This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...
Go to Current Forums ...with millions of posts
Unrecorded Date WIILASHA SOOMAALIYEEDOOW ANI WAAN YAABEE GABDHAHEENII MARKII SOMAALIYA LAJOOGAY ADOON IYO WAXAAN GARANEENIN CEEB AAS AHEEY LAAKIIN WIXII WAA LABADALAY MARKII DIBADAHA LA YIMID WAXAAN GABDHAHEENA KULA TALIN LAHAA INEY WIILASHEENA SOOMAALIYEED GUUR IYO GACALBO LEEYIHIIN EE IYAGA GUURSADA ANI MEESHAAN JOOGO OO AH AUSTRALIA HADAANAN WADAN GAANIIS SAN WEYN WAA LUGU YAABAA KIR DHEH LAAKIINN ANOO SOOMAALI U JEEDO ADOON SAN WEYN KIR IYO YAC DHEH BO
| |
Unrecorded Date Nayaa jiijo ku sheeg nin baa tahay gabar ma tihid ee dhaaf gabdhah waxba haka shegine doqon yohow miyaa lagu nacay.
| |
Unrecorded Date warka isii jiijo cadeey minan aw-cubeed maxaa ku daari yaa kaa soo xanaajiyi war waaba kanaaye?
| |
Unrecorded Date waxa weeye sababta ay gabdhuhu u raacayaan jumaycaanka iyo naageeriga iyo wixii la mid ah ba gabdhuhu waxay u baahan yihiin wax dhulka ladhaca ama ku xanuunjiya ee u ma baahna somali in tuu 5 mirir dulsaarnaado ka ka ca, Waar ragasoomaalidow gabdhaha sifiican u garaaca ama iska daaya, Jumaycaanku si fiican howga dhargee, waa nasiibdaro niman maanta gabdhahoodii oo ahaa gabdhi hii Africa ugu quruxda bad badnaa qaad iyo hadal iyo qabyaalad ka doortay oo bide iyo a doon ka dhergay.
| |
Unrecorded Date TO GARAACAAYE GABDHAHA baac yahow adi kaalay garaac hee.....ala maxuu been isku sheegay war taada ka adkoo ee raga soomaliyeed amaanta igu dadaal .....waxaad sheegtay 5min ala it takes one to notice ..so ma adigaa 5min ah mise aabahaa iyo walaalahaa baad dariishada ka daabataa .hogayee sida isku dhacaan ee walaalahaa ceyda ka daa ninyahow.....naagtii raacdo jaimacan ama nagirian iyadee u talaa ee adi ka bax shaqdaa .ama si fiican fikradaada u dhiiba ama ka aamu meesha TO JIIJO horta salaan ..ani kuguma raacsani waxaad soo qortay laakiin qof walba waxuu lee yahay freedom iyo fikrad gooni ah ........soo kalena naag walba waxeey lee dahay dooq ....hadii eey gabadhaha soomaliyeed doontaan ajanabi iyagee u taalaa ...laakiin gabar kastoo soomali ah sidaas ma ahan ee ka fiirso .....ha nawada ceyn qof yahay.....nin walba dooqiisa ayuu ka hadlaa..for example wagii hore hooyooyankeen maba eesan arki jiran dooqyo kala duban oo fara badan (somali beey ku wada dhax jireen) laakin imankadan gabadhaha dooq yo kala duban beey arkeen cid kasta waxeey rabtaa ineey dhadhamiso waxyaaalkaas...wax kaloo dhib kuma jira nuff love kusseey
| |
Unrecorded Date Haahaaa. Jiijo and garac Oops i meant garaacaaye y'all got burned by kuusey. Kuuseey for someone oo kuusan...girl you think big and i mean BIG.
| |
Unrecorded Date to kuuseey sxb galaas biyo laba bulukeeti ku laqbo marka ma hore kuma dhihin gabdhaha somaaaliyeed oo dhan marka labaad maxaa waaye dooqa kaa galaayo gaaniis halkaas ka soo shiiraayo ama jamaican.ar ka kac adi hadii isku hadleesidne iska dheh laakiin gabar soomaali eh intee meesha soo gasho ma dheheeso gaaniis waaye dooqayga. anyway do u know what is dooq? cuz u r confused!
| |
Unrecorded Date TO: jiijo like wise ....do u know what dooq is ....coz u are da one who is callin a human beings shiirayo n so on.....so i would strongly suggest u check ur sources be4 u acted all gooddy with us. ne'wayz jiijo don't try to switch diz on me ...if can't handle somebody telling their ideas then maybe u shouldn't have posted thiz topic....and for last time i don't desire gaaniis or jamaican but if someone does i have no complains about it ..am not too narrow minded....stop being two faces n get ur facts straighten ....and to answer ur questoin which u have no idea of .....DOOQ is what each person on diz earth desires, it could be interms of sexual desires or simply choosin a shirt over da other one!!! so jiijo stop talkin for a whole nation based on one or two act u saw ok.........END OF DISCUSSION.....JIIJO CASE CLOSED SIS PEACE KUSSEEY
| |
Unrecorded Date kuuseey: wax calosha buuxiya ninkaas waa ugu roonaatey,laakin tii calosha socodsiineysa ugu darbo laba dhalo burunkaato ehna.
| |
Unrecorded Date JIIJO: wax calosha buuxiya ninkaas waa ugu roonaatey,laakin tii calosha socodsiineysa ugu darbo laba dhalo burunkaato ehna.
| |
Unrecorded Date Geesi what da hel did you just said??
| |
Unrecorded Date michigan what hel did you just asked???? grow up man and watch out u don,even know who iam..
| |
Unrecorded Date TO GEESI: ar fiiri adi fulleey nimada iska daa ee hal qof u hiilo nooh..marna ani ila hadal marna jiijo waxii ani igu tiri ku dheh....LOOMA DHIIBTE DHAX SUR YAHOW. GEESI abti magaca iska dhig nooh CIGAAR SHIDAAD AABA KUGA FIICAN NOOH!!! TO MICHIGAN i know da crowd does't make sense......fulleey xoog weyne waaye iska ilaali hee .boowe geesahaaga ilaali hee(hayeey)
| |
Unrecorded Date kuusey: qofki lamada bulukeetiga biyaha kudejey aan u jedey adi muu ahaana, waa ku gargaaray lama dhalo burunkaati ku darso aan kudhahay. kuusey kaas adi mua ahaa horta dibiradaada iyo daacada kaa baxeeyso aan kagartee.
| |
Unrecorded Date GEESI duqa meelo kale aa lagaa heestee ee iska sheego nooh..luuq luuq maroo laami aas ku soo dhacaa .....sheekada marka maba saarno jiijo topigeeda ee kacsi feebarah ku haayo sheego hee...ani hadii buruntaaki ku darsado amaa waalataa hee duqa haye ...haye adna mindhicir qaruuruqoowgaaga maxaa la siinaa hee........duqa bashaal kaaga aaba i cajibiye sidee laguu haayaa hee.....mugoow ani aasbariin agtee buux nooh....EXTRA STRENGTH TOO
| |
Unrecorded Date JIIJO jiijo afkii maa juuqda gabay hee....oo yeah true i did say end of discussion...jiijo u take ur orders right .......GOOD GIRL(am jokin with u sis..don't take diz personal sis) jiijo haye i cafi hee ...waa kuu jedaa gafuurka aaba ku taagan qof yahay ....beelo soo bashaal hee
| |
Unrecorded Date Jiijo, missey you dont have a right to judge all of us "women", period. If you had an experience with jamaicans or nagerians, plz dont put us in your position and blame us for your wrong doing deeds. Look here missy, just because everyone has his/her choices, it doesnt mean he/she will/goes out with them, who are you here to judge missy?? if you can't handle the dogs, plz leave the porch.. Garaacaaye, You need someone to beat the hell out of your BALAQ(if you know what I mean).. Obviously, your little soldier needs to develop some intellect and hit intellectual bottom, cuz right now you are talking from your BALAQ not from your brain on your shoulders. Kusseey, Well done sis. I guess this world needs more of you...Can we colon you kussey??..lol.. Oooops, I didnt mean more kussey pple but more intellect, eloquent and articulate pple, like you..LOL. peace
| |
Unrecorded Date kuusey: adi heegan aaba ku jirttaahe horey aaba kasoo gamee gamuunka,yahooy gamuunkaa gees iiga dubo,dabadeed hadalka hanoo ahadee. dhalo sadexaadna ku darso hee lakin musqusha marki kaso baxdo albaabka (jug) soo sii yaah..
| |
Unrecorded Date Cilaamato: cidla aa ka cilaamateey deey yaa ku aroosooyo.
| |
Unrecorded Date cilaamato tnx sis.......well done urself ..datz exactly what i was trying to tell missy JIIJO but i guess we need to spell it out for her..she does't seem to get da idea ...am glad there's somebody who thinks like me coz JIIJO here thinks am being sell out ..but like i told her i don't desire gaaniis or jamacians but am have nothing agains't anybody who likes them coz in god's eyez we all be judge da same way!!! GEESI saxiib bes waaye ani af eelaayda aad ku hadleesid maba fahmin hee ..see ila tahay waxaad ii moodaa inaa ahay nin ee bal ka fiirso hee....magaca waa kusseey not kusow ..so don't refer me as him am 100% female bro.....to correct u, u would call me taas and not kaas ok...kaas is for males ....GET IT..damn i really don't feel like teaching 2day but it seems like datz all i have been doin all day..dayuuuum u GEESI
| |
Unrecorded Date kuseey:raali ahoow subaxa saka dhan waxaan ku daba taagna, nin aan kuu heeystey marka waxaan islaha ninkaan kuu booteeynaayo banaanka iska mari. abaayo aa tahay raali ahoow xaalna wa bixiyey. (heshiis aan nahay shaashna waa kusaarey).
| |
Unrecorded Date I don't understand what we are discussing. Please help.
| |
Unrecorded Date GEESI geesi haye waa lagu cafiye ....duqa waaba roontahay hadii aad xaal qaadaneysid oo qiraneysid danbigaaga marka gacan aan kuu taagay hee ani waxaas is dhahaaye kaneeta geed qurac camal wuu soo taagan yahay duqa cafis iyo nus hee salaama
| |
Unrecorded Date tuti faxyaasha soomaaliyeed, yaaqeeyoow faxdii ninkii rabto aado iyaday u taalaa mateekadeeda iyada malahoo see camal unuka MA IMAANINOO MEHOO POISON AH besides fax qurax badan yaa cafinaayo samankaan xuux wax dhaama majiraan laakiin hadiid adoo xuux ahaay aad DIANA isku marsatid kawaanka lee saaran tahay noo!lollol peace.
| |
Unrecorded Date HEY PEOPLE QOLKA QOLKEYGA WAA YE HA IGA FURANINA SHEEKO KALE END OF STORY
| |
Unrecorded Date kuuseey: xaal kabadan nin baxiya aan ahee,adi ilko sare oo ku goosatid waxii lagu siiyo maqabtaahee.
| |
Unrecorded Date JIIJO.... Yahooy xaad noo cayheee...Y ma anaaga Jamaican wadna...Ar xaytahay midaan la soo deystay? Yahooy Sharafta hanooga dheelin Somali dhimatay ayaad ka hadashay oo aan tirsaneyn....0.00000000005% Waaye yaaah..So don't give them importance by talking about them....Watch the way U generalise sis HEBEL Honey JINI walba ku jin ahidaa sxb Kuusey Ya naga dhici tan aad u qabtid in Waxar waalan dar-dartay PEACE TROUBLE
| |
Unrecorded Date geesi guskaa balaqa ah ee jilcay la cayaar gusbalaqaa tahay was futana far isagali oo urso.
| |
Unrecorded Date TROUBLEGIRL loooool qof yahay ani talo waa iga dhamaatey dhanka JIIJO ...tan ma arkinoo inaa TAHLIIL ku firdhino waaye hee......FAATAXADAN NAH MORE LIKE WASHAMSINA u aqrino waaye hee...bismilaahi hee GEESI(MA DHERGE) Aree fiiri miciyaha ka waran hee oo waliba dhaadheer (looooool) IISHO duqda xagee lagaa hayaa hee ...wheh shiikha ceyda ka daa nooh (lol) sis ezy on him aight....there's no need to dizrespect here!!!
| |
Unrecorded Date to kuuseey do u really know what u talkining about?ama saa u kuusantahay aas caqligaaga u kuusanyahay? foorjo! let me break it down for u again i am sAYING THIS CUZ I AM REALLY GENUINE.RESPECT IS JUST THE MINIMUM.IT'S RESPECTFUL WHEN YOU MARRY SOMEONE FROM YOUR OWN RACE.FIRST OF ALL THAT PERSON ISN'T FROM THE SAME COUNTRY,2.DIFFERENT RELIGION 3.DIFFERENT CULTURE 4.DIFFERENT LANGUAGE. IF YOU REALLY CAN IGNORE ALL OF THAT ISSUES GO AHEAD CUZ I KNOW IT AIN'T GONNA LAST FOR LONG. AND ABOUT THE CAFIS PART APPOLOGY ACCEPTED! LUV ALWAYS JIIJO
| |
Unrecorded Date KUUSEEY:warka waa cadyahay inaan kaa hoowlgalo waaye. IISHO: maseeyr yaah aa belo kudhigtey,ayaantaan kuuseey aan is heeynaa adi xabdna lagaadheefimaahe,dhagax tuurka iga daa,meesha beledwaaye dadka hey tusine.
| |
Unrecorded Date Kussey and Geesi You guys are so funny. Since you guys are here everyday, everyhour, everyminute, everysecond we decided to give you a job offer Okay It goes like this Title : Counselors Location: SomaliNet Discussion Page Salary : Negotiable Education: 0 years Experience: Not Provided Full/PartTime: Full Time Job Description: 1- To ensure the residents of discussion forums page are safe, healthy, & debate goes smoothly. 2-To provide direct mental health therapy & case management services to those children(wannabe kid) who are seriously mentally ill or dont know what they are talking about and sometimes think using profanity languages is a COOL thang. We offer excellent hourly wage and benefits package. We are an Equal Employment Opportunity Employer So what do you say, Pals???? Holler me if you need this offer.
| |
Unrecorded Date CILAAMATO atariisho hayebo adaaba war heesid hee...ani job waan qadanaa oo overtime xataa ready aan u ahay laakiin adi BOSS aaba meesha ka tahay deg hee!!!!!!!!! BOSS LADY salary lee iigu dadaal hee!! macaanto jaaw hee
| |
Unrecorded Date ooopz i forgot references are open requested!!!!
| |
Unrecorded Date LOL@Kussey, Reer Canada ma tahay..(reer Canada are suffering extremely hard to get any kind of job (just kidding))! Conguratulation sis, You've been hired. No interview for you, as right know you can start the job. Mr. Geesi, seems like that you aren't interested in this job! if you ever 'ever'ever ever ever ever change your mind, you are still qualify it... Kussey filimad hindiga maa fiirsan jirtay (atariisho sanse atoore aan maqli jiray)
| |
Unrecorded Date Cilaamato qof yahay saan igu aamu siin meeysid ee soo soco beesada ma ii badinee mise shaqo kale aan raadsadaa hee!!!!! hindi waan dhameeye hee.....dalaamater iyo canjeex lee saan u daabanaaye aanba kaaba laadar kusoo baxay hee!!! just for da record ...i go college am killin time ..in between classes sis lol
| |
Unrecorded Date to jiijo warka isibo gabar soomaali mid wax isku faleeso addaba ka jiro.laakiin gabdheheena oo dhan mahin adi iyo kuwo kale waa iska jiraan. to kuuseey sxb adi miyaa kuwaasne?kidding maxaa isku wareerinee ayakaa hoogee peace
| |
Unrecorded Date Dear madam cilaamato: dalbaabkaagu qiimeynta mudna markaan mudo ka fiirsadey,waan ka xumahay inaan ku soo wargeliyo in aanan waqti u heeyn shaqo kale,dheeraad ah aan qabto,xiligeeyga firaaqadaana waxan waqtiga la qaybsadaa KUUSEEY oo meel dher iiga taal. mahadsanid.
| |
Unrecorded Date LOL@Geesi Ar dey geesi waaba is jaaxeerinaa. Subca jaako waaxid. Busy busy aa iska dhigee miyaa. Man, I didn't know that you and kusseey had something going on between you. Halaambeey horuwadaay. Geesi qofta dhulka soo dhig hee lol dheg diiqna u qal, dheecaankiisa ku dar malmal iyo luban, guriga u shid uunsi yeey kaa fiiginee musqusha nadiifi, cunto uga dir banaadir, donut 401 na cafee ooga soo qabo. Iyaa iga daa manaa wadi karo hee. Let me know how it goes. Bye
| |
Unrecorded Date CILAAMATO::: HASHAC WALAASHII JIRTA IGA DHEH!!! GEESI aboow maantaadba afeefeesate hee.....haye uurka waxii ka jira mar un baa afka kaa dafaa !!! WARAME warame wareerise danbe ma jiro dhankee...mugoow ani gees gees aan uga seexdey sheekadaan ..hada bashiinada aan u socdaa halkaaas aan GEESI balan ku leenahay (lol)
| |
Unrecorded Date cilaamato: ka waran shaqadan aa bixineeyso waxaan hadiin kabaxdid,adi lagu shaqaaleeyo, adi cilaan waba isku daasheen,qoftaan kuuseey cilaan wejiga lugaha gacmaha meel walbo iigasaar ani jidka aan kusoo jiraahe. kuuseey: beriga beri jimcaad waaye is habeey waa kuu soo hoyahaa.
| |
Unrecorded Date AFKAAGA CAANO LAGU QABAY LIIMON JIIJO jini ha kugu dhacee qaraarka ku haayo meesha ka sheeg hal ka bood maa laguu dhigay oo wax ku rabo aad weysay in aad nin thayna waa iska cadahay ee ceebtaada la dhuumo sidi aad gabdho u ceebeen laheed aad raadinee laakiin gabdhaha somaliyeed sharaftooda cid ma gaareyso taas ogoow.
| |
Unrecorded Date istar: jiijo iidhaaf ha iijoogte garoorka meeqa waaye wax dhaha eey weeysey..
| |
Unrecorded Date Geesi.. Kussey faraheed gaagaab waaye and my Cilaan will run away from her fingers. Are you trying to put me in deficit and lose my business operations ????? Hell Nooooooo!!!!! Geesi gamuunkaa waa u jeedaa Kussey.. Ka talihee arinkaan Beriga Jimco waa yimid adna cilaan ma qabtid Geesina gidaarkaas taagan yahay.. Ilaahow ceebteen astur..lol Istabarmuuto..oops meant Istarliin, Jiijo jahwareer aay qabtaa, Jaako weeyn aay gishataa, Fooridii Daraa-mandara aay dhowdaa, Juusto Juusto aay iska dhigtaa, Iyada facaa maahinee muga isagala herbo.
| |
Unrecorded Date cilaamato: kuusey fuleeynimo ayada kahor majirin kawaran,agteed aa ul ku dheuftey sas eey qaadey, jawhar ayadoo sii lugeeyneeyso aa laiisheegey, fiiri laakiin _BUN hadii lawaayo maxaa lahelaana? yaa kale hee cilaamato caweeys soo ciyaarbo, wa i cajabisey,adi kahor gibar aa cilaamatey been dheh...___________lol
| |
Unrecorded Date CILAAMATO abaay waa la'gu hayaa ma u jeediwoo hee GEESI wheh duqa adi saan inaa ebar iiga dhigto iskuma aan ogeen......IGA JEEDSO QORI IS MARIS YAHOW.geesi ani markaan gaari dameerkaaga raaci waaye aan ku dhahay MERCEDEZ inta soo dhig maad i caynee......BIIQNIMDA aad sheegsid adee lagaa bartey DUQA HORAA LOO YIRI .....LAGA BARTAA LAGA BADSHAA ....Geesi af carabiga naga daa ee ganbarka yar ka kac ee raadso awooto busta kaa jafto oo calooleey kuu kariso ....casirayahana CAANO SUUSAC kugu daldalsho mugoow ani ATOORAHEE DALAAMATAR AAN MOOTADIISA GADAAL KA KORAA EE ISOO BASHAAL DUQA!! JAAW PEACE N LOVE
| |
Unrecorded Date kuuessey: mooto maa gadaal ka koree hada qatar waaye is jir laakiin moto moorto aa lasocote.
| |
Unrecorded Date LOL@Kuseey Waa u jeedaa.. Kusseey, have you seen my other shoe?? Kabteey ma araktaa ka dhacaday meeha. Iyaa Cilaankii waaba igu halaabeey seen wax yeelaa? Geesi@LOL Xaasid, maxaa u dhilee igaartaa. Haa waa ku kasiy. Waxaa rabtaa minii kuseey dhimato inii aniga i'dumaashid.. Yaa qayaanoole, waa ku kasiy. Duqa, Abkoow dooli dilow dad nool maas u daahaa. adi geesi gamuun dheere aa tahay ani waa kaa cabsiday ma kistay. Sii soco hee Kuseey waa ka horeesaa muga.
| |
Unrecorded Date cilaamato: qoftii kuusey aheeyd sii aan ku dhahay qofta cilaan saar,waaba weeysanahee kuseey sii isku aheeyn iyo sidii markii gurigaa soo boqati noqotey lama kala dheer waaye, cilaamato qofta ayaantaas aa kuusoodirey malooga horeeyn iin duqa kor ufiiriso, waaya yaawaye qof ta maxaa ku aqriseyna, cilaamato ciyaar ciyaar cilaan ma usaarsatid aankudhay qof sare aad tahee soo socobo.... ... Geesi___________lol
| |
Unrecorded Date to y'all who ever that talks to jiijo is gonna have to deal with me ok! to istarliin adi aas qaraar ku haayaa jiijo way kaa fiicantehe waa gabar wali xishoodkii ku danbeeyo waaye marka sidaadoo kale oo jamaiacanka is ka jiidanaayaan ma aho wasaqyaheey mar danbe yaan kaa maqlin hadii kale sidii kuugu wado feer iyo laad aas matagee.
| |
Unrecorded Date LOL@Geesi Waxaa u maleenaa in qoftii Moto dabada ka fuushey markaasaa Moorto dhegta ku soo dhegtay. Abkeey mooto ku daba dhagoow dhimasho aa dumbeeso. Geesi: Yahooy Kuseey ku aaway?? Kussey Abooto: Kuseey shalaay dhimatay sabteedna waa la soo dhaafay iska deey reer akhiraadka hurdada ha ka soo kicin Geesi: Anina gurigeed aa dhisaayey iyana ma qul qushay Kussey Abooto: Haa, Samir & Imaan ALLAHA kaa siiyo Geesi sidii garaangar ay u taraaraxday qoftii jidka sayidka ay ka soo degeeysaa LOL
| |
Unrecorded Date waryaa naagaha laan baa hay sa ee iska daaya waxay rabaan ha sameeyaanee bal fasaxa oo daaya, haka arko natiijada, soomaali waxay dhahaan "nin soojoog laga waayey, soo jiifsobaa laga helaa"
| |
Unrecorded Date waryaa naagaha laan baa hay sa ee iska daaya waxay rabaan ha sameeyaanee bal fasaxa oo daaya, haka arko natiijada, soomaali waxay dhahaan "nin soojoog laga waayey, soo jiifsobaa laga helaa"
| |
Unrecorded Date cilaamato: bun minii lawaayo bedelkii aas leheelaa maa heeynoo. kuuseey waa kuftey mootadii eey kortey aa ugu wardameeysey,baasmalaha bedelkeed iyo booskii joogtey adi cilmaamato a joogo, soo jeeso ha iiga jesane ...... Geesi______________lol kacaan: meehii lamaatan jiroow dadka soo joog laga waayo la jiifihaayay maa geeynee gabdhahaan hadii soo joog san waayeeen.
| |
Unrecorded Date We ain't like your skiny, borny men, We Got big Digs,the body and long hours sex.
| |
Unrecorded Date to istarliin sorry for your misunderstanding about what i wrote here before.kuwa adoonta saf ka galeen maa tahey it is obviuos to me that your are a big sharmuuto and don't u dare call me a man.as warama said before i am the respeced.
| |
Unrecorded Date salaan dhamaantiin dhamaantiin waa "waalantihiin" sababtoo ah inanta jiijo layiraahdo ayaa nii kokolineesa ee hurtada ka kaca dhamaantiin aniga meesha aan joogo,gaalada (haweenka) waxay ka helaan raga madow, marka lawaydiiyo maxaa.. jawaabtooda waa...... merci et a bientôt
| |
Unrecorded Date jiijo ani ma ku wuruxbadniyoo kuwaas iskakey fiiro bo
| |
Unrecorded Date to shengaani kuwaas ma lugugu matali karaa kuwo meel halkaan la wato waraabo dadoowgii la sheegi jire aad u qabtaay
| |
Unrecorded Date gabdhihi dhaxdooda ay ka tafatay caay aa bilaabatay,waxaa loo kala baxay (edeb badan) iyo (edeblaay), nadiif iyo wasaq, xishooto iyo ma xishooto, asturan iyo sharmuuto, muslim iyo gaalo, guri joogto iyo isla wareegto, bikro iyo af-weyn, hadhoow waxaa la leeyahay nimanka somalida maxay u guursa waayeen gabdhaha somaliyeed,gabadhi fiican waa la guursahaa.
| |
Unrecorded Date to xamardaye hooooy hada leeen ku hele adi mooho qofkii sheegaaye carabka ha laga rugo carab la rugoow hadiis la sheegaayo adaa u baahan xamaa waaye waxaad sheegesidne rashmuuto aaa ar waa ku tuugaa ram bande afkaa yeen soo marin....adi waxaan u qabi aqyaar inii tehe maxaan waaye waxaa ku hadleesidne,,,,isqabo heeeeeee see camal. soo bari
|