site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

Qofkii ka faanay hooyadii!!!

SomaliNet Forum (Archive): General Discusions: Archive (Feb. 2000 - May 2000): Qofkii ka faanay hooyadii!!!
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

gurey1

Unrecorded Date
MACNUHU MAHA AFAFKALE HABARAN
Asalaamu Aleeykum

walaale iyo walaaleey

sida aan wada dareensanahayba,ama waayadaan danbe soo shaacbaxdayba,waxaan aragnay dad badan oo kolkaa iyagu ay daneeynayaan si ween afafka shisheeyaha.taas oo aan uula jeedo luuqadaha aan aheen mida hooyo.tusaale ahaan ruuxa kuhadla english waxa aan udareenaa,inuu yahay qof khatara oo ilbaxa oo mutacalim ah oo naga sareeya.asaguna wax kale ayuuba ismooday iyo inuuba soomaalida kasareeyo.waxa layasaa qofkii cilmi walba hala haadee aan aqoon afkale afka hooyo mooyee.marka afsoomaaligu waxa uunoqday mid laga xaragoodo oo reerbaadiyaha ku kooban.waxaana loo yaqaan qofkaas jaahil,badaw,jeego dheere,gadaal ka gaar i.w.m

su,aashu waxaa weeye adiga afsoomaaliga yaa kubaray,dabcan waa hooyadaa,markaa way xuntahay soowmaha marhaday waxaan kubartay.waxaad markaa kuqanacday wiil ama gabar asaagaaga ah afkii hooyadeed,waayo englishka hooyaa bartay ubadkeed.aniga hooyaday ma aha hadaba waxaa xaq uleh ninkii ay dhashay.markaa hadii arin saa yahay sidee baad uugu qanacday hooyadey baa hooyadaa kafiican.

luuqada waa hiilka koobaad.midna kuuma diidani inaad si aad aadamaha kale u afgarato si maslaxaadii aduun aad ukala faa iidaan inaad barato luuqado kale.ee waxaan diiday inaad hooyadaa kafaanto,ood afkaagii xaqirto hooyo,fikir maanaa kubaray afsoomaaliga?markaa hooyadaa uunbaad eedeeynee soowmaha.waxaa daliil u ah SOMALI NET KAAN waxaa loogu talagalay in umada soomaaliyeed aqoon isku waydaar sadaan.markaa maxaad ugu hadashaa afshi sheeye iyada oo aan baahi jirin.ama aad lahadleeyso qofsoomaali ah!!!markaa waxaad qabtaa cuqdo ah hooyadeey baaxun.caasinimo ilaah baan kamagan galay.sideed walaalayaal u aragtaan arintaan.waakabaxay.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

maanyo

Unrecorded Date
to.gurey1.

sxb ilaahay ha noo naxariisto dadkeenii xerada ay ka sii baxooyaane

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

gurey1

Unrecorded Date
TO:MAANYO
Asalaamu Aleeykum


sxb waxaa larabaa in qofku sugnaado oo muxuu kusugnaanaa? sidan
inuu aamino ilaah iyo rasuulkiisa(islaam)
inuu aamino midabkiisa (madaw)
inuu aamino wadankiisa(africa)
inuu aamino naftiisa
inuu ku kalsoonaado luuqadiisa(somali)

walaale iyo walaaleey hadii dadka aduunku isu faano inkastoo faankuba uusan wax macno ah leheen,hadana ogaada taariikhda aduunka inagaa uugu magac ween uuguna ilbaxsanaa.laakiin aduunyada isbadalo badan aa soo maray.tusaale yuhuudaan maalmahaan danbe wax xadaaro leh iska dhigeeysa iskaba dhaaf sheeydaankaan cadoo shalay yuhuudi maryaha uxirtay isagoo qaa wanee.yuhuuda laftigooda aan shalay qoxooti ku qaabilay anoo boqor ahaa lahaana xadaaro soo jireen ah.waxaana qoxootigaa udoodi jiray nabimuuse oo ilaah usoodiray oo yuhuud ahaa.ufiirso faraaciinta maha carab iyo juhuud iyo cadaan waa odayadii africa waana dad madoow sideenoo kale ah.kumaankum sano kahahor nabi muuse aan talin jiray oo jirnay.waxkale oo waxlahaa majirin xiliyadaas.

markaa isbadal baa dhacay,lagabartaba laga badi aa kadhacday.waxbadan oo kalana wan ogahay,ee qofwalool dareen gobonimo sare iyo nasab fog oo leh xadaaro dheer kuna faan,hadii laguu faano.waa kadhiiban kartaa fikir arintaan waakabaxay

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

maanyo

Unrecorded Date
to......gureey1

Salaamu calaykum.


Sxb waa runtaa waxaa soo shaagtay oo dhan .sxb ninka cad dabinkii uu inoo dhigay hadaan ku jirnaa ilaahayna hanaga saaro saan si ma ahee anakana waxaa nagala baahan yahay dadaalno iyo in ilaahay u noqono si dhab ah*** YAA AYUHA LADIINA AAMANUU TUUBUU ILA LAAHI TOWBATA NASUUXAA**** markaas waa nabad galeynaa laakiin intaan saan ku jirno aduunka anakaa ugu danbeyneyno hadaan nahay muslim

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

gurey1

Unrecorded Date
TO:MAANYO WALAAL
Asalaamu Aleeykum

waa runtaa walaaloow ee ilaah hanaga dhigo intaa raacday nabigee rafiiqiisa noqotee, ilaaheey rumeeysee xaqa dhab uraacdee xasuus diin lahaatee dariskana xushmeeysee. dacadnimada dhoowrtee dadkoodana tixgalisee ilaaheey jeclaadee jano loogu yeeree. suubanoow rasuulkii daris weeyn lanoqotee, maanyo waalaaloow adunkana dadaal weeyn waligeen an heeynoo akhirana ilaaheey janadii fardoowsaad jiiraan hana ga dhigo walaal.waakabaxay

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

maanyo

Unrecorded Date
to gurey1


sxb aamiin ilaahay hanaga dhigo kuwii rasuulka deris la noqdo noo soo ducee hee

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Geesi

Unrecorded Date
Oo!! qolkaan Maanyo iyo Gurey1 uu u xiranyahaye war dadka kale maxaad waxaad meesha ku qaybsaneeysan uga soo qayb gelin weeydeen, waxaad qaybsaneeyseen qaaybteeydii keena.....

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

maanyo

Unrecorded Date
to geesi

sxb ku soo dhowoo hee qolkaan laakiin gurey1 aa macalin ka ah ana kabiir aan ka ahay

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.