site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

OGADENIYA .. MAXAA OGADENYA LOOGU BIXIYAY YAASE U BIXIYAY

SomaliNet Forum (Archive): General Discusions: Archive (Feb. 2000 - May 2000): OGADENIYA .. MAXAA OGADENYA LOOGU BIXIYAY YAASE U BIXIYAY
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

OG

Unrecorded Date
akhyarka caqliga leh ee meshaan isticmaasha ayaan waxaan waydiina .. topica sida ayay ku arkeen ..OGadenia maxaa u laku bixiyay ?? yaase magacan bixiyay .. sii caqli ku dhisanyahay u jawaab ee ciyaalnimo looma baahna

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

gurey1

Unrecorded Date
TO: OG

Asalaamu Aleeykum
Waxaan kuu sheegaa sidan oo ah dhabta jirta.waxaa magacaan labixiyay 1884 waxaa bixiyay ninka jeexa xuduudada aduunka ee maanta badankooda muran wali kataagan yahay.ninkaas oo ah shaydaan ama indho buluug.1954 buu ingriisku ku dhawaaqay magacaan.


ujeedada ayaa waxay aheed in uu bari kamaalin muran dhex dhigo dadka soomaaligalbeed,oo ay dhahaan ogaadeen maa iskale dhulka mise waan wada lahaan jiray waligayo?? ogadeenkuna dhahaan magaca maxaad uga guban awoow gii lagub maanad ixasdi!!! musiibadaas buu dhex dhigay dadkii walaalaha ahaa.si ay boqolaal sano ugu dagaalamaan dhulku waa ogadenia iyo warkadaa waan wada leenahay ee.


mida kale ogoow MAJEERTEENYA ayadana waa jiri jirtay ee markii la qaatay xoriyada yaa laga baxay maadaama magac qabiil ee shalay shaydaan qoray yahay.laakiin soomaaligalbeed walimaxoroobin sidaas baa wali magicii u sii nool yahay.

hadii la istic maalo iyo hadaan laisticmaalin labadaba dhib kuma jabna hadaan khalad lafahmin.waayo dhulka waa dhul soomaaliyeed ogaadeena waa dad kamida dadka iska leh dhulka ee soomaaliyeed sidaa in lafahmo oo khiyaanada guumaystaha laga boodo aa ila haboon waa kabaxay.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Fucker

Unrecorded Date
Suck my D

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

S P M

Unrecorded Date
======== S P M ===========


Caasho Ceydiid weydii sxb !


======== S P M ===========

Caasho Ceydiid weydii sxb !

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

OG

Unrecorded Date
HEHHEEH LOL...............
WALAAL WAXAAD MID CAQLIGII QALBI KA GALAY EE AMA NIN SIDA GUREY FIKARD RAG QANCISA KEEN AMA ISKA AAMUS
''''''''''''''''''''''WAXAAD TAHAY XASAAD REER BARI ... EE MARKA AAD OGAADEN XASADI SOO ••••••
WALIGA KU QABI MAHAYAAN
BYE

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

duub

Unrecorded Date
Magaca Somali iyo Ogaden isku mar ayay isticmaalidoodu timid, labadana nin axmaar ahi gabayo uu tiriyay qarnigii 15aad ayay ku jireen.
nimankii gumaystayaasha ahaana sidaas ayay magacyadii ku hirgaliyeen.

jawaabta suaashaada waxaa magaca OGADEN in loogu magac daro dhulkaas si cad u soo shaac bixiyay nimankii Europeanka ahaa xilligii "SCRAMBLE OF AFRICA" wixii xilligaa ka dambeeyayna dhulkaas somalida ee axmaaradu gumaysato official name kiisu wuxuu ahaa OGADEN (sida adduunka looga yaqaano).


nabaadiin.

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.