
TO CIISE,

OBVIOUSLY TO KNOW WHO AM I, EASY, OPEN YOUR EYES AND SEE HOW I TREAT MY PATIENTS.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

hebel

Unrecorded Date
do u take medicare-medicaid?

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Waayo-arag

Unrecorded Date
To Hebel
No medicare or medicaid, only (Talo macquula )

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

shiixaaye

Unrecorded Date
to waayo arag

saxib waxaaan jeclahay gabar. waxaan lashekestay dhowr jeer anigoo aad uxishoonaya hadalka qaarkiis kariwayay sidaas daraadeed gabadhii waxay ii fahantay doqon. illaahey na igama dhigin
waxayna itir saxibow nakala wareeji.
senwaxyeelaa?
sideen cabsidaan iyo xishoodkaaan faraha badan isaga baabi'iyaa?
sideen marlabaad ugu rogaal celinkaraa?

fadlan ila tali.

thanks bro
bye

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

hebel

Unrecorded Date
do you take down-payment?

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Waayo-arag /mOwLiD-mAcAaNe

Unrecorded Date
To Shiixaaye,

MURAAR-DILAAC

Hadii Gabadhu kaa burji weyntahay, oo aanad qaabili Karin ama markay indhaha kugu soo cadayso bahdu kaa baxdo ama ay kaa hoosto.
Waxaa ku haysta fulaynimo, ee ma tihid Nacas.
Intaa markaan ka gudbo, waxaad u baahantahay calool adeyg, iyo karti.

Talaabadda kowaad:

Telephone ugu sheeg dareenkaaga, adigoo si degen ula hadlaya, si fiican u dhegeyso Jawaabeheedda.

Talaabadda labaad:

Hadii ay kaa sii jeedo faraha ka qaad Ardulaahi waasac.
Hadii rajo ku jirto waa inaad u qaabishaa Face to Face. Indheheeda cad cad kuwo cad cad ka hor gee, mar walba indhaaga indheeda ku hay ilaa iyadu indhaha ha ka libiq libiq siiso oo hoos ha eegto.
Jawiga bedel ku casun Restaurant ama Cinema step by step, good luck
Ila soo socodsii xaalkaaga hadba halkuu marayo.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

sana

Unrecorded Date
To Waayoarag

Ar walaalkiis cabqariyaa tahay korkaagaan kusuuxaa.

Ana mushkiladoo aa ihaysatee baliixali ilaahay cabqarinimada hakuu siyaadiyee.

Waxaa jirtay in wiil aan isjeclaanay, mushkiladu waxay ahayd in aan aniga aad ujeclaaday waxaan wada soconay sanad kadib waan kala harnay, oo xagayga ayay kadhamaatay, sababta aan ooga harayna waxay ahayd inuu uarki jiray jaceeylka aan uqabo doqonimo iyo karti la'aan.

Mushkilada hada ihaysata ayaa waxay tahay kalsooni kuma qabo wiilasha aan barto oo maba jeclaan karo, madoonayo marlabaad in qalbiga laiga dhaawaco, ee cabqariyoow ila sootali ilaahay madaxaaga kor hakayeelee.

Waad mahadsantahay macalinka.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Geesi

Unrecorded Date
waayo-arag: horta xagee kusoosameeysay taqasuska waaya aragnimada,mise basar soomaligi aduunka aan waxbadan joogey maa wadaa, sxb horta intaanan wax ku weeydiin..

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

SHIIXAAYE

Unrecorded Date
ASALAMU CALEYKUM

TO WAAYO ARAG

WALAAL RABI HAKAA ABAAL MARIYO TALADA QIIMIGA BADAN AAD ISIISAY, WAXAAN RAJEYNAYAA INU ILLAAH KAYELO TUU IGU AN FOCO HADEY QEYR II TAHAY.

ONCE AGIAN THANKX BRO
AND I'LL LET U KNOW IT'S RESULT.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

daalane

Unrecorded Date
TO Waayo

Sxb 4 sano ayaam marekan ka xamaalanaaayay badanaa labo labo shakho ayaan isku tumi jiray
hada xamaal kii baan ku daalay wuuna iga horyimid xamaal danbe. waxaan save gareyey $18000
maxaan ku sameyaa?
bisnis noocee ah ayaan kuqaban karaa?
ila tali sxb.
nabadey.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Waayo-arag/mOwLiD-mAcAaNe

Unrecorded Date
To: Shiixaaye
Adigaa mudan walaal.

To Sana
Ugu horeyn waxad tahay qof fiican, oo nasiib leh maadama ilaahay kaa kexeeyey, nin aan jacaylkaba u qalmin, inkastood adigu isa siisay, calaa kulu xaal waan hubaa inaad heli mid kuu qalma oo fahmaya qiimayntaada ee hays ciilkaambiyin.

To Geesi

Dabcan, basar soomaliga iyo aqoon ilaahay igu manaystay.

To Daalane

Horta 1800usd ah anigaa kuu haynee kusoo xawil dahabshiil.
ka dibna waxaan kuu diri Bakaaraha si'aad usoo guursato gabadh akhwaan ah.
wa bilaahi towfiiq

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Muriidi

Unrecorded Date
Shiixaaye,

Waayo-Arag talo fiican kuma siinin ee anaa mid belaayo ka dhacday ku haya ee iga qabo.

Gaalkacyo aad labo bilood ee soo noqo.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Waayo-arag/mOwLiD-mAcAaNe

Unrecorded Date
Muriidi sxb waad iga qoslisay
waa runtaayee reer gaalkacayo dadka way ka indho adagyihiin samadaa laga soo hindhisay!!

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

MASKIIN

Unrecorded Date
TO WAAYO ARAG
ASALAMU C

SALAAN KADIB
SXB WAXAAN JECLAAN LAHAA INAAN GUURSADO WAXAAN CABSI WEYN KA QABAA HADAAN GUURSADO INAAN SII WADAN KARI WAAYOO WAXBAARASHADEEDA. DANYARI AWGEED INA ADEEROO WAXAANA JOOGA USA.
MAXAAAD IGULA TALIN LAHEYD AMA IGU BOORIN LAHAYD

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

DHIBANEJACEL

Unrecorded Date
KU: WAAYO ARAG

SALAAN KA DIB

WAXAA WALALOOW IGU BEERMAY DHAWAANAHAAN CAASHAQ AAN JAHO LAHAYN, YACNII WAXAAN OLA JEEDAA WAXAAN JECLAADAY GABAR AAN DUSHAA KA AQAAN AYADANA SIDOO KALE DUSHAA IGA TAQAAN SCHOOL BAAN WADA DHIGANAA NASIIBDARO WAXAYNU NAHAY KALA FASAL MALIN WALBA HALLWAY SCHOOL AYAAN ISKU BAAAS GARENAA, ANOO SI DARAN HAD IYO JEER UJALEECA MARKA AY IBAAASGARENESO
WAXAAN GARAN WAAYAY MEEL AAN KALA BILAABO,
WAXAA AAD IIGU ADKATAY INAAN DAREENKEGA CASHAQ USHEEGO CABSIDARTEED.

WAAYO ARAGOOW INA ADEEROW BAL KAARTO REER MAGAALNIMO ( TALO) ILA FARSAMEE.

MACA SALAAAMA.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

WAAYO ARAG

Unrecorded Date
DHIBANE JACEL,
waa tan ugu sahlan adigaaba nasiibleh oo maalin kasto arko,war buugaagtaada ku kordaadi mar,inta aad gurbineeysiin buugaagta ka gaar sii oo filim hindi ah oo kaleh u sheeg quruxdeeda iyo jaceelkaba,qof kaleh ha isaga sheegin taladaan.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

SHIIXAYE

Unrecorded Date
TO: WAAYO ARAG

ASALAAMU CALEYKUM

SALAN KABAACDI, SAXIB GABADHII MARLABAAD AYAAN MADAXMADAX ISUGU TORAY ( SI GESINIMOLEH) NASIIB DARO KUMA GUULESAN WAXAYNA IGU TIRI WARHEDHE GABDHO MAKA WEYDAY MELAHA KALE.
GUNTII IYO GABAGABADII GABADHU CALOOSHEDA WEYKA GO'I LA''DAAHAY MARWALBANA QALBIGA AYEY IGA TAGAN TAHAY.

BRO ILA TALI

THANKS ALOT

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Xamardaye

Unrecorded Date
shiixaaye,

waxaan ku weeydiiyay,gabadha marki suuqa loo diro,oo ay ku aragto,inta dambiisha dhigato,ma kula haasaawdaa,markaadse la dardaarmeeyso,maku degtaa dar daarankiina,talo waan kuu haayaa ee bal iiga soo jawaab,amoore waaba ku haayaahe.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

shixaye

Unrecorded Date
TO; xamardaye

salaan kasib, haa weykudagtaa the conclusion of our ccooversation, inkastoo aan badanaa ku xiriirno talefon

maca salaama

thaanks

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

hebel

Unrecorded Date
co co versation.

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.