site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

SOOMALIYEEY MAXAA XAL U AH ILMAHEENA TV. FIIRSADA GAALADA IYO DHAQAN KEEDA XUN

SomaliNet Forum (Archive): General Discusions: Archive (Feb. 2000 - May 2000): SOOMALIYEEY MAXAA XAL U AH ILMAHEENA TV. FIIRSADA GAALADA IYO DHAQAN KEEDA XUN
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

hanadj

Unrecorded Date
Walaalayaal waxaa dhacday caruurteena in ay TV. fiirsadaan waqtiyo badan oo ay badanaa waxaa ay dhahaan iyo waxey ay sameeyaan gaaladaas ay sameeyaan sida music waxaad arkeesaa markiii ay heessoogasho in ay caruurteena jirta 2sano ay laqadaan heestaas sida isaga oo yaqaan marka kale
marki ay sameenayaan waxyaabo adults ay fiirsadaan
iyaga oo hadii ay toonaan ka tusaale qadanayaan marka somaliyeey maxaa xal u ah caruurteena
ay nu qabankarnaa taasi waa wax inoo keen tay qurbahan ay ku nool yihiin caruurteena

somaliyeey xalkeena

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Unrecorded Date
TVga iska tuur

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

guray1

Unrecorded Date
HORMARKA WIILKEEYGA WAXA UUKU XIRAN YAHAY HORMARKA WIILKAAGA.


Asalaamu Aleeykum


walaale iyo walaaleey


waxay ila tahay in aynu ogaano in ay jiraan barnaamijyo ay cadaanku ilmahooda uugu talagalaan.markaa dadka waa ween iyo caruurtu isku filim ma daawadaan,iyo isku programm midna.

hadaba inaga in ubadkeenu daawado waxa dadka waa weeni daawadaan,waa nasiib daro waalidka katimid.waxaa hadaba aan xal u arkaa dadaal layiraahdo CEEYRI CEEYMO MADIIDO.oo ah usamee qorshe ugaara oo ubadkaagu daawadaan,oo ah mid mada daalo iyo diiniba ah.waana lahelaa qorshayaasha maaweelada caruurta,oo ah dhaqan african iyo carab.
waxaa kale ood sameeysaa sameeyso dad aad isleedahay,waxaa tihiin isku diin ama isku dhaqan oo leh caruur,ahana dad aad isku si wax u aragtaan.markaa caruurta hawada cayaareen hana sxb been si xor ahna dusha uuga ilaaliya.isku daya idinkoo walidiin badan ah in aad ubadkiina usameeysaan qorshayaal,sida caruuraha asaagooda ah walidkood ugu sameeyo hadiikale way maseeyrayaan,kuwaas bayna kaaraaci ayagoo duleeysan.ogoow hormarka cunigeeyga waxa uu ku xiran yahay hormarka cunuga soomaaliyeed,wiilkeeyguna waxa uu nin raga yahay markii walaalkii(somaali) uu yahay edeb loow aqoon leh.


hala ogaado in hadii ilmahaaga fiican yihiin eeysan waxba aheen hadii walaalahood baaba yihiin.
markaa inaan shiro oo waalidoow tashanaa waa danta ubadkeena.aniga iyo adiga inaan isjeclaano qasab maha madaama aad u aragto ineen kala nahay qansax iyo qurac.laakiin majeceshay ilmahaaga jawaabtu haday tahay haa kaalay aan wada hadalo oo utashano maxaa dan u ah ubadkeena ana waan jeclahay ee. waakabaxay

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Muriidi

Unrecorded Date
I agree with Anonimous, TV-ga iska tuur. Waayo gaaladii laftoodii ayaa iska tuuray intii ugu caqliga rooneyd, marka adoo Muslim ah maxaa TV gaalaad guriga kuu dhigay, mise adaan ka maarmin.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

gurey1

Unrecorded Date
TO:MURIIDI

Asalaamu Aleeykum

Waxay ila tahay wada mada reergalbeedka inaan ilmaha ladilin sida qawaaniintooda qabto.markaa ilmaha waa in aad maskax kula socotaa.hadii TV ga latuuro maxuma laakiin xalmatahay? waxa uu ilmihii aadayaa dariska oo tv u yaal.jidka iyo schoolka iyo dukaamada intaba waa yaal tv uu daawado cunugu.markaa muxuu kaa baryaa adi? ama soo dhig ama hasoo dhigin waa helaa ilmuhu fursad uu kudaawado.mida kale maxaad cajaladaha diiniga ah iyo nooca aad ilmahaaga la rabto kudaawad siin hadaad TV tuurtay? waxaan oran lahaa TV DEEYSO EE QORSHE AYDAAWADAAN USAMEE CARUURTA OO MASH QUULI.waa kabaxay

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.