site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

AF-SOOMAALIGII KACAANKA - FADLAN KU DAR

SomaliNet Forum (Archive): General Discusions: Archive (Feb. 2000 - May 2000): AF-SOOMAALIGII KACAANKA - FADLAN KU DAR
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

AF-YAQAAN

Unrecorded Date
Maxaad ka xasuusataa Af Soomaaligii Kacaanka?

sida: Caddaalad, sinaan, maxaa wacay?, daba dhilif, hangash, qaran dumis, laba kaclayn, Ubax, Hooyooyin, Dhalinyaro, Iskaashato, IWM.

FADLAN KU DAR WIXII AAD XASUUSAN TAHAY.

JAALAYAAL WAA MAHADSAN TIHIIN. WADA SHAQAYN WACAN!

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

NeefoowKaniini

Unrecorded Date
,,Kacaanka
,,Xoghayaha
,,Xisbiga
,,Xoogaga
,,Dibusocodka
,,Horusocodka
,,Canaasiir
,,Huuhaada
,,Ururada
,,Bulshada
,,Hooyooyinka
,,Dhallinyarada
,,Shaqaalaha
,,Ubaxa
,,Guulwadayaasha
,,Golaha Sare
,,Golaha Dhexe
,,Sarkaal
,,Dable
,,Laba Alifle
,,Alifle Xoogga
,,Dhamme
,,Sarreeye Gaas
,,Sareeye Guud
,,Sareeyo Guuto
,,Gaashaanle
,,Gaashaanle Dhexe
,,Xiriirka Guud ee Ururada Shaqaalaha
,,Iskaashatooyin
,,Hantiwadaag
,,Golaha Shacabka
,,Maxkammadda Badbaadada
,,Guddoomiye
,,Xoghaye
,,Maareeye
,,Wakiil Xisbi
,,Hantigoosad
,,Hantiwadaag
,,Imbiriyaaliyadda
,,Dhulgoosi
,,Dowladda Hoose iyo Horumarinta Reer Miyiga
,,21Oktoobar
,,Midowga soofiyeeti
,,Xoogaga Xaq u dirirka WSLF
,,Xiddigta Oktoobar
,,Jaalle,,Jaalle,,Jaalle,,Jaalle Dacwaan kuu qabaa
,,Bulsho,,Bile,,Bulsho ,,Bile
,,XHKS
,,Xubin Xisbi
,,Geedkaa la taagi
,,Godka
,,Labaatan Jiroow
,,Qamta
,,Hengesh
,,Koofiya Cas
,,Daba Galka
,,Maleeshiyo
,,NabadSugidda
,,Jaamacadda Carabta
,,Waxa kuu caddeyn kara
,,Oo kuu calaamada
,,Caadadiyo diintee
,,Tusaalooyinkii Madaxweynaha
,,Cabdalla ••• weyne Tiitaraa taa taa Siyaad
,,Tiitaraa taa taa Nooloow
,,Madbacadda Caanageel
,,Golaha Murtida iyo Madadaalada(M.N. Shareeco)
,,Fanka Dhaqanka iyo Suugaanta(A.C.F.Idaajaa)
,,Maalkeena weeyee Cunna Malayga
,,Muraayo Garaad
,,Maama KHADIIJO
,,Guulwadoow Siyaad
,,Nooloow Siyaad
,,Nabey nooma talin Maskax nooga roon Nacabkaa
,,Guddigeyna Talisaay Go'aankii ay keenaan
,,Siraadka africa
,,Sama Diidoow Dabin baa kuu dhigan
,,Daneystoow dawgaagu waa daldalaad
,,Gumac rasaas in lagu gubo
,,Gaalshiro iyo Gaaduur
,,Dil toogasha ah iyo Ganaax
,,Hanti dhowrka qaranka
,,Xisaabi xil ma leh
,,Geelle Yuusuf
,,Lunsasho Hanti Qaran
,,Land Cruiser
,,Bar ama Barro


Neefoow
Kaniini

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Badgal

Unrecorded Date
Neefoow Kaniini..
Wixii(erayadda kacaanka) oo dhan waa sheegtey.
Waxaa ka tagtey:
Qurmis.......(kulmis)
nabadeey

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Geeraarshe

Unrecorded Date
Sahyuuniyad
Kaaral Maarkis iyo Liilan
Shalanbood
Faanoole
Iskaa wax u qabso
Ollolaha
Ubaxa kacaanka
Sigaarka Ubax
Sigaarka Galeydh.......
Afmiinshaar
Calooshiisa u shaqeyste
Maxaa wacay
Kacaan diid
Nabad sugidda
Godka
Labaatan jiroow
Gaal Shire (Cusmaan?) mise Carcere Centrale
Ciidanka Asluubta
Guulwadayaasha
Maalinta Guulwadayaasha
Maalinta dhalinyarada
Maalinta Haweenka
Maalinta ........ Fill in the blank, it is a quiz
Oryanteyshan
Ollolaha nadaafada
Kontrolka (Isbaaraa ku xigay)
Maxeysato
Booli qaran
Xalane
Gurmadka
PP (primary program,macalimiin)
Qafaal
Kuliyada culuunta siyaasada
Turxaan bixin
Jaamacada Carabta
Danwadaagaha
Sablaale
Kurtunwaarey
Dujuuma
Sinaanta rag iyo dumar
Budhcad Hubeysan (Kuwooda)
Gobanimodoon (Kuweena)

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

mOwLiD-mAcAaNe

Unrecorded Date
WAXAAN IDIIN JEHEEYEY
KALUUNKA
BEERAHA
ISKAA WAX U QABSO etc
DHUX DHUX LAYAAL
HOBOLO ISKU SHEEG
DIGRIITO M/WEYNE
WEHELKII UMADOW SIYAAD WADNIHII CARABTOW SIYAAD SIYAADOW NOO WAAR WEYNAHAAN KUU TUUGNEE .....
...............
SIRAADKA AFRIKA
LAABTIISU SAXAR MADAW LAHAYN SIYAAD
AABAHA SOOMAALIDA CUSUB SIYAAD....
SEEXAN WAAYE
SUGE JAAD
KU QOSLID KABTAN KUFAY
KU AGXAARID SAWIR MADAX WEYNE
U GAR GAARE JAAD WALE
BENDAW
GUUL WADAYAAL
BIDHI QAATE
CAADE QAATE.....

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

shangaani

Unrecorded Date
waryaada


guulwadaaysha
dabolifilyaasha
matabcado burweyyaasha
iyo wixii lamih

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

hebel

Unrecorded Date
anigu kacaan diid baan ahaa markaa waxba kama xasuusto waxaan xasuustana hadeertadaas aan qorayo baan hilmaamay.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

hebel

Unrecorded Date
maxaad igu sameyn kartaad kaalaya oo aniga BAARITAANKA igeeya.
qofkii la xiray baa xasuusta baaritaan.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

dacar

Unrecorded Date
War ilaah ka baq sow taad eheed Ubaxa kacaanka oktoobar,mise inaan lagu kasayn baad ismoodaa,,,,


dacar-dacar-dacar

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Warta suuqa

Unrecorded Date
Hi Dacar............... you know.....?

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

SUHUUR

Unrecorded Date
shanta sharciga,
dibiga dalka,
aabe siyaad,,,pls!
amar dowlo mudaac ninkii diida garuun!

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

mOwLiD-mAcAaNe

Unrecorded Date
NIN MURQAANSAN YAA HADA KAHOR RABAY INUU XAAR KULA DHUUNTO BEER BILAA NAL AH, NASSIIB DAROSE BEERTU WAXAY AHAYD BEERTII GUUL WADAYAASHA,OO WELIBA WAXA KU AG DHEJISANAA SAWIRKII MADAXWEYNAHA

MARKUU FADHIISTAY HOWSHIINA BADHTANKA MARAYSO, AYAA GUUL WADE TOOJ WEYN SITAA UGU YIMID KUNA QASBAY INUU XAARKIISA DHAGAX KU SOO DHEJIYO OO SOO QAADO ILAA INTA LAGA GAADHAYO XARUNTA GUUL WADAYAASHA.
CALAA KULU XAAL NINKII WAXA LAGU QAADAY QODOB AH
KU AGXAARIS SAWIR MADAX WEYNE
WAXANA LAGU XUKUMAY 18 SANO OO XADHIGH AH OON WELIBA LA IIBSANKARIN.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

dacar

Unrecorded Date
Haaaay haaaay weligaaa haaaay macaaani,waa mid lagu qosloo runtii aan mudo ku qoslaayay,,,,,,,

dacar-dacar-dacar

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Galaydh

Unrecorded Date
Danaystaw duugaagu waa deldelaad aan dacwaa lahayn
Hantii waddaaga dalkeena Somaaliyeey dibudhigashadu horey noo dilootee hawsha dayacaw diidaa.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

NeefoowKaniini

Unrecorded Date
,,Samadiidow dabin baa kuu dhigan
,,Lagugu dillii doonoo
,,Danaystow dawgaaguu
,,Waa Daldalaad aan dacwaad lahayn
,,Hantiwadaagga dalkeennaa
,,Soomaaliyeey Dib u dhigashadu
,,Horeey noo dilootee
,,Howshaa dayacaw diidaay
********************

*************************

Ar waa ii goysay kabadan hadda madaxeyga waan ka keeni kari waayay,,,...

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

xamardaye

Unrecorded Date
AFRIKA AFRIKA HA LOO DAAYO,
garbahaareey,abaaro,dujuuma,sablaale,malaayga hala cuno,xoolaha oo qiimo go'an lagu kala iibsado,laankuruusar,shaalaleey,diiq iyo dooro.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

momo

Unrecorded Date
salaan dhamaantiin
dabodhilif
koofiyad cas
..

e xaga caaraha..?

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

NeefoowKaniini

Unrecorded Date
,,,Macallinkaanu raacsanahay
,,,Waxaanu leenahay
,,,Maya
,,,Ma oggoliinee
,,,Mayaa ee
,,,Magoogga yeelli meyno


Neefoow
Kaniini

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Foodcade

Unrecorded Date
Safkii galeyda
-- ADC
-- abuur badinta
-- beesha hanti wadaaga
--hayaay hayaay hayaay kasoo kacaay hayaay
--guulwaduhu waa ilaaliyah midhaha kacaanka
--haweenka Somaliyeed waa xoog aanuu gara karin maangaabku
--dhuunigeena
--

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

NeefoowKaniini

Unrecorded Date
,,,Waxaa hoo leh
,,,Waxaa hoo leh
,,,Waxaa hiil leh
,,,Waxaa hiil leh
,,,Horusocod iyo
...Kuwii Samaha
,,,Noo hoggaanshee


,,,Waxaa hoog leh
,,,Waxaa Hoog leh
,,,Waxaa Hoog leh
,,,Waxaa Hoog leh
,,,Dibusocod iyo
,,,Kuwii la haalamaalaye


,,,Waxeey ugu haliilayaan
...Inaan hamabdooda dhowrnee
,,,Waxeey ugu haliilayaan
,,,Inaan hoorsanaa gamcaha'ee


Waxaa hoo leh waxaa hiil leh horusocod iyo kuwii samaha noo hoggaanshee,,,,,,,,

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

NeefoowKaniini

Unrecorded Date
ore,,,,,,Karl Angelis
,,,,,,Iyo Lenin
,,,,,,Hantiiwadaaggu
,,,,,,Waa waa u Aabe
,,,,,,Iyo Hooyo

^^^^^^^^^^^^^^^^^^^^^^^^


,,,Gumuc rasaas in la gubo
,,,Gaalshirro in lagu rido
,,,Midkeebaad u garateen

,,,,Waa gar
,,,,Waa gar
,,,,Waa gar ilaah
,,,NIN waliba wuxuu
,,,,Geystay baa
,,,,Laga gudayaa

^^^^^^^^^^^^^^^^^^^^^^


,,,,Siraadka Afrikaay
,,,,Laftiisu saxar
,,,,Madoow laheen
,,,,Siyaad
,,,Aabaha Soomaalidaa
,,,,Cusub Siyaad
,,,,Soo jeeda feel jigan
,,,,Laftiisa lama sitee
,,,,Sareedo iyo Guul(Guri)
,,,,Barwaaqo loo simanyahay
,,,,Saacidaa loogama
,,,,Horeyn Siyaad


,,,,Sidaan u qaadanay
,,,,Hantiiwadaagga
,,,Nolosha noo simay
,,,,Silic iyo siloonba
,,,,Waan sagootinay
,,,,Talaabadii Siyaad
,,,,Sokeeye iyo Nacab
,,,,Siyaad si huufan buu
,,,,Duniida kula socdaa
,,,,Sareedo iyo Guri
,,,,Barwaaqo loo simmanyahay
,,,,Saaacidaa loogama
,,,,Horeyyn Siyaad,,,,,

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Xamardaye

Unrecorded Date
N.kaniini,

tif-tif maad ahaan jirtay?
mise mucaarad?
weligeey laba sano ayaan u
shaqeeyay doowlad,
adigase bidaar ayaa kaaba
soo baxday ayaan filaa.,lol saaxib
seefti subaxaan inteed ku soo iloowday?

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

hebel

Unrecorded Date
maya dhalinyarada aas ahaay.
iygaa ugu heeso badnaa soomaaliya.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Xamardaye

Unrecorded Date
hebel,
ma dhallinyarada ubaxa kacaanka?
isma dhihin ninkaan intaas waa ka
da' wayn yahay ee naga hubi,
ar isaga aaway.

nabad iyo caano

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

NeefoowKaniini

Unrecorded Date
,,,,Hantiwadaagga
,,,,Cilmiga lagu
,,,,Habeeyay
,,,,Waan uhiilineynaa
,,,,Waan u hagar baxeynaa
,,,,Cadawga waan ka
,,,,Horjoogsaneynaa


--------------------------------------------------


,,,,Guddigeeena talisaay
,,,,Go'aankii ay gaadhaan
,,,,Haddaan garabla lala
,,,,Qaban oo lala giraangirin
,,,,Oo Goolkay dhaliyaan
,,,,Dhaliyaan gees kalee
,,,U laadnaaaaaaaaaay
,,,,Waa guul dariyo ciil
,,,,Kugu Gubatay maradaa
,,,,Haddaan gaatin soconaay
,,,,Guuleeystayaalooww hoow
,,,,Ogaadeey
,,,,Golaha Thowraddee Saree
,,,,Inteey gaari karayaaan


Al Fanaan Al Kabiir Xasan Aadan Samatar


________________________________________________


,,,,,Anna Dhoobada
,,,,,Adna dhagaxaa
,,,,,Dhismo weeyee
,,,,,Kiihiiiiiiiii
,,,,,Ka dhuunttoo
,,,,,Dhibta diidoow
,,,,,Dhaxal kuma lihid


Faarax Siidoow Faarax magac laga maskiin maahin


_________________________________________________


,,,,,Todobaatan
,,,,,Todobaatan
,,,,,Qeyb saar
,,,,,Soddon iyo shan
,,,,,Kala tuur
,,,,,Titadii
,,,,,Maxaa haray
,,,,,Waxba
,,,,,Tabtaa weeye
,,,,,Taliska xummi


Mohamed Suleiman Aal Tubeec


_________________________________________________


,,,,,Seeftii kacaankuna waa sideedii isna seegi meysaan,,,,,,,,,

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

xamardaye

Unrecorded Date
hebel,
waxaad sheegeeysay walaxaa ka jiro,N.kaniini:
dhallinyaro,kadibna,
guul-wade, kadibna,
tif-tif, kadibna,
xubin-xisbi,kadibna,
taliye-xisbikadibna,
maamule xisbi,kadibna,
laba madax ,kadibna,
samueldo, kadibna,
ma iska wadaa ninka waa saaxibkeeye,
qax iyo qaxooti,ka dibna,
seefti oo la sariibtay.

nabad iyo caano

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

hebel

Unrecorded Date
arkan intees computer ka heli unukaa dhib aragnee?
.
.
.
.
.
X.H.K.S magac laga naxo miyaa horta?

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Xamardaye

Unrecorded Date
Jaalle hebel,

adi iyo ani bililiqadi,
ma iskula jirinoo,
ma is mooga moogeeysii hee,

X.H.K.S
mugii hore haa, hadda,
hoobiye,qax,bililiqo,36,madfac,indha gaduud,xaabiye iyo macaawiis furasho,
hanuun cabsasho.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

NeefoowKaniini

Unrecorded Date
,,,,Waabaa baryoo
,,,,Bilicsan
,,,,Aroorya baxsan
,,,,Maalin boqran
,,,,Kuwii ka beyree
,,,,balada raacee
,,,,Badbaada diidee
,,,,Waa baaba'oodaa
,,,,Barbaraanay
,,,,Gumeysi baab'a
,,,,Badhbadhaadhnay
,,,,Gumeysi baa ba'
,,,,Webiyo badanoo
,,,,dhulkii ku falanoo
,,,,Ku baahi beelnay


__________________________________________________


,,,,Oktoobar
,,,,Oktoobar
,,,,Oktoobar
,,,,Waa Daruur
,,,,Hilaacday
,,,,Oo Soomaali
,,,,U dadayoow
_________________________________________________


,,,,Nabad,,Nabad
,,,,Sow Nabad
,,,,Nabad Sow ma ay dhicin


,,,,Silic iyo dhibaatanaa
,,,,Nabad sow ma ay sixin
,,,,Nabad nabad Adduunkuba
,,,,Sow nabad,,Nabad
,,,,Nolosha sow ma qiimeyn
,,,,Dagaal suula may dhicin
,,,,Adduunoow salaamaat
,,,,Saldhigga iyo nagaashaha
,,,,Nolol seymaheedaa khalad
,,,,Lagu saxaayaa
,,,,Adduunoow sareedada
,,,,Sadka waayahiisa
,,,,Nolol lagu salgaaraa
,,,,Nabad Nabad Nabad
,,,,Nabad Sow may dhicin


Waa heestii ay ku luuqayn jireen Ubaxii Kacaanka ee Gaalkacyo Mu'alif al Abwaan Laba Tuurreh,,,
__________________________________________________

,,,Xisbiga wuu Xiimayaa
,,,Wuu Xawaareynayaa
,,,Xawli buu ku soconayaa

_________________________________________

,,,Hugunku waa
,,,Hugunku waa
,,,Hayaankii
,,,Bulshada Cusub
,,,Xoogsatadu is
,,,Haysateee
,,,Horukacii
,,,Sameesay
,,,Hantii wadaagga
,,,Soomaaliyeed
,,,Na Hoggaami Siyaad
,,,Na Hoggaami Siyaad


,,,Howsha woow
,,,Hoggaansanahay
,,,Himilada Kacaanka wooow
,,,Hanuunsanahay
,,,Hir Caleen leh
,,,Iyo Doog ayaan u
,,,Hiranaaaaaa
,,,Garawsanoo
,,,Dantoodoo
,,,Cadawga
,,,Haanka
,,,Gooyaanu nahee
,,,Na Hoggaami Siyaad
,,,Na Hoggaami Siyaad


Akhuukum Fil Laah
Neefoow
Kaniini

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

hebel

Unrecorded Date
neefoow-kaabogalaas.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Xamardaye

Unrecorded Date
maya kaabo unug

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

NeefoowKaniini

Unrecorded Date
,,,,,Ishayada Gaduudan
,,,,,Bogga Calanka saaran baa
,,,,,

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

NeefoowKaniini

Unrecorded Date
,,,Waa Khadiija Foodeey iyo Faadumo Qaasim oo isu laanjeenaayo hees add u dheer inteeda ugu dambeyso heeestaasi oo ka hadleyso taariikhdii Soomaalida waa sidii ay Xoogaga Kacaanku u arkayeene,,,,,,


Foodeey;

,,,,,Kuwa se diirka
,,,,,Noo egbaa way way
,,,,,Dowladnimadii noo
,,,,,Qabtaa way way
,,,,,Dantayadii na dhaafiyoo
,,,,,Dawga toosan naga duwee


Faay Khaasin

,,,,,,Dabadeed waxaa dhashay
,,,,,,Towraddaan ku tiirsanoo
,,,,,,Oktoobar baa dilaacdayoo
,,,,,,Ciidankaa na daadahshoo
,,,,,,Oktoobar baa dilaacdayoo
,,,,,,Ciidankaa na daadahshooo
,,,,,,Daruur khayr qabtaa da'doo
,,,,,,Dalkayagi ku doogsadoo
,,,,,,Dadkayagi ku doogsadee
,,,,,,Noo doortay hantiwadaag
,,,,,,Naga tuuray qabiiladiii
,,,,,,Noo Doortay Hanti-wadaag
,,,,,,Naga tuuray Qabiiladiii
,,,,,,Noo horseeday Howlahiiii
,,,,,,Daayimoo Alaahayoo
,,,,,,Dariiqa toosan nagu hagaaaji
,,,,,,Wixi daranna naga duwooo
,,,,,,Aaaaamiin Aamiin Aamiin Allaahayoooooooooow

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Carfaaye

Unrecorded Date
Waraa Neefoow Aasbaro horta ubaxa miyaad ka tirsanayd mise Radio Muqdishad aad waardiyeen jirtey (adigoo raadiyahaagii yarka ahaa ee Philips qoorta kuu suran yahay), waaba kaa shakiyee xaay tahay waxaan aad daldaleydid?

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

NeefoowKaniini

Unrecorded Date
,,,,,,Carfaaye wax kalaba ha lagu kaftamee nin yahoow magaceyga ma dambe walaahi haddaad ku kaftanto oo mar dambe Neefoow Aasparo i dhehdo walaahi Aniga iyo Adiga isku xumaaneyno oo MiM iyo Hebel,,Xamar daye ,,Warta Suuqa ,,Geesi iyo Mowliid Macaane lagaa qaqabanaayo sidii injirtii ahaan,,,,,,

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Xamardaye

Unrecorded Date
CARFAAYE,

ihii,
shabaqle ayaa yimid,
ar ka kuda.


well come carfaaye,

nabad iyo caano.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Kutubeey

Unrecorded Date
Kutubeey Waa Tanaa

Ceesaantii Mas Iyo Good Madax Shabeel Leeftaa
Malageedi Baa Galeey

Blah Bhal......
Ninkii Dhoof Ku Yimid Baa Geeridu Dhibeeysaa
Waqtigii Dhamaayo Wuu Dhaqaai Doonaa

Waxaan Ahay Askari Askiri

Budh Cad
Bandoow
Sarakiisha
Askarta
Militeriga
Ubaxa Kacaanka
Hooyooyinka
Dhaliyarada
Xibiga Hantiwadaaga Kacaanka Soomaaliyeed
Xaasidkii Hooyadii Kaxaday Sokorta


Kutubeey Waa Ka Dhaamatay

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

guulwade

Tuesday, January 23, 2001 - 09:01 pm
ma gacmahaan hoorsanaa?
maya maya
oo gun baan noqonaa?
maya maya
mise gobanimo howl baanu galnaa?
beynu rabnaa?
haa haa haa
go aankii tawradeen
maxaad ka gaartee?
gabanimo hawl-gobanimo hawl
eynu gaarnaa,beynu rabnaa......
isha guulwadaha

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.