site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

AF SOOMAALIGA CUSUB EE SOO KORDHAY QURBAHA "DIASPORA"

SomaliNet Forum (Archive): General Discusions: Archive (Feb. 2000 - May 2000): AF SOOMAALIGA CUSUB EE SOO KORDHAY QURBAHA "DIASPORA"
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Unrecorded Date
MAXAAD KA GARANAYSAAA AF SOOMAALIGA KU SOO KORDHAY QAXOOTIGA? FADLAN KU DAR WAXAAD GARANAYSO:

QAX, ISDHIIB, KALA HADAL, 999, DHIIGII AYAA LAYGA QAADAY, CAAFIMAADKII AYAA LAYGA QAADAY, CAYR, BUUG, SINGLE MOTHER, SEPERATION.

BY: AF YAQAAN

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Waryaa

Unrecorded Date
Salama...

Flight-13
Qurbaha
Intarfiyoow
Utanga
IsiLii
Garissa Lodge
"Walaaloow--Kenyans Police Slogan, referring to Somalians"
Hay'Ad
"Baasboorka Jeex-Jeex markaad..."
UNOSOM

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymz

Unrecorded Date
Qabtii!!
Qaxii!!
Bililiqo!
espoosar
Buk!
cayrtii!!

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Saan_Miyaa_Qurbaha_aboowe_waan wareeray_Somaaliya_ii_Celibo

Unrecorded Date
Shabta

911

"This is CANADA"

nin bustihiisa banaanka loo tuuro

Naag xaas with boyfriend

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

gurey

Unrecorded Date
Asalaamu Aleeykum

waxaan ku dari lahaa sidan
waa laydabo socdaa
dayar isku dhiib
dad aa qoranee
cunsuri
way igatagaa yaan(macnaha caruurta hadaan edbiyo)
turjubaan
mareexaan
itoobiyaan
reerxamarka cadcad
mishiinguli
midgaan
usc
snm
ssdf
afweeynaa idilay
xawilaadle
moryaan
dayday
diidmo
ogolaasho
reerkoodi malookeenay
xaas maqoratay
waanoqonaa
xagaa nabad majirto
halkaan lama jogi karo
ujeedaa kadambeeyso
shalan wacay
inteey uga dhacaday
mala duugay
jabuuti aalgu shiraa
badii waalaboobay
afar aa iibanaan
nin nuuxsankaro malaha
cafaayad aa
hebel qado kutuur
arkaas naagta ka adag
booliis eey wacaday
waalasoodaayay
gurigii eey kaxiratay
aga gaarka waalaga mamnuucay
cunugaa lafuulay
siiriyaan dagaa
bakistaan aa ila roon
cunigii waa laxaday
heloooooooooooooo
tacsi aa loosoosheegay
ali waa la aroosay!!!
gabdho aa is qaba aa!!!
qorshaan wadaa
muxaadaro aa jirto
gardheere
baabu suufi
salaax
dadaan soodhoofinaa
ilkihiisa aa lafiirshay


iyo qaarkaloobadan waakabaxay

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

ab

Unrecorded Date
Yaan la iloowin sxbaday;

>JIRRI<

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

mOwLiD-mAcAaNe

Unrecorded Date
Ana aan ku daree iga hooya
Moryaan
Dayday
Dahabshiil
Albarakaad
Bug
Beertuu ku jiraa
Wuxuu qabaa cudurka B
waa loo khaa khaayiraa ama Gidaarada ayaa u qosla
Waa la muday
wuu ku guraa
wuu ka dhacay nolosha
Sharci ma laha iwm

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

sammy

Unrecorded Date
few more words from the diasapora,

boyfriend/girlfriend
party
player
playerhater
rental (cars)
qaac/nacasta (weed or ganja)
clubbing
xabiib sharabi iyo shego band

i am out

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Sun iyo Boog Daac

Unrecorded Date
Ha illaawin "DOOWNAD". Alla maxaa kala haysta dumar iyo ragooda doownadka fadhiista.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

DACAR

Unrecorded Date
tana iga hoooo (ISBUUFIS) aa ku dhacay HEBEL!!!!


DACAR-DACAR-DACAR

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

NeefoowKaniini

Unrecorded Date
,,,,,,,Gureey iyo dacar lammaan idiin taagi,,,,Mowliid Macaane usna ma yareestee day,, anni wax aan ku daro ma haayi,,,,Hebel iniis Buufis qawo ma mudaayi anni,,...

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

NeefoowKaniini

Unrecorded Date
,,,,,Buufis Idaacadda Pepsi-da xataa waa laga sheegi,,,,,


Neefoow
Kaniini

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

maanyo

Unrecorded Date
to.gurey

walaahi waa iga qoslisiisay sxb run aa sheegtay hadaad wax kale heyso nogu dar hee.


to...DACAR shalay maantaan aa hebel quraan la saaray BUUfiska uu qabo buufis waa dhaafi

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

hebel

Unrecorded Date
ana intaan haan ku daraahe halay dhagaysto.
.
.
.
.
warkaa isii
hakuu macaanaato
nabadaa gal
isboosar
brother
sister
miimka
biikhbaakh
kheyr aan isku ognahay
isii
ajaaja
guri dowlo
isbuufis
rcmp
east
west
dixon
hall of fame ii gafaaji
sports (saxan bariis afar lagu cunay)
B.W.D
living color
cafe nemo
starbucks
skyline mall
bread and chocolate
bark croft
morninside
shoppers food warehouse
fairfax police
1500 wilson blvd
marlo
Ihop
$500.00 visa from chavey chase bank
co-signer
can I have a refund? (after buying a dress and wearing it for a party's the morning after)
.
.
.
.
inta kale horaa loo yiri

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

NeefoowKaniini

Unrecorded Date
,,,,,,,,,Gaffaajjahaas intees ku dambeeyay ,, wallaahi waqti aan dhaweyn aa iigu dambeysay ii New Delhi,,,,,,Ninkeedii maan dhahaa mise Raggeedii,,,,,,,Hebel ad ARCHIVE aaba tahee,,,

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

qayrqabto

Unrecorded Date
maxaa isku dhacaaya....
war heedhe babyga ka badal diaperka ....
war heedhe caruurta sii ogow waxaa ka soo noqonaa arooska aroortii....
waryaa caruurtaada masruufo ama bax, waan isku filnahay kuuma baahni.....
ku cab telefonka waqti uma hayee....
ha ka furin albaabka, telefonkana haka qaban lacagtii dahabka iyo diricii bay igu leedahay...
markaad i guursato howsha waa 50/50....
caruurtii waxaa qaadatay children aid.....
cuntadii waa gubatay soap opera iyo show hebel baa socda.....
caruurta libraryga bay internet iyo chat bay hayaan waqtigii waxbarashada....
car far isaar hadaanan policeka kuu wicin oo lugu xirin.....
ixtiraam la'aan...
maslaxad......
been iyo balan xumo.....
habeenkii waa maalin, maalintiina waa habeen......
ha igu soo qaadin hebel, heblaayo, qabiilkaa.....
caawa clubkee baad u socotaa...

iwm........

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anon

Unrecorded Date
Happy new yearka'
Happy birthday ga' (instead of just saying the new year or a birthday)

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

gurey1

Unrecorded Date
Asalaamu Aleeykum

TO:sxb maxaa iidhibee oon kudaraa hadaad se iga deeyn weeysay waxaan kudarilahaa sidan

caawaan jabeeynaa
somalida masoo dhexgasho
noloshaa kucusub
nolol aan heeysanay
gaala kadanbeeyso
jaajuus waaye
xamar waanooshidneed
waa nooga dheeleen
siyaadaa ila roonaa
ceeydiid xoowyahay
cali waa caaq
salbalaar
soodare
qaahiraa laga wacay
qaadafi aawato
garabka caato
cabdullahi waa askari
morgan aa
heshiis waaye
odayaalkaa diiday
lacag aatalinooyso
waa kuhabsaday
waqooyi maa guikarto
dawlad aanahay
badii iyo beertii iyo xoolihii eey sikudarsatay
jingadihii eey fuqsadeen
wasaradii waaladagay
dhurwaaba kaciyay
daroogo aa!!!
xamar aalaga dhoofiyaa
boosaasaan dhisanaa
lacag eey dabacdeen
eelay xawyahay
itoobiyaanaa uqabtay
unukaa daacad ah
21 sano eey heeysteen
buurida ladagaal
caatadaa ila roon
caado fircooni waaye
suuriya miyaan kusoogudaa

markale aan dhameeystiraa sxb yaal waakabaxay

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Geesi

Unrecorded Date
(QAYBTA1aad)
hebel waa lararay
lama meelood uu iskadhibey!
farahiisa aalasoo heley!
fara lagaa qaadey!
baasaboorka sawirkiisa ugu xeree!
hebel saacadiisa waa socotaa!
blcklistaha aan ka baqaa!
meelhebla ayaantaan sharci eey bixisaa!
garka iyo shaarubka u qubee""xiir camal"""!
xabsi aan soo maray dheh!
cunsuri waaye kagabo!
mindi la,aan maa socotaa!
ijaarkii aa igu fikadey!


Waa socotaa,,,, lasoco qaybta2aad coffe aan cubaa .

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

mOwLiD-mAcAaNe

Unrecorded Date
Qebta sadexaad ku soo dhawaada

Shaanshi isku dhiib
da'da yaree
Wax kasta waxa ku jira Khaansiir ( caga yare )
Aar qofaa timid
Hebel ku dhac no, wuu jiraa Guygaas, sida Neefowkaniini Playboy, waan kaheley wuu iga sii jeedaa.
Cidii waa la soo xambaaray
Train buu isu dhigay
Todoba cisho ka hor buu Bakhtiyay oo waxa Uriyay Jaarka oo telephone u diray Policeka
Building ayuu iska soo tuuray, naftuu nacay

Halkaa ka sii wada

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Waryaa

Unrecorded Date
Salama....

ManiFeesto
Qab-Qabliyaal
Gandhari
BeeBee Shee
Shilko
Basooke
SayRuuq
Bi'Em BaGaase
Aaka--AK 47
Saar-Siteetan
AM-16
"Godka"
MadFac
Moor-Yaan
Fa-Qash

Quite Peace!!

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

NeefoowKaniini

Unrecorded Date
,,Shiish aa i haayo
,,Ammaanka ma sugno
,,Daroogo
,,Dad cun
,,Aakhiro moog
,,U xiir
,,U qubee
,,Iga qari
,,Dhagta dhiigga u dar
,,Birta saar
,,Baji
,,Ka cayil
,,Astur
,,Ashahaado
,,Ku Nasiibso
,,Seekaa UU
,,Pazuuke
,,Shilke
,,Zuu
,,Beebee
,,Baroon
,,Sky 43
,,Daba miinshaar
,,Faal Gureey
,,Ak 47
,,Klashinkov
,,Beebee sha
,,Habartaa aad(artillary)
,,M 16
,,Saar 80
,,Xabad Kaliyaale
,,Difaacca Beesha
,,Dhafoor qiiq
,,Gaas Dhagool
,,Jirri
,,Mooryaani
,,Salbalaar
,,Technico
,,Koofi Canjeero
,,Kuweit
,,Qax
,,Qabtii
,,Utanga
,,Dhoobleey
,,Habaar Waalid
,,Ifo
,,Dhagaxleey
,,Meeqa Kaar
,,Utaanga Banaadiri
,,Utanga baraawi
,,Bush baar
,,Dhuudhi
,,Al itixaad
,,Tubo dhiig
,,Zone A
,,Shaneemo Calaacal
,,LEETA KITAMBULUUSHA YAAKO
,,Giriyaamo
,,Raaf
,,Dab
,,Flight aa dheggan
,,Inteerifiyuugii
,,Balbeelmo
,,Garjeex
,,GVA-da
,,Spoosar
,,Wuu Baasay ee ku qabo
,,Akhii Ukhtii ma aragtay
,,Ilaahay dartii baan kuugu nacay
,,Doonta ha fuulin
,,Buufis adoogiis aa ku dhacay
,,Xaya Shacbi
,,Waa ka jajabtay
,,Screenka uu ku dfhacay
,,Meeqaa Gadaa hal boos
,,21 waa ka weynyahay
,,Banaadiri Soomaali miihin
,,Wazzz Up Geeee
,,Home boyz
,,Baby face
,,911
,,Baasaboorka cun
,,Isxambaar
,,Puntland
,,Bakaara Land
,,Kaaraan land
,,Hiiraan Land
,,Jubba land
,,Canada aa loo jiraa
,,Suuriya u dir
,,Dahabshiil
,,Amaal
,,Barakat
,,Somali net Chatka
,,Yurub ay ka soo gashaynooh
,,San Diego iska dhiibnooh
,,Anaheim
,,Faraha Cilaan marso
,,Shaqal
,,Bug
,,Ku cab
,,Sport
,,Jeexid
,,Is dhiib
,,Qabqablayaal
,,Afar jeeblayaal
,,Qararaf
,,Shab
,,CEYR
,,Check
,,Single Mother
,,Low income
,,Public housing
,,Section 8
,,Food stamp
,,Interabareetar
,,Seperate
,,Child Support
,,Waa la isku soo celiyay
,,Alla wuu i kufsady
,,Dahabkaan Abuu Dhabi aa alaga keenay
,,Diricaan Arooskii horaan ku tagay
,,Fadhigeey iska badashay
,,War ninkaan iska ceeri
,,This is America
,,Ladies First
,,Insurance fraud
,,sue
,,Baabuuruu isu dhigay
,,Free wayga uu ku orday
,,Warqaddii shaqada
,,Social Insure
,,9ka xaraf
,,Basashaan Khaanziir aa ku jiro
,,Caga yare
,,Laxam Xalaal
,,Taksiilaa
,,Airportka uu ka shaqeeyaa
,,Insurance aa usoo dhacay
,,Utanga barafleey(Minesota)
,,Gardheere
,,Indha Shareer
,,Muxaandaro
,,Ku Cab
,,U qabo
,,Miimka
,,Xarash aan u hayaa
,, Igu soo celli Long distance aan ku jiraa
,,Shab
,,Cayrta
,,Meeqa Taksi aa ku heysaa(Italy)


Neefoow
Kaniini

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

hebel

Unrecorded Date
qeyrqabto ii dadkaan kale ani yaan laygu soo darin sheekadaan magaceey ka dhaafa xaba idiinma geesanine

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

NeefoowKaniini

Unrecorded Date
,,,,,Camera da ka fiiri
,,,,Caawaan soo burinaaye
,,,,Iska ceeri ugu wac Tow Truck,,,911

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

NeefoowKaniini

Unrecorded Date
,,,Adiina Shirmee isoo dhaafti maba ku arkinee,,

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Af-Yaqaan

Unrecorded Date
Aad ayaa loo mahadsan yahay....

Waxaan jira in dadkii xamar ka qaxay ee aadey
1- Hargeysa
2- Boosaaso
3- Beledweyne
4- Kismayo

Waxyaabaha cusub ee ay la kulmeen, ereyada ay ugu tageen meelahaas oo aan xamar laga aqoon jirin. ayakana yaa noo haaya?

Af-Yaqaan

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Geesi

Unrecorded Date
af-yaqaan taas adi aa naga yaqaane biloow ba ....

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

mOwLiD-mAcAaNe

Unrecorded Date
Sheekada Hargeisa ana idiin hayee iga hooya:

WALAASHIIS
WALAALKIIS
MAXAA ISKU DHACAYA
JIRI
DAY DAY
DHUL JIIF
DHIIGYA CAB
SUR WAAL GAAB
GADH DHEERE
CIGAAL
TUUR
MA LAYNA AQOONSADAY
XAWAALAD
XARSHIN
TAKFI
WUU IS QARXIYEY
ODAYAAL
GUURTI
WAA LAY DHACAY
WAA LAKALA QAXAY "YIROOWE"
HA ISKU DHIIBIN REER WAQOOYI
SHEEGO XAMAR CAD CAD "REER FAQAY"
MOBILE-PHONE
SOOL WAA S/LAND IYO MA AHA
HAYGU SOO WAALAN
SOWTAAN BISHII HORE KAA FUJAY
ANIGOO AABAHAY U TAAGLA BAA ABAHAYNA ABIHII KEENAY
ALA YAA NAGA FURFURA
WADANKII HALAGU CELIYO
WUU MUDANYAHAY
BBC MA DHAAFTO HABEEN QUDHA
MAXAA LA YIDHI
INAGAA LAYNOO DAN LEEYAHAY
FA QASH
FUQAY BARARAY
LOOMA OOYE
ABTAA LOO YAHAY
WAXAA IGU DHACDAY RASAAS LA YIDHAAHDO YUSUF


INTAAS AYAY IGAGA DHANTAHAY

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

mOwLiD-mAcAaNe

Unrecorded Date
SXB AFYAQAAN IYO NEEFOWKANiiiiiiiiNi
Waxan idinka ilaaway:

GAAS DHEGOOLE
GAAS CIGAAL
YOOL
HARTA SHIIKHA
YAHAA DHIIG
WAA LAGA FARA XASHAY
WAXAY KU HADHEEN BEERTA MUUSE XAAD
XADHIG XADHIG
DHEG HAW DHIGIN
KOR UGA BAX
CARAB HA IGU SOO QAADIN
INGLAND AYAA EHELKII BUUXAA
SHILIN S/LAND
KAADI BAAN USOO CABAY
WAA GEEL FROM HAWD, DABADAA KU TAALA
XAGAR BAA KU GO'AN
QAFIL BAA KU JABAN
LOOMA BAXO
HAW JUUQIN
HAKA GURIN

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

DACAR

Unrecorded Date
War Mowliidow wixii murti cusuba laguu daa, tana liiska ku dar,

DHULKAA LAYGU JIIDAY,
WAA LAYGA CAYILAY,
OOO' AAN KU JIRAA,
IGA DHIN (beenta),
NAFAQO (beenta),
LABUK NAC-NAC (created by Neefow)

DACAR-DACAR-DACAR

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

hebel

Unrecorded Date
war ninyow neefoowkaniini adigaaba meesha ugu waalan (Qosol badan) walaahi kii freewatga ku orday aan weli ku qoslooyaa waana safegaraysti bogaaga walaahi ninyow hal mar lee sidii dixdii soo butaacdi nafaqada haye.
LOL@@@@@@@@ bro adigaa bakeeriga wato hada.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Badgal

Unrecorded Date
Neefoow-kaniini.....
Waa la yaabey! waa ku mahadsantahay bro..
ciao

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

AGA

Unrecorded Date
waa la yaab. waxaan islahaa wax quman ama terminology cusub ayaad arki ha yeeshee waxba kalama kulmin DISAPPOINTMENT MOOYEE.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

AF-YAQAAN

Unrecorded Date
TO: AGA

Ha naga yaabin cilmigaan qurbaha awoowgood la gubka gaalada uun baan meeja ku haynaaye! boqol erey oo cusub baad meeja ku aragtaye maxaad u leedahay qumaati wax uma kororsan.

Awoowgaa la janneee.

dadkii dhagaxbuur ama gaaris u qaxay maxay af soomaali cusub la kuleen?

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

NeefoowKaniini

Unrecorded Date
,,,,,,,Badgal Saaxiib hore ,,Saaxiib in mudaaba la waayay baa soo rig yidhi,,,Badgal Adiga iyo saxaabadii intii kalaba gamco furanni ku soo dhawaada,,,,,,,,,,Badgaloow Warkaaga ha la hello!!

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Kutubeey

Unrecorded Date
Kutubeey waxay tiri:

Naga daayee
Habarteey Habarteey aa keentay
Waa igu dheele
Ka Shub Hee
ka Bul Dheh
Maxaa Isku Dhacaayo
Party aan Ku Tuurno
Waa Iga Taalaa
Warka Isiibo Habaana
Isii Sisinta Aan Shukulee
Sabuul Galeey
Abaa Daybo
Wuu Isku dhacaa / Way Isku Dhacee
Waa kala Xiran yahay / Way kala Xirantahay
Way Kaa Dheceysaa(It's falling from you)
Faraan Ka Haayaa
Wir Iswaal
Waa Lay Kashifay
Ruufyaankii(Caller ID)
Isgedi hee (I'm on the other line)
Ku Cabnoo(Call Display)
Answer mashiinka ha ku dhaafaan
Maya Maya(no, no)
Aroos isku dhacaayo aa jiro
Iga Gembiso Nooh
See Camalkaa Adiga
Caadi Ma Aha
Waa Ka Bootinaa(Steal his/her friend)
Ninkeeygiyow Shaax Ku Tuur
Minnesota Aan U guuraa Ceyr & Guryo Ay Leedahay
Student Loan Aan Ku Arooso Aan Apply gareenaa
Elevetarka Ii Soo Saar Canjeelada
Ha Qaban Code ka Waa Kii/Tii(Camera on the Building)

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

NeefoowKaniini

Unrecorded Date
,,,,,Kuuseey ad Macallimad ii nus iyaah ,,lama gacan lama lug ii nus aan kuu taagi,,ii nusta Xummaan ha iiga qaadanin walaashiis,,,ad horta iniid heer Kismaayo tahay ciaro ii nus ,,, haddana Dixon ii Mpls 4 quite a while soo Khamiiriheesi,,,,,,Kuusta Xaaji Shaqa fiican aad meeha kaba wadaayee noo wad leeh ,,,

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

DACAR

Unrecorded Date
War xaaji Neefow waa iga su'aal Badgalku makii dulaalka ka ahaa sayladii Burco,mise waa kii reer Xamarka ahaa oo halkaa iyo LIIDO surnaan jidhay oo intuu bada quuso malaha ku jidhi jidhay ilaa qoroxdu dhacdo,ala muxuu bad quusay,walaalow gacaliye hadaad la xidhiidhto isii halow-halowgiisa aan la hadlee ,una sheeg waa DHUNKAAL DACAR GUULEED(GUMAAS).

DACAR-DACAR-DACAR

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Kutubeey

Unrecorded Date
NeefowKaniin, ahahah
Adaa Iga Daran Fiiri Wixii Adiga Soo Dal Dalshey Waxaaba u Mudaayey Inaas Hadal Wadihii Ku Go'ay Hadal Lee Ku DarDaray. Waaba Iga Nixisay 'Nus' kaana Maxaas Ahaay? Mise Waxaas Ahaay Odeygii Sedex lugoole Ahaay oo Lamo Lugood Ku Socohaayey iyo Midkii Dhex-Dhexootiga Dheda Ku Jiray Miyaa ..lol.. Aniga Reer Dixon Ma ihi, Reer MPLS na Ma Ihi Reer Etobicoke [East Mall] Aan Ahay Hadii Kaaga Mac Dahay. Halkoo Wax Ma Ku Warsan Karaa Horta? Neefow Waab Gartay Kaniinna Maxaas Ahaay. Famidool Maas Ahaay Mise Asprin? Isoo Sheegbo
Waa Hoyday Aniga

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

hebel

Unrecorded Date
kutubeey kaas anaas iga daran yahay berigaan danbe.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

shengaani

Unrecorded Date
mashaqo ,mashaqo naxnu sagaal maroodiyaa uur lehaa mukulaal aas dhali
isbaroomis
waa li soo dhejiyay
caafimaad aa lii dire
otanga
thika
riuru
kakuma
qalbi dhisid

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

gurey1

Unrecorded Date
WAXAAN XULAA KALMADAHA 10 KA UUGU QOSOLBADAN OO WAX JIRO AH.IYO CIDA QAADAY KOOBKAAS.

Asalaamu Aleeykum

kadib markaan akhriyay dhamaan erayadaan ayaan soo xulay 10 uugu horeeya cida ku guulaysatay.waana sidan.


1.kutubeey: Waa lay kashifay(caruur uuyiri waan dhalay,walaashiis oo uu yiri waa xaas,dayar oo isku dhiibay,wadankale oo uuka dhiibnaa,laba lacag oo uu isku cunay.naag kaluu qarinaayay.i.w.m)
2.geesi: ijaarkii aa igu fakaday(dhaqaalo xumo,bisha danbe bixi buu islahaa,arintaa kufogaatay;gurigiibaa laga saaray)
3.gurey1: gabdho aa isqaba aa!!(ab iyo sinji waxay naan uleheen,waaba hadal afka kaween,xeey gabdho kala dheefaayaan!!)
4.neefoowkiniin: caawaan sooburinaa(naag naago diraayaan,mudada eeysii sheegee,gurigeeda aala lamaa mushaa,ninkeedaa lala xantaa,)
5.qeeyrqabto: caruurtii waxaa kaqaaday childaren AID(fikrada fog ee gaalo ubadkeena karabto,hamuun loo qabo in ubadka laynaga qaato,xaajo inagu cusub sideedaba.)
6.mowlidmacane: gidaaradaa uqosla(nin sheeydaan mijo xaabshay ee maandooriye ka dhargay,naftiisii buu dhibay oo balaayo ukeenay dabadeed wakaa waashay)
7.nefoowkiniini: basasha khaansiir aa kujiro(dal aan islaam aheen dareen kujoog,aamin daro,jaha wareer diineed,umado kala diin ah,wax walba waa kafiigay)
8.gurey1: caydiid xoowyahay!!(tartan hoosaad qaraabada ah,magacaa laga badbad shey,waxba uuma uu oga,kabihiisa aa kala roon,)
9.hebel:guri dowlo(ceeyrtuu hoos joogaa,waa raqiis,lagaa saarimaayo,)
10.gurey1:waalay dabo socdaa(shaki,camaro aa iheeyso,xaaskaada xataa markaad la jiifto gaalo waa kuu jeedaan,qashinka halkaa haku tuurin kaamaro aa ku heeysee,hadalka noogaabi galadaan waa nadabo socdaane,kaas dheer aa la iisoo diray asaa idabo socdo,waxaan loo jeedin qof kuu tilmaamaa oo baqaayo.meel cidla ah) waa kabaxay

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

sammy

Unrecorded Date
you want some more,

naag cadaan ah bu la dagay
jamicaan bay racday
sharcigiisa shan ba ku shaqaysata
boos ma ka banaan yahay( meaning sponser)
landing/greencard/I-94
citizen
and finally, the most popular word which has so many meanings in the west: " wuu qarxay" refering to all of the following:1. sharci,condom,bug, credit,phone lines, realtionships and etc.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

hebel

Unrecorded Date
gurey naga daa habaarka ii cayda

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

gurey1

Unrecorded Date
HEBEL
Asalaamu Aleeykum

sxb waa kusidee seen kuu cayay ama kuu habaaraa bal kor fiiri oo sidagan u aqri waxaan qoray iyo waxaan kawado!!! erayada ayaan micneeyay ee khalad hafahmin sxb.waakabaxay

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

SUHUUR

Unrecorded Date
shabta,
65 jir
naafo,,,shabta alogu kordhinaa
bug
line qarxis
bambeelo,,,pamella
isboonsor
turjumaan
aan iskaba le ekaano!
haygu soo qaadin
waa fashilmay
jug aa i gaarti,,,insurance
dhooooooof
leta kibaandha,,,akuna,,,leta bessa
ayuuto

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Clevelander

Unrecorded Date
Suhuur....LOL!
Abaayadiis,...Buufiskii see ka noqotay...?
laba Gabadho aan isku class aheyn aa isku magac tihiin....marka walaal ma dhigan jirtay Hoose Dhexe Dhagaxtuur ama Polytechnical institute oo labadaba Xamar ku yaaleen....? haddaadan aheyn iga raalli ahow......
Take care.....

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Clevelander

Unrecorded Date
--BajaQ..
--AjaaaaajA...
--Salka....
--Caruur ma soo Qoratay?...
--Caawa waa jabeynaa yaa...
--Saxan isboorti ah ....
--Wuzz..up!....
--Just chillin......
--BajaQdaan Sal beello aa ku rakiban....LO!
--Ma kuu masaajeeyaa AbaaYo..?
--Aboowe C.P.R ka ma taQaanaa...?
--Hilib xalaal..
--Taleefanka ha qaban Africa waayee...
--Baabuurka aan cunaa caawa....
--Hebel waa la Qarxiyey....
--Ha kuu macaanaato....
--Jaad meel ku sheeg...?
--Hebel lacagtii insuranciga aa u soo dhacday...
--Laba cunug iga gad...(tax return)...
--Haloow ma i maqleysaaaaaaa......Damn!
--Ku cab taleefanka
--Coffee shop iyo DonuT.....
--LOL!....@
--Abaayo ride ma ku siiyaa...?
--Maya aboowe inta dhow aan u socdaa...(when she really needed Da ride,i mean freezing conditions).
--Sharci
--
--

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

hebel

Unrecorded Date
inteen ka qarxay?

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

NeefoowKaniini

Unrecorded Date
,,,,,Somali netka,,,,,

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

dacar

Unrecorded Date
War nimanyahow waan yaabay oo waa maxay ereygaan waan kusoo geliyay maanta oo waan ku waayay ee xageed jirtay? oo kii kalaa ku jawaabay goormeed isoo gelisay maantoo dhan waan joogay,mise reera kale baad gelisay? ,,,,,,


dacar-dacar-dacar

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

hebel

Unrecorded Date
waar muxuu ninku na yiri?
waar ninku miyuu waashay mise waa lasoo sitaa?
.
.
.
.
.
inaar canbar maku siinaa?
naa kuuseey inaar ninka canbar sii kulul oo da'aya.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Waryaa

Unrecorded Date
Salama....

Hal Erey iga qabta:

SuJuu!!

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

dacar

Unrecorded Date
isiii sisinta ankaaa shukuleeee iyadoo kulul oo da'aysa,,,,,,,,,,

dacar-dacar-dacar

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

hebel

Unrecorded Date
dacar sxb ma sisin baad dooni mise canbar?
kuuseey baan dhihi lahaa microwave-ka ugu tuur?

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

ZODIAC_2

Unrecorded Date
C R P,FLIGHT-13,HALA'IGA JAAHIL BIXIYO MACNAHOODA?

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

dacar

Unrecorded Date
,,,,,,Ani maa wax ka deerinaayo macalinka,tankale anaaba kululees ku filaneee maxaa waaye Microwave-kaan aad naga daba wadid,laqamayahow oo lac beeshka eh ,labuc-nac-nac waaxid ,leenta leenta ahanaa u waxeesh moosaa ee ani iyo usi(canbar or sisinta)dhax deena ha'isku cariirinin Dhuusa'ahaan,ee larba ha ku labtee intii ka waxeesh matid,,,,,,,,,,,,,,,


Hebel take it easy Brother----caffis yaa macalinka ,,,


dacar-dacar-dacar

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

hebel

Unrecorded Date
waraa ceyda deey warid kaa cun kor aan kuu xiraa walaahi furuurta hakaa gorortee.
nacala washag dheh.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

NeefoowKaniini

Unrecorded Date
,,,,,,,Aboow!!! aboow!!!! Dacar Af Soomaali gacan ii nus aan kor u taagi,,Ad jiirada Luumbiga ka intee mise hoos meehii Beebaha aad Gaduudoow Geed Fakhi ka eheed,,^^^^^(Larbo a ku labto intii ka waxeeshmatid)^^^^^^^,,,,,intaas aaba anni ii khawaadkeeyba i dishi ,,Hashac!! Abaaba waa ku sugti ,,Istaahilkiisna waa marisi,Khadyaan khaati Billaahi aan ka joogni ,,,,,,Madaxaa kor,,Ad ii Canbarna,,Dhaxdiina maya ,,Gees Baciid Mowlaheey ha kaa yeelo,,. ...Waxshimoow,, ,,Waxshimoow,, maxaas ka kasaa hee us Hewelkaaneey Wissinkaanneey aas lamada khanja ii gafuur leeriyoohaayaa,,Bambas ii Chikiliini alooga rugee us,,


Neefoow
Kaniini

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Unrecorded Date
To NeefoowKaniini;


Adiga, Dacarba & hebel beerkaad na xanuujiseen @@@@@@@@@@@@@@@@@@@@@@@@@@@@@@@@@@@@@ @@@@@@@@@@@@@@@@@@@@@@@@@@@@@@@@@@@@@@@@@@@@@@@@

@@@@@@@@@@@@@@@@@@@@@@@@@@@@@@@Neefoowkaniinlol

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

hebel

Unrecorded Date
neefka aJaaJa abaa

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

BBQ

Unrecorded Date
to all ,ya!


tan yaa li iloobinbo saxaabiyaal......................


hirig jaf
bac dhac qalf
qeeraan is ku ognahay
buuuffiiis ar
arbaca rabaca qamsa qamsa

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Ukur

Thursday, June 22, 2000 - 12:42 am
Waad salaaman tihiin akhyaarta. Runtii aad ayaan ugu qoslay erayada cusub ee qurbaha.
Neefoow kaniini....nin culus iga dheh!!

Habartaa aad (artilery)...lol

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Manaxe

Monday, June 26, 2000 - 07:56 am
Walaahay qurbaha waa lagu baaba'ay,

dhiiga!
hayga dhiman!
dhabta i saar!
maysku qabanaa!
dibnaha i sii!
xabadka i saar!
soo janjeedhi!
ku hagaaji!
biyaajo!
biririf!
caano caboow!
baashaal!
sida bakaylaha!
i sii!
halkaa!
beele waaye!
ii wad aboowe!
shugran!
intee ku qarsooneyd!
weligey ma arkin adigoo kale!
waa kuu kululahay!
waa kuu xaraaradaysnahay!
waa igaga kaa dhacday!
waa igaga kaa dhegtey!
1, 4, 3! = I love you!
1 4 3

iyo qaar kaloo badan.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

CALIFORNIA

Monday, June 26, 2000 - 03:27 pm
doofaaryahow doofarku dhalay
-----------------------------
waxan idin fasirayaa ururada somalida

U.S.C. Ururka Somali cayriyay
S.S.D.F Somali Sir Dulayso foolxumee
S.D.M Somali dagaal mafadaas

NOTICE: DHAMAAN URURADA DANAYSTAYAASHA GAARKA EE DAGAAL OOGAYAASHA WAA ISUGU KAY MID MARKA YAANAN SI QALDAN LOO FIIRIN,URURADA SOMALIYA OO DHAN WAA URURO AY WATAAN DANAYSTAYAAL DHIIGYACAB OO AAN MATALAYNIN RABITAANKA DADKAY KU ABTIRSADAAN

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

bagaf

Wednesday, June 28, 2000 - 05:05 am
USP: Ururka Soomaali Bililiqaystay!!!!
SDM: Soomaali Digil Mirifle!!!
SDM: Soomaali daarod Mafadaaw!!!!

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Kudkude

Wednesday, June 28, 2000 - 08:54 am
Walaahi meeshan hadal waa la iskuugu keenay @@@@@@@@@@@@@@@@@@@@@@@@@@@@NeefoowKaniini Xariif aabihiis Cajab iyo Cajaaib aa isu keentay ee ma Jirrigii iyo mooryaantii aa ku jirtay ninkoow Immsaad dishay Immisaad kufsatay Immisaad Ceyrteesay Immisaad araxda kala beegsatay waxan wax ka badan Kacaankii waa ku jirtee ma Guulwadaad ahayd Waxaaga wax ka badan Qosolkii baad naga idleesay Cajab iyo Cajiib baad isu wada keentay

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Xariifad

Thursday, June 29, 2000 - 11:31 pm
Manaxe @?

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.