site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

After just one houre of dawa tosixteen years old English dabadeedna (Muslimay)halakaan ka aqri Uk, London

SomaliNet Forum (Archive): General Discusions: Archive (Feb. 2000 - May 2000): After just one houre of dawa tosixteen years old English dabadeedna (Muslimay)halakaan ka aqri Uk, London
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Unrecorded Date
waxaan shalay la kulmay mucjisadaan wiil yar oo English ah ayaa oo jeebka kuwata bible ayaa loo sheegay waxa islaamku yahay loona sharaxay christankaanku in ay tahay diin (man made relgion) ay atahay,

markii wax kasta loo sharaxay ayuu yiri waxaad moodaa in wax igu soo dagayaaan oo qalbigayga qaboojinaysa dabadeedna waxaa loo sharaxay hadiis saxiixa rasuulu yiri scw ( meeshii ilaahay lagu xuso waxaa soo dagta ama hareeraysa malaaigta waxaa kaloo soodagta raxmada ilaahay iyo sakiinaha daganasho.
dabadeedna wuu islaamay wuuna ilmeeyay markuu ashhaadanayay,markii aan salaamaynay faraxa kamuuqday waxaad moodaa yani ma mamalysan kartid

your br in islaam
wixii akhbaara waan idin lasocsiindoona
wabilaahi tafiiq
Uk
London

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Unrecorded Date
Allahu Akbar !

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

brother

Unrecorded Date
good news indeed. allahu akbar.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Warta suuqa

Unrecorded Date
Brother, intaan soomalidu qurbaha soo galin ee Xamar la joogay hal brother ayaa jiri jiray ee macruuf ah, brotherkaas maa tahay mise maya? hadaad tahay, contact me at: jayte2000@yahoo.com

Sheekooyinkaan ku saabsan dadka diinta islaamka soo galay aad ayay u badanyihiin runti UK,USA & Canada in badan ayaan ka maqalnay, sidoo kale waxaa ayadana xanuun badan in kuwi annaga naga dhashay oo ayagana wada qatar ah kusii socda, waa arrin contradiction ah. Ka fakara bal dadoow.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

gurey1

Unrecorded Date
Asalaamu Aleeykum
Waxaa wax lagu farxa ah qof aadame ah oo ilaah dariiqa xaqa ah ku hanuuniyay waa diinta islaamkee.waakabaxay

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Geesi

Unrecorded Date
xadis saxiix ah baa kusoo degey...

(Manyuridulaah bihi qeeyran yufaqihu fidiin)

(qof kii ilaah qeeyr la doonaayo diinta ayuu wa fajiyaa)waa diinta saxda ah dhabtana ah ee diinta islaamka...

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

jabhad

Unrecorded Date
Allahu akbar !!!
peace to all

click here >> http://jabhad.pyar.com

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

She

Unrecorded Date
We have been prying God ever since 18th century I do not see any Angels of God in Somalia why is that?

I suppose God don't send his angels to Evil people he only sends them to people with good heart real nice people like that little Gaalboy

Dear Anon

It would have been really really nice if u didn't start with that (man made religion) u are talking about Jesus was Gods messenger how could u sit there and tell me Christianity/bible is man made religion ...Are U out of your mind???


For once and all can you people talk about Muslim religion with out trashing the other religions. Apparently God has sent all those other religions for a reason n it is not your place to trash them....

Wa bilaahi towfiiq

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

shes a bitch

Unrecorded Date
shes a bitch

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

FAHAD

Unrecorded Date
YES GOD SEND JESUS LIKE PROPHET AND MASSENGER AND THEY CHANGE IT THEY ADD AND TOOK SOME OUT FINALLY THEY MAKE JESUS THE SON OF MARIA GOD OR GOD'S SON AND ALLAH SAID IN THE QUR'AN "IF YOU BELEIVE IT" QUL HUWALLAHU AXAD ALLAHU SAMAD LAM YALID WALAM YULAD WALAM YAKUN LAHU KUFUWAN AXAD
IN OTHER PALACE ALLAH WILL ASK JESUS "A'ANTA QULTA LINNASI TAKHIDUNIYA WA'UMMII ILAAHAYNI MIN DUUNILLAH

SO SHE ISLAM IS THE ONLY RIGH WAY AND THERE IS NO OTHER WAY TO FOLLOW JESUS UNLESS YOU FOLLOW HIS BRO MUXAMMAD THERE BOTH FROM 1 GOD AND HAVE 1 MASSAGE.

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.