site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

Yaab badana waryaa tan oo kale arkay oo maqlay (cajiib )

SomaliNet Forum (Archive): General Discusions: Archive (Feb. 2000 - May 2000): Yaab badana waryaa tan oo kale arkay oo maqlay (cajiib )
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

odaygi careysan

Unrecorded Date
waad salaaman tihiin somali kuligiin
salaan dabadeed waxaan raba in aad ila qeybsataan qisadan foosha xun ee igu dhacday
waxaan ahay nin ganacsade ah kuna nool meel
ka mid ah wadamada carab dhaqale ahaan aad
ayaan u lad nahay ilaah baa mahad leh
waxaan jiraa 47 sanno waxaan xaas iyo caruur
ayaan leeyahay hadaba waxaa dhacday xaaski
hore oo iga dhalmo deysay owgeed ayaan tegay somali oo oday aanu qaraabo ahayn ayaa i siiyay gabadhiisa oo jirta 17 sanno
mahadi haka gaadho balse waxaa dhacday in aan meeshi marri waayay tolmada oo lagu adkeyay iyo aniga oo nin weyn ah owgeed
hadaba waxaan geeyay dhaqtar oo aan iri saxiboow ii fur nasib darro wuxuu ka furay taako oo aan ugu dhex dhacay sidaasna ma dooneyn
bal ila taliyoo miyaan ku celiyaa oon iraa
isoo yarey mise sidaas ayaan isaga heystaa dhedhen la,aanta ah?????????????????

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Macalimada

Unrecorded Date
duf ku bax duqyahow doqonoobay
surweel laguu zatobuundeeynaayo maad mooday gabadha
xeeywaan aan damiir laheyn baa tahay
xanuunka eey gabadha mareeyso uma jeedid ee balaqaada aad u daneeynee
xiniinyahay maal kuu fariisatey oo ku daxaleeysay

nacalaa balaqiina ku taal adiga iyo rag ku sheega
kula mida

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Unrecorded Date
asalamu alaykum
raali ka ahow gabadhaas ku cayday talo ayaad doonaysay in lagu caayo maadan soo doonan
aniga waxay ila tahay waxbaa adi kaa qaldan,

bal wax habee adaa naga yaqaan dantaada walahi magaranayo saan wax kuugu sheego,

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Unrecorded Date
Macalimada
adiga naasaha maal hakaa galeen, siilkana haku bololo oo tixri hakaa galo. inkaarta meesha ka daa cajuusayaheey foosha xun.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

mOwLiD-mAcAaNe

Unrecorded Date
Macalimadu way saxsantahay.
Odey xumoo 47 jira oo carabta ka xamaala intuu heley inan yar ayuu halkuu odhan lahaa alxamdu lilaah af xun oo uraya hablaha dulman ku soo taagaya, macalimadda afkaaga caano lagu qabay

To: anonymous:
Habaarkaa la hel walaasha iyo tii ku dhashay, duli nahaari, dhuusaa calooshaada ku wareegeysa.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

big boy

Unrecorded Date
to odeygi
let the little girl go home.
you need between 25-47 years old not a baby.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

hebel

Unrecorded Date
odey baxar aa ku heesto ee ani waxaan ku dhihi lahaa intaa jeeso ama dhagax nuuryo leh qaado ku calaamadeeyso meesha kabacdina waxaa dhakhtarka ku dhahdaa inta ilaa inta ku ekee wax baaska.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Macalimada

Unrecorded Date
Anonymousyada baska dambe soo raaca
silly men xeywaanimada baad isula hiilineysaan
and dont you appoligize on my behalf

To:duqa boombalo aa kugu fiican
soo qaado ee isku cabir sidi dharki
leave the little girl alone bini aadanimada ma taqaanid hadaadba saa u fakareysid
how would you feel hadii lagu dhaho manjalkaada waa jilcee dhaqtarka u gee oo mindi ha laguugu soo jeex jeexo hadana lagu tol tolo
you should feel her pain then you would think twise ok manjalka soo harqaan marka hore doqon

thanks Mowliid macaane wax garad baa tahay

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

maanyo

Unrecorded Date
to.odaycareysan


sxb faadumo coleey u geey ayadaa kuu bajineysee

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Unrecorded Date
weli ma soo indho adagtahay duqa

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Warta suuqa

Unrecorded Date
Maanyo,

maha wax macnale ka sheeg ama iska aamus.

to macalimadda,

Waxaan kala gara waayay inaad kasoo horjeedid guurka labaad sidiisaba oo aad leedahay maba guursa kartid!! sababtoo ah IGAAR WEEYNE mugoow sanadka kor kacshay ee oow yiri sanadkaan waa yaryahee sanadka badi waxaan filaayay in maskaxdu ku dagi doonto, laakinse wali waxaa ii muuqda inaad xajiimaysantahay ee seey wax u jiraan horta ii macneey?

Odayga Carysan,
Waxaan u malyhaa rati walba turaanturoow leeyahee sanadkaan ineey kaa baxsatay bahasha ee is ilaali meelahaan dad weeyraxsanaa joogee.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Macalimada

Unrecorded Date
To: warta'suuqa ma indho xumeeysayna when did i mention about guur labaad or you need S.S.L
scrol up and read carefully of what i mentioned
the isue is not about second time mariege

is about the pain he is cousing the girl

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Sun iyo Boog Daac

Unrecorded Date
Macalimada: Don't be so literal-minded. The question is: are you really angry at the old man with the weak "johnson" because he married a second time and that your outburst about tolliinka is merely "Displacement". I don't normally subscribe to all that Freudian claptrap but such was the strenght of your feeling it was difficult to take things at face-value. After all this is a procedure endured by many a Somali woman and if he took the lady to a doctor and the operation were done skillfully and with the aid of anaesthetic agents I don't see the harm. Better than some macho young stud, who wants to prove his manhood, to tear her from limb to limb on her first night. All the same the first line about "setebuundo" I was laughing for hours I tell you. A classic. And it made your point quite effectively to boot. The evil is not the old guy but the gudniin business that turned our women into the equivalent of a piece of cloth to be manipulated in the manner of a dawaarle(harqaanle).

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Very Mad Girl

Unrecorded Date
Duqa, why didnt you get someone your own size??? This is so disgrace.. I mean, how come an older man can be married to someone who apparantly he can be figure-fathered to ... Damn!!! You should be ashamed of yourself. If I were you I would never be shown my face on public..I mean put your face on a shopping bag. Mister, what you are doing is ABUSE. How there you come here and share with your discusting, backstabbing and unacceptable story with us... You should be slammed man!!!Behind the bars...Jail....Prison...

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Warta suuqa

Unrecorded Date
To Macalimuu,

Ayaantaan karootadiyaan suuqa ka waayay ee ma ogtahay karoota weeytaa dhacdee, xaasa ku falee VA aan isku daldalaahe.

Though I read between lines and understand your feeling, I was hoping you to stop harassing Duqa and our "Rag isku sheeg" human alternative to suggest instead of idle idol thing you mentioned. Seey kaa noqotay Macalimadda slow down, duqa hal lugoow ku rogogaahe.

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.